-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
A_Khadar;759358 wrote: Niiko.. After 20 years of no recognition, the NW region of somalia will come to their right mind and stop the wasting their energy with the failed project. How is Somaliland failed with all its achievements the past 20 years don't be a xaqiir abti
-
Ciidan from SouthEast Sanaag Surrender and Meet SL gov in Ceerigaabo
Xaaji Xunjuf replied to AsadSL's topic in Politics
A_Khadar;759370 wrote: Desperation..Surrender and meet can't go together... Yesterday was we snm controlls the city and now only 20 militia's came to city baa loo dabaal degayaa oo la soo dhawaynayaa.. This has nothing to do with Ceerigaabo they came from Saarmaanyo and Fiqifuliye -
Ciidan from SouthEast Sanaag Surrender and Meet SL gov in Ceerigaabo
Xaaji Xunjuf replied to AsadSL's topic in Politics
Here is a map ceel afweyn south west of sanaag the same with yufle gal sheikh is not on this map though -
Ciidan from SouthEast Sanaag Surrender and Meet SL gov in Ceerigaabo
Xaaji Xunjuf replied to AsadSL's topic in Politics
They are located south west of sanaag gal sheikh and ceel afweyn -
Ciidan from SouthEast Sanaag Surrender and Meet SL gov in Ceerigaabo
Xaaji Xunjuf replied to AsadSL's topic in Politics
Labaatan Askari oo watay laba baabuur oo Tikniko ah Maleeshiyada Puntland November 17th, 2011 Ceerigaabo (Somaliland.Org)-Labaatan xubnood oo ka mid ah maleeshiyadda Puntland oo ka soo jeeda beesha koonfurta Sanaag ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Ceerigaabo ka dib markii ay shalay galab soo gaadheen magaaladaasi. Maleeshiyo beeleedkan oo watay laba baabuur oo nooca tiknikada ah waxa maanta si weyn ugu soo dhaweeyay magaalada Ceerigaabo Weftigii xukuumadda Somaliland ee uu hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ku sugnaa gobolka Sanaag. Xubno u hadlay maleeshiyadan ayaa sheegay inay markii ay arkeen inaanay Puntland wax horumar ah u soo wadin beelaha koonfurta sanaag go’aansadeen inay wax la qabsadaan Somaliland oo dal ka dhaxeeyo. Xubnahan u hadlay maleeshiyo beeleedkani waxaa kale oo ay hadalkooda ku sheegeen inay aqbaleen gogoshii nabada ee uu Madaxweynaha J.Somaliland ugu baaqay beelaha dega gobolada bari ee Somaliland . Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta ee Somaliland Md.Axmed Cabdi Xaabsade oo halkaasi ka hadlay ayaa soo dhaweeyay talaabada ku dayashada mudan ee ay ciidan beeleedkani ku shacbigooda sidii ay shacbigooda reer Somaliland wax ula qaybsan lahaayeen waxaanu intaas ku daray in arrintani ay badhitaarayso hawlaha nabadgalyo ee ay ka wadaan gobolka sanaag. Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Md.Maxamed Nuur Caraale (Duur) oo xafladaasi ka hadlay ayaa u balan qaaday ciidan beeleedkan inay si rasmi ah u qaramayn doonaan. waxa uu wasiirku tilmaamay inay waajib tahay sidii meel looga soo wada jeedi lahaa qadiyada qaranimada oo uu tilmaamay inay tahay Masiir iyo aayo ka tashi ummadeed. Wasiirku waxa uu sheegay in weftiga uu hogaaminayaa ay gobolka Sanaag u yimaadeen sidii ay xaal waara ugu heli lahaayeen Shaqaaqadii ku dhex martay magaalada Ceerigaabo laba beelood oo walaalo ah oo xurgufi dhex martay isagoo intaas ku daray inuu hawlgalkaasi haataan marayo meel gabo gebo ah waxaanu u mahad celiyay waxgaradkii gacanta ka siiyay dhinaca ammaanka. Waxaa kale oo halkaasi ka hadlay Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed iyo Maxamed Cabdi Maalik oo xubin ka ah Gudida heerka qaran ee Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka ayaa ku dheeraaday kaalinta ay shacbiga gobolka sanaag kaga jiraan nabadgaalyada, iyo dhismaha dawladnimo ee Somaliland iyagoo u soo jeediyay inta weli ka maqan dhismaha dalkooda inay gacmo furan ku soo dhawaynayaan cid kastoo wax la qaybsanaysa dadkooda. -
Ciidan from SouthEast Sanaag Surrender and Meet SL gov in Ceerigaabo
Xaaji Xunjuf replied to AsadSL's topic in Politics
Dp -
Reer Bari oo Isku Hoobtay iyo PL oo Aan ka Hadlin 16th November 2011 · Wararka naga soo gaadhaya tuulooyin hoos taga degmada rako raaxo oo dhowaanahan ay ka socdeen dagaalo culus oo u dhexeeya cali saleebaan iyo ugaadh saleebaan ayaa wararkaasi waxa ay sheegayaan in maanta dagaal culus oo halkaasi ka qarxay oo labadaas beelood dhex maray uu noqday dagaalkii ugu xumaa intii halkaasi lagu dagaalamayay. Warqabadka g/bari ee GalGalanews ayaa waxaa uu helay warar la isku hallayn karo oo ka waramay khasaaraha dhabta ah ee halkaasi ka jira waxaa naloo xaqiijiyay in dagaalkaasi uu sababay dhimashada 19-qof oo labada dhinac ah halka dhaawucuna uu intaasi ka badan yahay. Duqa degmada rako faarax ibraahim oo isagoo murugaysan la hadlay warqabadka GalGalanews ee g/bari waxaa uu yidhi “bari dadka degen waa dad dhintay oo aan caqli lahayn ,oo iyaga la isu adeegsanayo dhibaatadii u xumaydna maanta galinkii danbe ayay dhacday mana garan karno si aan u kala bad baadino dadkaan is laynaya,dowlada puntland dan iyo heelo kama laha inay arrintaan soo kala dhex gasho.” sidaasi waxaa yidhi duqa rako raaxo. Dagaalka galinkii danbe ee maata dhacay ayaa xoogiisu waxa uuka dhacay tuulada xunbays meeshaas oola sheegay in dadka u badani ay ku dhinteen waxaana sidoo kale jira warar sheegaya in dad rayid ah xataa ay dhibaato soo gaadhtay waxaana dagaalkaasi uu bilwoday saacadu markii ayahayd abbaare 3:15 daqiiqo xiliga galabnimo waxaana uu soo dhaamaday markii qoraxdu ay godka gashay. Waxaa kaloo uu noo xaqiijiyay in ciidankii puntland ee halkaasi joogay uu faroole ku amray inay isaga soo baxaan karkaar oo dhan , isla markaana ay goobta isaga bexeen iyagoon awalba wax tallaabo ah qaadinodayaasha deegaankana la tashan,waxaana sii xoogaysanaya dagaalka labada beelood u dhexeeya oo la odhan karo waa dagaalkii ugu xumaa oo abid dhex mara reer bariga. Si kastaba ha ahaatee dagaaladan oo mudo dheer socday ayaa laga dhaxlay dhibaatooyin fara badan iyadoona illaa iyo haatan cid kala dhexgashay aysan jirin walow ay jiraan warbixino sheegaya in odayaal dhaqameed kala duwan oo puntland ka tirsan ay u diyaar garoobeen sidii labada beelood loo kala dhex gali lahaa.
-
No training No good Coaching No funds and sponsors No international players What did you expect.
-
Well he has no choice internationally he is known as the president of Somalia but in reality he has no leg to stand on,, when he is in the same room with Kibaki and Yoweri musveni. Both presidents have boots on the ground in Somalia what did you expect Sharif and his Amisom forces to fight Kenyan troops in the lower juba Allow alleh. He was forced to swallow his words and was instructed to approve their wishes he is lucky they didn't force him to apologize in front of the media.
-
Somaliland cannot be forced into a union with Somalia Farax macalin http://www.voanews.com/somali/news/Faarax-wasiirku-iguma-samayn-karo-baaritaan.html Farax is not a qabilsite at all.
-
Jacaylbaro;759192 wrote: That is the way forward ...... t The only way forward
-
Dawlada Ingiriiska oo maal-gelisay dhisme cusub oo loo dhisayo ciidanka Xeebaha Somaliland November 17th, 2011 Berbera (Somaliland.Org)-Dawladda Ingiriiska ayaa maal gelisay dhisme cusub oo magaalada xeebta ku taalla ee Berbera looga dhisayo ciidamadda ilaalada xeebaha Somaliland. Saraakiil ka socday Ha’yada MAG oo Ingiriis ah oo deeqdan ay soo marisay dawlada Ingiriiska iyo Hoggaanka sare ee ciidamada ilaalada xeebaha ayaa si wada jir ah dhagax u dhigay dhismahan. Afhayeen u hadlay ciidamada badda iyo ilaalada xeebaha ee Somaliland ayaa ka waramay dhismahan kaydka hubka iyo ahmiyada uu u leeyahay ciidamadan ahaan, isla markaana ay muhiim tahay in la ilaaliyo dhismahan hay’ada MAG ugu deeqday ciidamada baddaha Somaliland, waxaana yidhi “Dhismahan loo dhisayo ciidan badda iyo ilaalinta xeebaha ee gobolka, ayna fulinayso hayada MAG aad ayaan u soo dhaweynaynaa dhismahan hayada MAG noogu deeqday, waanay mahad san tahay hayada MAG.” Madaxa hay’ada MAG oo kulankii dhagax dhiga ka hadlay ayaa sheegay mashruucan loogu dhisayo ciidan ka badda xarunta keydka hubka iyo faa’iidada uu u leeyahay ciidamada, waxaanu xusay in hay’adoodu hore uga soo fulisay magaalooyinka Hargeysa, Gabiley iyo Mandheera keydad noocan oo kale ah oo loogu talagalay in ay ciidamadu ku keyd sadaan hubka, waxaanu sheegay in hay’adoodu sii wadi doonto taakulaynta ciidanka ay u fidiyaan. Dhismahan cusub waxa ku jira qeybo loogu tallo-galay in lagu kaydiyo hubka ciidanka ilaalada xeebaha, waxa kale oo ay dawlada Ingiriisku hore u balan qaaday inay ciidanka ilaalada xeebaha ka taageerto dhinaca farsamooyinka casriga ah ee ay ku hawl gelayaan iyo tababarada ciidamada.
-
IRI Releases Survey of Somaliland Public Opinion
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Somalilanders were part of that when somalia was at its glory and we all know what happened Good survey though somalilanders are optimistic the future looks bright for them -
Also its not him who changed its kenyas foreign policy towards somalia that might have changed. Kenya wants to protect its borders , Also farax macalin if he was a clanist and driven by qabyalaad he would not support somaliland quest for statehood. Keep in mind he is the kenyan deputy speaker not somalia"s deputy speaker.
-
TFG Minister Recognises Somaliland By Osman Hassan
Xaaji Xunjuf replied to Knight of Wisdom's topic in Politics
Looool@ carafaat nin waliba tiisa u cad -
TFG Minister Recognises Somaliland By Osman Hassan
Xaaji Xunjuf replied to Knight of Wisdom's topic in Politics
He knows somaliland could help somalia more as an independent republic instead of being unrecognized it also would open up some dialogue and good new relations between the two countries. It would take away all hostilities between the two countries side by side mutual interest but this has a long way to go. Since both sides don't agree on key issues this will only create deeper holes between them. -
Its sad but zack and abtigis were right on this one gari allay taqanaye
-
Maanta dawlad baanahay xoroon cidina diidayn eh Somaliland ba wata degtey eeh gaadhay dunidiye eh Distuur iyo sharciaan leenahay iyo kala danbeyntiiye eh loo diyaar garow doorashada degeledeniye eh nin waliba xisbigu damcu bu doorkan galiyaye wa dimuqradiyad ma jiro duudsi iyo been eh distuurka iyo sharciga raaca oo dawladnimo muudtja
-
Popular Contributors