Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Yes he is but Somaliland history is very complex we cant memorate every single event of our history.
  2. ^^^Not sure about that the Mad mullah of Somaliland is controversial Character in Somaliland
  3. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=PbmA33_7Lzg" frameborder="0" allowfullscreen>
  4. DKMG oo soo dhaweysay ciidamada Ethiopia ee soo galay Somaliya Muqdisho : (Sh. M. Network) Xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in ay soo dhaweyneyso ciidamada Ethiopia ee soo galay gudaha dalka Soomaaliya iyo cid kasta oo ka gacan siineysa ladagaalanka Xarakada Al Shabaab. Wasiirka gaashaandhiga Xukuumadda KMG Soomaaliya Xuseen Carab Ciise oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib markii uu kasoo qeyb galay kulan looga hadlayey arimaha Soomaaliya oo ka dhacahay magaalada Addis Ababa ayaa waxa uu ka hadlay soo galitaanka ciidamada Ethiopia ee dalka Soomaaliya. Xuseen Carab Ciise oo Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay soo dhaweyneyso ciidamada Ethiopia ee soo galay dalka Soomaaliya iyo cid kasta oo ku gacan siineysa la dagaalanka Xarakada Al Shabaab islamarkaana aan ku xadgudbeen qaranimada dalka Soomaaliya. Ciidamada Ethiopia ayaa waxaa la sheegay in ay ku sugan yihiin deegaano ka tirsan gobolada Galgaduud iyo Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya inkastoo war kasoo baxay dowladaasi ay ku beenisay in ciidamo kuweeda ah ay ku jiraan dalka Soomaaliya. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
  5. Somali militants claim attack on Kenyan warship Posted on November 20, 2011 at 7:02 AM Updated today at 7:07 AM MOGADISHU, Somalia (AP) — Somalia's Islamist militants claim they have destroyed a Kenyan warship as residents reported a gun battle at sea lasting several hours. The al-Qaida-linked al-Shabab militants posted a statement on a website they often use on Sunday saying that they had destroyed the vessel near Madhawa Island, just off the coast of Somalia near the Kenyan border. The militants' claims could not be immediately verified and a Kenyan defense spokesman said he had no information about the attack. Residents in Somalia's coastal Kudha town say they heard gunfire and explosions at sea. Ali Abdulahi says the gunfight early Sunday morning lasted more than two hours. At dawn residents said they saw three speedboats heading toward Kismayo. Kenya sent troops into Somalia last month after a string of attacks on Kenyan soil blamed on Somalia's al-Shabab militant group.
  6. Al-Shabaab Oo Doonyo Ku Wareertay Maraakiibta Dagaalka Ee Wadanka Kenya Madhawa(Ramaas) Nov. 20, 2011-Iskahorimaad u dhexeeyay xoogag taabacsan kooxda Al-shabaab iyo ciidamada badda dalka Kenya, ayaa xalay habeeen badhkii ka dhacay badweynta Hindiya, kaddib markii dagaalyahanno ururka Al-shabaab ka tirsan oo wata doonyaha dheereeya ay weerareen laba markab oo ay leedahay Kenya oo ku sugnaa xeebaha Koonfureed Soomaaliya. Wararka laga helayo gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in maraakiibta la weeraray ay ku sugnaayeen meel ku dhow jasiirada Madhawa, waxaana halkaas ka qarxay dagaal socday muddo labaatan daqiiqo ah. Afar doomaha dheereeya ah ayaa la sheegay inay wateen dagaalyahannada ka tirsan Al-shabaab, waxaana goobjoogayaal ku sugan jasiirradda Madhawa laga soo xigtay inuu dab qabsaday mid ka mid ah maraakiibtii dagaalka ee dalka Kenya. Goobjoogayaasha ayaa sheegay in maraakiib kale ay u yimaadeen markabka oo ay ku guuleysteen ina y dambiyaan, iyadaoo doonyihii ay wateen xoogagga Al-shabaab ay dib ugu laabteen goobihii ay ka yimaadeen. Lama oga khasaaraha ka dhashay iskahorimaadka badweynta Hindiya ku dhexmaray ciidamada badda dalka Kenya iyo Al-shabaab, waxaana uu noqonayaa kii ugu horreeyay oo dhexmara Al-shabaab iyo ciidamada badda Kenya. Xukuumadda Kenya kamay hadal khasaaraha kas oo gaadhay ciidamadooda badda weerarkii gaadmada ahaa ee xalay lagu qaaday, kaasoo ahaa midkii ugu horreysay oo badda ku dhexmara iyaga iyo Al-shabaab.
  7. Kooxda Al-shabaab Oo Dagaalkii Ay Kula Jirtay Ciidamada Kenya U Badalay Badda, Weerar Ay Xalay Ku Qaadeen Laba Maraakiibta Dagaalka Kenya Ah Oo Ku Sugnaa Biyaha Badda Hindiya Midkood Gubay Nairobi (Ramaas) Nov 20,2011 – Iska horimaad u dhexeeya ciidamo ka tirsan ciidamada Al-shabaab iyo ciidamada badda dalka Kenya ayaa xalay galinkii dambe ka dhacay badweynta Hindiya, ka dib markii dagaalyahanno kooxda AL-shabaab ka tirsan oo wata doonyo dheereeya ay weerareen laba markab oo ay leedahay Kenya oo ku sugnaa xeebaha Koonfureed ee dalka Soomaaliya. Wararka laga helayo gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in maraakiibta la weeraray ay ku sugnaayeen meel ku dhow jasiirradda Madhawa, waxaana halkaas ka qarxay dagaal socday muddo ka badan labaatan daqiiqo. Afar doonyaha dheereeya ah ayaa la sheegay inay wateen dagaalyahannada ka tirsan Al-shabaab, waxaana goob-joogayaal ku sugan jasiirradda Madhawa laga soo xigtay inuu dab qabsaday mid ka mid ah maraakiibtii dagaalka ee dalka Kenya. Goobjoogayaasha ayaa sheegay in maraakiib kale ay u yimaadeen markabka ayna ku guuleysteen inay dambiyaan, iyadoo doonyihii ay wateen xoogagga Al-shabaab ay dib ugu laabteen goobihii ay ka markii hore ka soo duuleen. Ilaa hadda Lama oga khasaaraha ka dhashay iska horimaadka badweynta Hindiya ku dhexmaray ciidamada badda dalka Kenya iyo kooxa Al-shabaab, waxaana uu noqonayaa kii ugu horreeyay oo dhexmara Al-shabaab iyo ciidamada badda Kenya.
  8. Carafaat;760118 wrote: Sheick Shariif Sheikh Ahmed, has pacified Muqdishu, cleaned up the mess from 20 years of Warlods, removed all invisible clan lines in the city, build bridges between the folks of Muqdishu. Eventhought his goverment.didnt reach the rest of Somalia, he is undisputely the best leader Muqdishu has seen in the Last 20 years. Ilaahay kheyr ha siiyo Sheicka. With 12.000 Amisom mercenaries while the rest of the country is invaded by Kenya and Ethiopia and till the day of today Alshabaab still carries out attacks in and around Mogadisho.
  9. Horn of Africa Business Association optimistic about Somaliland With Europe and North America currently enduring economic hard times it should come as little surprise that a number of companies and enterprising individuals have begun to seek out new and potentially lucrative markets. Africa is seeing unprecedented growth in a variety of sectors ranging from aggregates and agriculture to telecommunications and the service sector. What might once have been seen as frontier markets are now entering the mainstream and such is the demand for solid market intelligence and credible contacts that the Horn of Africa Business Association (HABA) has been launched in London with the intention of facilitating business engagement with and within the Horn and the Greater Horn. HABA works with following countries: Djibouti, Eritrea, Ethiopia, Somalia and Somaliland (The Horn of Africa), Kenya, South Sudan, Sudan, and Uganda (The Greater Horn) as well as forging further business links with Burundi, Rwanda and Tanzania. “China and India have both recognized the opportunities and we are aware that businesses in other countries are waking up too. HABA is endeavouring to meet a real need and the market is considerable: 12 countries – 278 million people – 1 dynamic region.” – Mohamed Yussuf Ali, Operations Director, HABA. With regional improvements in infrastucture HABA believes that futher business opportunities will open up for Somaliland and the wider region. Recently the European Development Fund announced it is prepared to provide 3.8 million euros for a feasibility study for the Berbera-Togochale road. As well as having a consultancy division HABA offers a range of benefits to its members: • Supplying them with a wealth of useful information through programs and communications, including policy and market developments • Offering seminars, symposiums and workshops with a view to more effective understanding of the dynamics and opportunities of the region • Facilitating networking between members • Leveraging on commercial/ trading relations; key relationships with embassies and high commissions in London and with governmental entities throughout the Horn and the Greater Horn. Such has been the interest in HABA that it has already been approached to establish chapters in Dubai (UAE), Kampala (Uganda) and Mumbai (India). For further details visit: http://www.ha-ba.com
  10. Inaalilaahi wa inaalilaji rajicuun ilahay ha u naxariisto safiir indho buur ilahay qabriga ha u nuuro he was a good man
  11. GaroweGal;760156 wrote: wallaal waxa xanaaqasan oo xanuunsan oo cuqdada iyo cillkaba uu hayo waa adiga iyo kuwa kula midka ah ee lamagac baxay Sland ee illaahay cudurkaad dhammaantiin qabtaan ha idinka caafiyo. Waxaso budhuduq ah just because of magaca Somaliland lol
  12. Naxar Nugaaleed;760035 wrote: shaydan hadu meeshan nabadeen karo, I would support his "invasion". Somali uun ba dalkoosa nabadayn kara shaydaanku xita hadu yimaado Somalidu way la coloobi qaarna way tageeri lool
  13. In the year end 2006 Ethiopian troops illegally invaded Somalia with the blessings of Uncle Sam to overthrow the only Genuine administration the Islamic courts union who bravely defeated the various Clan warlords In Xamar a popular islamic uprise by the People of Mogadishu the Islamic Courts union were the only Somalis who succeeded to rule Mogadishu and who pacified the majority of the south.Ethiopians came in and we all know what happened Alshabaab was a faction that splited from the ICU they came back on steroids Extremer then ever. But successively they defeated the Ethiopian barbaric conquerors and that's what matter.Now after two years since Sharif was selected in Djibouti in kempinski hotel and after tons of accords reached in kampala and nairobi the Ethiopians are coming back his 500 Mps are willing to approve another invasion.So military intervention is seen by many as a long lasting solution time will tell. The TFG so called western backed government entirely dependent on Amisom (burundi ugandan) forces for its very own existence cannot make its own choices how ever to show the international world and the naive Somalis that there is still a goverment that represents them the parliament will approve it.Sharif succeeded with his many trips to bring more foreign troops to Somalia then Abdilahi yusuf did Kenya and Ethiopia both now have illegally entered Somalia and have boots on the ground not to forget the Amisom forces even though they come under the disguise of the African Union. The Contradictory of Sharif ahmeds leadership first openly rejected the Kenyan incursion than embraced it with an official signature signed in Nairobi. But than again there is little he can do when his superiors the likes of Yoweri Museveni supports an Ethiopian/Kenyan invasion in Somalia.
  14. Dhubad.;759954 wrote: ^No doubt she sings well and looks hot but she shouldn't get involve with this mess.......She should be wise enough. This remind me Shirwaynihii Midaynta USC Where young Gaadaco was singing this : Apparently he regrets this so much now! Very dark clanish room not cool at all.
  15. Ethiopian troops cross into Somalia: witnesses An Ethiopian soldiers leave the Somali capital Mogadishu in 2007. Several hundred Ethiopian troops have crossed into southern and central Somalia, local elders said, but Addis Ababa dismissed the reports as "absolutely not true". Map of the Horn of Africa, showing Ethiopia and Somalia. Several hundred Ethiopian troops have crossed into southern and central Somalia, local elders said, but Addis Ababa dismissed the reports as "absolutely not true". Ethiopian soldiers guard a checkpoint in the Somali capital Mogadishu in 2008. Several hundred Ethiopian troops have crossed into southern and central Somalia, local elders said, but Addis Ababa dismissed the reports as "absolutely not true". AFP - Several hundred Ethiopian troops crossed on Saturday into southern and central Somalia, local elders said, but Addis Ababa dismissed the reports as "absolutely not true." "There are several hundred Ethiopian troops here in lorries and some armoured vehicles too," said elder Abdi Ibrahim Warsame, speaking by telephone from Gurel town, in Somalia's central Galgudud region. Ethiopian forces were also reported in the Hiran region at the town of Beletweyne, some 30 kilometres (18 miles) into Somalia, an area contested by Islamist Shebab rebels and pro-government militia. "They are here, the Ethiopian soldiers in trucks have reached Beletweyne with many forces," said elder Ahmed Liban. "The Shebab in the area are pulling back, away from them." But Ethiopia dismissed the reports outright. "It is absolutely not true, there are absolutely no troops in Somalia," said Ethiopian foreign ministry spokesman Dina Mufti. "People are simply speculating." Small numbers of Ethiopian forces have been reported operating in Somali border regions in the recent past, but witnesses said the scale of troop movements was this time far larger. If confirmed, it would be Addis Ababa's first large scale incursion since it invaded Somalia in 2006 with US backing. Ethiopia pulled out three years later after failing to restore order in its lawless neighbour, which has lacked a functioning government for two decades. The Galgudud area is largely under the control of an anti-Shebab militia called Ahlu Sunna wal Jamaa, factions of which have close ties with Ethiopia. Ethiopian soldiers were reported to be up to 50 kilometres (30 miles) inside Somalia in that area. Hardline Shebab insurgents control much of southern Somalia, but are battling both the Western-backed government in Mogadishu and Kenyan troops in the far south, who crossed the border last month to attack rebel strongholds. African Union officials and members of the regional peacekeeping body, the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), held talks this week on bolstering the 9,700-strong AU Mission in Somalia (AMISOM). But no decision for Ethiopia to join Ugandan and Burundian forces in the mission had been made, Dina said. "There is an intention on the part of IGAD members to bolster peacekeeping forces, because as you know the regional countries are working on increasing the numbers of AMISOM," Dina said. "As to Ethiopian (troops) there is nothing that has been decided." The humanitarian crisis in central and southern Somalia sparked by years of conflict and extreme drought is the worst in the world, the United Nations said Friday, with nearly 250,000 people facing imminent starvation. Although the UN downgraded three famine alerts Friday to emergency levels, three other famine zones remain, and aid agencies warn that conflict is hampering access to those in need.
  16. if they enter people will join Al-Shabaab and it is back to square one That's true
  17. Somalia;759914 wrote: Maxaa adiga uu soo duubanee? Wadan kale baan moodhiye in aad joogto, rabsho iney Somalia ka dhacdho is your dream because without it secession is out of the question. So according to you rabsho will stop with Ethiopian troops in Somalia no wonder you are a fan of Cabdilahi Yusuf Madaxa waxa soo duubanaya wixi islaam ah oo inyaro oo damir leh oo ah dad jecel Somalidu inay Xoriyad ku noolaadan.
  18. If history repeats itself again waxa la inugu qasbaya in aynu mar labaad madaxa soo duubano.
  19. Madaxweynaha Uganda oo soo dhaweyay in Dowladda Itoobiya ay qayb ka noqoto dagaalka lagula jiro Al-shabaab Sabti, November 19, 2011 (HOL) − Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni ayaa sheegay inuu si gaar ah u soo dhaweynayo in ciidamada Itoobiya ay galaan mar kale Soomaaliya si ay qayb uga noqdaan howgallada lagula dagaalamayo Xarakada Al-shabaab. Mr. Museveni ayaa hadalkan ku sheegay Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiskiisa Kampala oo ay baahisay warbahainta dalkaas, isagoo intaa ku daray in qorshahan uu wax weyn ka tari doono dib u soo celinta ammaanka Soomaaliya iyo xoojinta ciidamada AMISOM. "Ciidamada Itoobiya ee ku laabanaya Soomaaliya xal u keenaysaa xaaladda dalka Soomaaliya, waayo Al-shabaab awooddeedu waa yaraatay," ayuu yiri Museveni oo intaa raaciyay in ciidamada Itoobiya ay khibarad wanaagsan u leeyihiin la dagaalanka Al-shabaab. Dalka Uganda ayaa waxaa kaga sugan Soomaaliya kumannaan askari oo qayb ka ah ciidamada AMISOM kuwaasoo dowladda KMG ah ka caawinaya dagaalka ay kula jirto Al-shabaab iyo adkeynta nabadda Muqdisho. Madaxewyne Museveni wuxuu hadalkiisa ku sheegay in Itoobiya ay horay ciidammo u geystay Soomaaliya ayna leedahay khibarad ka duwan midda ay dalalka kale ee Bariga Afrika u leeyihiin Soomaaliya, isagoo sheegay in khibarado badan laga faa'iidi doono. Ururka Midowga Afrika ayaa maalin ka hor sheegay inay qorsheynayaan inay ciidammo u diraan Soomaaliya si ay uga mid noqdaan howgallada ay AMISOM ka waddo gudaha Soomaaliya iyo dagaalka lagula jiro Al-shabaab. Dowladda Itoobiya ayaa sannadkii 2006 kumannaan askarteeda ah gelisay gudaha dalka Soomaaliya iyadoo ka baxday 2009, kaddib dagaallo ay dhiig badan qubay oo ay la galeen xoogaggii maxkamadaha islaamka ee uu horkacayo madaxweynaha DKMG ah Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
  20. Yuweri Museveni “Ku soo noqoshada ciidamada Ethiopia ee Soomaaliya waxaa ay xal u noqonaysaa dhibaatadda Soomaaliya waayo haatan Al-Shabab awood badan ma laha waase la sii dhameys tiri doona” Mogadishu Sabti 19 November 2011 SMC Yuweri Museveni “Ku soo noqoshada ciidamada Ethiopia ee Soomaaliya waxaa ay xal u noqonaysaa dhibaatadda Soomaaliya waayo haatan Al-Shabab awood badan ma laha waase la sii dhameys tiri doona” Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Museveni ayaa soo dhaweeyay in ciidamo Ethiopian ah soo galaan gudaha Soomaaliya isla markaana ay ku biiraan dagaalka lagula jiro Xarakadda Al-Shabab sida uu yiri . War xafiiskiisa laga soo saaray oo ay baahiyeen warbaahinta dawlada Uganda ayaa waxaa lagu sheegay in M/weyne musaveni uu si gaar ah u soo dhaweynayo in ciidamada Ethiopia ay Soomaaliya dib ugu soo laabtaan oo ay ka qeyb qaataan hawlgalada lagu doonayo in meesha looga saaro Al-Shabab sida warka lagu yiri. M/weyne Musaveni waxaa uu sheegay in ciidamada Ethiopia ay qibrad wanaagsan u leeyihiin habka loola dagaalamo Al-Shabab waxaana uu xusay inay tahay arrin wax badan ka badali karta xaaladda AMISOM. “Ku soo noqoshada ciidamada Ethiopia ee Soomaaliya waxaa ay xal u noqonaysaa dhibaatadda Soomaaliya waayo haatan Al-Shabab awood badan ma laha waase la sii dhameys tiri doona” ayaa lagu yiri warka laga soo saaray xafiiska M/weynaha Uganda Yuweri Musaveni. Dawlada Uganda waxaa Soomaaliya ka jooga tirada ugu badan ciidamada AMISOM waxaana ay safka hore kaga jirtaa wadamada Africa ee sida weyn ula dagaalsan Al-Shabaab. Midawga Africa ayaa dhawaan sheegay in ciidamo Ethiopian ah ay Soomaaliya usoo dirayaan kuwaasoo Soomaaliya kula dagaalami doona Xarakadda Al-Shabab oo haatan maamula gobolo ku yaala bartamaha iyo koofurta Soomaaliya.
  21. Nimco dareen is a good singer and also one of the prettiest Somali singers of this time but she should I've kept singing for the ONLF, and the freedom of her own people instead of Singing for the people that oppress and commit crimes against her own people. But she still has time to repent so lets wait and see Abaaheed na nin wanaagsan bu ba ahaye oo wadaad eh wakhti baynu siinayna Nimco dareer wey taubad keeni doonta inshallah.
  22. We invite you to join us for an evening with U.S. Secretary of State Hillary Rodham Clinton honoring four women who have dedicated their lives to promoting peaceful, just and open societies in some of the world’s most conflict-affected regions. Sihem Bensedrine Chief Editor, Radio Kalima, Tunisia Shukri Ismail Chairperson, CandeLight, Somaliland Claudia Paz y Paz Bailey Attorney General, Guatemala Sima Samar Chairperson, Independent Human Rights Commission, Afghanistan In memory of its late co-founder, Stephen J. Solarz, Crisis Group will present these honorees with the Stephen J. Solarz Award for Commitment to Peace, Justice and Security. If you would like to make a gift in recognition of Steve’s outstanding contribution to Crisis Group and a life’s work devoted to international public service, please click here. http://www.crisisgroup.org/en/support/event-calendar/award-dinner-2011.aspx