-
Content Count
29,974 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Jacaylbaro;759192 wrote: That is the way forward ...... t The only way forward
-
Dawlada Ingiriiska oo maal-gelisay dhisme cusub oo loo dhisayo ciidanka Xeebaha Somaliland November 17th, 2011 Berbera (Somaliland.Org)-Dawladda Ingiriiska ayaa maal gelisay dhisme cusub oo magaalada xeebta ku taalla ee Berbera looga dhisayo ciidamadda ilaalada xeebaha Somaliland. Saraakiil ka socday Ha’yada MAG oo Ingiriis ah oo deeqdan ay soo marisay dawlada Ingiriiska iyo Hoggaanka sare ee ciidamada ilaalada xeebaha ayaa si wada jir ah dhagax u dhigay dhismahan. Afhayeen u hadlay ciidamada badda iyo ilaalada xeebaha ee Somaliland ayaa ka waramay dhismahan kaydka hubka iyo ahmiyada uu u leeyahay ciidamadan ahaan, isla markaana ay muhiim tahay in la ilaaliyo dhismahan hay’ada MAG ugu deeqday ciidamada baddaha Somaliland, waxaana yidhi “Dhismahan loo dhisayo ciidan badda iyo ilaalinta xeebaha ee gobolka, ayna fulinayso hayada MAG aad ayaan u soo dhaweynaynaa dhismahan hayada MAG noogu deeqday, waanay mahad san tahay hayada MAG.” Madaxa hay’ada MAG oo kulankii dhagax dhiga ka hadlay ayaa sheegay mashruucan loogu dhisayo ciidan ka badda xarunta keydka hubka iyo faa’iidada uu u leeyahay ciidamada, waxaanu xusay in hay’adoodu hore uga soo fulisay magaalooyinka Hargeysa, Gabiley iyo Mandheera keydad noocan oo kale ah oo loogu talagalay in ay ciidamadu ku keyd sadaan hubka, waxaanu sheegay in hay’adoodu sii wadi doonto taakulaynta ciidanka ay u fidiyaan. Dhismahan cusub waxa ku jira qeybo loogu tallo-galay in lagu kaydiyo hubka ciidanka ilaalada xeebaha, waxa kale oo ay dawlada Ingiriisku hore u balan qaaday inay ciidanka ilaalada xeebaha ka taageerto dhinaca farsamooyinka casriga ah ee ay ku hawl gelayaan iyo tababarada ciidamada.
-
IRI Releases Survey of Somaliland Public Opinion
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Somalilanders were part of that when somalia was at its glory and we all know what happened Good survey though somalilanders are optimistic the future looks bright for them -
Also its not him who changed its kenyas foreign policy towards somalia that might have changed. Kenya wants to protect its borders , Also farax macalin if he was a clanist and driven by qabyalaad he would not support somaliland quest for statehood. Keep in mind he is the kenyan deputy speaker not somalia"s deputy speaker.
-
TFG Minister Recognises Somaliland By Osman Hassan
Xaaji Xunjuf replied to Knight of Wisdom's topic in Politics
Looool@ carafaat nin waliba tiisa u cad -
TFG Minister Recognises Somaliland By Osman Hassan
Xaaji Xunjuf replied to Knight of Wisdom's topic in Politics
He knows somaliland could help somalia more as an independent republic instead of being unrecognized it also would open up some dialogue and good new relations between the two countries. It would take away all hostilities between the two countries side by side mutual interest but this has a long way to go. Since both sides don't agree on key issues this will only create deeper holes between them. -
Its sad but zack and abtigis were right on this one gari allay taqanaye
-
Maanta dawlad baanahay xoroon cidina diidayn eh Somaliland ba wata degtey eeh gaadhay dunidiye eh Distuur iyo sharciaan leenahay iyo kala danbeyntiiye eh loo diyaar garow doorashada degeledeniye eh nin waliba xisbigu damcu bu doorkan galiyaye wa dimuqradiyad ma jiro duudsi iyo been eh distuurka iyo sharciga raaca oo dawladnimo muudtja
-
Somaliland republic a real democracy in the continent of Africa but this i have to say that Somalilanders them selves as people are pretty democratic them selves as citizens its rooted in their political culture. God bless
-
i love hadraawi's poems
-
RAKO : Dagaal dhimasho iyo dhaawac badan sababay November 16, 2011 7:17 pm GMT - Rako:-Dagaal dhimasho iyo dhaawac aad u badan dhaliyay ayaa maanta illaa caawa deegaanka Rako ee gobolka Karkaar ku dhexmaray Beelaha Cali Saleebaan iyo Ugaar Saleebaan waxaana la sheegay in dhimashadu ay ka badan tahay 20 qof dhawacana uu intaas aad uga badan yahay. Dagaalka ayaa la sheegay in xiligii dambe ee galabta uu sii xoogaystay kadib markii jilibka la isku aastay waxaana la sheegay in uu dagaalku sii socday xili habeenimmo ah waxaana adag in la helo xog dhab ah oo dagaalkan ku saabsan iyada oo ay ugu wacan tahay goobta dagaalku uu ka socdo oo miyi ah oo aan lahayn wax isgaarsiin ah habayaraatee. Dagaalkan oo muddooyinkan soo noqnoqday ayaa waxa uu ka bilaabmay la haansho deegaan kaas oo markii dambe isku badalay colaad sokeeye oo sababtay khasaare nafeed oo aad u badan. Dagaal dhacay 2 bari ka hor ayaa la sheegay in lagu laayay dad birimagaydo ah oo ay caruuri ka mid yihiin waana sababta keentay ayaa la aaminsan yahay in dagaalku uu intii hore ka sii xoogaysto oo si naxariis daro ah la isku laayo. Puntlandpost.com
-
Dagaalo geystey khasaare baaxad leh oo dhimasho iyo dhaawacba isugu jira ayaa galabta ka dhacay deegaano hoos taga degmada Rako ee gobolka Karkaar. Dagaaladan oo daba socdo kuwo 48-dii saac ee lasoo dhaafay halkaas ku dhex maray mileeshiyooyin hubeysan oo ku kala abtirsada labo beelood oo deegaankaas ku wada dhaqan ayaa lagu soo waramayaa in ay bilowdeen galabta haseyeeshee markii uu gabalku dhacay ay iskood u joogsadeen. Gudoomiyaha gobolka Karkaar Cabdiquraan Maxamed Aadan oo la caawa u waramay Barnaamijka Dhacdooyinka ee ka baxa Idaacada Horseed Media ayaa sheegay in khasaaraha dagaaladaas ka dhashay uu yahay mid aad u badan dad tiradoodu 10 kor u dhaafaysaana ay ku geeriyoodeen tira intaas ka badanna ay dhaawacyo soo gaareen. Mudane Cabdiquraan ayaa sidoo kale Horseed Media u xaqiijiyey in Isbitaalka weyn ee degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar lasoo gaarsiiyey dhaawaca 10 qof oo ka kala tirsan dhinacyadii ay galabta dirirtu ku dhex martay duleedka degmada Rako. Wuxuuna sidoo kale sheegay in xiligan aan si rasmi ah loo xaqiijin karin tirada dadka dagaaladaas ay waxyeeladu kasoo gaartey maadaama ay xilli habeen ah tahay goobihii uu dagaalku ka dhacayna ay labadii dhinac ee iska hor imaadku dhex maray isku hor fadhiyaan. Cabdiquraan Maxamed Aadan oo ah Gudoomiyaha gobolka Karkaar oo deegaanada ay dagaaladaasi ka dhacayaani hoos tagaan ayaa sheegay in wax ka qabashada arintaasi ay tahay mid maamulka gobolku aanu awoodin wuxuuna ugu baaqay dowlada iyo waxgaradka kale ee reer Puntland in ay si deg deg ah usoo gurmadaan si dhibaatada halkaas ka jirta wax looga qabto. Dhinaca kale wuxuu fariin culus u diray Ergooyin labadaas beelood ee coolaadu ka dhex aloosan tahay ka tirsan oo magaalada Boosaaso mudooyinkii u danbeeyey ka wadey dadaalo nabadeed oo ku aadan sidii loo soo afjari lahaa heshiisna looga gaari lahaa dhibaatooyin horay u kala gaaray dad xoolo dhaqato u badan oo horay deegaanada hadda dagaaladu kasoo cusboonaadeen isugu diriray kadib markii muran daaqa iyo biyaha la xiriiraa uu ka dhex kacay. Si kastaba ha ahaatee dagaalka galabta ka dhacay duleedka degmada Rako oo ah kii ugu ba’naa ee in mudo ah halkaas ka dhaca ayaa daba socda dagaalo goos goos ah oo horay labo beelood oo walaala ah deegaanadaas ugu dhex maray waxaana jira warar iskhilaafsan oo laga helayo degmada Rako oo ku aadan tirada dadka dagaalkaas ku geeriyoodey. Horayna waxaa sidii arintan xal looga gaari lahaa isugu howlay waxgarad, Culimaa’uddiin , iyo Isimo kasoo jeeda labada dhinac oo kaashanaya Mas’uuliyiin ka tirsan dowlada Puntland oo uu ku jiro Wasiirka arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Puntland Cabdilaahi Axmed Jaamac , waxayna dagaaladani imanayaan xilli magaalada Boosaaso ay gogol nabadeedi ugu fidsan tahay waxgaradka labadaas beelood oo iyagu dadaal ugu jira sidii dhibaatadaas xal kama danbays ah looga gaari lahaa
-
^^ we will wait and see this thread will be in the archives indeed Ps Ugaas Abdirarshid the legendary great grandson of ugaas doodi nuur is welcome in his Country as he was welcomed in all of Somaliland.
-
He is a good man may allah bless him and help him and give him strength to do his daily duties in Mogadishu
-
Carafaat;758882 wrote: Except for Abtigiis the rest are Somalilanders on the list. This aint fair! I will vote for Abtigiis for being the exception and making this place so colourfull. Abtigis is half Ethnic Somalilander two
-
These are facts the former governor of Hargeysa in the sixties was the First SNM chairman and one of the key founders of the SNM Organization and the general Secretary of the NUF party in the late 1950s.How can we say that such an individual does not represent the people ofcourse he does but you try to compare oranges with apples. But who is this guy Nur the Gar yaqaan he left Somaliland in the mid 80s so that he could study abroad was he an mp no did he even build a hut in his village i don't think so, do the people in awdal even know him hell no.
-
Xiinfanin Lol Jiilka so koraya wa muhim inay ogadan ciday yihin lo sheego si ay iskugu filnadan. Diyarada kheriyada Magaalada hargeysa sudhan na wa xasuus,, diyaarada ha cayin dee wa diyaraadi Qaranke eh. Kumanaan ruux ba xijaabtay oo rafaadaye eh Kumanaan ba raashin wayey rayigodana la cabudhiye eh Kumanaan bu rabii walaal uga dhigay reeraha woqooyi eh
-
Xiinow wanaaga umada uun baanu ka shaqeyneyna aniga iyo Mintid farayar iyo ngonge indho fayoow baanu wax ku eegeyna Dadna indho anay iyagu lahayn bay wax ku eegeyaan
-
SNM was founded by people in particular Somalilanders who worked in Somaliland.who held political posts before 1960 and during the sixties and also in the former dissolved Somali republic they were heavily politically involved in Somaliland. Even in the struggle for independence against Britain and the Colonial powers.. They represent the people, who are these people unknown People nuur Gar yaqaaan who left his village 25 years ago what did he do for his people and village i am not saying he can't express him self sure he can but don't say he represents the people.But you said it you're self they represent themselves but they not represent the people of Awdal or the People of Somaliland as a whole.