-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
^^^What about NFD
-
Well done Adna adan ismail she loves her people and country
-
^^^war SSC is not a rebel its a xisbi ha noolaato ssc
-
How to adress girls from diffrent Somali regions? Abaayo, Huuno, etc.
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in General
Just say Nayaaaaaaaaa hooy Shaaha shub Ragi Raga so galay eh -
A khadar the Somaliland political culture is that every one eats from the same cake nepotism is an alien concept even though Somalilanders with the union with Somalia for 31 years they were effected by the Koonfurian (Maffia Culture).In Somaliland the smallest Clan doesn't take Shit from the Bigger Clans in Somaliland this has created a healthy Political environment in Somaliland.But this is an ancient way of living in Somaliland the Communities back in the days were living like this they were just not as modern as we are today in the 21 century.The problem is Most Somalis view things from a Clanish perspective even people associate the current TFG which is supposed represent all of Somalia people still associate's it with a certain Somali Clan even though there is clear Powers haring Formula. A khadar you are familiar with that Saying in 1907 a group of dervishes arrived under the Command of Darwiish Axmed Boos in buhoodle and Killed a group of Men Loyal to Ducaale fagaase. The Tribes Men of Ducaale fagaase said we want the killers to be caught and than a Clan related individual to Axmed Boos subclan said War Ducaalow Nimanki tolkeen dilay,, Darawiish ba dishay markasu yidhi Ducaale fagaase war ma inagi ba isku dawladeyney lol A khadar as forcing i believe there is no force in Somaliland no can force any one the Garaad Clan Was part of the garowe Clan enclave before or lets just say part of the Community was part of the Garowe Clan enclave were they forced to be part of Garowe?. Maybe you even supported the Garowe Clan enclave some of you're tribesmen still support the Garowe Clan enclave including the top Garaads. Lets just hope the khatumo conference sorts things out inshallah.
-
Augustine Mahiga is Right Diplomat for Somali Affairs
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^ lets blame it on the SNM lol -
Waba macasalama wanaagsan lool
-
Nin Dhalinyaro ah oo Lagu dilay Deeganka Goryo ku dhalka ee Ceelbardaale oo Maydkiisii la keenay Gabiley… posted by: Axmed Kulan Nin Dhalinyaro ah oo Lagu dilay Deeganka Goryo ku dhalka ee Ceelbardaale oo Maydkiisii la keenay Gabiley… Hargeysa/ToggaHerer 06 Dec 2011 Nin Dhalinyaro ayaa maydkiisa Galabta la keenay Magaalada Gabiley Ninkan Dhalinyarada ah ee la dilay ayaa Da`diisu lagu sheegay ilaa Labatan Jir Waxaana magaciisa la yidhaa Iid Muuse. Ninkan dhalinayarada ah ayaa la sheegay in lagu dilay Deeganka ay ka taagan tahay Shaqaaqdu oo Habeen Hore waabarigiina lagu dilay Saddex Ruux Dilkan u dambeeyey ayaa ka dhacay meesha la yidhaa Gorayo ku dhalka. Dilkan ayaa la sheegayaa in ay Fuliyeen rag ka soo Jeeda Dhinaca Beesha Dilla ee Hore looga dilay Saddexda Nin ee Mirta lagu dilay. Ciidamo Fara badan oo u badan Milatary ayaahaatan ku sugan Deeganka ay ka taagan tahay Shaqaaqadu.. Sidoo Kale Tiro Odayaal ah oo gaadhaya ilaa Lix Oday ayaa laa xidhay Dhinaca Beesha Gabiley Sidoo kale Siyaasiga Ahna la taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Siyaasada ayaa isa haatan ku xidhan Xaruta CID … Dhinaca Kale Odayaasha Beelaha Dilla ayaa ku adkaysanaya In La bedelo taliyaha Guud ee Ciidamada Somaliland Nuux Taani oo ay sheegayaan in uu ka mid Yahay Raga ay isku hayaan Deeganka muranku ka taagan yahay . Warqabadka ToggaHerer Are you against this or support this do you know where the killers are maybe some where in dila who knows or borama or even further do you think they should be caught?
-
^^ they were caught today watch here http://www.boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=929&catid=66&Itemid=117 Dude these people were butchered no one shot them they were butchered Now tell me where is the justice of the Gabiley Nomad?
-
A khadar last night a nomadic Boy was killed near ceelbaardaale by armed Gangs where is that justice you preach or is justice just for certain Communities Possible suspects i want evidence if i today claim a Khadar killed a person i need proof. Neigboring Clans fight an awdalite sultan today said that Muse Biixi is clean and had nothing to do with these accusations.
-
A_Khadar;763825 wrote: And what is the law? not to denounce the murders? Or mentioning the names of mass murders like Nuux Taani is a crime... Oh Allah.. It's time for Awadalities to have their freedom.. Where in the world are we. Your militia called ciidamada killed innocent people and who says anything about is arrest.. Does any one have proof Nuux taani Killed any one or just more lies and lies Ciidamo killed People these people were butchered and there is no evidence no one knows where and who these people are A khadar are you saying Awdal is under occupation like sool loooolz
-
^^ no one is above the law
-
Ciidanka CID-da Boorame oo Xabsiga dhigay Siyaasi Reer Boorame ah Boorame(Waaheen) Ciidanka baadhista Danbiyadda CID-da Gobolka Awdal ayaa shalay galab xabsiga dhigay Maxamed Jaamac ****** oo ka mid ah Siyaasiyiinta Gobolka Awdal. Ilaa hada Xukuumadda Somaliland Xadhiga ****** kamay hadal hase yeeshee sida uu Wariyaha Gobolkaasi ku soo waramayo waxa lala xidhiidhinayaa qudbad uu shalay ka jeediyay kulan ay Siyaasiyiinta, Madax dhaqameedka iyo Odayaasha gobolkaasi ku Canbaareynayeen Dilkii ka dhacay Ceel-berdaale. Qudbada Maxamed Jaamac ****** oo ahayd mid aad u kululayd waxa uu Eedo kul kulul ugu soo jeediyay Taliyaha Ciidanaka Qaranka Somaliland Nuux Taani oo uu ku tilmaamay Canjeexii Xeebta Jasiira ku xasuuqi jiray Dad shicib ah oo aan waxba galabsan. Isagoo tusaale ugu soo qaatay inuu ka danbeeyay Dilka sadexdii Nin ee dhawaan lagu khaarajiyay Ceel-berdaale. Inkastoo masuuliyiintii qudbadaas ka hadashay hadaladoodu ay kululaayeen hadana ****** mooyee ilaa hada Cid kale oo loo xidhay ma jirto. Waxase warar kale oo gobolkaas aanu ka helaynaa sheegayaan in lagu daba jiro Rag kale oo lagu Eedaynayo inay hadalo kicin ah sameeyeen.
-
^^ destructive people love destruction
-
A_Khadar;763803 wrote: Xiin even that peace and stability is no longer the case.. Just because people get killed just like every where else in the world it does not mean there is no peace and stability my friend
-
Gaacuurow anigu cid aan tageero ba iska yar xita Siilaanyan colownay oo aan xalay la hadlay oow waxan ku idhi la talihahaga iga dhigo wu ka war wareeegey saakaan hadana la hadlay oo xirsi toorile telefoonka igu damiyey. So i am pretty pissed today. Ps this is good news another embassy in mogadisho Somalia the future looks bright.
-
Culimo-awdiinka Somaliland oo ku baaqay In Shareecada la hor-keeno Gacan ku Dhiiglayaashii Seemaal ku laayay 3 Qof iyo kuwii Boosaaso ku Dilay Sheekha “Waxaanu Illaahay ka baryaynaa inuu Masiibo deg deg ah ku rido kuwii dadka Masaakiinta ah Laayay” Sh. Yuusuf Aadan Hargeysa(Waaheen)-Qaar ka mida Culimo-awdiinka waaweyn ee Somaliland ayaa si kulul u cambaareeyay Falalkii foosha Xumaa ee dhawr maalmood ka hor lagu laayay saddexdii Nin ee lagu dilay Deegaanka Saameel iyo Sh. Dr Axmed Xaaji C/raxmaan oo ka mid ahaa Culimadda waaweyn ee Somalida, kaasoo isagana habeen afaraad lagu dilay maagaaladaa Boosaaso. Culimadan oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Hoteelka Hadhwanaag ee Magaalada Hargeysa waxa ay Dawlada Somaliland ku adkeeyeen inay gacanta ku soo dhigto dadkii falkaasi fuliyay, isla markaana la horkeeno Sharciga oo lagu Xumo shareecada Islaamka, sida ku cad Diinta Islaamka iyo Dastuurka dalkana qisaas lagu fuliyo. Sidoo kale waxay culimadu Saxaafada u qaybiyeen Bayaan isugu jira baan nabadeed, Cambaarayn Dilalkaasi la xidhiidha iyo Talooyin ay u soo jeediyeen Xukuumadda Somaliland iyo Maamul Puntland oo ay ka codsadeen inay ka hawl galaan sidii loo soo qab qaban lahaa shida wadayaashii Dilalka ka fuliyay Deegaanka Saameel ee Gobolka Awdal iyo Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari Puntland. Waxaana Qoraalkaasi ay Culimada Somaliland soo saareen ku saxeexnaa inka badan 23 Wadaad oo ka mida Culimada-awdiinka waaweyn ee dalka, kuwaasoo ay ka mid yihiin Sh. Yusuf Aadan Maxamed Sh.Maxamed Cumar Dirir, Sh.Maxamed Cali Geedi, sh.Maxamed Cali Jamac M.Cali Gadhle), sh.Cismaan Cali Xuseen (Cismaan Laangadhe), Sh.Maxameed Aadan Muxumed, Sh.Maxamed Ibrahim Odowaa (Janagale), Sh.Cali Warsame, Sh.CabdiNaasir Xaaj Axmed, Sh.Faysal Cali Faarax, Sh.CabdiQani Xuseen Maxamed, Sh.CabdiWaaxid Xaashi Xasan, Sh.CabdiSamad Cabdilaahi Cabdi, Sh.Ismaaciil Cabdilaahi Jaamac (dheeg), Sh.Cawil Faatax Shire, Sh.Maxamed Cabdi Jamac (Carab), Sh.Almis Sheekh Yaxye Sh.Maxamed Shukri Xasan, Sh.CabdiQani Aw Saalax, Sh.Cabdilaahi Daahir Jaamac, Sh.Axmed Sh.Jibriil iyo culimo kale oo door ah. Sh. Yusuf Aadan Maxamed oo ka hadlay Shirkaasi Jaraa’id ee Culimo-awdiinka Somaliland baaqa ka soo saareen ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin faldambiyeedyadii lagu laayay dadka aan waxba galabsan, waxaanu tilmaamay dhibaatooyinka amni daro ee ka dhalan kara“Iyadoo labaatankii sanadood ee u dambeeyay umadda Somaliyeed dhiigoodu iska ahaa Xashiish hadana mandaqadaha Somaliland iyo Puntland waxay ahaayeen amaan oo nabad gelyo ayaa layskaga noolaa, laakiin waxyaabaha iminka dhacay waa waxyaabo runtii aad iyo aad u fool xun oo laga naxo. Waa waxyaabo u baahan in dadkii geystay gacan bir ah lagu soo qabto, anaguna marka hore waxaanu Illaahay uga baryaynaa dadkii geystay inuu Basiibo deg deg ah ku rido, isla markaana illaahay sahlo sidii loo soo qaban lahaa ee Maxakamad Cadaalad ah loo soo saari lahaa”. Sheekhu isagoo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi“Arintan ka dhacday Deegaanka u dhexeeya Gabiley iyo awdal waa fal aad u fool xun oo aad looga xumaado, waxaanan Dawlada Somaliland ka codsanaynaa inay gacanta ku soo dhigto dadkii geystay, tan kale ee lagu Dilay Dr. Sh Axmed Xaaji C/raxmaan waxaanu leenahay Maamulka Puntland waa in la soo qabtaa cidii ka dambeysay oo shareecada islaamka lagu xukumaa, isla markaana Xukun Qisaas ah loogu fuliyaa”. Sidoo kale Sh. Yuusuf Aadan waxa uu iftiimiyay kaalinta uu Bulshada Somalida ugu jiray Sheekhii dhawaan lagu Dilay Magaalada Boosaaso, kaasoo uu sheegay inay mudo dheer saaxiib ahaayeen“Dr Axmed Xaaji C/raxmaan anagu mudo dheer ayaanu saaxiib ahayn oo isku xidhayn, waxaanu ka baxay dhamaan umadda Soomaliyeed oo dhan, waxaanu ahaa Nin Illaahay cilmi iyo aqoon ku beeray, markaa waxaan umadda Somaliyeed u soo jeedin lahaa inaan la layn culimadda, culimaddu Islaamka oo dhan ayay ka dhaxaysa, waxaynu nahay dad Islaam ah, mana banana in qof dhiigiisa si fudud lagu galo” – “waxa dhacday dhawaan Inan yar ayaa Nin Masaajid Tafsiir ka marinaya xabad ku dhuftay isagoo doonaya inuu Illaahay ugu dhawaado, ka dib markii uu wax yar ka socday meeshii uu Ninka ku dilay ayuu Af-weynta u dhacay oo Aayadihii uu Daliishanayay la horkeenay ilaa hadana wiilkii yaraa sidii buu ku noolyahay oo marba wuu dhacayaa, markaa Dhiig Islaam qofkii galaa sidaasi ayuunbuu noqonayaa, kuwa falalkan iminka geystayna waxaanu illaahay uga baryaynaa sidaasoo kale ”ayuu yidhi. Baaqan ka soo yeedhay Culimo-awdiinka Somaliland ayaa ku soo beegmaya xili marmaba marka ka dambeysa ay isa soo tarayaan dhawaaqyada Maslaxadeed ee qaybaha Bulshada Reer Somaliland iyo Cambaaraaynta laga soo jeedinayo Dilkii foosha xumaa ee habeen afaraad lagu khaarajiyay saddexdii nine e lagu laayay Deegaanka Saameel, kuwaasoo aan ilaa hada si rasmiya loo shaacin cidii ka dambeysay dilkooda, laakiinse tiro dad ah oo loo aanaynayo inay ku lug lahaayeen gacanta lagu hayo.
-
Somaliland Enemies are behind the Saameel Massacre
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
i will not be surprised if the 3 men brutally murdered were killed by people who are allied to the Garyaqaan Mr Nuur who lives in Canada the self styled president just to create tensions between the People of Gabiley and awdal. But walaga horeya walaga dambeya aint going to happen Mr Nuur. -
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee dowladda Talyaaniga posted by: Webmaster Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee dowladda Talyaaniga Muqdisho, Arbaco, December 7, 2011———-Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Xuseen Carab Ciise ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee dowladda Talyaanigu u soo magacowday dalka Soomaaliya Ambassador Andrea Mazzella kaasoo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Intii uusan la kulmin Ku-simaha R/wasaaraha Amb. Mazzella ayaa waxa uu kulan gaar ah la qaatay madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sh. Axmed isaga oo madaxweynuhu uu kala wareegay waraaqihii aqoonsiga safiirnimo, halkaasoo ay warbixno ku kala qaateen. Shir jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen Ku-simaha R/wasaaraha iyo Amb. Andrea Mazzella ayay ku sheegeen in iyada oo laga duulayo horumarka dhanka ammaanka ee caasimadda iyo howlaha baaxada leh ee ka socda dalka ay dowladda Talyaanigu diirada saareyso sidii ay xiriir dhow ula yeelan laheyd dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed sidaasi owgeedna ay lagama maarmaan u aragtay inay dib uga furto magaalada Muqdisho safaaradeedii. Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Xuseen Carab Ciise ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka Talyaaniga sida ay ugu garab taagan yihiin taageerada Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna si gaar ah ugu hambalyeeyay R/wasaaraha cusub ee dalka Talyaaniga isagoo ka codsaday in taageeradooda ay laba jibaaraan. “Dowladdaha kale ee Yurub iyo kuwa adduunka waxaan ka codsaneynaa inay ku daydaan dowladda Talyaaniga oo ay dib uga furtaan Soomaaliya safaaradahoodii si loo helo xiriir iyo wada shaqeyn joogto ah” ayuu yiri Mr. Carab. Amb. Andrea Mazzella ayaa isna dhankiisa sheegay inuu ku faraxsan yahay in loo soo magacaabo dalka Soomaaliya oo ay xiriir qota dheer kala dhaxeyso dowladiisa Talyaaniga, wuxuuna xaqiijiayay in Bisha Janaayo 2012-ka ay si rasmi ah uga furan doonaan safaaradoodii gudaha garoonka caalamiga ah ee magaalada Muqdisho.
-
Mintid Farayar;763780 wrote: The radicalization of the NSUM diaspora will eventually burn itself out. They will eventually come home, just like the Samater brothers. The SL gov't just has to concentrate on keeping the intercommunal peace internally - a challenging task among poor, aggressive 'geeljireyaal'. With a strong Guurti leadership assisting the Govt i think the Somaliland government can pull it off with the help of Allah.
-
Barlamanka Kenya oo ka doodaya in Kenya ay ku biirto AMISOM Nairobi: (Sh. M. Network) Barlamanka dalka Kenya ayaa *ka doodaya maalinta bari ah in ciiidamada Kenya ay ka mid noqdaan ciidamada AMISOM. Gudoomiye ku xigeenka* barlamanka dalka Kenya Faarax Macalin* oo maanta ka hadlayay caasimada dalkaasi ee Nairobi ayaa waxa uu sheegay in barlamankooda uu ka doodi doono maalinta bari ah ansixintii Golaha wasiiradda Kenya ee ku aadaneyd in ciidamooda ay qeyb ka noqdaan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM taasi oo loo gudbiyay barlamanka. Faarax Macalin ayaa sheegay in sababta wasiiradda Kenya ay u ansixiyeen in ciidamada Kenya ay ka mid noqdaan AMISOM ay tahay in ay meesha ka saaraan Xarakada Al Shabaab, waxaana uu sheegay in uu filayo in barlamanka uu isku raaco ansixinta ciidamadooda in ay ka mid noqdaan AMISOM. Gudoomiye ku xigeenka* barlamanka dalka Kenya oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu sheegay in ciidamada Kenya ay difaacayaan maslaxada dalkooda ayna ka qabanayaan shacabka Soomaaliyeed waxa uu ku sheegay qaswadayaasha Al Shabaab. Urur goboleedka IGAD kulan ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa* ayaa waxa ay kaga codsadeen dowladda Kenya in ay ka mid noqoto howlgalka ciidamada AMISOM ee Soomaaliya. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. NALA SOO XARIIR webmaster@shabelle.net
-
Popular Contributors