-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
I wonder why this suddenly now the Khaatumo conference would be good if all stakeholders attend The tribal Chiefs The NGO's the ssc rebel group the organizers the G6 and G15 i would even suggest to invite the Somaliland Politicians and the Politicians from the Garowe Clan enclave marka na hala yidhaahoo war reerka maxa u dan ah.
-
Go’aamo ka soo Baxay Shaqaaqadii Ceerigaabo iyo Wasiirka Daakhiliga oo Farriin u Diray Ciidammada Sun 04th Dec,2011 Ceerigaabo (Jam)- Guddida dhexdhexaadinta dhinacyada shaqaaqadii khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca isugu jira sababtay ee dhawaan ku dhexmartay magaalada Ceerigaabo, ayaa soo saaray shalay go’aan ka kooban siddeed qodob oo xal u noqda khilaafyo beeleed waqtiyo kala duwan ka dhacay Gobolka Sanaag. Xaflad loo sameeyay shaacinta go’aanka guddiga oo lagu qabtay shalay hoolka shirarka ee dawladda hoose ee magaalada Ceerigaabo, waxa ka qaybgalay weftiga xukuumadda Somaliland ka socda ee uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Md. Maxamed Nuur Carraale (Duur), ergooyinkii nabadaynta ee gobollada dalka ka kala yimi, isimada, cuqaasha beelaha Gobolka Sanaag iyo dadweyne fara badan. Gudoomiye-ku-xigeenka guddida dhexdhexaadinta Mr. Maxamuud Cawed, ayaa kulankaas ka akhriyey go’aannada ay ka soo saareen shaqaaqadii labada dhinac ku dhexmartay Ceerigaabo, kuwaas oo u dhigan sidan: “1. Marxuum Aadan Ismaaciil Xasan oo hore loogu dilay tuulada Ceel-qoxle waxa laga xukumay 100 halaad iyo gabadh. 2. Marxuum Cabdi Cabdillaahi Jibriil oo lagu dilay badhtamaha magaalada Ceerigaabo waxa isna laga xukumay 100 halaad oo dhogor ah iyo 60 halaad oo lacag ah oo hashiiba tahay $200 doollar, isugayna noqonaysa $12,000 (laba iyo toban kun) oo doollar. 3. Marxuum Jaamac Ismaaciil Jibriil oo ahaan jiray taliyihii Saldhigga Daallo waxa laga xukumay 100 halaad oo magtiisii ah iyo 30 halaad oo lacag ah oo laga soo qaaday taliye lagu dilay saldhiggiisii, hashiibana qiimaheedu tahay $200 dollar, isugayna noqonaysa $6000 oo dollar. 4. Marxuum Shiine Yaasiin Xiin-finiin oo ahaa taliyihii Saldhigga Booliska ee Degmada Fiqifuliyo waxa laga xukumay 100 halaad oo magtiisii ah iyo 50 halaad oo lacag ah oo aannu ka soo qaadnay, maadaama dhowr nin wada dishay marxuumka, hashiina qiimaheedu yahay $200 doollar, isugaynteeduna tahay $10 kun oo dollar. 5. Marxuum Faarax Axmed Jaamac oo lagu dilay badhtamaha Ceerigaabo, gaar ahaan Beerta Xorriyadda waxa laga xukumay 100 halaad oo dhogora oo magtiisii ah iyo 50 halaad oo aannu ka soo qaadnay maadaama rag hubaysan oo gaadhi SURF ah watay soo weerareen marxuumka kadibna dilkaas geysteen, hashii walbana qiimaheedu waa $200 dollar, isu gayntuna tahay $10 kun dollar. 6. Dhammaan jifiyaha iyo ganaaxa waxa lagu bixinayaa muddo bil gudaheed ah oo ka bilaabanta 03 December 011, kuna eg 03 January 2012. 7. Baaqiga magweynta waxa lagu bixinayaa muddo 6 bilood ah oo ka bilaabanta 03 December 2011, kuna dhammaata 03 June.2012. 8. Markasta iyo meel kasta oo lagu kala qaadanayo xukunnadaasi dhacay waa inay goob-joog ka yihiin guddida dhexdhexaadinta iyo maamulka Gobolka Sanaag, waxana tallaabo sharci ah laga qaadi doonaa cid kastoo hakad gelisa fulinta go’aannadaasi.” Dhinaca kale, markii go’aannadaasi lagu dhawaaqay kadib waxa munaasibaddaas ka hadlay wakiillada labada dhinac ee la dhexdhexaadinayey, kuwaas oo caddeeyey inay si duuduub ah u aqbaleen xukunkaas, isla markaana diyaar u yihiin fulintooda. Boqor Maxamed Boqor Axmed Cali - Beesha Woqooyiga Ceerigaabo - iyo Garaad Cabdillaahi Cali Guuleed - Beesha Koonfurta Ceerigaabo oo iyaguna halkaas ka hadlay, ayaa si weyn u soo dhaweeyey go’aannadaas, waxayna ballanqaadeen inay labada dhinacba ku kaantarooli doonaan fulinta xukunka guddiga dhexdhexaadintu ka soo saareen xiisaddii u dhexaysay. Guddoomiyaha guddida dhexdhexaadinta Siciid Maxamuud Ismaaciil (Bidaar), ayaa isaguna uga mahadceliyey dhinacyada xurguftu ku dhexmartay magaalada Ceerigaabo siday u dhagaysteen, u ixtiraameen guddidooda, una aqbaleen go’aannada ay ka soo saareen khilaafkii u dhexeeyey. Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo isaga iyo weftigiisuba goob-joog ka ahaayeen kulankaas, ayaa farriin u diray ciidammada ammaanka oo uu ku adkeeyey inay ilaaliyaan amniga loo xilsaaray, isagoo carrabka ku adkeeyey aanay xukuumad ahaan aqbali doonin in iyadoo ciidammadii qaranku ku sugan yihiin Gobolka Sanaag, haddana markasta ka dhacaan falal amni-darro oo soo noqnoqda, khalkhalna gelin kara nabadgelyada gobolkaas. Md. Duur waxa uu tilmaamay inay guul u tahay guud ahaan bulshada Somaliland, gaar ahaan reer Ceerigaabo go’aannada nabadadeed ee ergedadhexdhexaadinta ka soo saareen xiisaddii khasaaraha badan dhalisay, waxaannu sheegay inay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo hoggaamiyo ka go’an tahay nabadaynta bulshada Somaliland. Waxa uu intaa ku daray in xukuumad ahaan diyaar u yihiin inay la kulmaan beelaha wax ka tabanaya saami-qeybsiga xukuumadda.
-
Islamists win 65% of the vote in first round of elections Egypt's Islamist parties, including the moderate Muslim Brotherhood and the hard-line Salafist party al-Nour, won 65.25% of the vote in the first round of legislative elections, the electoral commission announced Sunday. Voting will end in January. By News Wires (text) AFP - Islamist parties have won 65 percent of votes for party list seats in the first round of parliamentary elections, according to official figures obtained by AFP on Sunday. The moderate Muslim Brotherhood won 36.62 percent of the vote, followed by the hardline Salafist Al-Nur party with 24.36 and the moderate Al-Wasat with 4.27, according to a chart provided by elections committee secretary general Yusri Abdel Karim. Abdel Karim said that the committee would not provide percentages until the end of voting on January 10, but according to an official chart he provided the Muslim Brotherhood's Freedom and Justice Party list won 3.56 million out of 9.73 million valid ballots. The Al-Nur party won 2.37 million, and the Wasat party 415,590 votes. The liberal coalition the Egyptian Bloc received 13.35 percent, with 1.29 million votes. The percentages cannot be calculated into the number of seats each party list will receive until the final results for the whole country are in.
-
Abdul;763033 wrote: Im not against the culture but where is the so called gov,xaaji? In Ceerigaabo sanaag's Capital
-
Abdul;763029 wrote: I thought they said there was a government.Oh well. its the work of the Guurti and the work of Somaliland's interior minister I love the Somaliland culture Gar la wada dhigto geed hoostisa gabdho la isi siiyo
-
Somalia;763022 wrote: We work with them you do not, which is why the people live like peasants in refugee camps across 3 borders. I suggest you drastically change your politics. Compare Somaliland and Puntland to your region, Gode looks like it did in 1977. People do not fight when they know they can't win, they fight when there's a chance of winning. Do not use the Somaliland name to bash other Somalis that is a thing we do not accept
-
PUNTLAND vs GALMUDUG XOG WARAN dood kulul nadaara daawo
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Somalia this is just some fadhi ku dirir odayga Galmudug na wuxu leeyahay ii kaadi ii kaadi yarkan caruurta waxba ma garanayo Kan kale na Galmudug wuxu ku sheegeya nidaamka xafaada lol Waleh its Cajiib -
PUNTLAND vs GALMUDUG XOG WARAN dood kulul nadaara daawo
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Clan fadhi ku dirir on TV waleh Somali ba waxa ka weynan -
The balkanisation of Somalia - unfolding before our very eyes.
Xaaji Xunjuf replied to OdaySomali's topic in Politics
We are all to blame for that -
Shir lagu darsayo xoojinta Nabadgelyadda iyo la dagaalanka Argagixisada oo ka furmay Hargeysa December 3rd, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Md. Maxamed C/laahi Cumar ayaa maanta shir balaadhan oo la xidhiidha la dagaalanka argagixisada iyo xoojinta ammaanka ka furay Huteelka Ambassador ee caasimada Hargaysa, kaasi oo socon doona muddo laba maalmood ah. Waxa ka soo qayb galay shirkan Wasiirro, Ha’yadaha qaramadda midoobay, Xildhibaano ka kala socday labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliland (Wakiiladda iyo Guurtida), Taliyayaasha ciidanka Qaranka iyo Booliska iyo masuuliyiin kala duwan. Wasiirka wasaarada arrimaha dibada Maxamed Cabdilaahi Cumar oo shirkaasi ka hadlay ayaa sheegay shirkani ku saabsan yahay in dib u qiimayn lagu sameeyo lana xoojiyo hay’adaha dhinaca nabadgalyada ee dalka ka jira. Wasiirku waxa uu ku dooday in beesha caalamku ay u heelan tahay inay kaalin muuqata ka qaadato, adkaynta Nabadgalyada iyo la dagaalanka Argagixisada. Maxamed C/laahi Cumar ayaa sheegay in mandaqada Somaliland ku taallaa ay ka jiraan duruufo nabadgelyo oo adag isla markaana Somaliland looga baahan yahay in shicib iyo xukuumadba la iska kaashado sidii ildheer loogu yeelan lahaa ammaanka iyo xasiloonida dalka. Sidoo kale waxa halkaasi Ka hadlay Janaton Sandy oo isagu wakiil ah Wakiilka qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Augustina Mahiga,waxaanu sheegay inay Somaliland kala shaqayn doonaan xoojinta ammaanka dalka iyo la dagaalanka argagixisada iyo budhcad badeeda oo uu ku tilmaamay dhibaatooyin caalami ah oo u baahan in la iskakaashado. Ugu dambayntii waxa shirkaasi ka hadlay sarkaal ka socday dalka Somaliland la dariska ah ee Itoobiya oo isagu ka hadlay dhibaatada argagixisadu ku hayso mandaqada iyo sida uu waajib u yahay la dagaalankoodu.
-
Official Somaliland provincial football tournament thread
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
-
Public Misinformation and Propaganda - Rejoinder to: All Doors are slammed on “Somaliland’s” Secessionist Faces by Mohamed Yabarag By Diriye H. Abdilahi December 03, 2011 Ronald Reagan famously said to Jimmy Carter in a presidential debate “there you go again”, to contest what heperceived to be an inaccurate narrative of his public record by Mr. Carter. In the spirit of that famous quote I must say there you go again Mr. Yabarag. If you repeat a lie enough it becomes the reality of the uninformed and a nutrient to the deficient mind. Its only benefactors become the doers of death, destruction and evil. If one takes the time to read all of Mr Yabarag articles one will discover the fascinating similarities in tone and in content as well as its acute over the top exaggeration of the facts. The only window or door that is near shut is the unionist plan to sabotage Somaliland democratic growth. Mr Yabarag contribution can perhaps be channeled toward creating a durable co-habitation plan between the unionist and the former warlord who are currently in charge of Somalia. While I have a deep profound respect for his freedom of expression, it should not however in any shape of form consider most of work factual based information. Mr. Yabarag has been bestowed with the honorable title of WardheerNews.com contributor. Thus far his contribution to the honorable news site has been, in my humble opinion a text book propaganda based campaign against a democratic and peaceful nation. The author’s writing is reminiscent of pre-Rwanda genocide propaganda and the dehumanization strategy of Joseph Goebbels. While I do not believe his intentionis to incite tribal war I am afraid the end result of the unionist propaganda can lead to regrettable and unfortunate political discourse. The Republic of Somaliland has the durable institutions and democratically inspired leadership that can withstand the barrage of inaccurate statements coming from abroad. However,it is the Diaspora that must be vigilant against the unruly unionist and their manipulative agenda. To be received as reality a propaganda must evoke the interest of an audience and must be transmitted through an attention-getting communications medium, it must heighten the anxiety,frustration and fear of the recipient through perceived or minimal infraction. "one-clan secessionist state ……Isaq the SNM Clan in the Centre ….The communities of Sool, Sanaag and Cayn as well as Makhir have always detested the idea of one-clan state being erected in their backyard”. The author’s article sreads like the Hutu Ten Commandments published in a Hutu journal called kangura. These Ten Commandments consider Hutus who cooperated with the Tutsi in any manner as a traitor. Mr. Yabarag's constant fixation with perceived tribal dissatisfaction and political discontentment based on imaginary clan issues in the Republic is nothing more than an attempt by the unionist to lay the foundation for the exportation of the incurable diseases which have ailed Somalia over the past two decades. In times ofs oul searching and peace keeping why would anyone stoke the fears of the uninformed to disturb a hard earned peace and balanced prosperity? I find it comical when the author takes the liberty of advising Somaliland government on foreign affairs. “I hope the current politicians of “Somaliland” will redeem themselves and initiate a constructive dialogue with their counterparts in Mogadishu”. Are you kidding me, what would be the topic of the day? Does the author truly believe that the TFG has any sort of political or leadership legitimacy in Somalia. Perhaps Mr. Yabarag assumes the TFG acceptance of foreign invasion has earned them enough creditability to be seated at the same table as democratically elected officials of Somaliland. I have come to realize Mr. Yabarag utter disregards for the people of Somaliland and its leadership but at least have the common decency to give some differentiations in basic human elements between a legitimate government and IGAD appointed expats. To The People of Somaliland The Republic of Somaliland andits entire population is on the right path, a path to democracy and peace guided by virtues based on tradition and common goals. While some might view the rebirth of the second republic, the restoration of dignity and humanity to millions of oppressed people as an exclusive endeavor. The citizens of Somaliland enjoy today peace and freedom through under the creation of a government that is accountable and transparent. It is never too late to contribute to the democratic growth of your nation. If your voice has not been heard before now is the time to speak for the continuation of the peace and development that has been taking root in Somaliland. Do not fall prey to those who wish to deprive you of the peace and property which they enjoy in foreign lands. Many of you have seen the evil of dictatorship and the agony of leaderless governing? Do not let the un-invested few destroy what you have built through shared sacrifice and determination. There is no greater recognition than that of self determination through God given rights. Stand for democracy, stand in unity and hold firm to your principals of equality and justice for all. Let your democratic foundation be the pillars which strengthen your national morality and all the functionaries of your government. Do not become an easy conquest to those who can now barely hold you in check when united. The platform is yours use it wisely and use it for peace and brotherly love. I hope in the near future Mr.Yabarag would entertain us with an analysis that demands close examination of the past and present, with disciplined generosity to the years ahead. May Allah bless Somaliland and its people and may he give peace and prosperity to Somalia. Diriye H Abdilahi Peaceand Milk
-
Safiirka Dalka Masar U Fadhiga Dalka Kenya Oo Hargeysa Ka Sheegay In Dalkiisu Markii Ugu Horeysay Somaliland Ka Hirgalinayo Mashaariic Maalgalineed Iyo Wasiirka Khaarajiga Oo Hadalkiisii Markhaati U Helay. Hargeysa (Ramaas) Dec 3,2011 – Dawlada Masar ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqday inay maalgashi ka samayso deegaanada Somaliland, kuwaas oo ay ka mid yihiin warshadaha iyo isgaadhsiinta. Safiirka dalka Masar u fadhiya Kenya Mr Ayman Majid Abas oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa Magaaladda Hargeysa, balse maanta warbaahinta la kulmay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay imaanshiyaha Magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa, isaga oo ka sheekeeyay ujeedada uu halkan u yimid. Safiirka dawlada Masar u fadhiya dalka Kenya Mr Ayman Majid Abas oo dhowrkii maalmood ee u dambeeyay ku sugnaa Somaliland isla-markaana kulamo la qaatay masuuliyiin uu ka mid yahay wasiirka arimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa waxa uu sheegay in dawladiisu doonayso inay maalgalin ka samayso Somaliland isaguna uu u yimid Hargeysa si uu u sahamiyo arimahaasi “Masar waxay doonaynaa inay halkan ka samayso mashaariic maalgalineed, sida isgaadhsiinta, Masar-na waxay ka mid tahay wadamada Afrika ee ugu horumarsan dhinaca isgaadhsiinta” ayuu yidhi safiirka Masar ee dalka Kenya, waxaanu intaa ku daray in dawlada Masar doonayso inay Somaliland u soo dirto dhakhaatiir “Masar waxay doonaysaa inay Somaliland u soo dirto dhakhaatiir.” Mr Ayman Majid waxa kale uu iftiimiyey sida dawlada Masar ay danaynayso inay Somaliland xidhiidh ula yeelato, isaga oo soo qaaday inay wasiirka arimaha dibada ka wada hadleen arimo badan. Safiirka oo la waydiiyay sida dawladiisu u aragto faro-galinta dawladaha Kenya iyo Itoobiya ku sameeyeen dalka Soomaliya ayaa diiday inuu arintaasi ka hadlo isaga oo ku jawaabay “Su’aashaasi waxaan ka jawaabi doonaa markaan Muqdisho taggo” Waa markii ugu horeysay ee dawlada Masar sheegto inay Somaliland ka samaynayso maalgashi, iyadda oo lagu tiriyo inay ka mid tahay wadamada Afrika ee qadiyada madax-banaanida Somaliland caqabada ku ah, balse imaanshiyada safiirka Masar ee dalka Kenya ee Magaaladda Hargeysa waxa uu ka markhaati kacayaa hadal uu dhawaan sheegay wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, kaas oo uu ku sheegay inay hadda xidhiidh diblumaasiyadeed leeyihiin Somaliland iyo Masar “Dalka Masar oo sumcad weyn ku leh siyaasada Afrika iyo Carabtaba, balse ka maqnayd saaxada siyaasada Somaliland hadda waxa noo socda wada hadalo nuxurkoodu ka turjumayo inaanu iskaashi ictiraafka Somaliland wax ka tari karaa na dhex maro.” Sidaa waxa yidhi wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar.
-
Sports: Ahmed Bile commits to Georgetown University
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in General
Make us proud like you're daddy did -
Happy birth day president siilaanyo
-
Well done nabadu macaana meyee kuwi dagaalka iclaamin jiray eeh reer hebel iyo reer hebel baa is haysta ku qadhaabaan jiray
-
Ok carafaat
-
Why is saado cali warsame nominated twice
-
Official Somaliland provincial football tournament thread
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Hawd is leading with one goal sanaag 0
-
Popular Contributors