-
Content Count
29,998 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Showqi;767893 wrote: :D:D Budhcad ku lahaa. Oo iminka miyaad u ducayneysaa mise waad habaareysaa! Waar Burcad dheh, ma burcad buu kuu garanayaa! Budhcad waa kuwii dadka boobi jiray:mad: Sorry Typo i do not wish Pirates in the hearts of the Garaad Community heaven forbid lol
-
i think bosaaaso is very nice it has developed real fast and i think is one of the fastest developed Cities in Somalia
-
Shirkii Khaatumo 2 Oo Maanta Si Rasmi ah Furmay- Lasanod Online. Monday, December 26, 2011 Taleex,(lasanod Online)- Waxaa maanta magaalada Taleex ka furmay shirweynihii beesha SSC ee Khaatumo 2.. Xafladii furintaanka oo ay ksoo qaybgaleen qaybaha bulshada ku nool Taleex, Cuqaal, Odayaal iyo ergooyin tiro badan oo ka kala yimid gudaha dalka iyo dibedda. Shirka maanta ayaa lagu furay Quraan, Alla bari, duco faro badan, waxaana furintaanka shirka ku duceeey culimo badan oo kasoo jeeda deegaamada SSC, sidoo kalena waxaa maanta khudbado iyo hadalo kasoo jeediyey xubno ka tirsan gudida qabanqaabada oo shacabka reer Taleex uga mahadnaqay sida sharafta leh ee ay u marti geliyeen shirweynaha Khaatumo2. Waxaa sidoo kale weli kusoo qulqulaya magaalada Taleex ergooyinkii ka qaybgeli lahaa shirkan oo kasoo kicitimay shanta qaaradood ee aduunka. Magaalada Taleex ayaa waxaa soo buuxdhaafiyey dadweyne aad tiro badan oo ka kala yimid dhamaan degaamada SSC oo u yimid inay goob joog ka ahaadaan shirkan taariikhiga ah ee ka furmay Taleex. Amaanka magaalada ayaa ah mid aad xasiloon, waxaana gacanta ku haya ciidamo ka socda beelaha SSC. Gudagalka ajendaha shirka ayaa lala sugayaa maalmaha soo socda inta ay isu soo dhamaanayaan ergooyinka dibedda oo qaarkood weli jidka kusoo jiraan. Kala socda Lasanod waraka shirka Khaatumo 2 oo aanu si toosa idiinka soo tebin doono Magaalada Taleex.
-
SNM were not busy throwing parties in western capitals shaking their booties they announced their rebel movement selected their new leadership and went to work fought like Lions.The SNM were principled men and believed in their cause Geeri iyo Nolol they could not be bribed by Siyad Bare loyalists they did not defect like headless chickens. There was only one SNM
-
^^ No pictures mean it didn't happen
-
Allow kheyr ka dhig khatumo allow dadkeeda xadhiig wada qabsi allow khiyamada loo hodayo allow ka nabad gali allow qalbigooda budhcad isku mari allow ka dhig kuwi salaada dhinac u wada tukada Amiin barikalahu fiikum wa jazallakahu kheyrum Wa bilahi tawfiiq Guul inshallah shirka khatumo two.
-
At least 6 people were killed and 10 others wounded
Xaaji Xunjuf replied to Freedom's topic in Politics
ilaahay hakala qaboojio -
Every one wants to imitate the SNM
-
But they are not holding on to the Blue flag where do you get that from you are not making sense
-
we, the undersigned Elders of the Awdalite tribe, are desirous of entire into an agreement with the British Government for the maintenance of our independence, the preservation of the order, and other good and sufficient reasons. Now it is hereby agreed and covenanted as follow: Article I The Gadabursi tribe do hereby declare that they are pledged and found never to cede, sell, mortgage or otherwise give for occupation, save to the British government, any portion of the territory presently inhabited by them or being under their control. Article II All vessels under the British flag shall have free permission to trade all ports and places in the territories of the Awdalite tribe. Article III All British subjects, residing in, or visiting, the territories of the Awdalite tribe, shall enjoy perfect safety and protection and shall be titled to travel all over the said limits under the safe conduct of the elders of the tribe. Article IV The traffic in slaves throughout the territories of the Gadabursi tribe shall cease for ever and the Commander of Her Majesty’s vessels, or any other British Officer duly authorized, shall have the power requiring the surrender of any slave, and of supporting the demand by force of arms by land and sea. Article V the British Government shall have the power to appoint an agent or agents to reside in the territories of the Gadabursi tribe, and every such agent shall be treated with respect and consideration and be entitled to have for his protection such guard as the British Government deem sufficient. The above written treaty shall come into force and have effect from the date of signing this agreement. In token of the conclusion of this lawful and honorable bond Jaamac Rooble Maxamed Cali Bolol Ugaas Cilmi Warfaa Ugaas Rooble Raage Kheyre Waaberi Iidle Ducaale Dubbad Caamir Cigaal Geele Shirwac Warfaa Rooble Yoonis Buux and Fredrick Mercer Hunter (Bombay Staff Corps) Percy Downs (First Grade Officer I.M) Defferin (Vecery and Governer General of India) Also the Agreement was ratified by H.M Durand (Officiating Secretary to the indian Foriegn Department) in 25th Feb 1885 . the former for themselves, their heirs and successors, and the latter on behalf of the British Government, do each and all in the presence of witnesses affix their signatures, marks, or seals at Zaila on the eleventh day of December one thousand eight hundred and eighty-four, corresponding with the twenty-fifth of Safar one thousand three hundred and two.
-
FreshPrince;767768 wrote: I never said that. lol I said "those" that didn't sign treaties with the Colonizers. You said those that didn't signed a treaty awdalite and ssc
-
Who said Awdalite never signed a treaty with the brits?
-
Puntland Oo Xayirtay Aqoonyahan Reer SSC Ah Oo U Socda Shirka Khaatumo 2
Xaaji Xunjuf replied to A_Khadar's topic in Politics
No he was talking about how he does not support the khatumo conference and is a native of those sool and sanaag regions and the video i posted was about people who were celebrating their statehood in sanaag. -
Cadaalada SNM - Why XX and JB never post such vidoe
Xaaji Xunjuf replied to A_Khadar's topic in Politics
Holy Smoke are there cannibals in Somaliland wa in aan is ilaaliya -
Puntland Oo Xayirtay Aqoonyahan Reer SSC Ah Oo U Socda Shirka Khaatumo 2
Xaaji Xunjuf replied to A_Khadar's topic in Politics
Abdul;767084 wrote: looooooooooool@,such qaad induced comments What is so strange about that -
The Minority Christians in Somaliland and Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in General
^^ Somalina when i was Syria Waxan ugu faani jiray Carabta my people are 100% Muslim. -
Sudan's army said on Sunday that it had killed a Darfur rebel leader, three days after anti-government forces moved in on the capital Khartoum. Khalil Ibrahim headed the Justice and Equality Movement (JEM), once the most armed group in the Darfur region. The Sudanese army announced that they had killed Ibrahim amidst fighting in west Wadbanda, North Kordofan in the centre of the country. His death could not be confirmed by independent sources. The state's governor said rebel vehicles were seen burning following the clash. On Saturday, Sudan's official SUNA news agency said that the military was searching the North-Kordofan-North Darfur border area, after JEM attacked civilians, targeted local leaders and looted property. In July, the Sudanese government signed the Doha Document for Peace in Darfur, along with the Liberation and Justice Movement, an alliance of rebel factions. Darfur's main armed groups, JEM and sections of the Sudanese Liberation Army, did not sign the agreement. Instead, they joined the SPLM-North rebel group to ratify documents to form the Sudanese Revolutionary Front. Their revolt is aimed at the National Congress Party in Khartoum. Elsewhere in the country on Sunday, riot police battled students at the University of Khartoum after they called for an exam boycott. Police fired tear gas while students threw stones, as emergency vehicles flooded to the area. It was not immediately clear what the students were demanding, however the sit-in coincided with the first day of exams.
-
India's obsession with color.Bleach for men too.
Xaaji Xunjuf replied to burahadeer's topic in General
Nin-Yaaban;767250 wrote: White is right......haven't you heard that before. Even light skinned Somalis look down on those that are darker than them. There is no such thing as dark skins Somalis -
Cadaalada SNM - Why XX and JB never post such vidoe
Xaaji Xunjuf replied to A_Khadar's topic in Politics
This man is entitled to his own opinions since Somaliland is a democratic state but what's with the Historical revisionism claiming his clan signed the first agreement with the brits when we all know the first treaty ever signed with the Brits were the Folks in berbera in 1827. As for all the other nonsense that the Ethiopian regional government in jigjiga supposed to be a clan state representing certain Clans in the occupied territories of the O'gaden region. If that's the case when id ali farah and Abdulmajid Hussein were the regional presidents of Jigjiga in the 90s i supposed than the region was under the Ethnic Somalilandish hegemonic rule.Its also funny how he sees the kenyan Boots on the ground in the lower jubba as some sort of Clan achievement. Qof haday Qabyaladi madax marto wax walba reer bu ka dhex arkaya. -
Muqdisho:-Hal booli ah nirig xalaal ah ma dhasho shirka Garoowe waa xaraan mana laga yaabo in Shariif Xasan uu dib Baarlmaanka ugu soo laabto" Xildhibaan Seeko 25. december 2011 APL Muqdisho(Allpuntland)Xildhibaanada Baarlamaanka gaar ahaan kuwii xilka ka qadaay Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka soo horjeeystay shirkii wadatashiga ee wajigiisa labaad shalay lagu soo gabagabeeyey Garoowe. Xildhibaan Cali Seeko oo ka mid ah Xildhibaanada xilka ka qaaday Shariif Xasan oo la hadlay warbaahinta ka dib kulan ay yeesheen ayaa ku tilmaamay in shirka Garoowe uu yahay mid aan xalaal ahayn. Waxa uu sheegay in shirkaasi uusan ahayn shir lagu matali karo Soomaliya , waxa uuna si gaar ah farta ugu fiiqay Gudoomiyaha Baarlmaanka Shariif Xasan ee uu sheegay in uu xilka marnaba ku soo noqon doonin ee ay tahay sida xilka looga qaaday. "Shariif Xasan xilka cidna uma haayo lagamana yaabo in uu dib u soo noqdo, shirka Garoowe maaha mid xalaal ah oo looma dhama, Hal booli ah nirig xalaal ah ma dhasho shirka Garoowe waa xaraan mana laga yaabo in Shariif Xasan uu dib Baarlmaanka ugu soo laabto" ayuu yiri Xildhibaan Seeko. Sidoo kale Xildhibaan Ilko Dahab oo isana ka mid ah baarlmanaka ayaa sheegay in Shirkii wadatashiga ee ka dhacay Garoowe uu yahay mid ay isugu tageen labo gobol oo keliyah kuwaasi oo heshiis kala saxiixday isagoona shirkaasi ku tilmaamay mid aan hergeli doonin qodabadii ka soo baxay. Waxa uu sheegay in go'aanka ah in Baarlamaanka la badiyo ama go'aan laga gaaro marxalada Soomaaliya ay u taalo shacabka Soomaaliyeed oo dhameeys tirin isagoona ugu baaqay Madaxda Dowladda in ay dib ugu noqdaan. Inkastoo Xildhibaanadaani ka tirsan Baarlmaanka ee gooni u socodka ah ay ka soo horjeesteen shirka wadatashiga ah ayaa hadana shirkaasi, waxa uuna shalay ku soo gabaaboobay isfaham ay wada gaareen dhinacyadii ka qeyb galay iyadoona ay goob joog ahaayeen wufuud ka socotay Beesha Caalamka.
-
Casoowe : “ Waa sharci daro go’aanadii shirka Garoowe” Muqdisho: (Sh. M. Network)-Gudoomiye ku xigeenka labaad ee barlamanka KMG Soomaaliya Axmed Dhimbil Rooble (Casoowe) ayaa waxaa uu ka hadlay shirka wadatashiga Soomaali ah ee kusoo gaba gaboobay Magaalada Garoowe, isagoo shirkaasi ku tilmaamay in aan sharci ahayn. Casoowe oo waraysi siiyay Idaacadda Shabelle ayaa waxaa uu sheegay inaysan eedeyn u jeedineyn dadka kasoo jeeda deegaanada shirka lagu qabtay ee Puntland balse ay dhaliilayaan qaabka uu u dhacay shirka wadatashiga ah iyo waliba qaabka loo Maamulay, isagoo intaasi ku daray in barlamanka uu yahay Hay’adda ugu sareysa sharci dajinta islamarkaana ay saxaan qaladaadka jira. Gudoomiyaha labaad ee barlamanka ayaa mar uu ka hadlay go’aankii kasoo baxay Wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee Xukuumadda ee ku aadanaa in muddo muddo 4-Isbuuc aan lagu shiri karin Xarunta golaha shacabka ayaa waxaa uu sheegay in barlamanka uu qabsan doono kulamadii ay yeelan jireen islamarkaana aan baaqan doonin shirarkaasi. “ Anagu sharcigeena waa naqaanaa, qaynuunka wuxuu noo fasaxo waa naqaanaa, ninkii na horjoogsado oo muruq noo sheegto waa nin xoog wata, sharci hadii lagu wada hadlayo, sharciyadda anagaa leh, dalka anagaa ugu sareyna xaga sharciga, Hay’adda dalka ugu sareysa baanahay, shacabkan ka wakiil nahay, in nagula ixtiraamo weeye hadii dowladnimo la doonayo, hadii kalena wixii naga dambeyo sidaa un bay noqon” sidaasi waxaa yiri Gudoomiye ku xigeenka labaad ee barlamanka KMG Soomaaliya Axmed Dhimbil Rooble (Casoowe). Shirkii kusoo idlaaday Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ayaa qodobadii kasoo baxay waxa ka mid ahaa in Xildhibaanada barlamanka la yareeyo islamarkaana laga dhigo 225-kuwaasi oo lagu soo xulayo nidaamka 4.5-ka.