-
Content Count
29,944 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
^^ We are one people
-
banaanbax balaaran oo lagaga soo horjeedo shirka khaatumo2 oo maanta ka dhacay buuhoodle Mudaharaad balaadhan oo ay ka soo qayb galeen bulshada qaybeheeda kala gadisan ee ku sugan magaalada buuhoodle ee xarunta g/cayn ayaa maanta ka dhacay buuhoodle. mudaharaadkan oo ahaa mid lagaga soo horjeeday shirka khaatumo2 ee lagu wado in uu ka dhacao deg,taleex ee g/sool mudaharaadkan ayaa waxaa isugu soo baxay dad badan oo shacabka g/cayn ah waxayna dareenkoda ku muujiyen banaanbaxasi oo ay ku tilmaamen inay ka soo horjeedaan shirka khaatumo2 oo ay sheegen in lamarin habaabiyay lagana leexiyay go,aamadii lagu heshiiyay shirkii khaatumo1 ee magalada london. waxayna dadwaynahani ku dhawaaqayeen ssc ha,noolaato iyo shacabka ssc waa inay taageran mamulka ssc banaanbaxan ayaa waxaa sidoo kale uu wax kabadalay dhaqdhaqaaqa magalada buuhoodle waxana maanta magaalada ka dhacay shirar badan iyo socod laga dareemayay qabiiloyinka dage gudaha buuhoodle. waxaana ay beelahasi soosari doona go,aamo cad oo ku saabsan shirka khaatumo2 ee ka dhicidoona magalada taleex ee g/sool. waxaaad goordhow daawan doontan vedio lasoco darwiishtv
-
Nin Hal Mar Wada Guursaday Laba Haween Ah Gobalka Awdal - Video
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in General
Nin Rag ah -
Al Shabab oo gantaalo ku tuuray diyaarad maanta duqeeysay Baardheere Xarakada Al Shabab ayaa marki ugu horeysay gantaalo iska caabin ah ku tuuray diyaaradaha dagaalka Kenya ee maalmihi ugu danbeeyey beegsanayey magaalooyinka ay ka taliyaan Al Shabab. Laba diyaaradood oo ah kuwa miiga ah ayaa maanta duqeeyey magaalada Baardheere mar kale, weerarki maanta waxa uu ahaa kii labaad ee ay diyaaradaha dagaalka Kenya ku qaadaan Baardheere kadib duqeynti Khamiisti. Idaacada Andalus ee ku hadasho codka Al Shabab ayaa laga baahiyey in ay ku fashilmeen Kenya weerarki cirka ahaa ee ay ka fuliyeen maanta Baardheere, waxa sarkaal u hadlay Al Shabab uu sheegay in ay ku tuureen gantaalada lidka diyaaradaha isla markaana ay ku qasbeen in ay diyaaradaha dib uga laabtaan magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Gantaaladi maanta ay ku garaaceen diyaaradaha Kenya magaalada Baardheere ayaa mid ka mid ah waxa uu ku dhacay xarunta hey’ada Bisha Cas ay ku leedahay Baardheere, halkaasi oo uu ku dhaawacmay hal ruux oo rayid ah. Weerarki Khamiisti hore ka dhacay magaalada Baardheere ayaa ka qasaara badnaa kii maanta sida ay sheegeen dadka deegaanka, weerarkaasi waxaa ku dhintay hal ruux halka uu qof kale ku dhaawacmay. Horseed Media
-
Yaaaa Qabyalaadu maxay dad jar jartay allow u sahal
-
Demonstration in Borame (Awdal State flag waved)
Xaaji Xunjuf replied to Somalina's topic in Politics
Somalina;764243 wrote: Well put Thankful. Xaaji Xunjuf where you at? waan ku salaamey awoowe. Tababarkii wiilashaada SOL xagguu maraayaa? kkkk Somalina awoow alaya salimak tabarki meel wanaagsan bu maraya maalin dhow awoow dhowr ba qalin jabinaya waad ku casumaantahay idinki ilahay -
Official Somaliland provincial football tournament thread
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
togdheeer got owned lool -
^^^What about NFD
-
Well done Adna adan ismail she loves her people and country
-
^^^war SSC is not a rebel its a xisbi ha noolaato ssc
-
How to adress girls from diffrent Somali regions? Abaayo, Huuno, etc.
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in General
Just say Nayaaaaaaaaa hooy Shaaha shub Ragi Raga so galay eh -
A khadar the Somaliland political culture is that every one eats from the same cake nepotism is an alien concept even though Somalilanders with the union with Somalia for 31 years they were effected by the Koonfurian (Maffia Culture).In Somaliland the smallest Clan doesn't take Shit from the Bigger Clans in Somaliland this has created a healthy Political environment in Somaliland.But this is an ancient way of living in Somaliland the Communities back in the days were living like this they were just not as modern as we are today in the 21 century.The problem is Most Somalis view things from a Clanish perspective even people associate the current TFG which is supposed represent all of Somalia people still associate's it with a certain Somali Clan even though there is clear Powers haring Formula. A khadar you are familiar with that Saying in 1907 a group of dervishes arrived under the Command of Darwiish Axmed Boos in buhoodle and Killed a group of Men Loyal to Ducaale fagaase. The Tribes Men of Ducaale fagaase said we want the killers to be caught and than a Clan related individual to Axmed Boos subclan said War Ducaalow Nimanki tolkeen dilay,, Darawiish ba dishay markasu yidhi Ducaale fagaase war ma inagi ba isku dawladeyney lol A khadar as forcing i believe there is no force in Somaliland no can force any one the Garaad Clan Was part of the garowe Clan enclave before or lets just say part of the Community was part of the Garowe Clan enclave were they forced to be part of Garowe?. Maybe you even supported the Garowe Clan enclave some of you're tribesmen still support the Garowe Clan enclave including the top Garaads. Lets just hope the khatumo conference sorts things out inshallah.
-
Augustine Mahiga is Right Diplomat for Somali Affairs
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^ lets blame it on the SNM lol -
Waba macasalama wanaagsan lool
-
Nin Dhalinyaro ah oo Lagu dilay Deeganka Goryo ku dhalka ee Ceelbardaale oo Maydkiisii la keenay Gabiley… posted by: Axmed Kulan Nin Dhalinyaro ah oo Lagu dilay Deeganka Goryo ku dhalka ee Ceelbardaale oo Maydkiisii la keenay Gabiley… Hargeysa/ToggaHerer 06 Dec 2011 Nin Dhalinyaro ayaa maydkiisa Galabta la keenay Magaalada Gabiley Ninkan Dhalinyarada ah ee la dilay ayaa Da`diisu lagu sheegay ilaa Labatan Jir Waxaana magaciisa la yidhaa Iid Muuse. Ninkan dhalinayarada ah ayaa la sheegay in lagu dilay Deeganka ay ka taagan tahay Shaqaaqdu oo Habeen Hore waabarigiina lagu dilay Saddex Ruux Dilkan u dambeeyey ayaa ka dhacay meesha la yidhaa Gorayo ku dhalka. Dilkan ayaa la sheegayaa in ay Fuliyeen rag ka soo Jeeda Dhinaca Beesha Dilla ee Hore looga dilay Saddexda Nin ee Mirta lagu dilay. Ciidamo Fara badan oo u badan Milatary ayaahaatan ku sugan Deeganka ay ka taagan tahay Shaqaaqadu.. Sidoo Kale Tiro Odayaal ah oo gaadhaya ilaa Lix Oday ayaa laa xidhay Dhinaca Beesha Gabiley Sidoo kale Siyaasiga Ahna la taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Siyaasada ayaa isa haatan ku xidhan Xaruta CID … Dhinaca Kale Odayaasha Beelaha Dilla ayaa ku adkaysanaya In La bedelo taliyaha Guud ee Ciidamada Somaliland Nuux Taani oo ay sheegayaan in uu ka mid Yahay Raga ay isku hayaan Deeganka muranku ka taagan yahay . Warqabadka ToggaHerer Are you against this or support this do you know where the killers are maybe some where in dila who knows or borama or even further do you think they should be caught?
-
^^ they were caught today watch here http://www.boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=929&catid=66&Itemid=117 Dude these people were butchered no one shot them they were butchered Now tell me where is the justice of the Gabiley Nomad?
-
A khadar last night a nomadic Boy was killed near ceelbaardaale by armed Gangs where is that justice you preach or is justice just for certain Communities Possible suspects i want evidence if i today claim a Khadar killed a person i need proof. Neigboring Clans fight an awdalite sultan today said that Muse Biixi is clean and had nothing to do with these accusations.
-
A_Khadar;763825 wrote: And what is the law? not to denounce the murders? Or mentioning the names of mass murders like Nuux Taani is a crime... Oh Allah.. It's time for Awadalities to have their freedom.. Where in the world are we. Your militia called ciidamada killed innocent people and who says anything about is arrest.. Does any one have proof Nuux taani Killed any one or just more lies and lies Ciidamo killed People these people were butchered and there is no evidence no one knows where and who these people are A khadar are you saying Awdal is under occupation like sool loooolz
-
^^ no one is above the law
-
Ciidanka CID-da Boorame oo Xabsiga dhigay Siyaasi Reer Boorame ah Boorame(Waaheen) Ciidanka baadhista Danbiyadda CID-da Gobolka Awdal ayaa shalay galab xabsiga dhigay Maxamed Jaamac ****** oo ka mid ah Siyaasiyiinta Gobolka Awdal. Ilaa hada Xukuumadda Somaliland Xadhiga ****** kamay hadal hase yeeshee sida uu Wariyaha Gobolkaasi ku soo waramayo waxa lala xidhiidhinayaa qudbad uu shalay ka jeediyay kulan ay Siyaasiyiinta, Madax dhaqameedka iyo Odayaasha gobolkaasi ku Canbaareynayeen Dilkii ka dhacay Ceel-berdaale. Qudbada Maxamed Jaamac ****** oo ahayd mid aad u kululayd waxa uu Eedo kul kulul ugu soo jeediyay Taliyaha Ciidanaka Qaranka Somaliland Nuux Taani oo uu ku tilmaamay Canjeexii Xeebta Jasiira ku xasuuqi jiray Dad shicib ah oo aan waxba galabsan. Isagoo tusaale ugu soo qaatay inuu ka danbeeyay Dilka sadexdii Nin ee dhawaan lagu khaarajiyay Ceel-berdaale. Inkastoo masuuliyiintii qudbadaas ka hadashay hadaladoodu ay kululaayeen hadana ****** mooyee ilaa hada Cid kale oo loo xidhay ma jirto. Waxase warar kale oo gobolkaas aanu ka helaynaa sheegayaan in lagu daba jiro Rag kale oo lagu Eedaynayo inay hadalo kicin ah sameeyeen.
-
^^ destructive people love destruction
-
A_Khadar;763803 wrote: Xiin even that peace and stability is no longer the case.. Just because people get killed just like every where else in the world it does not mean there is no peace and stability my friend