-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Kenyan jets bombard Hosingow town, 12 dead, 27 injured!
Xaaji Xunjuf replied to Maaddeey's topic in Politics
inaaalilaahi wa inaalilaahi rajicuun allah ha u naxaristo shacabka gacanta ka xaqdaran eeh shisheeye kuwi Qafuurka waweyna ey dileen. Jihaadku hada deer wa banaanyahay wa xaq. -
Fist fight breaks out again in the TFG Parliament +PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Xildhibaannada Baarlamaanka Somalia oo mar kale ku dagaalamay Xarunta golaha shacabka ee Muqdisho Arbaco, December 21, 2011 (HOL) − Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta mar kale ku dagaalamay gudaha xarunta golaha shacabka ee Muqdisho, kaddib markii ay halkaas isugu tageen xildhibaannadii xilka ka qaaday afhayeenka baarlamaanka, Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo kuwa weli rumeysan inuu guddoomiyaha baarlamaanka yahay. Gacan ka hadalka ayaa billowday markii ay xildhibaannadii taageersanaa afhayeenka baarlamaanka ay kasoo horjeesteen magacaabista guddiga qabanqaabiya doorashada guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka, waxaana halkaas ka dhacay dagaal gacan ka hadal ah oo khasaare geystay. Xildhibaannada ayaa waxay isku garaaceen makarefoonnada xarunta taallay, kuraasta iyo miisaska, waxaana la arkay dhowr xildhibaan oo dhiig uu ka da'ayo oo laga saarayo xarunta golaha shacabka, kaddib markii ay nabro kaga dhaceen madaxa. Iskahorimaadka kaddib ayaa waxaa halkaas kulankoodii ku qabsaday xubnihii xilka ka qaaday Shariif Xasan, kuwaasoo uu shir guddoominayay guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka iyo Madoobe Nuunow oo ay horay ugu doorteen shir guddomiye. Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka, xildhibaan Axmed Dhimbil Rooble (Casoowe) oo hadlay ayaa sheegay inuu howsha shir guddoominta kala wareegay xildhibaan Madoobe Nuunow oo ay horay ugu doorteen xildhibaanada shir guddoon markii xilka laga qaaday guddoomiyihii baarlamaanka iyo ku xigeenkiisii koowaad. "Kulanka waxaa soo xaadiray 290-xildhibaan, waxaana u codeeyay inaan guddi doorasho soo magacaabi karo 287-xubnood saddexda kalena way ka aamuseen," ayuu yiri xildhibaan Axmed Casoowe oo sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan uu kusoo magacaabayo guddi doorasho. Xildhibaannada baarlamaanka oo markii hore loo diiday inay ku shiraan xarunta golaha shacabka ayaa go'aan ku gaaray inay jiiraan ciidamadii ilaalada ka hayay xaruntaas oo isugu jiray kuwa AMISOM iyo booliiska DKMG ah ee Soomaaliya, waxaana mudanayaashaas horkacayay xildhibaanno ay ka mid yihiin: Muuse Suudi Yalaxoow iyo Cismaan Xasan Cali (Caato). Gacan ka hadalka ayaa wuxuu noqonayaa kii labaad oo dhexmara xildhibaannada taageersan guddoomiyaha baarlamaanka iyo kuwa kasoo horjeeda, iyadoo aysan jirin cid dhexgashay gacan ka hadalka dhexmaray xildibaannada baarlamaanka Soomaaliya. Madaxda dowladda KMG ah ee Soomaaliya waxay ku sheegeen warsaxaafadeed ay soo saareen todobaadkan in dib loo bilaabo kulammada baarlamaanka lana dhowro axiga KMG ah iyo heshiiskii Kampala, iyagoo shaki geliyay xil ka qaadistii Shariif Xasan Sheekh Aadan.
-
Puntland Oo Xayirtay Aqoonyahan Reer SSC Ah Oo U Socda Shirka Khaatumo 2
Xaaji Xunjuf replied to A_Khadar's topic in Politics
The garowe clan enclave has lost it they are desperate trying to stop the participants of the conference -
The garowe clan enclave has lost it they are desperate trying to stop the participants of the conference
-
Puntland Oo Xayirtay Aqoonyahan Reer SSC Ah Oo U Socda Shirka Khaatumo 2- Lasanod Online.*Tuesday, December 20, 2011 Boosaaso,(lasanod Online)- Maamulka Puntland waxay sabab aan la qeexin awgeed ay magaalada Boosaaso ku xayireen Ahmed Tabaatiig oo ah.. oo ah aqoonyahan*u dhashay gobolada SSC,ahna guddoomiyaha Jaaliyadda SSC ee dalka Kuwait. Kadib markay diyaaraddii Ahmed la socdey soo caga dhigatay Garoonka Bandar Qaasim ee magaalada Boosaaso,xannibaadan oo*qaadatay saacado badan*ayaa Ahmed loo geystey,kadibna waxaa laga qaaday waraaqihii socdaalka(passport) uu sitey,inkastoo warar sheegayaan in*la sii daayey baasaboorkiina*la siiyey..tabaatig Ahmed wuxuu fasax u soo qaatay inuu ka qayb galo shirka Khaatumo 2 ee idinka Eebbe dabayaaqada bishan December 2011 beesha SSC uga furmi doona magaalada Taariikhiga ah ee Taleex.* Xog isa soo taraysa waxay tibaaxaysaa in xorriyad iyo waqti ka qaadka Ahmed lala xiriirinayo shirka Khaatumo 2.* Xog kale waxay tilmaamaysaa inay jiraan ashkaas kale oo magacooda la dhigay garoomada Puntland oo iyana mudan doona xayiraad haddii la arko. *Waa fal aan qalin iyo qawl midna lagu cabbiri karayn,una dabran jawaabta ay ka bixiyaan inta leh Damiir weli damqada ee u dhashay deegaanka SSC.
-
Is is true the independence thing happened 20 years ago whether recognized or not that's besides the point it did happen so holding him for something that happened long time ago is unfair.
-
Dialogue with the TFG u lost me there Carafaat.
-
Kenyan jets bombard Hosingow town, 12 dead, 27 injured!
Xaaji Xunjuf replied to Maaddeey's topic in Politics
Source maadeey. -
Carafaat has a point the dissolvement of the union former (Somali republic)happened two decades ago in the year 1991 when the late General Siyad bare fled to Gedo his ancestral home land and even tried to launch a counter attack from there. It has all to do with the time frame Why should he be called a secessionist end 2011 its absolutely illogical.
-
Breaking News: The Police is back in Muqdisho, Maanshallah!!!!
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Good news i see progresses there give it time and they will be effective all over. -
I agree Carafaat does not deserved to be called a secessionist he was a child when the declaration of independence happened in 1991 even though he supports the dissolution of the former Somali Union.
-
actually faroole is smiling when sharif is doing that its just a friendly touch Back home people are very touchy they don't mean anything by it.
-
Shaykh Sharif Given A Tour Around Garowe Institutions. PICS
Xaaji Xunjuf replied to Dr_Osman's topic in Politics
^^^how do you know it didn't even finish -
Jamaal Cali Xuseen Oo Si balaadhan Dalka loogu soo dhaweeyey kana waramay Ujeedada Socdaalkiisa. "Ujeedada Socdaalkaygu wuu ka duwan yahay Socdaaladii hore ee aan Dalka ku iman jiray............."Jamaal Cali Xuseen Daawo Sawiradda Hargeysa (GNS) - Jamaal Cali Xuseen oo ah Aqoon yahan u dhashay Somaliland oo ka Shaqeeya Baananka Caalamiga ah ee Afrika ka hawl gala ayaa maanta Dalka ku soo laabtay, isaga oo ka waramay ujeedada uu Dalka u yimid. Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen oo ah Qoraa qoray Buugaag aad u xiiso badan, kuwaas oo ay ugu muhiimsan yihiin Buuga Diiwaanka Qosolka oo ay Bulshada Afka Somaliga ku hadashaa si weyn u akhristaan kana sheekeeya Maada iyo Qosolka, sidoo kale waxa uu yahay nin abwaan ah oo curiya Heesaha iyo Maansooyinka. Aqoon yahanka oo markii uu ka soo degay Madaarka Magaalada Hargeysa ay si weyn u soo dhaweeyeen Salaadiin, Aqoon yahano, Masuuliyiin iyo Dhalinyaro . Jamaal Cali Xuseen oo shir jaraa’id ku qabtay Hutel Sumertime ee Magaalada Haregeysa ayaa ka waramay Ujeedada Socdaalkiisa, isaga oo sheegay in ujeedada socdaalkiisu tahay sidii uu uga qayb gali lahaa Siyaasada Dalka, waxaanu intaa ku daray in uu u taagan yahay Musharaxnimada Xisbiga UDUB. Jamaal Cali Xuseen oo ka hadlaya Ujeedada Socdaalkiisa ayaa waxa uu yidhi “Socdaalkaygan wuu ka duwan yahay Socdaaladii hore ee aan Dalka ku iman jiray, waxaanu Socdaalkaygan la xidhiidhaa Arrimo Siyaasadeed”.
-
Somaliland Ministerial Delegation departs for Egypt Cairo
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Dawladaha Somaliland Iyo Masar Oo Uu U Furmay Bog Cusub Oo Siyaasadeed & Wefti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Dibada Dr Maxamed Cabdilaahi Oo Maanta U Kicitimay Qaahira. Hargeysa (Ramaas) Dec 20,2011 – Wasiirada Wasaaradda arimaha dibada iyo Madaxtooyadda Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa maanta u kicitimay safar shaqo oo ay ku tagayaan dalalka Kenya iyo Masar. Wasiirka Arimaha dibada iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal ee Magaaladda Hargeysa kula hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay dalka Masar ku tagayaan casuumad rasmi ah oo Somaliland ka heshay dawlada dalkaasi isla-markaana ay sii mari doonaan dalka Kenya oo aanu sheegin ujeedada ay u sii marayaan. Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar waxa uu tilmaamay inay Magaaladda Qaahira ee Caasimada dalka Masar ay kula kulmo doonaan Masuuliyiinta dawladaas oo uu ka xusay Wasaaradda arimaha dibada oo uu sheegay inay kala hadli doonaan danaha iyo masaaliixda siyaasadeed ee xukuumadda iyo shacabka Somaliland “ Aniga (Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar) iyo wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan waxaanu safar ku tagaynaa dalalka Kenya iyo Masar, safarkana waxa uu ka dambeeyay casuumad rasmi ah oo xukuumadda Somaliland ka heshay dawlada dalka Masar oo xidhiidh cusub dhex maray Somaliland.” Ayuu yidhi wasiirka khaarajiga Somaliland waxaanu intaa ku daray “Waxaanu rajaynaynaa inaanu inta aanu joogno dalka Masar wada hadalo la yeelano madaxda dawlada Masar, khaasatan wasaaradda arimaha dibada, waxaanuna kala hadli doonaa danaha iyo masaaliixda xagga siyaasadeed ee xukuumadda iyo shacabka Somaliland iyo wixii kale ee iskaashi ah ee is-raaci kara.” -
Well done Halyey Ismacil Cumar geele.
-
China Beefing Up Military Presence in Indian Ocean
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Very interesting i have to say the kulmiye delegation two days ago met with the Ministry of National Defense of the People's Republic of China -
Puntland Installs Surveillance Camera Through-Out Garowe
Xaaji Xunjuf replied to Dr_Osman's topic in Politics
i dont see camera's Dr osman can you see it i can't -
^^ what does that have to do with Galmudug you lost me there
-
Popular Contributors