Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. loool@ zack war he does that in every topic
  2. What carafaat fails to realize is that Somalis in particularly the Koonfurians haven't talked to one another and didn't really have the chance to discuss the future of their nation and people.Before you even can discusss the impossibilities or what other political entities might bring forward the dialogue needs to be brought to a level where people can talk about every aspect in the political process that is about to shape their destiny.For those somalis who have not been keeping up with the Historical reality the past 20 years in Somalia somalis never tend to sacrifice their nation Community or clan objectives for others this is an unfamiliar concept my friends so first thing first mr carafaat awoow.
  3. Somalina;767199 wrote: Carafaat maxaa ka rabtaa awoowe? Kaluun, Jamac Yarre iyo Buubaa miyuu ku soo xasuusiye? kkkkkk Waxan ka raba inu ka hadlo wax caqli gal ah oo suurta gal ah waxad mooda inu ka hadlo markastaba wax is wada burinaya kuwa magacyada Walwalaan Sita eeh carabowday kuwa wuu dhaamayoo iyago wa lost case Laakin carafaat lagama quusaan lol
  4. Somalina awoow carafaat ha dhegeysan wu sumeysanyahay dawadisiaan wali raadinaya soo duce
  5. Replace 4.5 with what exactly the 4.5 worked the past 9 years i don't see any other alternative when it comes to a power sharing perhaps make it 5.0 so it would be a more friendly formula towards the Minority Clans in Somalia.
  6. Qaar Kamid Ergooyinkii Shirweynaha Khaatumo 2 Oo Ku Sii Jeeda Degmadda Taleex Lasanod Online Friday, December 23, 2011 Buuhoodle,(Lasanod Online)-Inta badan ergooyinkii ka qeyb gali lahaa shirweynaha khaatumo2 ayaa la filayaa in maalinta berito ah ka soo ambabaxaan magaaladda buuhoodle ee xarunta gobolka cayn Waftiga ka soo kictimi doona degmadda buuhoodle ayaa waxaa la socda qaar kamid ah ilaaladii loogu talagalay shirweynaha khaatumo 2 ee dhawaan qorshihiisa la qeyb saday Xubnahan ka qeyb galaya shirweynaha khaatumo2 ee dhawaan ka furmi doona degmadda taleex ee gobolka sool ayaa waxay iskaga iman doonaan degaanadda soomaalida iyo waliba qurbaha oo xiliganba qaarkood dalka soo gaadheen
  7. Dr osman what whole government its not something spectacular to host a so called. Govt of somalia( TFG) in the garowe clan enclave when we all know sharif ahmed brought along his amisom forces. No one is imitating the so called garowe clan enclave as if being a pirate is something to brag about.
  8. What's with all the mo farax haters
  9. Wataan hadh cad hantiyeey arlaada habaysane Wataan hitler iyo uga eekada haybta sare eh Wataan hanfado wada walaan hoos u wada foorariyey eh Wataan haybad aan leeyahay u heeso tumaye eh
  10. SNM the best rebel movement Africa has ever seen History shall always remember their bravery , as for the party throwers in Canada let them continue the party its not like we don't like parties. Calamada hala wada lulo
  11. Dr osman i didn't knew you invented football tournaments as for the doctors did you pay for their University or something did you send them from tehran.This is really getting ridiculous, Osman believing you're clan invented how to play football Maxa xigi tallow.
  12. Dhakhaatiir u dhalatay Wadanka Iran kana Hawlgalaysa Cusbitaalka Guud ee Hargeysa oo maanta Soo gaadhay Hargeysa Hargeysa/ToggaHerer 22 Dec 2011 Dhakhaatiir u dhalatay Wadanka Iran kana Kooban Toban Ruux kuwaas oo iskugu jira Shan Dhakhtar iyo Afar kal kaaliye iyo hal Engineer ayaa maanta Dalka Yimi . Dhakhaatiirtan ka timid kana socota wadanka Iran ayaa waxa dalka Keenay Star Group oo u hawlgalay in ay dalka Yimaadaan. Mr Ismaaciil Cagaweyne oo ah Masuulka Shirakadda Star Group of Companies iyo Agaasimaha Wasaarada Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Cabdi Nuur ayaa Dhakhaatiirtan ku soo dhaweeyey Madaaarka Hargeysa. Dhakhaatiirtan ayaa isugu jira Dhakhaatiirta Caruurta , Dhakhaatirta Qaliinka iyo Kuwa Guud , Dhakhaatiirtan ayaa la Filayaa in ay ka hawlgalaan maalinta Sabtida ah Cusbitaalka Guud ee Hargeysa. Halkan Ka dhagayso Ereyada ay Ka jeediyeen Imaatinka Dhakhaatiirta Iran Masuuliyiinta Star Group, Wasaarada Caafimaadka iyo Dr Mansour oo ereyo Mahadnaq ah jeediyey iyo imaatinkooda.
  13. Jb oday xaaji Cumar cabdi arimo fara badan bu iftimiyey Seylici wa run wa assal from Seylac.
  14. Wasiir Xaabsade oo shalay u soo Galab-caraabay Hargeysa iyo Garaad jaamac oo u Kolanyaysytay Taleex Nuxurka Kulan ay al-baabadu u xidhanyihiin oo ay shalay ku wada yeesheen tuulada Saax-dheer ee Gobolka Sool Hargeysa(Waaheen)-Wasiirka Warfaafinta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade ayaa la sheegay inuu maanta kulan alaabadu u xidhanyihiin kula yeeshay Magaalada Saax-dheer oo ilaa 70 KM Koonfur kaga beegan Laascaanood Garaadka Guud ee Beelaha Sool iyo BuhoodleGaraad Jaamac Garaad Cali oo halkaasi muddooyinka dambe ka abaabulayay Ergooyinka Beeshiisa uga qayb gelaysa Shirka Taleex ka dhacaya ee Khaatumo 2. Si rasmi ah looma oga waxyaabaha ay ka wada hadleen Wasiirka iyo Garaadku, hase yeeshee warar Xogo-gaal ah oo Wargeyska Waaheen ka helay dadka Magaaladaasi ku dhaqan iyo kuwo u dhuun daloola Booqashada Xaabsade Sool ku joogo ayaa tibaaxay inuu Wasiirku ka dalbaday garaadka inuu ka aqbalo gogol iyo wada-hadal siyaasadeed oo Xukuumadda Somaliland u fidisay Garaadka iyo Beelaha kale ee halkaasi degen, uguna yimi sidii ay Hargeysa isugu raaci lahaayeen si ay madaxweynaha iyo Xukuumaddiisa isaga arkaan arintaasi. Wararku waxay sheegayaan in Garaad Jaamac ku gacan saydhay Dalabka Wasiirka, isla markaana ka cudur daartay inuu wakhtigan Hargeysa u soo raaco, maadaama xiligan lagu gudo jiro qabanqaabada Shirka Beelihiisu ku qabsanayaan ee lagu wado inuu ka furmo Degmada Taleex todobaadyada soo socda, kaasoo qabsoomidiisa mugdi badani ku jiro, isla markaana khal-khal iyo amni daro Xoogani soo food saartay Magaaladii uu ka dhici lahaa ee Taleex. Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa la sheegay inaanu Wasiirka toos ah ugu gacan saydhin dalabkiisa, balse u sheegay inaanu sinaba kaga maqnaan Karin shirka Khaatumo2, hadii uu Hargeysa tagano ay adagtahay inuu si dhakhso ah ugu soo laabto madasha shirka ee taleex, sidaa darted-na aanu Hargeysa u imanayn. Wasiir Axmed Cabdi Xaabsade ayaa kulankaasi uu shalay kula yeeshay Saax-dheer Garaadka guud ee beelaha sool iyo buhoodle, ka dib dib ugu soo laabtay Magaalada Hargeysa oo uu soo gaadhay xalay fiidkii, iyadoo la filayo inuu dhawaan u baxo safar caafimaad oo uu ku tegayo dalka Ingiriiska
  15. After 21 years welcome home Ahmed Naaji he is talented singer
  16. Somalia;766645 wrote: No one cares about that conference it is irrelevant. And you secessionist have much more to lose than Puntland has. There is a meeting with the whole Somali leadership in Garowe, I hope it annoys the hell out of you, XX. There is nothing spectacular about sharif meeting and discussing things with the governor of garowe maybe you think its a remarkable event but its just similar to the meetings in Mogadisho few months ago. The Garowe Clan enclave has accused the Conference organizers G6 to be behind the recent killings in Taleex they do care about it but they can't stop the Conference even if they wanted. Guul inshallah Shirka Khatuumo 2 umad Muslim oo Somali oo shireysa waxa shirkooda lo carqaladeyo wa cawaanimo walibo qaar la tol sheegenaya disgusting i say.
  17. Ismacil Cumar geele wa geesi wa nin ay ka dhab tahay Somalinimadu.