Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. It's true the garowe Clan enclave has done little in the fight against Alshabaab or other Militants in the south. The Garowe Clan enclave has done more damage to the TFG than success the Majority of the Politicians in the Garowe Clan enclave just see the TFG as a legal political institution they can use for their own political gains it's just an opportunity they don't want to let go.The Moment the TFG goes against the interest of the Garowe Clan enclave they will drop all support for the TFG just like faroole did previously. Other than Fighting Local Maakhirian clans in the galgala region whom they accused they had links with Alqaeda and Alshabaab.No fighting occurred against alshabaab other than saying they are with sharif and the TFG in hearts and mind but than again the Puntlanders are known for not fighting their own battles let alone fighting another Mans Battle. They let others fight their battle's The Ethiopians saracen and now faroole is inviting in Amisom so that they can secure the Galkacyo region for him.
  2. Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Shaqaaqadii Dadku Ku Dhinteen Ee Xalay Ka Dhacday Magaalada Ceerigaabo, Sheegayna In Xukuumaddiisu Gaadhi Doonto. Hargeysa (Ramaas) Nov 3,2011 – Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay shaqaaqadii xalay la dhacday Magaaladda Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, taas oo ay dad ku dhinteen. Madaxwayne ku xigeenka Somaliland, ahna ku simaha Madaxwaynaha Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa baaq u diray beelaha ay ka dhaxayso colaada keentay shaqaaqada, waxaanu tilmaamay in qabiil iyo is-qabqabsi aanu faa’iido lahayn, sidaa daraadeedna aan loo baahnayn arintaasi. Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Saylici, waxa uu sheegay in xukuumaddu halkaasi gaadhi doonto si shaqaaqadaasi iyo colaada labada beelood dhex taala uu xaliso. Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo maanta ka hadlayay munaasibad loo sameeyay sanad-guuradda 18-aad ee ciidanka booliska Somaliland ayaa isaga oo arimahaa ka hadlaya waxa uu yidhi “Sidaad la socotaan waxa xalay shaqaaqo ka dhacday Magaalada Ceerigaabo, waxaan leeyahay walaalahayaga reer Sanaag is qab-qabsi iyo qabiil faa’iido ma laha.” Madaxwayne ku xigeenku waxa uu tacsi u diray dadkii ku dhintay shaqaaqadaasi iyo kuwii ku dhaawacmay “Intii xalay dhimatayna waxaanu ILAAHAY uga baryaynaa inuu u naxariisto, inta dhaawacantayna waxaanu IlAAHAY uga baryaynaa inuu shaafiyo.” Ayuu yidhi Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Saylici, waxaanu intaa ku daray “Waxaan leenahay xukuumad ahaan waanu idin soo gaadhi doonaa.”
  3. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=zMm_YcMLaQs#!" frameborder="0" allowfullscreen>
  4. Magaalada Ceerigaabo oo caawa bandoo lagu soo rogay Iyo Ciidamo Badan oo la soo dhoobay shaaricyada November 3rd, 2011 Ceerigaabo(Somaliland.Org)-Magaalada Ceerigaabo ayaa caawa lagu soo rogay bandoo ka dib markii xalay lagu dilay gudaha magaalada Taliyihii saldhiga booliska degmada Fiqifuliye ee gobolka ee gobolka Sanaag Marxuum- Shiine Yaasiin Xiin-Finiin oo sida la sheegay dilkiisu ka dambeeyay aano hore waxaana marxuumka maanta lagu aasay Ceerigaabo. Badhasaabka Gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurre oo maanta u waramayay saxaafada ayaa sheegay inay magaalada ku soo rogeen bandoo laga bilaabo lixda makhribnimo illaa lixda subaxnimo Jimcaha, waxaanu tilmaamay in talaabadaasi ay ka dhalatay dilalkii xalay ka dhacay magaalada. Badhasaabku wuxuu sheegay inaan la ogolayn dhaqdhaqaaqa gadiidka iyo dadkaba si looga hortago wixii nabadgelyo darro keeni kara. Sidoo kale, Gaadiid ay saaran yihiin codbaahiyeyaal (sameecado) ayaa maanta iyo galabtaba dhex marayay xaafadaha kala duwan ee magaalada Ceerigaabo kuwaasi oo maamulka Gobolku ay dadweynaha ku wargelinayeen inay ku sugnaadaan guryahooda oo aan la ogolayn wax dhaq-dhaqaaq ah. Gaadiidkaasi waxa lagu wargelinayay dadweynaha in cidii u hoggaansami weyda amarkaasi bandooda laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan. Sida uu shabakadda wararka ee Somaliland.org u xaqiijiyay Weriye Maxamuud Maxamed Xasan (Saraaf) oo ah suxufi degan magaalada Ceerigaabo waxa isla galabtaba shaaricyada, wadooyinka iyo xaafadaha magaalada Ceerigaabo laga hawl geliyay ciidamo badan oo iskugu jira Milatari iyo Boolisba, kuwaasi oo si adag u adkeeyay ammaanka magaalada oo wali laga sii dareemayo dhiilo iyo xiisad ka dhalatay dilalkii. Warku wuxuu intaasi ku darayaa in maanta magaalada Ceerigaabo lagu aasay mid ka mid ah laba nin oo xalay ku dhaawacmay markii koox dabley ah oo ka soo jeeday ardaagii sarkaalkii la dilay ay tacshiirad ku fureen meherad ku taala magaalada waxa kale oo la sheegay ninka labaadna xaaladiisu culus tahay. Illaa imika ma jirto cid ay Ciidamadda Boolisku u soo qabteen dadkii geystay labadan fal ee ay si weyn u cambaareeyeen dadweynaha ku dhaqan magaalada Ceerigaabo oo ku tilmaamay kuwo waxshinimo ah oo ay geysteen kuwo ajande xun. Dilka sarkaalkan ayaa la sheegay inuu ka dambeeyay dilkii Taliyihii saldhiga Booliiska Daallo ee magaalada Ceerigaabo Jaamac Axmed Cali ( Jaamac Garmaqaate) oo bishii August ee sanadkan.
  5. Gheele wa habar habrahha kala ka culus wa tu mizaan weyn leh. Fasax bay ku maqnayd A khadar adeer somaliland has passed the stage they used to listen to clan elders there are politicians who are leading the nation from every clan the only elders that are allowed in the political arena are the guurti members awoowo cabdi waraabe and mr selebaan gaal.
  6. Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Oo Ka qeyb galay Sanad-guuradii 18-aad ee aasaaska Ciidanka Booliska November 3rd, 2011 Comments Off “Waxaanu ku tallo jirnaa in Booliska la tayeeyo tiro iyo tayaba inagoo og xaalada mandaqada aynu ku nool nahay” Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweyne Ku xigeenka ahna Ku simaha Madaxweynaha Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciilm (Saylici) ayaa maanta ka qeyb galay xaflad balaadhan oo loogu dabaal degayay sanad guurada 18-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii ciidanka Booliska oo lagu qabtay Taliska guud ee Ciidankaasi. Xafladaasi waxa kale oo ka soo qeyb galay Wasiirro, xubno ka tirsan Goleyaasha Baarlamaanka, saraakiisha ciidammada qalabka iyo ciidanka Booliska Somaliland. Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo xafladaasi ka hadlay ayaa ugu horeyn Hambalyo u diray xubnaha ciidamada Booliska iyo xaasaskooda oo uu ku bogaadiyay munaasibada sanad guurada 18-aad ee k a soo wareegtay markii la aasaasay ciidankii u horeeyay ee Booliska sanadkii 1993-kii. “ILAAHAY Baa Inagu simay inaan joogno dalkeenii oo nabadgelyo ah una dabaal degno munaasibadii 18-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii ciidanka Booliska waxaan hambalyo u dirayaa ciidanka Booliska iyo xaasaskooda, Ciidanka Boolisku waa lafdhabarta qaranka waa saaxiibka dadweynaha, waa xuquuq dhawraha dadweynaha, hawsha adag ee aad hadh iyo habeen u soo jeedaan dadweynaha Somaliland iyo xukuumaduba way idiin ogyihiin,”ayuu yidhi Madaxweyne Ku xigeenku. Madaxweyne Ku xigeenku wuxuu sheegay inuu shacbiga uga mahad celinayo siday ula shaqeeyaan ciidamadda ammaanka waxaanu ku dardaaray inay dedaalkooda la xidhiidha adkaynta nabadgelyada ay sii xoojiyaan oo aanay ka daalin. Md. C/Raxmaan Saylici waxa uu u soo jeeday dadweynaha gobolka Sanaag inay nabadda ka shaqeeyaan oo ay walaaloobaan “Sidaad la socotaan waxa xalay shaqaaqo ka dhacday magaalada Ceerigaabo waxaan leeyahay walaalahayaga reer Sanaag is qabqabsi iyo qabiil faa’iido ma laha, Intii xalay dhimatayna waxaanu ILAAHAY uga baryaynaa inuu u naxariisto, inta dhaawacantayna waxaanu IlAAHAY uga baryaynaa inuu shaafiyo waxaanan leenahay xukuumad ahaan waanu idin soo gaadhi doonaa,”ayuu yidhi Madaxweyne Ku xigeenku. Madaxweyne Ku xigeenku wuxuu sheegay inay xukuumadiisa ka go’an tahay inay kor u sii qaado daryeelka Ciidammada dalka waxaanu yidhi “Waad ogtihiin tallaabada xukuumadu qaaday mudada sanadka ah ee ay mushaharkii u kordhisay ciidamada iyo shaqaalaha dawlada, waxa la yidhaahdaa kunka Tallaabo waxay ka bilaabmaan hal talaabo . waxaanu ku tallo jirnaa in ciidanka Booliska la tayeeyo tiro iyo tayaba inagoo og xaalada mandaqada aynu ku nool nahay ee ay ka jiraan Budhcad badeed iyo argagixiso.” Ku simaha Madaxweynuhu wuxuu u soo jeediyay Ciidamada Booliska inay dhawraan xuquuqda muwaadinka oo ay si taxadar leh u qabtaan qofkii dunuub ka gala dalka. “Waxa jirta in waxa aad qaadataan iyo hawshaad qabataan aanay ahayn wax isku dhigma waxaan idin leeyahay in badan baad soo samirteen daryeelka ciidamada kala duwan ee dalku waa wax mar walba ku jirta qorshaha dawladan, waxaan idinku dardaarayaa inaad wadankiina u shaqaysaan, waxa la idiinka baahan yahay inaad xuquuqda muwaadinka ilaalisaan, shacbigana waxaan ka codsanaynaa inay la shaqeeyaan ciidanka Booliska oo ay u arkaan inay iyaga u adeegayaan,”ayuu yidhi Madaxweyne Kuxigeenku. Md. C/Raxmaan Saylici wuxuu bogaadiyay Ha’yada UNDP oo uu sheegay inay ciidanka Booliska kala shaqeeyaan dhinaca tabobarka, waxaanu u soo jeediyay Ha’yadaasi ku booriyay inay ciidanka ka taageerto dhinaca qalabaynta iyo isgaadhsiinta. Wasiirka wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo ka hadlay xafladaasi ayaa sheegay hambalyo u diray ciidanka Booliska sanad guurada 18-aad ee ka soo wareegtay aasaaskoodii. Wasiirku wuxuu sheegay inay ciidanka Boolisku u baahan yihiin dib u habayn weyn oo dhinac walba ah gaar ahaan tababarada iyo shuruucda ciidanka. “Ciidanka Boolisku Madaxweyne, dib u habayn weyn iyo dib u qaabayn iyo dedaal ayay inaga rabaan, intii lagu daray waa lagu daray inta dhimani waa mid aynu karayno ee talaabo leeg ayaynu sanad walba qaadi doonaa si aynu u dhisano ciidan adag oo amnigiisa lagu kalsoonaado,”ayuu yidhi Wasiirka daakhiligu. Wasiirku wuxuu intaasi raaciyay “Qabyadeena waynu dhamaystiranaynaaye’e adkaysta oo dedaalkana sii kordhiya,nabada ayaa saldhig inoo ah nabadduna cadow faro badan ayay leedahay. Waxaan qiraynaa in aanay Nabaddii gobolada dalka Somaliland si u wada biyo dhigin gobolada dadkoodii iyo waxgaradkoodii garteen nabada ee gardaadiyay ee ay qaan gaadhay halkan ayaan uga hambalyaynayaa, waxaan tagay gobol ay 35 kun oo arday waxbartaan sadex kun oo ardayna ay jaamacadaha ku jiraan iyo gobol boqolaal ay ka yar yihiin inta wax barataaba.” Taliye Ku xigeenka ciidanka Booliska Somaliland ahna Ku simaha Taliyaha C/Raxmaan Liibaan Axmed (Fooxle) oo hadal dheer oo uu madashaasi ka jeediyay waxa uu kaga xog waramay waxqabadkii ciidanka Booliska ee sanadkii la soo dhaafay waxaanu ammaan u jeediyay ciidamadiisa oo uu tilmaamay inay hadh iyo habeen u taagan yihiin ilaalinta nabadgelyada dalka. Xafladaasi waxa lagu soo bandhigay riwaayad si weyn u lafo gurtay waajibaadka ciidanka booliska laga sugayo, waxqabadkiisa iyo xidhiidhka dadweynaha iyo Booliskaba, taasi oo ay matalayeen Fanaaniinta ciidanka Booliska. Ku simaha Madaxweynaha Somaliland waxa uu salaam sharaf kaga qaatay xarunta taliska guud cutub ka tirsan ciidanka Booliska Somaliland
  7. Bashiir you seem angry waxay tahay ba kenyatigu ama way joogi amay way tagi ki roon ba reerka u hadhaya lol By the way oodweyne is not gone hawl qaran bu ku maqanyahay
  8. Not really the Yasin guy belonged to the Garaad Clan while Garmaqaate who was killed months ago belonged to the big beard Community both reer sanaag and from the same region and both serving the same Police force that shows the Sl police force as an institution is all inclusive but obviously there was clan animosity between the two Clans marka inshallah ilahay ha kala qaboojiyo,, Wixi dhintay na allah ha u naxaristo.
  9. Bu that said i also believe sh sharif and his TFG are against the Kenyan incursion for the wrong reasons that must be said.
  10. xiinfaniin;755498 wrote: ^^Xaaji Xunjuf naga daa dee , aniga iyo Sheekh Bashir makala fogine , xoogaa niqaashkaan xuduud u yeelayna Apparently the brother is passionate about latest initiative supposedly orchestrated to defeat alshabaab, which I think it is a big mistake. Adigu Xaaji xunjufow xaggee ka taagantahay arrintan Koonfuriyaanku isku hayyaan? Lool wa hagaag laakin yaan la isku fogaan uun ofcourse he is passionate about his Azania why Shouldn't he the man believes the only way to defeat the Alshaabab Militants is with a kenyan invasion. Well this is what i think on the Kenyan intervention ,As Somalis once again are completely divided on a foreign intervention in their Country led by a neighboring country and as usual it's seen as a blessing at the same time as a curse but that generally depends on who you talk two.Those who struggle and ponder over who to choose between the said 3 evils as some view them.Whether it's Gandi or Godane or Gaas the 3G's. But clearly the decision was not for them to make.And Somalis are once again struggling over what their options could have been as the reasons for choosing the leading factors in Somalia Comes down to Clan affiliation and short term Clan objectives.Instead of being normative and planting new seeds,in the sense of wanting to obtain long lasting Justice in the two Juba regions a place that was being drastically ruined by different merciless warlords. The Kenyan Military intervention didn't come as a surprise some will see it as a clan victory as they dream to fill the vacuum if the Alshabaab forces are driven out some will see it as finally being liberated from the Alshabaab forces but keep in mind this invasion was pre-planed and orchestrated by foreign forces that have a elaborate exploitation intentions in Somalia believe it or not.There is a major oil factor playing dominant role in this Military incursion not to mention the cost of this war who would have thought the kenyans will go to war just to liberate two Aid workers? Interestingly Somalis hardly have a problem with that even though Somalis like most Africans all believe in Conspiracy theories and when Factual evidence is presented to them it's easily dismissed.Now Some will Foolishly argue Somalis have it good we have more freedom in kenya than we have in Ethiopia or any other African Country we take part of the Political process of the Country we are part of the political culture in kenya we invest our money in Kenyan real estate Companies and we are excellent enterperneurs in kenya and we are very much appreciated in Kenya.And our social status in Kenya is like that of the African Americans in America. Now that all might be true but what does that have to do with Somalia as a state or the national interest of Somalia ? Kenya as a country obviously has its own National Interest Foreign Policy specifically towards Somalia.Even the highly emotional intelligent Abtigis knows this but one day he hops on adeer Yusuf haji's tank and the next day azania as a proposed state needs to be collectively supported by all Somalis for the bigger Cause. What about the consequences of this Kenyan Military invasion in Somalia what will this mean for the local ordinary population and civilians already effected by drought famine as some use as an argument Alshabaab is evil and they are inhumane thus they should be fought with even with the Israeli army and Ethiopians and god knows who? But what about the territorial violation of the Somalia border by a foreign Country since their presence is illegal .Don't get me wrong i would have supported a state in the two jubba's and gedo Azania or jubbaland what ever you want to call it. But it needs to be a grassroot administration administrated by the Locals founded by the Locals even with Gandi as its leader as i have full confidence in his ability to govern,Kenyans and other African countries can help it with logistics military training. But this is not the case in addition a state that Consists of the 2 juba's and gedo in the south of the Country is very much needed and welcomed.But this should not be a rewind of the 2007 Ethiopian invasion in Mogadisho when a certain warlord named Qanyare afrax, went to the supreme general of the Ethiopian armed forces in Mogadishu General Gabre. And asked him why General Gabre prefers Cabdilahi Yusuf's Clan over his Clan. To make a long story short the Kenyan Intervention in Somalia will be a huge set back to the peace and stability in Somalia and Most importantly,the proposed azania state backed by the Kenyan government with Military invasion on the horizon will cost the lives of Many if its pushed by narrow minded Political Figures in Somalia. As we all know Melez zenewi is distributing Arms to Ahmed blackie a rival Clan faction leader.Most likely the Gedo Clan faction of Barre hiiraale will be allied to him.Marka Soomaaliyey waaan bahanahay bakhti looma cuno.
  11. Waryadhaheen Niman wa weyn baad tihin yaan la is cayin aflagadadu reeban si wanaagsan hala doodo wa suaalo iyo jawaab iyo doof hufan,Come on guys.
  12. tageerna kiinyay looooooooooooooool ala somalidu maxay ba ba"een Allow ceebteena astur
  13. Every city has Many Clans living there that does not mean there should be Clan Administrations looool
  14. Warar Dheeraad ah oo ka Soo baxaya Dagaal Caawa Fiidkii ka Dhacay Magaaladda Ceerigaabo Maayirka Magaaladda Ceerigaabo oo shabakadda Gabiley News Khadka Tilifoonka kula xidhiidhay ayaa sheegay in ay ku Hawlan Yihiin Siddii ay u dajin lahaayeen Xaaladda Magaaladda isla markaana ay Aamanka u Sugi lahaayeen. Ceerigaabo(GNS) Dagaal u dhaxeeya laba Beelood oo Wadda Dega Gudaha Magaaladda Ceerigaabo ayaa Ka dhacay Caawa Fiidkii Horre Magaaladdaas, Dagaalkan ayaa la sheegay in uu ka Bilaabay ka Dib markii Rag Hubaysani ay Toogteen Tilyihii Ciidamadda Booliska Fiqi-Fuliye Yaasiin Xiin Finiin, kaasi oo Wakhtigaas ku Sugnaa Badhtamaha Magaaladda Ceerigaabo Isla markaana waxa la sheegay Markii Rasaasta lagu Furayay in uu Watay Gaadhigiisa. Rag la sheegay in ay Beel ka Soo jeedaan Taliyaha la Diley ayaa iyana dhankooda la soo yaacay Qoryo Iyo Rasaas, waxana ay Tacshiiraddo ku Fureen Dad ka soo jeeda reerka Wax diley. Is rasaasaynta ayaa si xoog leh uga dhex bilaabtay Labadda Beellood Waxan aaan si rasmi ah u cadeyn Tiradda Dhimashadda balse dad ka ag dhow halka uu ka socday Dagaalku ayaa Shabakadda Wararka ee Gabiley News u Xaqiijiyay in ay Halkaasi ku Dhaawacmeen Saddex Ruux, kaas oo Mid ka Mid ahi uu Yahay Dhaawac Halis Ah. Rasaasta ayaa wakhtigan joogsatay Wallow wali la sii maqlayo Xabaddo Goos Goos ah oo ka dhacaya Suuqa Hoose iyo Suuqa Sarre ee Magaaladda Ceerigaabo kuwaas oo ay ka soo kala jeedaan Labadda Beellood ee Xurgufta Dagaal dhex martay. Dagaalkan ayaa la sheegay in uu daba socdo Aano Qabiil, taas oo loogu aanaynayo Dilkii Taliyihii Horre ee Saldhiga Daallo Alle Naxariistii Janno ha Ka Waraabiyee Jaamac Garmaqaate, oo la diley Bishii Ogost 20 keeddii ee Sanadkan. Dhanka kale Maayirka Magaaladda Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur Faarax oo Shabakadda Gabiley News Khadka Talifoonka kula Xidhiidhay ayaa ka gaabsaday in uu wax tafaasiil ah ka Bixiyo Arintan, waxana uu Sheegay in ay ku Hawlan Yihiin Siddii ay u dajin lahaayeen Xaaladdan isla markaana ay Aamanka Magaaladda u Sugi lahaayeen. Wararku Waxa ay sheegayaan in Maamulka gobolka Sanaag uu shir deg-deg ah caawa ka yeeshay Arintan,waxaana saraakiisha ciidamada ee gobolka amar lagu siiyay in ay gacanta ku soo dhigaan ragii weerarka gaystay. Si kastaba ha ahaatee waxan wali Gacanta lagu Dhigin Ciddii Gaysatay Falkan, Sidoo kale Talyihii Saldhiga Booliska ee Daallo oo La Diley Bishii Ogost ee Sanadkan ayan isna wali Gacanta lagu Dhigin Ciddii Dishay.
  15. Taliyihii Ciidanka Booliska Deegaanka Fiqi-Fuliye Ee Gobolka Sanaag Oo Caawa La Dilay Iyo Ciidamada Amaanka Oo Aan Ku Guulaysan In Ay Qabtaan Dableydii Dilka Gaysatay. Fiqi-Fuliye(Ramaas) Nov. 2, 2011- Taliyihii ciidanka booliska Somaliland ee deegaanka Fiqi-Fuliye oo ka tirsan gobolka Sanaag Shiine Yaasiin, ayaa caawa lagu dilay weerar ay dabley hubaysan oo aan haybtooda la garanayn ku qaadeen . Weerarka lagu khaarajiyay taliyaha ayaa dhacay wakhti ay ciidanka boolisku wadeen hawlgal lagu sugayay amaanka Magaalada Fiqi-Fuliye, waxaana rasaas ooda kaga qaaday koox hubaysan oo markii dambe u baxsatay dhanka Waqooyiga Magaaladaas,kuwaas oo ay ciidamada booliska iswaydaarsadeen tacshiirad xoog leh,laakiin aan loo gaysan wax khasaare ah. Maamulka gobolka Sanaag ayaa la sheegayaa in uu shir deg-deg ah caawa Magaalada xarunta ee Ceerigaabo kaga yeeshay dilkii booliska ee Fiqi-Fuliye Shiine Yaasiin, waxaana saraakiisha ciidamada ee gobolka amar lagu siiyay in ay gacanta ku soo dhigaan ragii weerarka gaystay,balse lama oga waxa la yeeli doono haddii aan la qaban kooxdii budh-cada ahayd ee hawgalka fulisay. Ramaasnews Des
  16. Taliyihii Saldhiga Booliska ee Fiqifuliye oo lagu dilay Ceerigaabo iyo hal qof oo ku dhaawacmay November 2nd, 2011 Ceerigaabo(Somaliland.Org)- Alle ha u naxariistee waxa caawa fiidkii lagu toogtay magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag Taliyihii saldhiga Booliska ee degmada Fiqifuliye ee gobolkaasi Shiine Yaasiin Xiin-Finiin, sida uu caawa noo xaqiijiyay Badhasaabka Sanaag Cali Cabdi Hurre oo aanu khadka Telefoonka kula xidhiidhnay. Badhasaabku waxa uu sheegay in la dilay sarkaalkaasi isla markaana ay jiraan sida uu sheegay dad dabley hubaysani ay rasaas ku fureen halkaasi oo la sheegay inuu ku dhaawacmay nin ay dhaawacyo culusi soo gaadheen. Cali Cabdi Hurre waxa uu sheegay inay ku dabo jiraan dadkii falalkan foosha xun geystay oo uu cambaareeyay kuna tilmaamay dambiileyaal jariimad culus ka galay qaranka iyo gobolka Sanaagba. Dilka sarkaalkan illaa hadda cid loo qaban waxase la sheegay inay ciidanka Boolisku qaadeen hawlgal balaadhan magaaladana waxa laga dareemayaa dhiilo colaadeed waxaana aad loo xoojiyay ammaanka magaalada Ceerigaabo. Dilka taliyaha waxa loo aanaynayaa inuu ka dhashay aano, daba socota dilkii taliyihii hore ee saldhiga Booliiska Daallo ee magaalada Ceerigaabo Jaamac Axmed Cali ( Jaamac Garmaqaate) oo isna uu toogtay askari Boolis ah oo ka tirsanaa saldhiga uu madaxda u ahaa bishii August ee sanadkan. Dadweynaha ku dhaqan magaalada Ceerigaabo ayaa walaac ka muujiyay dilalkan waxshinimada ah ee beelaha gobolkaasi aanay aano u dilayaan masuuliyiin shacbiga u adeegaya.
  17. Interesting so Yasin Xiinfaniin who was part of the Somaliland police was killed by an Unknown Murderer apparently it was a revenge killing for another police chief killed few months ago.This silly revenge killings needs to stop.
  18. Eritrea and Kenya But never Ethiopia give it a rest habashi boy
  19. ^^loool@ suldaanka Guud eeh Somaliland this guy is bad news if he is the Somaliland Sultan why is he dividing the people of Somaliland into silly clan groups. Wa halki Siilaanyo qabyalaadi uff. That said i respect the house of Sultanate and its part of the heritage of Somaliland and we are very proud of it, but this guy cannot be compared to the legendary sultan diiriye or Sultan Farax or any of his ancestors. Somalilanders should dethrone this guy i mean this guy is entitled to his own opinion as an individual but he is claiming to be a Clan chief for an entire group. And he is making unacceptable remarks Unity for the people of Somaliland that's what i preach.
  20. Kenya: Eritrea Arming Al Shabaab Andrew Teyie and Dominic Wabala 2 November 2011 Share: Eritrea was yesterday accused of shipping heavy artillery and explosives to Somalia to arm the Al Shabaab fighting the joint assault by Kenya and Somalia forces to destroy the militias' strongholds in south Somalia. Kenya military spokesman Emmanuel Chirchir, in a briefing statement last evening stated: "We reliably confirmed that two aircrafts landed in Baidoa with arms consignment intended for Al Shabaab." Chirchir did not name Eritrea as the source of the weapons. However, internet sources including the Somalia Report, an internet based newsletter, reported that Eritrea flew in arms through Baidoa airport on Saturday. Somalia MP Mahamud Abdullah Wehliye was quoted as accusing Eritrea of flying in weapons and explosives to Al Shabaab controlled Baidoa. "Eritrea officers have imported ... many modern weapons, including heavy artillery, bombs, light weapons and heavy ones. We got this information from Al Shabab officers in Baidoa", the MP is quoted as saying. "The Eritrean government is adding fuel to the worsening situation in Somalia. They are giving support to ... Al Shabaab. We request the United Nations and the internal community to step in," he added. The newsletter quoted residents as saying that the Al Shabaab closed the area around the airport to allow in the shipments on Saturday. "After three hours, I saw more than ten vehicles coming from the airport to a building in the centre of the district," said the report. In his briefing statement, Chirchir cautioned Somalia residents against being used as conduits for the arms. He cited several areas in the region which were targeted for attack as they were Al Shabaab camps. Addressing an Inter Governmental Authority on Development (Igad) meeting last July, President Kibaki accused Eritrea of arming the Al Shabaab insurgents. He asked Igad to rein in Eritrea, which was destabilising regional peace through supplying arms to Somali militants. Yesterday several African countries agreed to deploy troops under African Union ( Amisom) to help the Somali Transitional Federal Government to keep peace in the areas liberated by Kenyan and TFG soldiers. Prime Minister Raila Odinga said Djibouti had already offered 1,000 troops while Uganda and Burundi were ready to offer more if the international community provided financial and technical support. A misom has only 9,500 soldiers from Burundi and Uganda but at least 20,000 soldiers are needed to effectively carry out its mandate. Raila and Somali Prime Minister Abdiweli Ali asked the international community to assist the thousands of civilians in the areas 'liberated' by the Kenyan and Somali TFG soldiers. "The US, France and Britain are also supporting us. The problem is equipment and funds to cater for them. They should support us in action not in words alone," said Raila. Yesterday's appeal came as a regional Al Shabaab official, Sheikh Abukar Ada vowed to avenge the deaths of five people - two women and three children - killed when an Al Shabaab driver off a 'technical' battle vehicle mounted with an anti-aircraft gun towards an IDP camp. The vehicle which was on fire and loaded with explosives exploded in the camp. The incident followed Sunday's heavy aerial bombardment of military bases used by the Al Shabaab as a prison and a weapons storage facility which are near the camp. Yesterday Raila and his Somalia counterpart Abdiweli said they would investigate the circumstances leading to the deaths of five who included two adults and three children. The two leaders met representatives of the European Union, the African Union, US, Britain, Canada, Igad, Korea, Malaysia, Japan, several Arab countries including Saudi Arabia, India and United Nation office in Nairobi and briefed them on the status of Kenya's incursion in Somalia and why Kenya had decided to take action. They appealed to the international not to suffer from 'aid fatigue' but to give hope to the people of Somalia by financial humanitarian and financial assistance that will introduce social and development projects in the country.
  21. lool Eritrea is being accused that they send weapons two the bad Boy's
  22. Ethiopia is weakened by opposition and mismanagement by the TPLF regime. Somalia is a failed state. what did you expect