Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,998
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Xadhiga Isgaadhsiinta Cable-ka Oo Maraya Badhtamaha Lowyacado Iyo Tokhoshi Oo Maanta Ay Hakad Galiyeen Dad Shaqada Doon Ah Oo Weerar Khasaare Keenay Ku Qaaday Hawl-wadeenadiisa Oo Reer Jabuuti Ah. Lowyacado (Ramaas) Jan 5,2012 – Xadhiga isgaadhsiinta casriga ah ee CABLE-ka ee shirkadda SOMCABLE dhulka hoostiisa soo marinayso oo maraya inta u dhaxaysa Magaalooyinka Lowyacado Iyo tokhoshi ee gobolka Salal ayaa maanta istaagay ka dib markii dad kor u dhaafaya 80 qof ay weerar ku qaadeen shaqaalaha qodaya dhulka xadhiga isgaadhsiinta la soo marinayo. Dadkan weerarka hawsha hakiyey ku qaaday shaqaalaha dhulka hoostiisa soo marinaya xadhiga isgaadhsiinta Cable-ka oo dhammaantood ah dadka deegaankaasi ayaa la sheegay inay hore u codsadeen in lagu daro shaqadaasi si ay dhul qodida uga qayb-qaataan, balse markii loo sheegay inaan lagu darayn ay maanta galinkii hore rabshad balaadhan ay halkasi ka geysteen, iyagga oo muraayadaha ka jajabiyey gaadiid badan oo shirkada iyo shaqaaluhu lahaayeen oo joogay halka qodida dhulku marayso. Raggan weerarka rabshada ah sameeyay oo la sheegay inay ka cadhoodeen shaqaale 40 qof gaadhaya oo guud ahaantood xadhiga Cable-ka ka soo raacay Djabuuti ayaa iyaga qaar ka mid ah soo gaadhay dhaawacyo kala duwan, ka dib markii shaqaalihii kale ay gacmaha isula tageen isla-markaana qaarkood lagu eryaday baabuurtii ay khasaaraha gaadhsiiyeen. Raggan rabshadoodu hakisay hawsha shirkada SOMCABLE xadhiga Cable-ka dhulka hoostiisa ku soo marinayso ayaa markii dambe 28 ka mid ah waxa xidhay ciidamo boolis ah oo halkaasi gaadhay, iyadda oo xitaa kuwii dhaawacyadu gaadheen ay boolisku u dhaadhiciyeen saldhig ku yaala Magaaladda Saylac. Wariyaha Ramaas ee gobolka Salal oo arintan la socday ayaa sheegay in toban maalmood ka hor dadkan rabshada sameeyay ay codsigooda u gudbiyeen madaxa hawsha qodida dhulka ee gobolka Salal ee shirkadda Somcable oo magaciisu yahay Siciid Cindi, balse uu ku qancin kari waayey in shirkadu shaqaale qaadatay, taasina ay sababtay rabshadan hakadka galisay hawshii qodida dhulka xadhiga la soo marinayo. Qodida dhulka xadhiga la soo marinayo ayaa ee ka socota halka rabshadu ka dhacday ayaa waxa wada shaqaale afartan qof gaadhaya oo reer Djabuuti ah iyo Cagaf ay u adeegsanayaan qodida
  2. Somaliland Minister briefing the people of dila he does that , that's his job Awdalites are the founding fathers of the republic and Hargeysa is the capital of the nation wa laba mataanood marnaba kala marmayn.
  3. Mashallah Xamar looks nice keep the pics coming Awoowo 2012 the year of Mogadisho idinki ilahay.
  4. ^^ There was no puntland in 1991 Dr osman puntland was created in 1998 ha qasbin adeer lama qasbe eh
  5. Cuqaal talisa Boqor caaddila iyo culimo miisaan leh. Ilaahi Carshiga Nuuriyoow kaaga caban mayno. Caddaankaanu wada loollanaa madaw cisaynmayno Al Xaag Xassan tarabi dhaqanku ma guuro. Somaliland traditional culture is the way forward in the horn of Africa.
  6. ^^^ They are the largest Ethnic group in af Somali they are laandheero they can turn Ethiopia into a Muslim nation and remove the midget from his seat in Addis Ababa laakin wadna diiday qofku marku isku kalsoonayn oo anu awoodisa ku kalsoonayn wa dhibaato. Sida arinta lo xaliyo na way adagtahay.
  7. ^^ Doesn't faroole's clan enclave already recognize sool and sanaag as part and parcel of Somaliland, so whats the difference between him and mr faroole?
  8. Rayale intervenes to avert UDUB’s Demise Hargeisa, January 4, 2012 - The exploding UDUB party leadership wrangles have been put on hold. The wrangles which have threatened to tear the party apart came after Mr. Jamal Ali Hussein was declared party’s presidential candidate and leader during a disputed executive committee meeting which was convened secretly by Ahmed Yusuf Yasin the party’s deputy leader and former vice president of Somaliland in the Rayale administration. Former President Dahir Rayale Kahin has been living in France since he handed power to current president Silanyo after losing heavily in the mid 2009 presidential elections in Somaliland. Ahmed Yusuf who was Rayale’s Deputy the presidency and party leadership has been acting party leader and is accused of masterminding the illegal nomination of Jamal A Hussein as the main opposition party’s leadership. The former VP is said to have supervised the near destruction of the oldest political party in Somaliland by favouring Jamal Ali who is from his Isse Muse Clan. Following the hasty committee meeting which made the nomination, Mr. Ali Waranade an aspiring candidate and veteran politician threatened to tear the party apart if the nomination was not revoked and proper party procedures followed. The white haired former Aviation minister is supported by party heavyweights thus the fear of party fragmentation if the situation is not saved. The Waranade threat has been taken seriously, prompting the france based Rayale to revoke Jamal’s nomination until after local government elections which are planned for mid this year. Dahir Rayale who spoke on the phone to chief editor Mohamed Rambo said that his instructions to the acting leader were to conduct the nomination in a transparent and democratic manner. He asked the various factions that have emerged to hold their horses until after the forthcoming council elections before they jump the boat. Rayale promised to return to the country as soon as possible to ensure that power transfer is undertaken honourably.
  9. Xaaji Xunjuf

    .

    How exactly are they going to rejoin Puntland ?
  10. Kan taleex.net qora waba mid xanuunsanaya war garaadada shirka ducadisa bay leeyihin malaha agendada shirka ergooyin iyo gudooyin ba loo xil saaray. Shirku meel wanaagsan bu maraya runti war shirka beel ba ku tashanaya beesha taladooda halo dayo, maanta wedjigiisa koobaad ba lagalay wedjigisa labaad beritoole loo gali doona inshallah.
  11. Mashallah i have never seen a big conference like this with so many ergoyin inshallah wax kheyr badan ba ka so bixi doona the conference was opened officially today after salaatu duhur.
  12. ^^^Al xaaji Muuse suudi Yalaxow wa rageedi laba xiiniyood banaan degey wa ninki yidhi yahoow cabdulahoow geeska iga mar eeboow xaa la yidhi beer haweeneed aa kugu jirto lol.
  13. Samafal;770555 wrote: Xaaji Xunduf, you seem to be supporting Godane and I suspect its becouse he's from your clan. If that's the case this guy and his group have comitted genocide in Somalia, so does Somaliland take responsibilty? Where did i say i support his organization or him let alone supporting him because of his clan i merely said that he will not be defeated by foreign mercenaries , Godane has nothing to do with Somaliland don't see the link at all.
  14. Mogadisho banadiriga ba iska leh iyo ehelkooda inkastow ay tahay magaalo Somaliyeed oo caasimaad quruxsan ahaan jirtay xiligan joogi jiray.
  15. Waryaa osmanow machinka lacagta sameyaa waad ku caano maasheen runta iska sheeg wa iska caadi rag na wa shaqeystan ragna waxbay kala farsameyaan.
  16. Well said sheikh bilal Somaliland is a peaceful Muslim nation.
  17. Gabbal sxb now the shabaab is about to be removed from their last stronghold baardhere who is going to rule the place I am sure azania is not welcome in gedo. What's the alternative there in the gedo region gabbal.
  18. Oromo is a large Ethnic group they should be able to rule Ethiopia instead of trying to break away from it.
  19. Taxeex.net is owned by a puntlander but he is from taleex and is closely related to the current vp of pl mr ali shire.
  20. Duke you can't hunt down Amiir godane not with 9000 Amisom troops not with 3000 Ethiopian troops and not with 1500 Kenyan troops. The Ethiopians and other foreign troops were defeated before in Somalia. They will be defeated again and that's the truth Somalia problems cannot be solved by outsiders.
  21. ^^ Show me pictures of tigray troops in berbera duke once again is Justifying another invasion in his country its just getting sad but than again a Yey supporter will always welcome xabashis in Somalia.
  22. ^^ Puntland ministers were killed before but Ministers from galmudug were never killed only kidnapped.