-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
^^Sawta lugu yidhi wa basaasiin halku hadalku ka mara:D
-
Turkey to Mediate between Somaliland and Somalia ????
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Here is a Turkish TV documentary about Somaliland " frameborder="0" allowfullscreen> -
Turkey to Mediate between Somaliland and Somalia ????
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
We welcome that the Turks are very interested in the horn of Africa we shall wait and see how it goes from there Somaliland welcomes the involvement of the turkey in the region. -
ibrahim Dhagaweyne: Congratulations to SSC on the Taleex Conference.
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
The will of the people should be respected yes i agree But didn't president Siilaanyo suggest to hold a conference for the Garaad Clan didn't he say my door is always open for you I see the Khaatumo conference as a possible attempt to create more unity with in the clan and that is something positive. The Somaliland government allows Clans to hold their clan gatherings the south hargeysa Community held their Clan gathering in hargeysa last year the same with the saaxil Folks in dubur the same with the eastern borama Folks held also their Clan gathering in Xeego Awdal. That said the Somaliland government is authorized to protect the sovereignty and integrity and unity of the republic. -
may ina dheg dhegeynayan
-
Xafladii Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ee Minnesota Q .2AAD
Xaaji Xunjuf replied to Aaliyyah's topic in Politics
Actually Garaad jamac garaad Ali the son of the Legendary Garaad ali is the supreme Garaad and who they refer as Garaadka Guud waxa so raaca Garaad Selebaan Garaad Maxamad Garaad Maxamuud is also the second longest existing Garaad lineage. Waxa so raaca isna Garaadk buhoodle Garaad Abdilahi Garaad soofe. Garaad Jamac Garaad ismacil his father was made garaad in the early 60s he is the fourth longest existing garaad waxa kale wa iska wax beri dhawayd la sameyey. -
ibrahim Dhagaweyne: Congratulations to SSC on the Taleex Conference.
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Dhagoweyne was better when he was a military leader he is not really bringing any new solutions he is right on the Abdilahi Yusuf part though. -
The former rebel leader keyse abdi yusuf and the guy in charge of the ssc finance send by emotional Qurbajoogs and the Former Khusuusi leader formed this party
-
sorry guys ssc is a party with in Somaliland its called Somaliland sinaan iyo cadalaad
-
:D:D:D
-
Somaliland’s Silanyo replaces three provincial governors HARGEISA — Somaliland President Ahmed Mohamed Silaanyo replaced three provincial governors on Tuesday night after promising to improve services and security at regional levels, statement said. According to a press release issued by Abdullahi Mohamed Dahir, Presidential Spokesman, Mr. Silaanyo issued a presidential decree in which he fired governors of Sanaag, Gabiley and Togdheer as well as the deputy governor of Togdheer region. The president appointed new governors and a deputy to immediately replace the ousted regional leaders. He thanked them for their hard work. Recently Mr Silanyo pledged to reform his government at all levels to improve services and security. Silanyo appointed Hussein Omar Magan governor of Gabiley replacing Ali Adan Mee’ad, Adan Diriye Egal replaces Ali Abdi Hure as governor of Sanaag, incoming governor of Togdheer, Abdo Ahmed Ayer, replaces Yassin Mohamed Abdi and Mohamed Mohamud Yusuf is the deputy governor of Togdheer taking over from Abdi Dahir Hasan.
-
Ethiopian troops arrest president of Dooxada shabeele.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
It's sad the president is arrested free the president asap why was he arrested by the way -
MoonLight1;772736 wrote: Kingdom of Saado Arabia :D:D
-
Who is he and i am sure he is not a member of hiilqaran
-
Madaxweynah Dooxada Shabeelle C/Fitaax Oo Ciidamada Ethiopia Xabsiga Dhigay. Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Dooxada Shabeele C/fitaax Xasan Afrax ayaa Ciidamada Ethiopia xabsiga u taxaabay, lamana oga sababta ka dambeyso xarigaani. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Dooxada Shabeelle ay ciidamada Ethiopia hub ka dhigis ku sameeyeen, Ilo xog ogaal ah oo ku sugan Magaalada Baladweyne ayaa u xaqiijiyay Cadaalad.com in Amaanka Magaalada lagu wareejiyay Ciidamada Ahlusunna Waljamaaca, iyadoona ay wali ku sugan yihiin ciidamada Ethiopia magaaladaasi. C/fitaax Xasan Afrax madaxweynaha Maamulka Dooxada Shabeelle ayaa caawa ku hoyanayo xabsi ay gacanta ku hayaan Militaarka Ethiopia. Magaalada Baladweyne ayaa aheyd mid u kala qeybsan Seddex qeybood oo ay kala taliyaan, Ciidamo uu wato Yuusuf Dabgeyd oo qeyb ah, Maamulka Dooxada Shabeelle iyo Ahlusunna oo caawa gacan ku heynta magaaladaasi la wareegay. Xafiiska Wararka Muqdisho.
-
TFG prime minister Abdi weli on the khaatumo conference 2
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Are you saying sscnews is lying war nimanku maxay beenta u sheegeyaan http://sscnews.com/2012/01/10/raisul-wasaaraha-somaliya-oo-ku-fashilmay-inu-isku-dayo-inuu-burburiyo-shirka-khaatumo-2-ee-ka-socda-magaalada-taleex/ -
Raisul wasaaraha somaliya oo ku fashilmay inu isku dayo inuu burburiyo shirka khaatumo 2 ee ka socda magaalada taleex Fashilaad aad u weyn ooku dhacday rag uu soo diray Raisul wasaaraha somaliya Mr gaas ayaa rag usoo diray shirka khaatumo 2 si ay usoo burburiyaan shirkan ragga lasoo diray ayaa garoowe soo dhaafi waayay markii lagu bogaadiyay haddii ay taleex gaadhaan in la layn doono. Mr gaas ayaa ilaa hadda wada sidii looga hor tagi lahaa shirkan ay isugu wada yimaadeen beelweynta ssc ee ku kala sugnaa daafaha adduunka shirkan khaatumo 2 ayaa ah mid somaliya aad looga sugayo inuu dhalo midho wax qabad unoqda somali oo dhan raggan laga soo diray magaalada muqdisho ee hadda kusugan magaalada garoowe ayaa hadda wada wada tashi ay la wadaan maamulka halkaa ka taliya ee uu faroole hormuudka yahay Mr gaas oo afka ku hadlaya maamulka Puntland oo aan u hadal sidii qof somali oo dhan usiman ayaa ilaa hadda wada ka hor tagga shirkan khaatumo 2 oo uu hore usheegay inu dhib u yahay maamulka puntland waana in laga hortagaa shirkaas waa siduuuu yiri Raisul wasaaraha somalia wararkan oo laga soo daayay tv ga somalisat oo ay ka hadleen qaybo ka mid ah Barlamanka somalia iyagoo sheegay Mr gaas inuu wado fidno iyo wax yaabo badan oo kala kaxaynaya bulsho weynta somaliya Barlamanka ayaa sheegay in laga hor tago fidnida uu wado Raisul wasaaraha somalia wuxuu na sheegay inuu ku hadlo afka faroole
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Shirka Talleex Ee Lagaga Dhawaaqay Maamul Goboleedka, Sheegayna In Uu Maamulkaas Lagu Dhawaaqay Yahay Waxba Kama Jiraan “Mar haddii uu maamul ka dhisan yahay dhawaaqaasi waa dhawaaq dhiilo oo nabadda uun wax u dhimaya" Wasiirka Arimaha Guduhu. Hargeysa (GNS) Wakhti ay isku raaceen odeyaasha iyo madax dhaqameedyadda reer Sool in ay sameystaan maamul ka madax banaan Somaliland isla markaana isku afgarteen in deegaanka ay degaan beesha Reer Sool la gaadhsiiyo maamul ay khaas u lee yihiin ayaa waxa ka hadalay xukuumadda Somaliland, waxana ay Somaliland sheegtay in uu hadalkani yahay waxba kama jiraan. Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Maxamed Nuur (Caraalle (Duur) oo arintan ka hadlay mar uu caawa u warmayay laanta afka soomaaliga ee BBC, da ayaa waxa uu sheegay in afka laga odhan karo maamul goboleed, balse aanay suura gal ahayn in uu ka hir gallo maamul Goboleed deegaanadda Sool, Sanaag iyo Cayn, waxana uu yidhi isaga oo ka hadlaya arintaasi “ Runtii dee wax maamul ah oo laga samayn karaa marka caqliga la eego dhawaaq waa laga odhan karaa oo in wax la yidhaahdaa waa wax fudud, laakiin fulintiisu waa wax adag wax laga samayn karaana ma jirto, sababtuna waxa weeye waayo goboladaasi la sheegayaa waa gobolo Maamul Somaliland la yidhaahdaa uu ka jiro oo uu ka talliyo.” Wasiir Duur waxa uu sheegay in ku dhawaaqidda Maamul Goboleedkanai ay tahay mid daandaansi ah oo wax u dhimaysa wadda degenaashaha iyo xasiloonidda deegaanadaas “Mar haddii uu maamul ka dhisan yahay dhawaaqaasi waa dhawaaq dhiilo oo nabadda uun wax u dhimaya, laakiin waxa weeye waa erey aan af dhaafayn oo aan ficil loo rogi Karin marnaba sidaan u arko.” Ayuu yidhi Wasiirka Arimaha Guduhu. Wasiirka arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraalle Duur waxa uu tilmaamay in raga ku dhawaaqey maamul goboleedkani ay yihiin kuwo ka yimid dibadda isla markaana aan rajo ka rabin dadka deegaankaas, waxana uu carabka ku dhuftay in ay dib u noqonyaan dadka dega deegaanadaasina ay dhamaantood yihiin Somalilander, isla mrakaana ay doonayaan in ay doonayaan Xukuumadda Somlailand, waxana uu intaasi raaciyay inaanay raali ka ahayn maamul dhaafsiisan ka Somaliland, waxana ka mid ahaa hadalkiisii “Dadka waa la eegi doonaa oo dhawaaqyada dambe ee ka soo baxa waa la arki doonaayoo, laakiin waxa weeye bulshada afar qof iyo labaatan qof oo meel iskugu tagta iyo in qol qaadaa bulshada masiirkeeda ma matasho, ummaddu waxay ku tashato ee ay goosato lama diidi karo, laakiin intan imika dibada ka timid ee baritana dibada uun ku noqon doona ee ka yaaci doona Taleex ummadda ma matelaan. Inta ciida ku joogaysa ayaa xaq u leh inay masiirkooda ka tashato xaq u leh iyagaana nabadooda ka tashanaaya,”. Si kastba ha ahaatee hadalka wasiirka ayaa ku soo beegmaya xil shir beeleedka Talleex lagaga dhawaaqay maamul u gooni ah deeganaadda Sool, Koonfurta Sanaag iyo Cayn .
-
Madaxwayne Axmed Siilaanyo Oo Caawa Xilalkii Ay Qaranka U Hayeen Ka Qaaday Badhasaabada Gobolada Sanaag, Togdheer Iyo Gabiley Hargeysa (Ramaas) Jan 10,2012 - Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa digreeto Madaxweyne oo uu caawa soo saarey caawa xilalkii kaga qaaday badhasaabada gobolada Gabiley, Togdheer iyo Sanaag. Digteerada Madaxwaynuhu xilalka kaga qaaday saddexdan masuul, sidoo kalena lagu cadeeyay magacyadda masuuliyiinta xilkaasi loo magacaabay ayaa u dhignayd sidan “Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Digreetooyin Madaxweyne xilalkii ay qaranka u hayeen kaga qaaday Badhasaabadii Gobolada Sanaag, Togdheer, Gabiley iyo badhasaabku xigeenkii Gobolka Togdheer Sidoo kalena Madaxweynuhu waxa uu u magacaabay Masuuliyiin Cusub oo buuxinaya jagooyinka ay baneeyeen masuuliyiintaa hore. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Qodobka 110aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyay: Ahmiyadda ay Gudoomiyayaasha Gobolladu u leeyihiin dhismaha Qaranka; Markuu Aqoonsaday: In baahi loo qabo buuxinta jagooyinka Gudoomiyeyaasha Gobolada Gabiley, Sanaag iyo Togdheer; Markuu La Tashaday: Madaxda ay arrintani khusayso; Markuu ku Qancay: Inay buuxin karaan, aqoon iyo kartina u leeyihiin jagoouinkan; Wuxuu go’aansaday 1. In Mudane, Xuseen Cumar Magan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gudoomiyaha Gobolka Gabiley ee JSL. 2. In Mudane, Aaden Diiriye Cigaal, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gudoomiyaha Gobolka Sanaag ee JSL. 3. In Mudane, Cabdoo Axmed Aayer, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gudoomiyaha Gobolka Togdheer ee JSL. 4. In Mudane, Maxamed Maxamuud Yuusuf, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gudoomiye Ku-xigeenka Gobolka Togdheer ee JSL. Masuuliyiinta Xilalka laga qaaday:- 1. Mudane, Cali Aaden Meec Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Gabiley 2. Mudane, Cali Cabdi Hurre Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Sanaag 3. Mudane, Yaasiin Muxumed Cabdi Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Togdheer 4. Mudane, Cabdi Daahir Xasan Gudoomiye Ku-xigeenkii Hore ee Gobolka Togdheer Madaxwynaha Jamhuuriyada Somaliland, waxa uu Badhasaabadii hore uga mahad celiyey mududii ay xilalkaas u soo hayeen qaranka, Isla markaana Madaxweynuhu waxa uu digreetooyinkan ku amray inay masuuliyiintani xilalkaa ku wareejiyaan sida ugu dhakhsaha badan gudoomiyeyaasha cusub ee loo igmaday xilalkan inay qaranka halkaa uga siiiwadaan
-
Somaliland ma go'in ee way go'odoonsantahay. Buubaa.
Xaaji Xunjuf replied to MoonLight1's topic in Politics
Buuba dee isaga go' odan aha nin aan gurigisi arag 17 sanadood bila caleek marka miyanaad go'odan ahayn:D
-
Popular Contributors