Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,976
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Urur Siyaasadeedka UMMADDA oo Sanaag aad loogu soo dhaweeyay iyo Gaboose oo Ololihiisii bilaabay Ceerigaabo(Waaheen) Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha urur siyaasadeedka Ummada Dr. maxamed cabdi gaboose oo ay ku weheliyaan masuuliyaanta sarsare ee ururkaasi ayaa maanta si milge iyo maamuus leh loogu soo dhoweeyey magaalo madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo. Gudoomiyaha iyo weftigiisa ayaa taageerayaasha ururka umada ee magaalada ceerigaabo oo watay boqolaal gaadiida oo ay ka dul babanayaan calanka iyo astaanta ururka ummada kaga hortegeen madasha soo dhoweynta ee duleedka magaalada Ceerigaabo iyadoo gudoomiyaha ururka ummada si aan hore loo arag halkaasi loogu qaabiley looguna soo dhoweeyey waxaana halkaasna gudoomiyaha loo gogley rooga cas ee lagu maamuuso madaxda iyo masuuliyiinta mudan, waxana halkaasi gudoomiyaha ubax qoorta u sudhay haween aad u tiro badan oo ku lebisnaa dharka hidaha iyo dhaqanka oo ku dhawaaqayey halku dhegyo ay ku muujinayaan taageerada ay u hayaan urur siyaasadeedka Ummada taasoo madasha soo dhoweynta ee duleedka magaalada ceerigaabona ka dhigtay mid lagu indha daraandaro, isagoo gudoomiyihuna iyo weftigiisu halkaasi ay uga gacan haadiyeen safafkii dhaadheeraa ee ku sugnaa madasha soo dhoweynta bartilmaameedka u ah ee duleedka magaalada ceerigaabo oo ay tubnaayeen cuqaal, waayeelka, culimoawdiin, dhalinyaro, haweenka masuuliyiinta ururka ummada ee magaalada ceerigaabo iyo dadweyne aad u tiro badan intaa kadibna waxa Gudoomiyaha iyo weftigiisa gaadiidkii iyo dadkii ka hortegeyba ay u soo daadiyiheen dhinaca gudaha magaalada ceerigaabo oo ay kusii diyaar ahaayeen mawjado dad ah oo ka tirsan taageerayaasha ururka Ummada oo ruxuyey caleemo iyo astaamaha ururka ummada iyadoo weftigana lagu soo wareejiyey jidadka iyo wadooyinka waaweyn ee halbowlaha u ah magaalada ceerigaabo oo ay oo soo buux dhaafiyeen kumaankun dad ah oo ka tirsan taageerayaasha ururka Ummada ee magaalada ceerigaabo oo weftigana ku qaabilay dareen shucuur farxadeed xambaarsan oo ay ku muujiyeen taageerada ay u hayaan urur siyaasadeedka ummada. Waxa kaloo iyaguna soo dhoweynta ururka umadda ka qayb qaatay wegen ka mid ah gamaanka fardaha oo gaadhiga gudoomiyaha dhinaca ka raacayey Waxana Gudoomiyaha ururka ummada Dr maxamed cabdi markii uu soo gaadhay gudaha magaalada ceerigaabo uu dusha uga baxay gaadhigii uu saarnaa isagoo dadweynahana halkaasi si farxad leh ugu salaamayey Ugu danbayntiina gudoomiyaha ururka Ummada Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa si rasmiya xadhiga uga jaray xafiiska guud ee ururka Ummadu ku yeelan doono magaalada madaxda gobolka sanaag ee ceerigaabo oo ay ku hor sugayeen kumanaan ka tirsan taageerayaasha ururka ummada ee magaalada Ceerigaabo Intaas kadibna waxa halkaasi dadweynaha kala hadlay Gudoomiyaha ururka Ummada Dr, Maxamed Cabdi gaboose iyo gudoomiye ku xigeenka labaad ururkaasi Cabdirashiid Maxamed Cali oo dhinacooda ka mahad celiyey Sida maamuuska iyo milgaha lahayd ee loogu soo dhoweeyey magaalada ceerigaabo oo ay sheegeen in aanay quluubtooda ka bixi doonin iyadoo gamaankii fardaha soo dhoweynta ka qayb qaateyna ay gudaha u galeen xafiiska ururka Ummada ee magaalada Ceerigaabo. Iyadoo safarkani uu yahay kii ugu horeyey ee Gudoomiyaha ururka ummada Dr.maxamed cabdi gaboose uu soo gaadho magaala madaxda gobolka sanaag ee ceerigaabo tan iyo intii uu ku dhawaaqay urur siyaasadadeedkiisa Ummada ayaa dr gaboose uu bulshada reer sanaag kala kulmay soo dhoweyn balaadhan oo hiigsiga hankiisa siyaasadeed sare u qaadi doonta. GUDOOMIYAHA URUR SIYASADEEDKA UMADDA DR MAXAMED C/ GABOOBSE IYO WAFTI UU HOGAAMINAYO OO SI MUG LEH LOOGU SOO DHAWEEYEY QORI-LUGU, OOG IYO CEEL-AFWEYN. Weftigan Ballaadhan oo ka kooban madaxda sar sare ee ururka siyaasadeedka UMADDA oo uu Hogaminayey Guddoomiyaha Urur SIYAASADEDKA UMMADA Dr. MAXAMED CABDI GABOOSE Ayaa Saaka abaaro 8:30 subaxnimo Si Diiran Loogu Soo Dhoweyey degmada Q ori lugud oo ka tirsan gobolka togdheer, ka hor intii aanu gudoomiyuhu u gudbin xadhi ka jarida xafiiks ururka ee degmada qori lugud waxa uu gudoomiyuhu hadal kooban oo mahad naq ah u jeediyey dadweyna tiro badan oo hor dhoobnaa xafiiska ururka ee degmada qori lugud. Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Umada Iyo Weftigiisa Waxay Muddo Kooban Ku Sugnaayeen Isla Markaasna Ay Soo Dhowey Gacan Haadin Ah Ka Heleen Dadweynaha Aadka U Tirada Badan. Gudoomiyaha iyo waftigiisu waxay kulano gooni gooni la yeesheen cuqaasha degmada, haweenka iyo dhalinyarada iyo guud ahaan Bulshada ku dhaqan degmada qori lugud. Sidoo kale waxa ay gudoomiyaha iyo waftigiisu duhurnimadii gaadheen magaalada Oog oo dadweyne faro badan si heer sare ah ugu soo dhaweeyeen iyadoo cadceedu ay si daran u kululaydna dariiqa in badan ku sugayeen dadweyne kor u luxayey calanka iyo astaanta ururka waxaaney gudoomiytaha iyo wafigiisa kaga hor yimaadeen meel ka durugsan magaalada halkaas oo ay u soo galbiyeen xafiiska cusub ee ururka oo uu halkaa gudoomiyuhu xadhiga kaga jaray, isagoo dadweynaha uga mahad naqanay soo dhaweynta balaadhan ee ay u fidiyeen, sidoo kale waxa isaguna hadalo kooban oo mahadnaq halkaa ka soo jeediyey xildhbaan Sulayman bukhaari oo waftiga ka mid ahaa. Maqribkii maantayto waxay waftigii soo gaadheen magaalada ceel-afweyn oo runtii si la yaab leh loogaga soo dhaweeyey ayna kala kulmeen isku soo baxii ugu balaadhnaa, gudoomiyaha iyo waftigiisu waxay markiiba u gudbeen xafiiska ama xarunta ay cusub ee urur siyaasadeedka UMADDA oo halkaa uu gudoomiyuhu xadhiga kaga jaray, iyadoo ay waftigu ay caawa u hoyan doonaan magaalada ceel afweyn subaxna ay ku began yihiin magaalada ceerigaabo./
  2. qabil is not important umada wa waxa kala dishay oo ay dadku wada buufis iskaga qaadeen be you're self Carafaat reer hebel is not important at all. Qabil wa magac uun wax kale ma sheegeyso
  3. I can't remember its been a long time but lived worked and grew up in many places In Xamar caday Djibouti hargeysa also in daroor Dhagabxuur province Saudi Arabia.
  4. Yeah i like how faroole talks halakan waxanu u joogna inaynu maanta idin sheego dadka Koonfurta Somalia ka so qaxay in pudhlayn laga raafo indeed faroole is a great orator
  5. Not gonna happen Dr osman you need to be realistic my friend
  6. Dr osman how is the oil business doing faroole is a funny lad wa ninki yidhi wax qabadkayga sadexda sanadood lugu ma so koobi karo madashan aynu maanta joogno:D
  7. Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Umadda Oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay Deegaanadda Qori Lugud, Ceel Afweyn Iyo Degmoooyin Kale sidoo kale waxaa uu gudoomiyahu kulamo gooni gooni ah la yeeshay dhalinyarada haweenka iyo madax dhaqameedka deegaankaasi ku dhaqan Hargeysa (GNS)- waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay gudoomiyaha urur siyasadeedka UMADDA mudane Maxamed Cabdi Gaboose Ayaa waxa si weyn loogu soo dhoweeyay deegaanka qorulugud iyadoo ay halkaasi kaga hor yimaadeen dadweyne tiro badan oo lulaayay calanka iyo astaanta ururka umadda isla markaana ay ka muuqatay farxad iyo waji furan oo ay ku qaabilayeen gudoomiyaha urur siyasadeedka umadda mudane maxamed c/ gaboose iyo waftigii cuslaa ee uu ho gudoomiyaha urur siyasadeedka umadda ayaa si weyn ugu mahadnaqay dadweynihii tirada badnaa ee halkaasi ku soo dhaweeyay waxaanu gudoomiyuhuu xadhiga ka jaray xafiis cusub oo uu ururku halkaasi ku yeelan doono . sidoo kale waxaa uu gudoomiyahu kulamo gooni gooni ah la yeeshay dhalinyarada haweenka iyo madax dhaqameedka deegaankaasi ku dhaqan . Sidoo kale waxaa uu gudoomiyaha iyo waftigii uu hogaaminayay duhurnimadii gaadheen magaalada Oog oo dadweyne tiro badan si heer sare ah ugu soo dhaweeyeen iyadoo cadceedu ay si daran u kululayd ayaa haddana dadweynaha reer oog dariiqyada in badan ku sugayeen iyada oo ay dadweynuhu kor u luxaayeen calanka iyo astaanta ururka umadda. waxaanay gudoomiyaha iyo wafigiisu kaga hor yimaadeen dadweynaha meel ka durugsan magaalada iyaga oo muddo kooban halkaasi ku sugnaa oo soo dhaween gacan haadin ah ka helayeen dadweynihii halkaasi ku soo dhaweenayay gudoomiyaha iyo waftigiisa . . intaasi ka dib waxaa ay dadweynuhu ay u soo galbiyeen gudoomiyaha iyo waftigiisa xafiiska cusub ee uu ururku ku yeelan doono magaladaasi ugu danbayntii gudoomiyuhu waxaa xadhiga kaga jaray xafiiska urur siyasadeedka umadda ee magaladaasi , waxaanu gudoomiyuhuu si weyn uga mahad celiyay soo dhaweynta balaadhan ee ay u sameeyeen dadweynaha reer oog , sidoo kale waxa isaguna hadalo kooban oo mahadnaq ah halkaa ka soo jeediyey xildhbaan Sulayman bukhaari oo ka mid ahaa waftiga . ugu danbeyntii gudoomiyaha urur siyasadeedka umadda iyo waftigiisu waxaay ay gaadheen xilligii makhrinimada magaalada cee-afwayn oo si la yaab leh looga soo dhaweeyay gudoomiyaha iyo waftigiisaba waxana gudoomiyhuu isla markiiba xadhiga ka jaray xafiiska cusub ee urur umaddu ku yeelan doono ceel afwayn . ugana mahad celiyay soo dhaweyntaa balaadhan ee ay ku qaabileen isaga iyo waftigiisaba . waftigan ayaa caawa u hoyan doona deegaanka ceel afwayn iyagoo uga gudbi doona maalinta bari ah gobolka sanaag magaalo madaxdiisa ceerigaabo .
  8. Somalia;773913 wrote: It is in our overall interest that SSC is created. And you control Laascaanood, but as Khalif Galaydh said, the city will be regained without a drop of blood. Lets all just be friends and clap our hands If that was the case Faroole and you're Admin would have supported the ssc long time ago since 2009 we shall see and wait how it goes from here:D
  9. Kenya oo sheegtay in QM ay ansixisay inay ka mid noqoto AMISOM Washington: (Sh. M. Network) Dowladda Kenya ayaa waxa ay sheegtay in Qaramada Midoobay ay ansixisay in ciidamada Kenya ay ka mid noqdaan AMISOM. Wasiirka arimaha dibadda ee dowladda Kenya Moses Wetang’ula ayaa waxa uu sheegay in cod buuxa uu ku ansixiyay Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay in ciidamada Kenya ay ku biiraan ciidamada M idowga Africa ee AMISOM ee ku sugan dalka Soomaaliya. Moses Wetang’ula ayaa waxa uu tilmaamay in ay dalka Soomaaliya u galeen sidii ay meesha uga saari lahaayeen Xarakada Al Shabaab oo uu tilmaamay in ay Qatar ku yihiin amaanka Geeska Africa iyo midka caalamka, waxaana uu farta ku fiiqay in ay aad ugu faraxsan yihiin ku biiritaanka ciidamada AMISOM. Wasiirka oo ka hor hadlayey 15-ka wadan ee golaha amaanka QM ayaa waxa uu dalbaday in ciidamada AMISOM lasiiyo taageero dheeraad ah oo ay ka mid tahay diyaaradaha dagaalka, iyo saanad Militari kuwaasi oo uu sheegay in ciidamada ay ka caawinayso ciribtirka Al Shabaab. Jeffrey DeLaurentis oo ah diplomasi ka tirsan dowladda Maraykanka ayaa waxa uu sheegay in ay dowladda Maraykanka ay taageereyso ku biiritaanka ay ciidamada Kenya ku biireen AMISOM, isagoo shaaca ka qaaday in dowladda ay ugu deeqday AMISOM lacag dhan $337 Million dollarka Maraykanka taasi oo uu sheegay in ay ka caawineyso Tababarida, qalabeynta ciidamada Midowga Africa ee AMISOM.
  10. ^^^Losing what My Country still controls the territory you are losing the tribal Chiefs
  11. The Garaad clan has officially left the Garowe Clan enclave this is a good start towards unity of the clan. There is nothing faroole can do to stop the will of the people the tribal chiefs accepted the G6 demands well done:D
  12. Mintid Farayar;773900 wrote: Chimera, My points were simply to correct a few factual errors you made while presenting your optimistic outlook on the Somali future. However, eventually you'll come to the sobering reality that the pressing enemy most Somalis have is not Ethiopia or Kenya, but rather their fellow Somalis. But most of us are shielded from that reality by the sheltered life of living outside. You proposed initially a non-aggression pact between the different Somali stakeholders but if the history of the last 30 years is anything to go by, Somali pacts signed by Somali stakeholders (with the glaring exception of Somaliland) are usually broken before the ink was dry. . As for Carafaat, I lost you a long time ago when you waxed on about universal world peace, global socialism alliance, and sitting around European campfires discussing how to unite the malcontented of the globe.. . :D:D
  13. What is wrong with the black star i love it
  14. Fake news long live fidel Castro if there is one dictator i like its him noolow
  15. ^^ Why doesn't he come out and play with us why is he hiding behind Ugandan Tanks in our neighboring country He is a weakling and scared but people like him are useless continue the touring:D
  16. Is Somalia's al-Shabab on the back foot? Its military fortunes have dramatically worsened in the last year. It began when an alliance of clans supported by Ethiopia pushed it out of most of the central regions of Hiran and Galgudud. This was followed by the loss of the capital, Mogadishu, in August 2011 - no doubt a big psychological and political blow. Outgunned by the African Union force (Amisom), its ability to wage a conventional war seriously diminished and having suffered huge losses, al-Shabab's badly mauled combat units pulled out of the battered capital they have struggled to control since early 2007. Al-Shabab has withdrawn from Mogadishu, which has been at the centre of the conflict since 1991 In the southern regions of Gedo and Juba, Kenyan combat troops and allied local militias, backed by heavy armour and fighter jets, have been putting pressure on al-Shabab in the last three months, making significant territorial gains. Ethiopian troops made an incursion into Somalia in the New Year, the biggest since the December 2006 invasion. They quickly overran the strategic south-central town of Beledweyen and rapidly advanced southwards towards the valley of the River Shabelle. That an ambitious and increasingly concerted military campaign is now under way in southern Somalia seems obvious. A formidable array of forces has been mobilised, though it is not yet clear the extent to which the war is being co-ordinated and who, if anyone, is taking the lead. Even if al-Shabab is not decisively defeated, the group is unlikely to withstand the combined firepower of these armies. Of course, many things could go wrong on the military and political front. Foreign military intervention is deeply unpopular in Somalia and hugely counter-intuitive, at least from a historical perspective. It inflames public passions, radicalises society and exacerbates political polarisation. So far, Somali opposition to the Kenyan and Ethiopian interventions has largely been muted. We have not seen the huge visceral blowback predicted by some critics. 'Gratuitous, indiscriminate violence' More interestingly, the extremists appear to have failed to rally Somalis or to effectively play the nationalist card as they did in 2006. All this does not however mean Somalis are now more accepting of foreign military involvement. Continue reading the main story “ Start Quote Without a clear and coherent long-term political strategy any military victory over al-Shabab will be short-lived” The more plausible explanation is that the insurgent groups are deeply unpopular. Al-Shabab's use of gratuitous and indiscriminate violence; the callous decision to block aid from reaching millions of starving Somalis; its unrelenting belligerence and rejection of a peaceful political settlement and the brutal Sharia regime it has imposed in the south have all combined to create a profound sense of alienation. The overwhelming majority of Somalis, desperate to see peace restored to their homeland, want to see the back of al-Shabab. Despite an instinctive opposition to the presence of foreign armies, many are beginning to accept - grudgingly, no doubt - this can only happen through a concerted regional and international military response. This new attitude of realism and cautious endorsement on the Somali street is fragile. It could quickly turn into hostility if the war turns messy and protracted and the political dividends fail to materialise or meet expectations. The onus must be on Amisom, the lead agency on the ground, to prevent this from happening. Kenyan soldiers are being absorbed into the Amisom force It needs to move with speed to craft an overarching military and political strategy and build cohesion and unity of purpose, aware the alliance could become unwieldy and potentially fractious as more countries join the mission. In particular, there is need to prevent regional rivalries, narrowly perceived national interests and competing agendas from derailing the whole campaign. Two countries whose renewed involvement in Somali has fed such fears are Kenya and Ethiopia. Kenya's decision to join Amisom is partly designed to fend off such suspicions. Nairobi has been stung by the intense speculation its aim is to create a buffer region in the Juba Valley. It is far from clear to what extent, if at all, its new membership in Amisom may have modified the original plan to create Jubaland. If the cynics are to be believed, Kenya has - by joining Amisom - simply obtained a convenient regional diplomatic and political cover to lend legitimacy to its Jubaland project. Counter-productive? Ethiopia's renewed military foray into the central regions of Hiran and Galgudud and further south into the Shabelle Valley may be part of the concerted multi-pronged offensive to cripple al-Shabab, as suggested. If true, it is perhaps a signal Addis Ababa intends to stay in the game and ensure it does not lose out on the political spoils of a victory over al-Shabab. Continue reading the main story Al-Shabab at a glance Al-Shabab means "The Youth" in Arabic Formed as a radical offshoot of the Union of Islamic Courts in 2006 Affiliated to al-Qaeda Controls large swathes of south and central Somalia Killed 76 people in double attack in Uganda during 2010 football World Cup Estimated to have 7,000 to 9,000 fighters It is equally plausible the operation is limited in nature and nothing more than a routine military "housekeeping" designed to shore up allied factions battling rivals for control of key towns like Beledweyn. This Ethiopia has done in the past without much success. The move into the Shabelle and the fact that the Ethiopians are backing a new clan grouping called the Shabelle Valley Alliance has raised speculation the motive may be more ambitious and part of an elaborate strategy to preempt the emergence of Jubaland. The dilemma for the coalition is that Ethiopia's military help is critical and, perhaps, indispensable, notwithstanding that it could complicate matters for the anti-Shabab alliance politically. The quest for a quick and decisive military victory over al-Shabab seems to be encouraging the use of massive lethal firepower. This is heightening Somali fears and may complicate matters and prove costly and counter-productive, not least, because the militant group is now faceless in some parts of the vast war theatre in the south, having successfully blended in with the civilian population. A cautious, well-paced counter-insurgency campaign must be the preferred option. Victory will not be achievable within the short time-scale envisioned by regional military planners. But this is a less costly strategy that will hopefully allow the attrition of fighting on multiple fronts to degrade the group's conventional capabilities systematically. Political deals A degraded al-Shabab is unlikely to be amenable to peace or dialogue, though many Somalis would prefer to see that happen. The more fanatical elements wedded to al-Qaeda's global jihad agenda will seek to regroup and resume the armed insurrection and step up the terror campaign across the region and beyond. The UN says more than one million Somalis have fled their homes It is possible some of its less hardline leaders may seek some form of accommodation with their clans or cut political deals with the transitional federal government and other political formations. The glue that holds the new anti-Shabab military alliance together appears to be the common desire to once and for all cripple the extremist Somali movement and dismantle its terrorist infrastructure and support networks. The determination to act decisively and prevail is, certainly, laudable, but not enough to resolve the Somalia crisis. Without a clear and coherent long-term political strategy, any military victory over al-Shabab will be short-lived. Many of the so-called "liberated areas" - whether in Mogadishu, Hiran, Galgudud or Mudug - remain unstable ill-governed pockets, a depressing patchwork of clan fiefdoms filled with belligerent and heavily-armed clan militias. For all its flaws and excesses, al-Shabab did, at least manage to exercise full administrative and functional control over most areas under its control. Could its defeat and the glaring failure to create a credible and cohesive political dispensation to fill the vacuum inaugurate a new era of anarchy?
  17. ^^ Oodweyne now the process of fully incorporating the last elements of the Garaad clan into Somaliland will begin:D
  18. Dervish;773678 wrote: Your from Mogadishu and support somaliland? You must be a starving IDP because last time I checked the SNM were relocating IDPs out of Somaliland. Stop Lying only oromos were being relocated back to Ethiopia not Somalis From Mogadishu.
  19. Why not build a memorial statue for the late President Adan Abdulle Osman AUN a true son of Mogadisho
  20. Misskin Saaxib you are entitled to you're own opinions i have never had a problem with that but he just can't help it he agrees with Abtigis on many issues so sometimes deleting some topics indhaha laga qarsada
  21. Interesting people can demonstrate but the security of the region is a must and it will be protected by the security forces.
  22. Yes i would welcome that centralization is never good but we must protect the national sovereignty and boundaries of our nation from Lawyecade All the way to Yoocade. People should be allowed to govern their regions and villages i welcome that in Somaliland.
  23. Fresh prince is the first Horgale as they call them in the land of the Darwiish:D
  24. Xiinfanin ssc was formed in 2009 some where in Kenya more than half of the guys who started ssc are now in hargeysa that tells you how effective the whole ssc is. The problem with you guys is xiinfanin you always talk about when and if's its 2012 Somalia is more divided than it was in 1991. Somaliland and its institutions and army are stronger than they were in the 90s think about it time is ticking and time is favoring my cause:D