-
Content Count
29,978 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
A khadar just say you have a problem with the Somaliland flag being waved and not Persée other flags being waved waa iska caadi Abti lol.
-
-
Xujaaj from Siera Leona
-
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya oo ku wajahan Beledweyn Dowlada KMG Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay wafdi heer wasiira ah u dirto magaalada Beledweyne ee bartamaha dalka Soomaaliya halkaasi oo dhawaan laga xoreeyey Al Shabaab. Wafdiga oo uu hogaamin doono wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya, Xuseyn Carab Ciise ayaa ujeedkiisu yahay sidi uu ugu kuur gali lahaa xaalada magaalada iyo sidi gobolka loogu magacaabi lahaa maamul kumeel gaar ah. Wararka ayaa sheegaya in wasiirka gaashaandhiga uu ku dhiiri gelin doono ciidamada dowlada iyo kuwa Itoobiya ee ku sugan Beledweyne sidi ay u dar dar gelin lahaayeen howlgalada ay ka wadaan halkaasi. War saxaafadeed kasoo baxay shalay dowlada KMG Soomaaliya ayaa lagu sheegay in bilowga sanadkaan cusub ay ku dhameystiri doonto qabsashada guud ahaan gobolada ay maamulaan hada ururka Al Shabaab. Ciidamo taabacsan dowlada KMG iyo kuwa dowlada Itoobiya ayaa todobaadkaan horaantiisi dagaal ku qabsaday magaalada Baladweyne, waxaana dowlada ay hada qorsheyneysaa in ay ku darto gobolada Galguduud, Shabeelaha Dhexe, Bay iyo Bakool. Horseed Media
-
^ maad fahmin ngogne wuxu ku leeyahay lacag masajidada uma ururin kartiid hada lugu ogaado argagxiso baad tahay oo nabada ayaad ka soo horjeeda,
-
I don't think Professor Ali khalif galaydh is interested in running a clan state maybe some one else but not him.
-
Guddida Fulinta UDUB oo musharaxa Madaxweynanimo ee Doorashada soo socota u doortay Jamaal cali Xuseen Hargeysa(Waaheen) Kulan ay maanta isugu yimaadeen xubnaha Guddida fulinta ee UDUB oo ku qabsoomay Huteelka Crown ee magaaladda Hargeysa ayay ku doorteen in uu musharaxa Madaxweynenimo ee Doorashada soo socota noqdo Jamaal Cali Xuseen. Xubnaha guddida fulinta oo beryahanba kulamo isdaba-joog ahi uga socdeen magaaladda Hargeysa oo ay ku kala reebayeen musharaxa u tartami doona jafada Madaxweynenimo oo uu xisbigu ku xidhay inuu noqdo Nin bixin kara lacag $ 300,000 kadib markii ay isla garteen in la helo lacag lagu galo Ololaha Doorashada Dawladaha hoose oo bisha April qabsoomaysa ayay saaka Cod u qaadeen waxaana 22 ka mid ahi u codeeyeen Jamaal Cali Xuseen, waxaana ka aamusay guddoomiye ku xigeen Axmed Yuusuf Yaasiin iyadoo toban ka mid ah xubnaha Guddidu ka maqnaayeen. Waxaan madasha maanta ka soo xaadirin Musharax Cali Maxamed Warancade oo ka kula loolamayay Jamaal Cali Xuseen balse waxa taas ay meesha ka baxday markii uu shalay shir jaraa’id oo uu qabtay ku canbaareeyay Axmed Yuusuf Yaasiin oo uu ku tilmaamay inuu u xagliyay Jamaal.
-
We need eachother, irrelevant in which form or structure
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
^^^loooooooooooool -
Every nation does that take their flag no problem at all
-
Somalia: Somali Islamist fighters bolster postions round key town MOGADISHU — Somali Islamist insurgents said Monday they were reinforcing positions around a key town close to the Ethiopian border, two days after it was taken by Ethiopian and Somali government forces. Witnesses and officials said Somali government and Ethiopian forces wrested control of Beledweyne — a strategic town about 30 kilometres (20 miles) from Ethiopia in central Somalia’s Hiran region — from Shebab insurgents on Saturday. “Hundreds of mujahedeen fighters are now heading towards Beledweyne, they will be confronting the invading enemy from Ethiopia and, God willing, the enemy will be crushed,” said Sheikh Ibrahim Moalim, a Shebab commander in Hiran. Somali government officials meanwhile claimed they were advancing on other positions held by the Al-Qaeda linked Shebab. “The violent elements have been defeated, and they will have no place in this region to hide. Our forces are closing in on Bulobarde, which is their only remaining base,” Mohamed Nur, a Somali security official said, referring to a town some 80 kilometres (50 miles) south of Beledweyne. “They have started fleeing, and in the coming hours we will secure the town. We will eliminate Al-Shebab completely from the region,” he added. Witnesses confirmed the troop movements in the region. “People are concerned about the Ethiopian troops’ advance on Bulobarde, and Al-Shebab are reinforcing their positions now,” said Nuradin Abdulahi, a resident of Bulobarde. “The Ethiopian troops have taken cover in big trenches, and I saw tanks moving into positions,” said another witness, Abdikarin Ahmed. Both witnesses said the Ethiopian forces also carried out security raids in Beledweyne district, arresting dozens of people allegedly linked to the Shebab. Source: AFP
-
The problem is the so called TFG leaders change here and there but the system never changes and that's the reality whether it was the former TNG TFG 1 TFG 2. Somalia needs another approach a new solution obviously foreign intervention is not going to solve the problem Kenya is there Ethiopia is there Uganda is there burundi is there Djibouti is there.Since Alshabaab will come back as guerrilla fighters and take the war to another level, a new group needs to fill the vacuum not some unreliable Clan Militia or crazy grave worshipers.
-
Somaliland budget increases in 2012 new budget 90 Million USD
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
STOIC;769706 wrote: Che...haha....i have thrown my support behind the the secessionist idea long time and for now as i entertain the illusion of legitimacy its fair to support the journey....I may not ask some earth-shattering questions, but will try to ask some legitimate questions if given the opportunity....Haha they wouldn't know my sijuiness if they don't ask after all their constitution says I'm a citizen of the land.... You are an Ethnic-Somalilandish individual don't mind walaalkeen Che Guevara. -
We need eachother, irrelevant in which form or structure
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
But carafaat can you elaborate further how we need each other other than showing the pictures of the flags of Somaliland and Somalia. -
We need eachother, irrelevant in which form or structure
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
The Blue flag is beautiful -
Free at last! Free at last! Thank God Almighty, we are free at last!
Xaaji Xunjuf replied to Land_Soldier's topic in Politics
^^ Just because xoor xoor is back you try to insult the government of Somaliland -
Somaliland and Somalia dialogue Mr Somaliland we are an independent state Mr Somalia no you're not Mr Somaliland wanna bet Mr Somalia i don't have money nor any land in my possession right now Mr Somaliland well fine i will look for ictraaf some where else. Mr Somalia there is no ictraaf out there for you Mr Somaliland says who Mr Somalia: Yoweri Museveni Mr Somaliland Farewell Mr Somalia way duushay Somaliland tagtay tagtay Somaliland idinka tagtay .
-
Why?
-
This guy is not making sense Mogadishu is the last place that Somaliland can look for recognition no it will come from other African nations he is wasting his time and energy. Only former udubist will come with such a strategy.
-
Shariif: “Waxaan wadnaa qorshe dalka looga saarayo Al Shabaab” Muqdisho: (Sh. M. Network) Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegay in dowladdiisa ay wado qorsho Al Shabaab looga saarayo wadanka Soomaaliya. Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha dowladda KMG ah oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in dowladda KMG ay wado qorsho gobolada dalka looga saarayo Xarakada Al Shabaab. Madaxweynaha ayaa waxaa uu sheegay in loo baahanyahay in la dar dargaliyo howlgallada ka socda gobolo ka mid ah dalka Soomaaliya islamarkaana la dhiiro galiyo Ciidamada qalabka sida ee dowladda si ay u wiiqaan awoodda Al Shabaab oo gacanta ku haya inta badan Koofurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya, isagoo beesha Caalamka ka dalbaday in Soomaaliya laga qaado cuna-qabateynta hubka ah ee saaran si loo baabi’iyo Al Shabaab. “ Waxaad la socotiin dhaq dhaqaaqyada ka jira gobolada dalka, waxaan rajaynaynaa in xilliyada soo socda laga xoreeyo Al-qaacidda iyo Al Shabaab gobolada dalka si awood loogu helo in Maamuladii la dhiso, Ciidamada qalabkasidana la dhiso iyo in nagala qaado cuno-qabteynta” sidaasi waxaa yiri Madaxweynaha dowladda KMG ah. Hadalkaani ayaa waxaa uu imaanayaa xilli dhawaan Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya uu shaaciyay in dalka uu ka bilowday howlgal dowladda ay ugu magacdartay xasiloonida dalka Soomaaliya. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
-
Bahrain:Second aid project for Somalia... 2nd January 2012 - Vol.XXXIV No.288 By MANDEEP SINGH Monday, January 02, 2012 BAHRAIN is embarking on its second development project to help the people of Somalia, who have been beset by drought, famine and two decades of war. A $2 million (BD754,000) teacher training college is being planned in the Somali capital Mogadishu, Royal Charity Organisation (RCO) secretary-general Dr Mustafa Al Sayed told the GDN. Work is progressing on the project alongside another Bahraini initiative to build a hospital in Mogadishu. "It had earlier been proposed to set up a nurses' training school for Somali nurses, but the country's Education Ministry requested we consider a teacher's college instead," said Dr Al Sayed. "The project is already on the drawing board and is expected to be finalised soon. "Construction will begin soon and will be completed quickly because the facility is much needed in the country." Meanwhile, Dr Al Sayed said work was progressing on the Bahrain Specialist Hospital in Mogadishu, for which the foundation stone was laid earlier this month. "The situation is uncertain in that country and there are disturbances every day and exchange of fire takes place," he said. "However, that does not prevent us going ahead with the construction." Work started following a ceremony in Mogadishu held under the patronage of RCO chairman Shaikh Nasser bin Hamad Al Khalifa and attended by Dr Al Sayed. Somali Health Minister Dr Abdulaziz Shaikh Youssef, other ministers and MPs and Islamic Relief board chairman Dr Mohamed El Alfy were also there. The $2 million hospital is set to be completed by the beginning of 2014 and has been described as the first development project in Somalia in the last 20 years. Funds were rais
-
Somaliland budget increases in 2012 new budget 90 Million USD
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Yeah its not official yet but we will hear soon from Muhammad haashi