Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=p47ZfgoSwVM#!" frameborder="0" allowfullscreen>
  2. Taliyihii Hore Ee Maleeshiyadda SSC Iyo Wefti Uu Ku Jiro Guddoomiyihii Buuhoodle Oo Maanta Hargeysa U Imanaya Gogoshii Nabada Ee Madaxwayne Siilaanyo “Haddii la doonayo nabada waarta, yaan la isku guryo noqon oo nin walba Inaadeertii aanu guursan ee Inaabtidii ha guursado oo dadku tol iyo xidiid ha noqdo” Hadraawi “Anigu waxaan ka mid yahay dadka carruurtoodu Burco joogaan oo 16 sanadood ayaanan arag carruurteydii” Odey reer Buuhoodle ah Hargeysa (Waaheen) – Maamulka Gobolka Togdheer ayaa shalay Magaaladda Burco ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka socday deegaanka Buuhoodle, kuwaas oo isugu jiray saraakiil ka tirsan maleeshiyada SSC iyo madaxda Buuhoodle. Masuuliyiintan la soo dhaweeyay oo qado sharaf loogu sameeyay huteel Palaza ee Magaaladda Burco, ayaa waxay sheegeen inay aqbaleen gogoshii nabada ee Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxayna sheegeen inay doonayaan inay dhawaan Madaxwaynaha la kulmaan. Kulankan qadada ah ee Burco loogu sameeyay kooxda ka socotay SSC iyo Buuhoodle, ayaa waxa ka qayb-galay Odayaal uu ka mid yahay Maxamuud Aaden Dhari oo ka mid ah guddida horumarinta Burco hadal uu halkaasi ka jeediyeyna waxa uu ku sheegay in reer Buuhoodle yihiin dad reer Somaliland ah loona baahan yahay inay ka qayb-galaan dawlada. Maxamuud Aaden Dhari waxa uu ugu baaqay reer Buuhoodle in aanay madaxa-taagin oo ay umaddooda wax la qayb-sadaan “Waxaynu nahay dad is-dhalay oo aan meel kala tageyn oo dhiigoodu isku talaalan yahay, waxaanu idin leenahay dalku dalkiinii weeyaan, Somaliland-baad tihiin, waanu idin doonaynaa waxba madaxa ha taagina oo ku soo noqda dalkiinii oo noo kaalaya, gacmo furan ku soo dhawaada oo dawlada ka qayb-gala oo shacabka ka qayb-galla, guryihiinii ayaa weli Burco ah oo aad ogtihiin, wax la idinka leeyahayna ma jirto.”ayuu yidhi Odey Dhari. Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in dagaalada joogtada ah ee dhex mara dadka Soomalida ah ay sabab u tahay tolnimadii iyo xididnimadii oo meesha ka baxday isla-markaana hadda la is-ilaamaadeer guursado “Anigu waxaan ka hadli lahaa, waar colaadan joogtada ah iyo dhiigan daadanaya ee keenaya naxariis darada ee keenaya kala guuraya ee kenaya in cadaabta lagu muto ayay dabada ku haysaa, dagaalkan dhacaya maxaa u sabab u ah, markaa waxaan leeyahay aynu ku noqono sidii dadkii hore nabada u ilaalin jireen, imikana wax isku ahaantii ayaa meesha ka baxday, markaa dhaqankeenii aynu dib ugu noqonay.” Ayuu yidhi Abwaan Hadraawi waxaanu intaa ku daray “Haddii la doonayo nabada waarta, yaan la isku guryo noqon oo nin walba Inaadeertii aanu guursan ee Inaabtidii ha guursado oo dadku tol iyo xidiid ha noqdo” Xariir Maxamed Axmed oo ah guddoomiyihii hore ee Buuhoodle isla-markaana hore uga soo horjeeday Somaliland oo ka mid ahaa weftiga reer Buuhoodle ee Burco lagu soo dhaweeyay oo halkaasi hadal kooban ka jeediyay ayaa yidhi “Waxaanu soo dhawaynaynaa gogoshii iyo nabadii uu dhigay Madaxwaynuhu, waxaanu soo dhawaynaa baaq Cuqaasha iyo salaadiinta gobolku soo jeediyeen, waanuna ajiibnay, qof kasta oo Islaam ahna nabada ayaanu ku boorinaynaa, anaguna waanu ka shaqeynaynaa.” Mr Xariir waxa uu sheegay in aanay madaxa taageyn, dadka reer Buuhoodlena ay diyaar u ahaayeen inay dadkooda Somaliland wax la qayb-sadaan, balse intii hore xukuumaddu galbeedka Somaliland ka soo jeedday oo ay ku fogeyd “Hadalkii Maxamuud Aaden Dhari aan midh ka Idhaahdo, Abti saddexdii sano ee horena bahashu meel dhexe ayay taalay, intii dambe ee ay Galbeed tagtayna waxaanu lahayn bahashii fogaatee miyay noo soo noqoto (xukuumadda), markii ay Bari ku soo noqotayna labada hadal ayaanu isku khilaafsanayn oo waxaanu lahayn qoladaa Hahar-jeclo way na jiidhayaan iyo waar maahee iga ayaynu albaabkooda gali karaynaa, markaa madaxa maanaan taagin ee waxaanu islahayn albaabka ayaad hadda gali-karaysaan, laakiin barigii hore galbeed ayay taalay, wakhti aan Hargeysa tagayna waxay yidhaahdeen “reer bari ayaad tahay maaha”, markaa madaxa maanaan taagin oo dadku diyaar ayuu u ahaaye albaabada fura oo cagta u dhiga, mida kale Burco ayaanu idinku soo dhawaynaa naga daaya, waayo Burco waa taayadii.”ayuu yidhi. Taliyihii hore ee maleeshiyadda nabad-diidka ah ee SSC Maxamed Aaden Geedi (Curri) oo isna halkaasi ka hadlay ayaa yidhi “Waxaanu u soconay inaanu heshiisiino beelaha walaalaha ah ee reer Somaliland oo aanu ciidamadoodana isku mid ka dhigno, waxaanuna doonaynaa inaanu Hargeysa tango oo uu aanu Madaxwaynaha aragno, wixii waajibkayaga ahna anaga ayaa garaneyna oo qabsanayna.” Cabdiraxmaan Xaaji Ismaaciil oo ka mid ah odayaasha reer Buuhoodle ayaa isaguna yidhi “Anigu waxaan ka mid yahay dadka carruurtoodu Burco joogaan oo 16 sanadood ayaanan arag carruurteydii, habeen-baan guure ku maray oo intaan sheed ka arkay ayaan intaan salaamay dhaafay.” Weftigan reer Buuhoodle ayaa maanta Hargeysa u imanaya arimo la xidhiidha gogoshii nabada ee hore Madaxwayne Axmed Siilaanyo ugu baaqay
  3. If hargeysa doesn't come too buhoodle Buhoodle will come to hargeysa
  4. Abdul;765025 wrote: This cheap politics will not get you far xx.What you failed to get through war,you will not get through any other means. War what war there is no need for war
  5. Harrgeisa (Somalilandpress)-Somaliland Foreign Affairs minister Dr. Mohamed Abdilahi Omar made lengthy speech on country’s foreign policy triumphs in front of Council of Elders that held an unusual session today at parliament premises. Dr. Mohamed Abdilahi kicked off his speech and said, “It is great honor and pleasure for me to come before the prestigious Council of elders that deserves respect and admiration from the nation. The world acknowledges the key role that you played in rebuilding this nation of Somaliland. I have initiated the meeting in order to brief you when it comes to the tremendous responsibility that this nation bestowed upon us. The foreign minister spoke about the tenets that Somaliland foreign policy is based. He said, “The main aim that this nation has set his foreign policy guidelines are of two prongs. The first is to gain recognition as an independent country and nation and being member of the world. The second is to have close cooperation with the world on economy, politics, and peace. In 2001, the people of Somaliland unanimously voted in favor of opting for independence and it was the will and the wish of the people and cannot be hijacked or reversed.That decision is the basis for the policies of previous Councils and the current ones and he told that this has to bear fruit and it must be fought for as well.” The minister reiterated that there is no other government that remains determined to protect, preserve and promote the interest of the people then the current administration. The minister said that one of the major issues chosen for this government is to capitalize on that decision taken by the people and to embark on mission of gaining recognition for the country. He added that today Somaliland is headed by veteran politician well known in the emancipation era who was also one of the legends in that struggle. The ball is in the court of incumbent president Ahmed Siilaanyo and is determined to protect the interest of the country. On the other hand, the minister told at the podium that once the current ruling party won the presidential elections, we assessed a road map towards the recognition of Somaliland and we came up with well-coordinated efforts in strengthening relations that Somaliland have with the world. The minister said that there were weaknesses that we set our eyes on and we came up with new strategy of correcting those errors when it comes to Somaliland’s quest for recognition. The minister explains that the world knows Somaliland well and we tell the world that they should not turn blind eye to the will and wishes of Somaliland people. The minister sent clear message to the world by calling on them to measure and assess the feelings and our wishes that we want to be merited by giving recognition to this young, calm, quiet, and peaceful nation in the region. The minister again repeated that Siilaanyo’s administration is committed to have robust ties with the Arab world. He mentioned that the president of Somaliland and delegation he headed visited to UAE and Kuwait this year. Once the president set foot on United Arab Emirates, it became clear that they changed their stance. They had seen Somaliland as country that they can have relations with and pledged to carry out investment projects. They are now accomplishing twenty water wells. They are ready to start plans of bettering water which we expect them to begin soon. The minister added that Kuwait which the president visited is embarked on renovating country’s airports be it Hargeisa and Berbera. He told that they contributed 10 million earmarked for renovating country’s airports. The minister spoke about recent relations that the government had with Egypt and said that Egypt being strong nation when speaking about African affairs specially Somaliland and Somalia. He further said that it is country that has got strong voice. He added that last week the Egyptian ambassador to Kenya visited Somaliland and we held talks concerned on wide range of issues on the region and Somaliland’s interest. The Egyptian government is revising the policy towards the region and it extended an invitation to the government of Somaliland. Delegation will be heading to Cairo recently. The minister expressed his content in attending two summits that IGAD held and he said that they demanded from the African Union to be presented again a comprehensive report conducted in 2005. He affirmed at the meeting that the British government and Denmark doubled the humanitarian assistance earmarked to Somaliland and stated that they are ready to deal directly with Somaliland government. Dr. Mohamed Abdilahi Omar, Somaliland foreign minister added the world delegations coming to the country demonstrate good sign. He affirmed that his governments have healthy relations with United Nations Organization and told that a comprehensive report were submitted to the UN Security Council and held special meeting with Somaliland in Nairobi. This consequently brought about that the Un Security Council invited Somaliland to attend the General Assembly and we submitted lengthy report about Somaliland concludes the minister.
  6. Abbas attends raising of Palestinian flag at UNESCO Palestinian Authority leader Mahmoud Abbas saw the Palestinian flag raised at UNESCO headquarters in Paris on Tuesday following the decision to grant Palestine membership in October, a move that prompted the US and Israel to halt UNESCO funding. By News Wires (text) AFP - The Palestinian flag was raised for the first time on Tuesday above a UN agency, the UNESCO headquarters in Paris, in a diplomatic victory won despite stiff resistance from the US and Israel. President Mahmud Abbas looked on as the flag was raised and the Palestinian anthem played, just weeks after Palestine won admission to UNESCO in move that sparked fury and reprisals from Washington and Israel. "President Abbas wants to show the importance he attaches to UNESCO," a Palestinian diplomat said ahead of the ceremony. "And this is the first time that the flag will be flown at the headquarters of a UN institution." UNESCO said the flag-hoisting was a symbolic ceremony "to mark Palestine's admission to the organisation" that takes place each time a new member joins. The Palestinians were admitted to the body in late October, when the UNESCO general assembly voted 107-14 to make Palestine its 195th member. The result angered the United States, Israel's staunch ally, which says the Palestinians must first reach a peace agreement with Israel before they can become full members of an international organization. Washington immediately suspended its funding to the UN body, which selects and oversees World Heritage sites and also works in areas from literacy and media freedom to science and environmental issues. US President Barack Obama said he had frank and firm words with his French counterpart Nicolas Sarkozy, voicing Washington's disappointment because Paris had supported the Palestinian UNESCO bid. The US cash freeze deprived UNESCO of 22 percent of its budget, leaving a hole of $65 million (49 million euros) this year and a $143 million shortfall for 2012-2013. This forced its director general, Irina Bokova, to announce drastic savings, even though some countries pledged exceptional contributions, among them Indonesia with $10 million and Gabon with $2 million. Israel, for its part, took its own retaliatory measures, by deciding to accelerate settlements in occupied East Jerusalem and the West Bank and freezing the transfer of funds to the Palestinian Authority. Every month, Israel transfers tens of millions of dollars in customs duties on Palestinian-bound goods that transit through Israeli ports, but it often freezes them as a punitive measure during disagreements. Faced with international criticism, Israel later lifted its freeze on the funds, which represent a large chunk of the Palestinian Authority's budget. Admission to UNESCO has had no impact on the Palestinians' bid for full UN membership. They would need nine votes out of 15 in the Security Council, but the United States has made clear that it would veto the bid. Abbas, who reiterated on December 5 that he would push on with his campaign for UN membership, will meet Sarkozy after the UNESCO ceremony. He will then head to Brussels, after postponing planned visits to London and Ankara to next month.
  7. Palestinian flag to fly at UNESCO headquarters Palestinians wave their national flag in front of the headquarters of UNESCO in November 2011. The Palestinian flag will be hoisted Tuesday at UNESCO headquarters, over a month after its admission to the UN cultural agency sparked anger and reprisals from the United States and Israel. AFP - The Palestinian flag will be hoisted Tuesday at UNESCO headquarters, over a month after its admission to the UN cultural agency sparked anger and reprisals from the United States and Israel. President Mahmud Abbas will travel to Paris to attend the event, which led Washington to pull funding to the UN organisation, and which is seen by many as a step on the Palestinians' road to eventual UN membership. "President Abbas wants to show the importance he attaches to UNESCO," said a Palestinian diplomat. "And this is the first time that the flag will be flown at the headquarters of a UN institution." The UN Educational, Scientific and Cultural Organisation says the flag-hoisting is a symbolic ceremony "to mark Palestine's admission to the organisation" that takes place each time a new member joins. The Palestinians were admitted to the body in late October, when the UNESCO general assembly voted 107-14 to make Palestine its 195th member. The result angered the United States, Israel's staunch ally, which says the Palestinians must first reach a peace agreement with Israel before they can become full members of an international organization. Washington immediately suspended its funding to the UN body, which selects and oversees World Heritage sites and also works in areas from literacy and media freedom to science and environmental issues. US President Barack Obama said he had frank and firm words with his French counterpart Nicolas Sarkozy, voicing US disappointment because Paris had supported the Palestinian UNESCO bid. The US cash freeze deprived UNESCO of 22 percent of its budget, leaving a hole of $65 million this year and a $143 million shortfall for 2012-2013. This forced its director general, Irina Bokova, to announce drastic savings, even though some countries pledged exceptional contributions, among them Indonesia with $10 million and Gabon with $2 million. Israel, for its part, took its own retaliatory measures, by deciding to accelerate settlements in East Jerusalem and the West Bank and freezing the transfer of funds to the Palestinian Authority. Every month, Israel transfers tens of millions of dollars in customs duties on Palestinian-bound goods that transit through Israeli ports, but it often freezes them as a punitive measure during disagreements. Faced with international criticism, Israel later lifted its freeze on the funds which represent a large chunk of the Palestinian Authority's budget. UNESCO membership has had no impact on the Palestinians' bid for full UN membership. They would need nine votes out of 15 in the Security Council, but the United States has made clear that it would veto the bid. Abbas, who reiterated on December 5 that he would push on with his campaign for UN membership, will meet Sarkozy after the UNESCO ceremony, then go on a tour that takes him to the capitals of Britain and Turkey.
  8. I am a Somali and I'm proud My longing for her will continue And my country will flourish I am a Somali and proud Mogadishu is the moon Hargeisa is the great I love Kismayo I am a Somali and proud We will not stoop despite the sorrow, we will not complain, we will continue Our disputes will end I am a Somali and proud Our enemies will not succeed, our country will win, Our children are the protectors I am a Somali, and proud And we love our land and our love will continue For our land is the hope
  9. ^^^war anigu nin nabada ka shaqeyaan ahay markay nabadu dhalato.
  10. Beelo dhowaan ku dagaalamay miyiga gobolka Karkaar oo heshiis wada gaarey Wadahadaladii lagu dhex dhexaadinayey Beelihii walaalaha ahaa ee dhowaan ku dagaalamay duleedka degmada Rako-Raaxo ee gobolka Karkaar ayaa gaba gabo ku dhow sida ay Horseed Media u xaqiijiyeen xubno ka tirsan Ergooyin Isimo, Waxgarad, Nabadoono iyo Culimaa’uddiin isugu jira oo dhex dhaaxaadinta labadaas beelood todobaadyadii u danbeeyey ku howlanaa. Gudoomiyaha Nabadoonada gobolka Bari Cabdiqaadir Axmed Ibraahim (Xarago) oo isagu qayb ka ah Waxgaradka heshiisiinta labadaas beelood ee walaalaha ah ku jira islamarkaana ah Gudoomiyaha guddiga fulinta ee xubnaha ay Ergada nabadeynta wadaa sida gaarka ah ugu doorteen dhexdhexaadinta labadaas beelood ayaa isaga oo deegaanka Kodmo ee ku yaala bariga degmada Rako ku sugan Horseed Media uga waramay halka ay wax marayaan. Wuxuuna sheegay in lagu guuleystey in is afgarad buuxa ay labada dhinac ka yeeshaan dhibaatooyinkii horay u dhacay isagoo dhinaca kale xusay in Waxgaradka labada beelood shirkaas uga qayb gelayaa ay sidoo kale isku raaceen fulinta heshiis qodobo badan ka kooban kaas oo maalmaha soo socda loo balansan yahay in si rasmi ah loo kala saxiixdo. Nabadoon Xarago ayaa mar Horseed Media ay weydiisey in uu wax ka taabto qodobada heshiiska ay labada dhinac wada gaareeni uu ka kooban yahay wuxuu tilmaamay inay ugu waaweyn yihiin: Kala magashada nafaha dadkii dagaaladaas labada qolo kaga baxay iyada oo lakala qaadanayo diyo aan (mag-dheer) ahayn. In la isu soo celiyo hantida ay labada dhinac intii colaaduhu jireen kala qabsadeen ee gaadiidka iyo agabka kale ka kooban. In deegaanka si nabad ah loo wada daaqo loona wada degenaado islamarkaana laga wada shaqeeyo sidii nabadda loo xoojin lahaa loogana hortegi lahaa in markale ay dhibaato dhacdo. Iyo in la simo nabarada dadkii dhaawacyadu soo gaareen lana siiyo waxa ay xuquu u leeyihiin. Gudoomiyaha Guddiga fulinta ee Ergada ku jirta dhex dhexaadinta beelihii dhowaaan deegaano ka tirsan gobolka Karkaar ku dagaalamay Nabadoon Cabdiqaadir Axmed Ibraahim (Xarago) ayaa ugu danbeyntii sheegay in gebi ahaanba lagu guuleystey in heshiis buuxa labadaas qolo lakala dhex dhigo haseyeeshee keliya ay dhimantahay in la is dhaarsado si rasmi ahna heshiiskaas loo kala saxiixdo arintaas oo lagu wado in ay labada beri ee soo socda gudahooda ku dhacdo. Heshiiksa ay gaareen beelaha Cali Saleebaan iyo Muuse Saleebaan ayaa yimid ka gadaal markii ay mudo dhowr todobaad ka badan soo socdeen dadaalo nabadeed oo ay labadaas qolo ku dhex dhexaadinayeen Ergooyin Isimo, Waxgarad, iyo Culimaa’uddiin isugu jira kuwaas oo intooda badani ay ka tageen gobolada Bari, Nugaal, iyo Karaar iyo deegaano kale oo ka tirsan Puntland. 25-tii bishii lasoo dhaafay ee Nov ayey ahayd markii ay halkaas Ergooyinka nabad raadiska ahi gaareen waxaana goobta ay gogoshu taalo oo ka tirsan deegaanka Miyiga ah ee (Kodmo) lagu magacaabaa (Lebi), 45-km ayeyna qiyaastii dhinaca bari kaga beegan tahay degmada Rako iyadoo sidoo kale 30-km u jirta degmada Xunbeys.
  11. Listen to the Somaliland Minister of sports and youth Affairs who hails from Seylac.
  12. Wa niman qabilki meel iska dhigay qaranimadi u soo gudbay wa arin wanaagsan wala so dhaweynaya Xiinfaniin this is not propaganda the rebel sites report the same news
  13. Madaxweyne Geelle oo la Kulmay Panetta VOA Somali | Washington, DC Lahaanshaha: ASSOCIATED PRESS Kulanka Leon Panetta,iyo Madaxweyne Ismaacil Cumar Geelle, Dec., 13, 2011 AP Photo Xoghayaha Difaaca Maraykanka Leon Panetta ayaa sheegay in dalalka ay Djibouti ka mid tahay ay muhiim u yihiin dadaalka ka dhanka ah argagixisada. Maraykanka ayaa haatan diiradiisa u wareejinaya kooxaha Al-Qaacida ku xiran ee ku sugan Soomaaliya iyo Yemen. Xoghaye Panetta ayaa booqasho gaaban maanta oo Salaasa ah ku tagay Djibouti halkaasoo uu kula kulmay madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle isagoo ugana mahadceliyay taageerrada Djibouti. Xoghayaha Difaacu wuxuu sheegay in Maraykanku uu sii wadi doono dabagalka kooxaha Al-Qaacida ku xidhan oo ay ku jirto kooxda Al-Shabaab ee fadhigeedu Soomaaliya iyo garabka al-Qaacidada ee ku sugan Jaziiradda Carabta. Mr Panetta wuxuu sidoo booqday ciidamada Maraykanka ee ku sugan Djibouti kuwaasoo gaaraya 3 kun kuwaasoo saldhig ku leh Djibouti
  14. Secondly, I want to make sure that we don't hollow out the force. We've made some cuts in the past - generally those cuts have been made across the board. What happened in the past is we weakened areas of defense across the board and it hollowed out the force. Every area was cut back a certain percentage and, frankly, it was the wrong way to do it. I'm not going to repeat those mistakes. We are not going to hollow out the force. That means that we're going to do it in a balanced way, look at all areas - look at all areas in order to try to achieve the savings necessary to get this done. But as we do, I'm going to make sure that we are dedicating ourselves to what will be an agile, effective and deployable force that can deal with the threats in the world. And lastly, I try to maintain faith for all of you. We are not going to break faith with the men and women who've served this country. You've been promised - (inaudible) - you deployed time and time again and I'm going to make sure that we stand by the promises that have been made to all of you. So for those of you that are worried about retirement benefits, let me make clear to you: Anything done in that area - what we'll probably do is establish a commission to look at retirement, but we have made clear that we will grandfather all of those who are in the service now, that you receive the benefits that have been promised to you. Understand that that's what we're going to do. In addition to that, we'll protect, obviously, all of your - the basic benefits for your families and for you and there will be areas we'll try to achieve some savings, but I've got to tell you, we will maintain faith with those of you that serve in our service. So this is a challenging time. It's a challenging time for America. It's a challenging time for the world. It's a challenging time for all of you. You know, this is a time when it's so important that you remember - you remember the dream that my parents were all about and what we're all about. This is to try to make sure that our country is safe and to make sure that our kids have that better life. I often tell the story of the rabbi and the priest who decided to get to know each other a little better so one evening they went to a boxing match. And just before the bell rang, one of the boxers made the sign of the cross. And the rabbi looks at the priest and says, what does that mean? The priest says, it doesn't mean a damn thing if he can't fight. (Laughter.) (Inaudible) – we bless ourselves with the hope that everything is going to be fine in America. It doesn't mean a damn thing if we're not willing to fight for it. By virtue of your presence, by virtue of your dedication, by virtue of your commitment, by virtue of what you do every day, you've made sure that you're willing to fight - fight to keep our country safe, fight for a better America, fight for that American dream and fight to make sure that ultimately you achieve the peace that all of us hope for. God bless you. God bless America. And happy holidays to all of you. Thank you very much. (Applause.) I want to give each of you this coin and wish you the best of holidays and - (inaudible) - up here, so if you'll come through. These coins aren't worth a hell of a lot of money. (Laughter.) But, you know, maybe you can pass them off to the - (inaudible). (Laughter.) http://www.defense.gov/transcripts/transcript.aspx?transcriptid=4942
  15. Remarks by Secretary of Defense Leon E. Panetta in Djibouti MR. : Sailors, soldiers, airmen and Marines, I just wanted you to have the privilege of having a true leader amongst us visiting us here at Camp Lemonier - a leader who has dedicated his life to the service of our country and throughout his entire life as an Army intelligence officer, as a congressman of the great state of California, as the chief of staff of the White House, and most recently as director of the Central Intelligence Agency. So please join me this morning in welcoming the secretary of defense, the 23rd, the Honorable Leon Panetta. (Cheers, applause.) SECRETARY OF DEFENSE LEON PANETTA: Thank you very much. Djibouti. Djibouti. We wanted to take time to come out and have a chance to visit with troops. This is the holiday season. And I wanted to obviously say to all of you the best of the holidays, Merry Christmas, and a Happy New Year. I understand really how difficult it is. These are difficult times when you're away from your family, away from your loved ones, and away from just all of the trimmings that makes this the holiday season. And yet I want you to know how thankful we are for your service and for your sacrifice and for what you do for our country. I can't tell you how proud I am as secretary of defense to be able to visit with you, to see the sacrifices that are made, the dedication that is involved and the service and, again, just to thank you on behalf of a grateful nation. Service to our country is something that I deeply believe in. Throughout the time that I served in government, I really believe that it's important to give back to the country. I'm, as you know, the son of Italian immigrants. And my parents came to America, like millions of other immigrants, with no money in their pockets, no skills, no language ability, but just a great deal of hope in the dream that was America. I used to ask my father, why did you travel all of that distance to come to a strange country? My father said the reason he did it is because your mother and I believed we could give our children a better life. I think that's the American dream and that's what all of us want. And that's why it's important to give back to the country in order to make sure that our children have a better life, and that's what you're doing. You've done everything that your nation has asked you to do. And the result is that in making this trip it really is a time when I can see, after 10 years of war, that progress is being made, that we're beginning to move in the right direction. Obviously, there are challenges there and there's more to be done. The fact is we're making some progresses after 10 years of war, after 10 years of losing a lot of lives and spilling a lot of blood. Just looking at terrorism - Djibouti is the central location for continuing the effort against terrorism, but we have made a hell of a lot of progress - (inaudible) - terrorism. We've taken down bin Laden. We've taken down Awlaki. We have helped make this region safer, but more importantly we have made the world safer by virtue of our efforts to decimate al Qaeda. Al Qaeda is what started this war and we have made a commitment that we are going to track these guys wherever they go and make sure they have no place to hide, and that's what the effort here is all about - to make sure that they have no place to hide, whether it's Yemen or it's Somalia or anyplace else. And for that reason, I'm very grateful for this little operation out here. This is very important to that effort and we are making tremendous progress in the effort to make sure that al Qaeda never again has the opportunity or the capacity to be able to attack our country. From there I'm going to go to Iraq, and there we are bringing that mission to an end after a tremendous amount of sacrifice, a lot of lives lost, but the mission there was to establish an Iraq that could govern and secure itself. And we've been able to do that. Reality is that Iraq has developed better security, has an army that can respond to threats. It doesn't mean that it's going to be easy. It doesn't mean that it isn't going to be challenging. They're going to face challenges in terrorism and face challenges from economic and social divisions. They're going to face challenges just in democracy itself and trying to make it work. But what we have done is given them the opportunity to be able to succeed and that's what it's been all about. And so we won't - we will when I go to Iraq and we encase the colors there, it will be an indication of a new chapter that we're establishing there, a new chapter for them to be able to move forward, to govern themselves, and we will have a long-term relationship with them. We'll be there. We'll be providing assistance. We'll be providing help into the future. But now Iraq has the opportunity and it's in their hands hopefully to succeed. We've done everything we can to try to try to push this - (inaudible) - in the right direction and, again, all of us need to be proud of the sacrifices that were made. Those sacrifices - 4,500 lives that were lost, 35,000 who were wounded - those were not in vain. We have in fact achieved the mission that we were after in Iraq. And now the hope is that they can move in the right direction. In Afghanistan, things are moving in the right direction there as well. Thanks to General Allen, thanks to Ambassador Crocker that established great relationships there, our troops are moving ahead. They've weakened the Taliban. We've created better security. The Afghan army is out there now involved in operations. We've now basically transitioned areas in Afghanistan, over 50 percent of the population in Afghanistan has now transitioned to Afghan government and Afghan security. More needs to be done. It's going to be challenging over these next few years as we try to arrive at a point at the end of 2014 where we can begin to transition that effort to the Afghans. But we can do that thanks to their leadership and thanks to the sacrifice of our troops, of men and women like you that have dedicated their lives to doing this right. And, lastly, I'll have a chance to go to Libya. And in Libya, you know, it's a reflection of the changes - dramatic changes that are taking place in this part of the world, a combination of the will of the Libyan people plus the work of NATO. Working together with our NATO allies, we were able to give the Libyan people their country back, get rid of Gadhafi, and give them a chance mostly to establish again the institutions of democracy in the future. So, as you look to the world and this part of the world, because of sacrifices and service of our men and women in uniform, the reality is we've been able to move in the right direction after 10 years of war because of you. And for that reason I thank you. We thank you for your service, for your dedication, for being willing to be out here in the middle of nowhere, to be able to serve the United States of America and be able to give our kids that better life that I talked about. This is a challenging time. As all of you know, I'm facing the challenge of having to reduce the defense budget by $450 billion. That's the number that Congress has. And it's going to be a challenge, but at the same time I'm working with the service chiefs and I'm working with the under secretary and working with some of the top people at the Pentagon to make sure that we do this in a way that gives us the opportunity to establish a strong defense for the future. I'm guided by four guidelines. Number one, we are going to maintain the best defense in the world. You are part of the strongest military force in the history of the world. And I'm going to make damn sure that we protect the best military, that America has the best military for the future.
  16. Xariir Maxamuud Axmed is the mayor of Buhoodle its a well known Fact
  17. They will join Keyse Abdi Yusufs Party ssc Somaliland sinaan iyo cadalaad.
  18. R Hadhwanaag: Wefti Ballaadhan oo uu hogaamiyihi buuhoodle, Taliyihi Jabhada ssc eeh buhooodle iyo saraakiil kale oo ka socday deegaankaas oo si heer sare ah loogu so dhoweyey magaalada burco iyo Khudbadihi ay jeediyeen. Weftigan oo lagaga hortegey Meel ka shishaysa deegaanka Beer ayaa loo soo gelbiyey dhinaca hotel palaza oo loogu sameeyey qado sharaf, Waxaana qado sharafta kadib halkaas laga jeediey hadalo isugu jiray kaftan iyo dardaaran iyo duurxulba isgu jirey dhegeyso. R- Hadhwanaagn: wefti Balaaadha oo uu hogaaminayo iyo gudoomiyihi Buhoodle taliyihi jabhadda ssc eeh buuhoodle iyo saraaiil kale oo ka socday deegaankaas oo si heer sare ah loogu so dhoweyey magaalada burco iyo khudbadihi ay jeediyeen. Weftigan oo lagaga hortegey meel ka shishaysa degeenak beer ayaa lo so gelbiyey dhinaca hotel palaza oo loogu sameeyey qado sharaf waxaana qado sharafta kadib halkaas laga jeediyey hadalo isagu jirey kaftan iyo dardaraan iyo duurxulba isugu jirey dhegeyso.
  19. Nice pics Mashallah thanks for sharing Caano geel hargeysa has grown real fast the past few years
  20. Liibaan how come the garowe Clan enclave Vp accuses Somaliland it is the business of Somalilanders if one accuses them of Something.
  21. Sharif hassan is never out he might just come back as a Minister he always has a plan B