Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,101
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Ciidammada Booliska oo qabtay sadex nin oo ka mid ah eedeysaneyaashii dilkii Seemaal January 15th, 2012 Hargeysa (Somaliland.Org)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa gacanta ku dhigay sadex nin oo ka mid ahaa sagaalkii eedaysane ee loo haystay dilkii foosha xumaa ee Seemaal. Sadexdan nin oo aanu magacyadoodu dib ka baahin doono ayaa la sheegay in Mid lagu qabtay magaalada Gabiley ka dib markii xogtiisa la helay, midna lagu qabtay isagoo marayay agagaarka degmada Dilla. Warku waxa uu intaasi ku daray in ka sadexaadna uu isku soo dhiibay ciidamadda ku sugan deegaanka Ceel-bardaalle ka dib markii sahaydii ka go’day.
  2. Somalina;774482 wrote: Carafaat adigu maadan dhalin, xor buu u yahay inuu meeshu doono ka dhaco. Haye but he needs some guidance he now wants to leave his clan marka wuxu u bahanyahay yara garab qabad
  3. Indeed Somaliland is progressing real fast well done reer Somaliland.
  4. Ciidamadda Somaliland oo la wareegay gacan ku haynta magaaladda Buuhoodle Buuhoodle(Waaheen) Ciidamadda Somaliland ayaa gabi ahaanba la wareegay magaaladda Buuhoodle oo ay ku amar ku taaglayn jireen kooxda SSC oo ka soo horjeeday Somaliland. Ilaa hada khasaaraha ka dhacay si dhab ah looma soo bandhigin hase yeeshee wararka aanu ka helayno ayaa sheegaya in saaka halkaas dagaal ka bilaabmay kadib markii Maleeshiyadda SSC Madaafiic ku soo riday Ciidanka Qaranka Somaliland. Ciidamadda ayaa isla saakaba ka jawaabay waxaanay gudaha u galeen magaaladaasi oo ay muddo kooban ku qaadatay inay kooxdaasi kaga saaraan, sida ay wararku sheegayaana ma jiro wax dagaal ah oo imika ay kooxdaasi wadaa. Talaabadan ayaa maalmahanba la filayay inkastoo Madaxweyne Siilaanyo shalay oo u danbaysay qudbad uu ka jeediyay Baarlamaanka Hortiisa kooxdaasi uga digay inay isku daydo inay ku kacdo wax Nabadgelyda dalka wax yeelaya. Dhinaca Taleex ee uu ka socdo shirka lagaga dhawaaqay maamulka ayaan ilaa hada wax war ahi iyada ka soo bixin
  5. Jacaylbaro;774619 wrote: Reacts ?? .... Dee they will come here and say "Ciidanka SNM oo buuhoodle soo weeraray iyo SSC oo madaafiic waaweyn ku difaacaysa" Jacaylbaro stop making fun of Jidbaale
  6. Poem dedicated to Ciidanka Qaranka Somaliland
  7. ^^^Maybe Ali khalif was behind the plot and his Khaatumo
  8. war waxani wa ceeb kanu wa ina ceebeyey
  9. Dervish;774552 wrote: I mean you aren't as obnoxious as some of your brethren in this forum. I'd read a lot of your stuff before I decided to start posting but I must say there are others that are a lot more ridiculous then you Well thank you i take that as a compliment:D
  10. Somaliland historical visit to Mogadisho see Somalis will always be brothers and sisters and help each other in hard times.
  11. That's what somalinimo is all about to respect each others wishes Somaliland and Somalia two nations side by side may god be with us
  12. What i don't believe you how can people from Mogadisho support Somalilands quest for statehood are you really from Mogadisho galia?
  13. It is the the Clan of Ismacil Cumar geele they have 3 general directors The Maakhir clan have two Ministers the garaad clan also 2 ministers and a deputy Minister
  14. The Cabinet distribution is incorrect the general directors distribution is incorrect and Parliament is incorrect aswell.
  15. Saxafada wa in la fasaxa oo xor laga dhiga i think in a few days wa la iska soo deyn
  16. Well that's allot 7 ku dhan tallow maxa lo sheegtey wariyasha
  17. Somalina;774477 wrote: Bal is qabo wax yar, aduunka waxaa ugu xun odey barooranayaa oo diifka ka da'aaya. :D:D carafaat needs to come back home awoow