-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
We need eachother, irrelevant in which form or structure
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
The Blue flag is beautiful -
Free at last! Free at last! Thank God Almighty, we are free at last!
Xaaji Xunjuf replied to Land_Soldier's topic in Politics
^^ Just because xoor xoor is back you try to insult the government of Somaliland -
Somaliland and Somalia dialogue Mr Somaliland we are an independent state Mr Somalia no you're not Mr Somaliland wanna bet Mr Somalia i don't have money nor any land in my possession right now Mr Somaliland well fine i will look for ictraaf some where else. Mr Somalia there is no ictraaf out there for you Mr Somaliland says who Mr Somalia: Yoweri Museveni Mr Somaliland Farewell Mr Somalia way duushay Somaliland tagtay tagtay Somaliland idinka tagtay .
-
Why?
-
This guy is not making sense Mogadishu is the last place that Somaliland can look for recognition no it will come from other African nations he is wasting his time and energy. Only former udubist will come with such a strategy.
-
Shariif: “Waxaan wadnaa qorshe dalka looga saarayo Al Shabaab” Muqdisho: (Sh. M. Network) Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegay in dowladdiisa ay wado qorsho Al Shabaab looga saarayo wadanka Soomaaliya. Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha dowladda KMG ah oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in dowladda KMG ay wado qorsho gobolada dalka looga saarayo Xarakada Al Shabaab. Madaxweynaha ayaa waxaa uu sheegay in loo baahanyahay in la dar dargaliyo howlgallada ka socda gobolo ka mid ah dalka Soomaaliya islamarkaana la dhiiro galiyo Ciidamada qalabka sida ee dowladda si ay u wiiqaan awoodda Al Shabaab oo gacanta ku haya inta badan Koofurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya, isagoo beesha Caalamka ka dalbaday in Soomaaliya laga qaado cuna-qabateynta hubka ah ee saaran si loo baabi’iyo Al Shabaab. “ Waxaad la socotiin dhaq dhaqaaqyada ka jira gobolada dalka, waxaan rajaynaynaa in xilliyada soo socda laga xoreeyo Al-qaacidda iyo Al Shabaab gobolada dalka si awood loogu helo in Maamuladii la dhiso, Ciidamada qalabkasidana la dhiso iyo in nagala qaado cuno-qabteynta” sidaasi waxaa yiri Madaxweynaha dowladda KMG ah. Hadalkaani ayaa waxaa uu imaanayaa xilli dhawaan Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya uu shaaciyay in dalka uu ka bilowday howlgal dowladda ay ugu magacdartay xasiloonida dalka Soomaaliya. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
-
Bahrain:Second aid project for Somalia... 2nd January 2012 - Vol.XXXIV No.288 By MANDEEP SINGH Monday, January 02, 2012 BAHRAIN is embarking on its second development project to help the people of Somalia, who have been beset by drought, famine and two decades of war. A $2 million (BD754,000) teacher training college is being planned in the Somali capital Mogadishu, Royal Charity Organisation (RCO) secretary-general Dr Mustafa Al Sayed told the GDN. Work is progressing on the project alongside another Bahraini initiative to build a hospital in Mogadishu. "It had earlier been proposed to set up a nurses' training school for Somali nurses, but the country's Education Ministry requested we consider a teacher's college instead," said Dr Al Sayed. "The project is already on the drawing board and is expected to be finalised soon. "Construction will begin soon and will be completed quickly because the facility is much needed in the country." Meanwhile, Dr Al Sayed said work was progressing on the Bahrain Specialist Hospital in Mogadishu, for which the foundation stone was laid earlier this month. "The situation is uncertain in that country and there are disturbances every day and exchange of fire takes place," he said. "However, that does not prevent us going ahead with the construction." Work started following a ceremony in Mogadishu held under the patronage of RCO chairman Shaikh Nasser bin Hamad Al Khalifa and attended by Dr Al Sayed. Somali Health Minister Dr Abdulaziz Shaikh Youssef, other ministers and MPs and Islamic Relief board chairman Dr Mohamed El Alfy were also there. The $2 million hospital is set to be completed by the beginning of 2014 and has been described as the first development project in Somalia in the last 20 years. Funds were rais
-
Somaliland budget increases in 2012 new budget 90 Million USD
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Yeah its not official yet but we will hear soon from Muhammad haashi -
Guddidii Madaxweyne Siilaanyo u saaray Siyaasadda Miisaaniyadda 2012-ka oo u gudbiyay Miisaaniyad dhan Sagaashan Milyan oo Doolar Waxay guddidu soo saartay in Miisaaniyadda Sanadkan ay noqoto mid Qaran oo ay ku jiraan dhamaan Dakhliyadda Hay’adaha Qaranku Hargeysa(Waaheen) Gudidii Lixda Wasiir ahaa ee uu Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay Siyaasadda Miisaaniyadda Qaranka iyo Dakhli kordhinta ee sanadkan 2012-ka ayaa Madaxweyne Siilaanyo u gudbiyay warbixin dhamaystiran oo ay u arkaan inay tahay siyaasadda kaliya ee lagu hagi karo Dakhliga iyo Kharashka Odoroska Miisaaniyadda oo dhan sagaashan Milyan oo Doolar. Guddidu waxa ay sheegtay Miisaaniyadda Sanadkani inay tahay mid Qaran oo ay ku jiraan dhamaan Dakhliyadda Hay’addaha Qaranka Sida, Baanka, Hay’adda Wadooyinka, (SRA), Wershadaha Laydhka, Madbacada Qaranka, Wakaaladaha Biyaha, Haamaha Kaydka Shiidaalka Berbera, Dekedda Berbera, Wasaaradda Duulista iyo hawada($3) iyo Deeqaha Hay’addaha Caalamiga ah iyo Dawladdaha Hoose oo miisaaniyadooda ansixinteeda ay leeyihiin Golayaasha Deegaanku. Guddida Wasiiradda ahi waxa ay qoraalkooda ku sheegeen in Odoroska Dakhliga Miisaaniyada sanadkan 2012-ka ee Dawladda Dhexe uu noqdo (540,000,000,000) oo u dhiganta $90,000,000(Sagaashan Milyan oo Dollar) sidoo kale dakhliga hay’adaha madaxa banaan uu noqdo 133,593,959,062($22,265,9.85), dawladaha hoosena 67,786,503,889($11,297,751), gobolada barrina 22,574,633,428($3,762,439). Waxa ay Wasiiraddu sheegeen inay isla qaateen:- 1. in korodhsiimada Kastamadu sanadkan 2012 ka ka hooseyso 10% dakhligii dhabta ahaa ee 2011 ka soo baxay 2. in xooga la saaro dakhliga ka soo xerooda Cashuuraha berriga, gaar ahaan cashuurta Iibka iyo Cashuuraha macaashal macaashka. 3. In cashuurta macaashal macaashka ee soo dejiyayaasha 0.5% ku dhacaya qiimaha badeecadaha soo dega horumarin ahaan laga qadimo kastamada 1 january, 2012. 4. In la laalo cashuuraha caqabadaha ku noqonaya maalgashiga 5. In Cashuuraha Qaadka iyo Sigaarka lagu kordhiyo 5% 6. In cashuurta cusboonaysiinta liisanka xawaaladaha laga dhigo ugu yaraan $2000 ugu badnaana $10,000 inta u dhaxaysana loo xisaabiyo wakiilkiiba ama xafiiskiiba $100 7. In shirkadaha Maalgashiga ee Macdanta iyo Batroolka lacagaha ay bixiyaan noockasta oo ay yihiin lagu shubo Khasnada Dawladda 8. In tacriifada shirkadaha Isgaadhsiintu ay noqoto tii guddidii wasiiradda ahaa iyo shirkadaha Isgaadhsiintu ay isla saxeexeen 9. In wixii hay’adaha caalamiga ahi ku caawiyaan hay’adaha dawlada heshiisyadooda loo soo gudbiyo wasaarada Maaliyada iyo wasaaradda qorsheynta, sidoo kalana xisaab celintooda bil kasta loo soo gudbiyo wasaaradda Maaliyadda 10. In Iskuuladda gaarka loo leeyahay ay bixiyaan cashuurta macaash macaashka mushaharka macalimiinta iyo hawl wadeenadda kale ee iskuuladda ka hawlgala, sidoo kalana guryaha kirada ah ee ay ku jiraan ay ka qaadaan mulkiilaha guriga cashuurta macaashal macaashka kirada guryaha.
-
Xildhibaannada Baarlamaanka oo markii saddexaad ku dagaalamay xarunta golaha shacabka ee Muqdisho Isniin, Jannaayo 02, 2012 (HOL) − Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ee kala jaban ayaa wuxuu marki saddexaad maanta ku dhexmaray xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, halkaasoo ay sheegeen inay kulan ku yeelanayaan xubnihii horay xilka uga qaaday Shariif Xasan. Gacan ka hadalka u dhexeeyay xildhibaannada ayaa yimid kaddib markii xildhibaan taageersan afhayeenka baarlamaanka, Shariif Xasan uu diiday inuu saxiixo warqad la sheegay in lagu xaadirinayo xidlhibaannada kulanka ka qaybgalaya. "Xildhibaan taageersan ayaa diiday inuu saxiixo warqad taallay albaabka hore ee xarunta golaha shacabka, waxaana markiiba billowday gacan ka hadal u dhexeeya xildhibaannada baarlamaanka," ayuu yiri mudane ka tirsan kuwii goobta ku sugnaa. Mudanayaasha ayaa waxay isku garaaceen kuraastii xarunta taallay iyo miisaska iyadoo tani ay noqonayso markii saddexaad oo ay gacanta iskula tagaan, kaddib markii ay isku khilaafeen kulammo ka dhici lahaa xarunta. Xildhibaan Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacma-dheere) oo ka mid ah xubnihii xilka ka qaaday Shariif Xasan oo kulankoodu uu baaqday ayaa sheegay inay goob kale ku qaban doonaan doorashada guddoomiyaha baarlamaanka. "Haddii xarunta golaha shacabka ay noqoto meel fowdo ah, 71-ka qodob ee axdiga wuxuu qabaa in lagu shiri karo meel kale laguna dooran karo guddoomiye baarlamaan," ayuu yiri xildhibaan Gacma-dheere. Kulankii ay yeelan lahaayeen xildhibaannada kasoo horjeeda Shariif Xasan oo ay ku dhageysan lahaayeen murashaxii ay sheegeen inay u taagan yihiin xilka afhayeenka cusub ee baarlamaanka ayaa waxaa baajiyay gacan ka hadalka dhacay. Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo ilaalo ka hayay xarunta golaha shacabka ayaan wax tallaabo ah qaadin intii uu socday gacan ka hadalka u dhexeeya xildhibaannada, iyadoo mudanayaal uu ka mid yahay Cismaan Caato iyo Daahir Sheekh Amiin Jeesoow ay sheegeen inay arkeen qaar ka mid ah mudanayaasha taageersan Shariif Xasan oo bastoolado wata.
-
^^Kuwaas wala bah dilay
-
The people from that region are also very good looking i have noticed that awoow Somalina keep the pictures coming
-
Somaliland: Military Operation To Stop Environmental Damage in Sanaag
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Well done Ciidanka qaranka Jamhuuriyada. -
^^^loooool
-
Hiiraan can feed the entire east Africa
-
Operation to Restore Peace and Stability Across Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
Magaci maraykanku u bixin jireen markay dalalka islaamka galayaan oo kale bay la baxeen lol -
Somaliland vice president launches road constriction project
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
So now the pirates invented road construction projects -
Somaliland vice president launches road constriction project
Xaaji Xunjuf posted a topic in Politics
Vice President launches road construction project Hargeisa, January 1, 2012 - The vice president of Somaliland, Abdirahman Abdulahi Ismail has officially opened a roads construction project in Hargeisa city, which were initially sponsored by the Somaliland local government and its people. The newly constructed roads are aimed at reducing traffic jams in Hargeysa city and Somaliland at large following the increase of cheap vehicles available to the public from Dubai. The vice president appreciated both the Somaliland local government and its people for funding the roads construction in Hargeisa capital. Hargeisa mayor Hussein Mohamud also thanked the participation of the people in the construction project and praised the significance of working together. -
Madaxweyne Shariif: “waa sharci daro xil ka qaadistii Shariif Xasan� Muqdisho: (Sh. M. Network) Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa sharci daro ku tilmaamay xil ka qaadistii lagu sameeyay Shariif Xasan Sheekh Aadan kaasi oo Xildhibaanada barlamanka ay sheegeen in ay xilkii ka qaadeen. Shir jaraa’id oo uu xafiiskiisa ku qabtay Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu ku sheegay in wada tashi uu sameeyay kadib oo ku ogaaday in ay sharci daro tahay xil ka qaadistii lagu sameeyay Shariif Xasan Sheekh Aadan. Madaxweynaha ayaa waxa uu sheegay in mowqifkiisa uu cadeeyo ay ka dambeysay kadib markii sida uu sheegay uu shaki badan galiyay kulmadii maalmihii u dambeeyay ay yeelanayeen Xildhibaanada barlamanka iyo go’aanadii kasoo baxay kulamadaasi kuwaasi oo uu sheegay in dul duleelo ay uga muuqdeen. Shariif ayaa waxa uu sheegay in Mudanayaasha barlamanka aysan fiirin qodobadii kasoo baxay heshiiskii magaalada Kampala kuwaasi oo uu sheegay in ay dhigayeen in wax mowshin ah aan laga keeni karin Madaxda sare ee dowladda KMG Soomaaliya. Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegay in waxyaabihii ka soo baxay Shirarkii Xildhibaanada baarlamaanka ay yihiin kuwa ka soo horjeeda maslaxada Ummada Soomaaliyeed oo aysan ku dhisneyn sharci, isagoo xusay in lagu doonayay in shacabka Soomaaliyeed lagu kala qeybiyo si dowladda ay u bur burto. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
-
Operation to Restore Peace and Stability Across Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
^^ And their argument is (icu) Islamic courts union is not Alshabaab even though Alshabaab is an obstacle to peace and stability in Somalia that's still not a reason to invite your arch enemy inside you're territory. -
BREAKING: Horn of Africa: US Proxy War in Somalia Veers Towards Regional Conflict Ethiopia’s anticipated invasion marks scramble for territory with Kenyan rival January 1, 2012 The conflict in Somalia has been raised to dramatically higher stakes at the weekend after Ethiopian troops occupied a central town, routing Al Shabab militants in fighting that claimed dozens of lives. The Ethiopian military entered the town of Beledweyne near its border on Saturday morning along with Somali troops belonging to the Western-backed Transitional Federal Government. The latter has been battling with Al Shabab Islamic militants for the past two years, but has only managed to maintain tenuous control of the capital, Mogadishu. Large areas of the country, especially to the south, have been under the command of the militants. Earlier reports of Ethiopian troops having invaded Somalia with heavy armour were denied by the government in Addis Ababa. But the weekend offensive now confirms Ethiopia’s involvement in its neighbour to the east. Almost every country in the Horn of Africa has a military presence in war-torn Somalia. In mid-October Kenyan forces mounted a large-scale invasion of Somalia with thousands of troops backed up with tanks and fighter jets. Nearly three months on, Kenyan forces are still battling with Al Shabab militants mainly in the territory south of Mogadishu on Kenya’s north-eastern border. Last month, a contingent of troops from Djibouti arrived in Mogadishu, officially welcomed by the Somali government to join forces from Burundi and Uganda, which have been present in Somalia for the past two years as part of an African Union (AU) “peacekeeping mission” to combat the militants. In addition to these contingencies is the involvement of the United States and France. Washington and Paris have given military support to the Kenyan and AU forces. American aerial attack drones and French naval firepower have coordinated with the Kenyan ground assault. A week before Djibouti troops were dispatched to Somalia, US Defense Secretary Leon Panetta visited Djibouti where he warned about “key terror nodes in Yemen and Somalia”. Ethiopia is also a close Washington ally. The government in Addis Ababa was given the green light by then President Bush to invade Somalia in 2006 in a bid to oust the Islamic Courts Union that was in power then. The latest intervention by Ethiopia is unlikely to have been sanctioned without Washington’s clearance. Superficially, it would appear that Washington is orchestrating a multi-prong offensive against the Somali militants. The US agenda has little to do with fighting terrorism and is motivated by geopolitical concern to assert control over the strategically important East African country. The country has been wracked by conflict for the past two decades ever since the US-backed Siad Barre dictatorship was overthrown in 1991. With its coastline overlooking the key oil routes of the Gulf of Yemen and Red Sea, the US has been vexed by Somalia’s relentless instability – instability that has been largely engendered by Washington’s proxy warmongering in the region. The US-backed government in Mogadishu, which is accused of corruption and misrule, has proven incapable of decisively controlling the country. Even with generous aid from Washington and military support from neighbouring US-backed states, including the presence of US mercenaries, the government in Mogadishu can only but cling on to its central seat of power. The entry of forces from Kenya, Ethiopia and Djibouti could be seen as Washington trying to ratchet up the military pressure on Al Shabab. But of deeper concern is that US proxy war-making in East Africa could be stoking up nationalist rivalries that may backfire in a regional war between the various players who so far appear to be on the same side, that is, in doing Washington’s dirty work against Al Shabab. In recent years Ethiopia’s regional leadership has been challenged by the rise of Kenya. Both countries share borders with Somalia and, historically preceding colonial demarcations, both lay claim to adjacent Somali territories. When Kenyan forces invaded Somalia in October, there was a marked diplomatic silence from Ethiopia. Ethiopia had suffered a humiliating defeat when it carried out its US-backed military gambit in Somalia in 2006. With the US latterly turning to Kenya as its favoured proxy there seemed to be a certain chagrin felt in Addis Ababa. While appearing to do Washington’s bidding against Al Shabab, political sources in Kenya have told Global Research that Nairobi’s agenda is to annex a large swathe of Somalia’s southern Jubbaland territory, historically known as Azania. There have also been reports of Kenyan politicians surreptitiously striking oil deals with French company Total in this part of Somalia. Another crucial natural resource for Kenya in that territory is the acquisition of freshwater, which Kenya is in short supply of. With Somalia’s territorial integrity at risk from 20 years of internecine violence and lawlessness – despite Washington’s efforts to shore up the federal government – it can be seen as only a matter of time before Ethiopia would join in a scramble for neighbouring land. It is significant that the latest invasion by Ethiopia has targeted the central part of Somalia, the south already being assailed by Kenyan forces. So far, Washington’s orchestration of conflict in Somalia may appear as a smart bid for neocolonial control. But the real danger is when the deep-seated regional rivalries of Washington’s proxies start to clash at close quarters. And given the desperate need for natural resources in this famine-prone region, the stakes of any resultant all-out conflict take on even greater urgency and mordancy. Finian Cunningham is Global Research’s Middle East and East Africa correspondent
-
Where is xaglatooisye and Cali sabaray ,, i see garaad abdilahi garaad soofe the garaad from Buhoodle but where are the ssc leadership.
-
Cambuulo , Carafaat wuxu leeyahay way dagalameen oo way halgameen si ay Somalia xoriyad u hesho laakin si qotto dheer uga may fakariin asaas adag oo u yeeshi qarankaas cusbi taaso keentey inu wax ka yar 30 sanadood u burbur galay oo aan mabdi ay wateen ay gaadhi weysey Somalida oo idil oo ay keentey akhirki inu dalku burbur galo lama odhan iyaga ka masuul ah arintaas hada.
-
Wafti uu hogaaminayo xoghayaha guud ee Urur Goboleedka IGAD oo kulan la yeeshay Baarlamanka Somaliland Axad, Jannaayo 01, 2012 (HOL) − Xoghayaha guud ee urur-goboleedka IGAD, Inj. Maxbuub Macallin ayaa maanta kulan la yeeshay labadda guddi joogto ee wakiiladda iyo guurtida Somaliland, wuxuuna u jeediyay khudbad uu kaga hadlayo hawlo kala duwan oo IGAD ka fulisay Somaliland iyo sannadkan qorshayaasha ay wadaqaban doonaan Somaliland iyo IGAD oo uu xusay inay dhinacyo badan iska kaashan doonaan. Xoghayaha ayaa ku amaanay Somaliland horumarka ay dhinacyo badan ka sameysay kuwaasoo ay ka mid yihiin: waxbarashada, dhaqaalaha iyo dhismaha wadooyinka, waxaanu xusay inay tusaale fiican u noqon doonto dalal badan oo gobolka ku yaalla. Waxa kale oo uu xusay inuu doonayo inuu mashaariic badan ka hirgaliyaan Somaliland, isagoo sheegay in laba toddobaad ka hor uu saxeexay mashruuc isku xidhaya Berbera iyo Itoobiya, taas oo dhowaan la bilaabi doono, waxa kale oo uu sheegay inay Somaliland dhinacyo badan ka taageeraan hadday ahayn lahayd ka hortaga cudurka HIV/AIDS, dugsiga Sheekh ee waxbarashada iyo mashaaruucyo badan oo uu sheegay inay Somaliland ka waddaan. "Somaliland iyo anagu waxaanu wada qabanay mashruucyo badan, waxaan ka mid ah mashruuca la dagaalanka HIV/IADS, mid lagu xanaanaynayo xoolaha iyo kuwa kale, waxa kale oo aanu imikana wadnaa mashruucyo kala duwan oo ah mid jidadka wax lagaga qabanayo, Biyaha, la dagaanka Abaaraha iyo mid xaga amniga ah oo haddii aad Somaliland tihiin aad tihiin dad wax laga baran karo" ayuu yidhi xoghayuhu. Xoghayuhu waxa uu golaha u sheegay inay wadaan qorshe ay doonayan inay shir iskugu keenaan dalalka Gobolka, kuwaas oo waxyaalo badan Iska kaashan doona, isla markaana uu xusay in Somaliland qayb ka tahay dalalkaas, inkastoo uu sheegay in aanay xubin siyaasi ah ku lahayn balse hadana ay ka soo qaybgali doonaan. "Waxaad ka mid tihiin dadka gobolkan ee aanu u shaqayno sidaa darteed, waxaanu qabanqaabinaynaa kulan ay isku yimaadaan dalalka ku yaalla gobolkan, inkastoo Somaliland xubin ka ahayn arrimaha siyaasadda ee gobolka hadana waxaanu isnidhi yeyna isku arkin in aanay xaq u lahayn inay ka qaybgalaan,marka waxaanu doonaynaa in arrintaasna wax nagala qabataan" ayuu yidhi Maxbuub. Xoghayaha ayaa xildhibaanadii kulaha joogay su’aalo door ah waydiiyey, kuwaas oo ka codsday inay IGAD wax kala qabato qadiyadda madaxbanaanida Somaliland iyo dhanka horumarka ee Somaliland. Waxa isaguna halkaasi ka hadlay guddoomiyaha guddida joogtada golaha Wakiiladda Somaliland, Axmed Barkhad Miigane isago si weyn ugu soo dhoweeyey golaha.
-
Popular Contributors