Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,980
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Iska hor imaad dad ku dhintay Oo kadhacay duleedka degmada Taleex Laba qof ayaa dhintay laba kalena waa ku dhaawacmeen kadib markii koox dabley ahi ay rasaas ku fureen gaadhi ay wateen duleedka degmada Taleex ee gobolka Sool. Kooxdan dableyda ah ayaa sida ay noo sheegeen dad ku sugan degmada Taleex ay ka mid ahaayeen dhaliyaro dhowaan laga sii daayey xabsiga Garoowe kuwaas oo ka mid ahaa koox saraakiil ah oo 10/08/2011 ciidamadda Puntland ay qabqabteen iyagoo ku sii jeedey degmada Taleex. Labada Nin ee dhintay ayaa waxaa ka mid ahaa Jaamac Cali Shire oo ay wallaalo yihiin Madxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland iyo wiil wallaalkii dhalay waxaana maqribkii la geeyey magaaladda Garoowe. Weriye Jaamac maxamed Nuur Jeele oo ka mid ahaa dadka falkaasi ku dhaawacmay ayaa waxa uu Boocame online u sheegay in uu arkay oo keliya rasaas ku socota duleedka degmada Taleex waxana uu intaas raaciyey in ay u socdeen hawlo NGO uu lahaa marxuunka dhintay ka fuliyey degmada Taleex. Qaar ka mid ah waxgaradka degmadaas ayaa sheegaya in falkani uu ahaa mid aad u xun hadana la abaabulayo dadkii falkaasi geystey sidii loo soo qaban lahaa ilaa hadana ma jirto war rasmi ah oo laga hayo meel ay ku sugan yihiin iyo wax soo gaadhey. Falkan ayaa ku soo beegmaya xili ay maalmo ka dhinaayeen shir beeleed meelo kala duwan laysaga imaanayey oo ka dhici lahaa 19 bishan degmada Taleex dad badanina ay walaac ku keentay xaalada amaan ee degmadaas
  2. AfricaOwn;764477 wrote: ^^General Tani is very respected, I'm sure the President and him worked out a deal behind close doors to defuse the situation. I don't really see any bad blood here (I hope). They need to give that vacant position to a General from Awdal I think. Be smart about this sh!t. Yeah taani did well for Somaliland in the time he was serving as the Somaliland Commander of the armed forces during the elections last year he did well keeping the security of the country.The New Commander Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) is also from the Gabiley region.
  3. ^^ He was accused by some of the tribal chiefs of Awdal being involved in the seemaal Killings begin this week, there is no actual evidence how ever its kind of damaging for his Military Position he holds for the Country.
  4. Maryacalastii Faroole oo Weerer Qaawan Kusoo Qaadey Shacabka Taleex Dadna ku Laayey Taleex(Allssc.com) Wararka ka imanaya degmadda taleex ee gobolka sool ayaa sheegaya in maryacalastii Faroole ay weerar ku soo qaadeen degmadda taleex ee gobolka sool. Iska horimaadkan ayaa u dhaxeeyay dadka rayidka ah ee degmada taleex iyo maryacalasta Faroole. Markey gudaha magaalada usoo galeen ayey markiiba waxey xabad aan loo aabe yeelin ku fureen shacab horfadhiyey goob weyn oo loo diyaarinayey in lagu qabto shirkii beesha SSC u balansaneyd dhawaan, kadibna dhalinyaro badan ayaa guryahooda qoryo kala soo baxay iskana difaacey dadkii daalimiinta ahaa ee weerarka gardarada ah ku yimi degmada Taleex gudaheeda, kadibna waxaa ka dhashay khasaare dhimasho iyo tiro dhaawac ah. Inta ilaa hadda la xaqiijiyay hal qof ayaa ku geeryooday oo ka mid ahaa dadka degaanka dhaqnaa ilaa iyo sadex kalena way ku dhaawacantay, iyadoo markii dambe ay dib uga baxeen maryacalastii soo weerartagtey kadib markey iska caabin xoogan kala kulmeen shacabka xalaasha ah ee degmada taariikhiga ah ee Taleex. Weerarkan ayaa imanaya xili ay shalay ay ku guuldareysteen odayaal uu faroole Garoowe xoogaa lacaga uga soo dhiibay oo loogu talo galey inay shacabka reer buuhoodle looga been abuurto, laguna abaabulo madaharaad lagu taageerayo danaha Faroole iyo beeshiisu ka leeyihiin shacabkan ay dulmiga ku hayaan. Waxaanu isku deyeynaa inaanu dhawaanahan ka helo warar dheeraada oo faah-faahsan si aanu udiinku soo gudbino, hadii alle idmo.
  5. Hal Qof Oo Ku Dhintay Weerar Ay Ciidamada Puntland Ku Qaadeen Degmada Taleex Iyo Xaalada Oo Cakiran. Taleex(Ramaas) Dec. 11, 2011- Ugu Yaraan qof ayaa la sheegay in uu ku dhintay iyo saddex kalen ay ku dhaawacmay weerar ay ciidamada Puntland galabta ku qaadeen degmada Taleex ee gobolka Sool. Wararka ka soo baxaya jiidaas ayaa sheegaya in Magaalada ay ka dhacday rasaasayn xoog leh oo dhexmartay ciidamada ka yimid dhanka Puntland iyo ciidan beelood Magaalada difaacayay ,iyada oo shacabku ay gadood ka muujiyeen maleeshiyada ku soo duushay dhulkooda, waxaana jirto is –hubayn ballaadhan. Dadkii weerarkaas ku dhaawacmay ayaa la gaadhsiiyay Magaalada Garoowe sida ay wararku sheegayaan,kuwaasoo wakhtigan lagu daawaeynayo cisbitaalka Magaaladaas. Inakstoo la sheegayo in qaar ka mida dhaawaco ay xaaladoodu halis tahay. Weerarka ay soo qaadeen ciidamada Puntland, ayaan la ogayn ujeeda ka dambaysa, maadaama oo ay degmada gacanta ku hayeen ciidan ka amar qaato odayaasha dhaqanka ee beelaha dega deegaankaas.
  6. Che -Guevara;764426 wrote: A Government without land and land with out Government-how ironic. Lol tallow maxay isu sheegeyan
  7. Madaxweynaha Somaliland oo xilkii ka qaaday Taliyaha ciidanka qaranka December 11th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka xilkii ka qaaday Taliyihii ciidanka qaranka Gen. Nuux Ismaaciil Taani, waxaanu Taliyaha cusub ee ciidanka qaranka u magacaabay Maxamed Xasan Jidhif. waxa kale oo uu madaxweynuhu xilkii ka qaaday Hogaanka Hawl-gelinta Ciidanka Qaranka JSL, Xasan Cabdi Yuusuf (Xasan Keyse), waxaanu xilkaasi u magacaabay Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale). Sidaasna waxa lagu sheegay war saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo u qornaa sidan “Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta Digreeto Madaxweyne Xilalkii kaga Qaaday Taliyihii hore Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland iyo Hogaanka Hawl-gelinta Ciidanka Qaranka, isla markaana waxa uu Madaxweynuhu xilalkaa u magacaabay Taliye Cusub iyo Hogaan. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: In baahi loo qabo in la dardar geliyo hawlaha Ciidanka Qaranka; Markuu Tixgeliyey: La tashiga Madaxda ay Arrintani khusayso; Markuu Arkay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay; Wuxuu go’aansaday; In uu xilalkii ka qaado Taliyihii hore ee Ciidamada Nuux Ismaaciil Taani, iyo Hogaanka Hawl-gelinta Ciidanka Qaranka JSL, Xasan Cabdi Yuusuf (Xasan Keyse) Waxaanu uga mahad naqay mudadii ay xilalkan u soo hayeen, hawshii ay qaranka u soo qabteen. Sidoo kale Madaxweynuhu isaga oo sunaha Dawladnimo fulinaya waxa uu magacaabay Taliyaha Cusub ee Ciidanka Qaranka JSL oo laga bilaabo maanta noqonaaya Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) Sidaa si la mida waxa uu Madaxweynuhu xilkii ka qaaday hogaankii Hawl-gelinta ee ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Xasan Cabdi Yuusuf (Xasan Kayse) Waxaanu magacaabay Hogaanka Cusub ee Hawl-gelinta Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale) Madaxweynuhu waxa uu Digreetadan ku Amray Wasiirka Gaashaandhiga iyo La-taliyaha Arrimaha Gaashaandhiga ee Madaxweynaha in ay Saraakiishaa Xilalka ugu kala wareejiyaan Sida ugu dhakhsaha badan
  8. Abdul how is posting a demonstration something negative apparently the ssc rebel supporters don't agree how the G6 is organizing the conference. This how ever will just make sure the two talk and come to a solution it would have been a problem if the problem was not addressed at all. It's a minor issue the ssc rebel guys want to attend the conference representing the ssc rebel group, the conference organizers the G6 are saying you should come as an individual lining behind you're sub Clan chief. Anything from that the Khaatumo conference is going well so far so duceya.
  9. ^^ where did i say that i want the meeting to fail.
  10. banaanbax balaaran oo lagaga soo horjeedo shirka khaatumo2 oo maanta ka dhacay buuhoodle Mudaharaad balaadhan oo ay ka soo qayb galeen bulshada qaybeheeda kala gadisan ee ku sugan magaalada buuhoodle ee xarunta g/cayn ayaa maanta ka dhacay buuhoodle. mudaharaadkan oo ahaa mid lagaga soo horjeeday shirka khaatumo2 ee lagu wado in uu ka dhacao deg,taleex ee g/sool mudaharaadkan ayaa waxaa isugu soo baxay dad badan oo shacabka g/cayn ah waxayna dareenkoda ku muujiyen banaanbaxasi oo ay ku tilmaamen inay ka soo horjeedaan shirka khaatumo2 oo ay sheegen in lamarin habaabiyay lagana leexiyay go,aamadii lagu heshiiyay shirkii khaatumo1 ee magalada london. waxayna dadwaynahani ku dhawaaqayeen ssc ha,noolaato iyo shacabka ssc waa inay taageran mamulka ssc banaanbaxan ayaa waxaa sidoo kale uu wax kabadalay dhaqdhaqaaqa magalada buuhoodle waxana maanta magaalada ka dhacay shirar badan iyo socod laga dareemayay qabiiloyinka dage gudaha buuhoodle. waxaana ay beelahasi soosari doona go,aamo cad oo ku saabsan shirka khaatumo2 ee ka dhicidoona magalada taleex ee g/sool. waxaaad goordhow daawan doontan vedio lasoco darwiishtv
  11. Al Shabab oo gantaalo ku tuuray diyaarad maanta duqeeysay Baardheere Xarakada Al Shabab ayaa marki ugu horeysay gantaalo iska caabin ah ku tuuray diyaaradaha dagaalka Kenya ee maalmihi ugu danbeeyey beegsanayey magaalooyinka ay ka taliyaan Al Shabab. Laba diyaaradood oo ah kuwa miiga ah ayaa maanta duqeeyey magaalada Baardheere mar kale, weerarki maanta waxa uu ahaa kii labaad ee ay diyaaradaha dagaalka Kenya ku qaadaan Baardheere kadib duqeynti Khamiisti. Idaacada Andalus ee ku hadasho codka Al Shabab ayaa laga baahiyey in ay ku fashilmeen Kenya weerarki cirka ahaa ee ay ka fuliyeen maanta Baardheere, waxa sarkaal u hadlay Al Shabab uu sheegay in ay ku tuureen gantaalada lidka diyaaradaha isla markaana ay ku qasbeen in ay diyaaradaha dib uga laabtaan magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Gantaaladi maanta ay ku garaaceen diyaaradaha Kenya magaalada Baardheere ayaa mid ka mid ah waxa uu ku dhacay xarunta hey’ada Bisha Cas ay ku leedahay Baardheere, halkaasi oo uu ku dhaawacmay hal ruux oo rayid ah. Weerarki Khamiisti hore ka dhacay magaalada Baardheere ayaa ka qasaara badnaa kii maanta sida ay sheegeen dadka deegaanka, weerarkaasi waxaa ku dhintay hal ruux halka uu qof kale ku dhaawacmay. Horseed Media
  12. Yaaaa Qabyalaadu maxay dad jar jartay allow u sahal
  13. Somalina;764243 wrote: Well put Thankful. Xaaji Xunjuf where you at? waan ku salaamey awoowe. Tababarkii wiilashaada SOL xagguu maraayaa? kkkk Somalina awoow alaya salimak tabarki meel wanaagsan bu maraya maalin dhow awoow dhowr ba qalin jabinaya waad ku casumaantahay idinki ilahay
  14. Well done Adna adan ismail she loves her people and country
  15. ^^^war SSC is not a rebel its a xisbi ha noolaato ssc
  16. A khadar the Somaliland political culture is that every one eats from the same cake nepotism is an alien concept even though Somalilanders with the union with Somalia for 31 years they were effected by the Koonfurian (Maffia Culture).In Somaliland the smallest Clan doesn't take Shit from the Bigger Clans in Somaliland this has created a healthy Political environment in Somaliland.But this is an ancient way of living in Somaliland the Communities back in the days were living like this they were just not as modern as we are today in the 21 century.The problem is Most Somalis view things from a Clanish perspective even people associate the current TFG which is supposed represent all of Somalia people still associate's it with a certain Somali Clan even though there is clear Powers haring Formula. A khadar you are familiar with that Saying in 1907 a group of dervishes arrived under the Command of Darwiish Axmed Boos in buhoodle and Killed a group of Men Loyal to Ducaale fagaase. The Tribes Men of Ducaale fagaase said we want the killers to be caught and than a Clan related individual to Axmed Boos subclan said War Ducaalow Nimanki tolkeen dilay,, Darawiish ba dishay markasu yidhi Ducaale fagaase war ma inagi ba isku dawladeyney lol A khadar as forcing i believe there is no force in Somaliland no can force any one the Garaad Clan Was part of the garowe Clan enclave before or lets just say part of the Community was part of the Garowe Clan enclave were they forced to be part of Garowe?. Maybe you even supported the Garowe Clan enclave some of you're tribesmen still support the Garowe Clan enclave including the top Garaads. Lets just hope the khatumo conference sorts things out inshallah.