Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,198
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    82

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Allah ha u naxariisto on both sides koley naxariisto allah its muhiim
  2. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=sb43WHY_aXQ" frameborder="0" allowfullscreen>
  3. Somalina;780324 wrote: Maya, maan arag. Su'aasheyda kama aadan jawaabin weli. lol Awoow fadlan topican akhri si ad u yara fahantiid lugtay ay so dhex galiyeen mamuulka budhcad badaydsan http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/61388-Puntland-coupe-at-Khaattuma-Conference
  4. Somalina;780316 wrote: So, waxaad leedahay Khaatumo waa riwaayad ay Garowe soo bandhigtey miyaa? ii jilci hadalka in yar. Waxba isku walaaqaan kooxda garowe joogta ayaa raba inay lug ku yeeshaan balse wixi jira way iska so cadaan manad arag topic aan hore uga sameyey khaatumo where is carafaat my nephew
  5. Somalina;780259 wrote: XX, ra'yigaaga ka hadal, video gan aad la orordeysid meel walba kuuma ceeb qarinaayo. AO wuxuu yiri ma ku raacsan tahay? ka jawaab taas si daacad ah, suurahana ka saar hadalka ok. Somalina awoow ismici yaa binti, rayigeygu waxa weyee in indhaha la furo oo laga feejignaado waxyalaha ay so mal maluuuqayaan kooxda isku urursatay garowe oo marba ruwayaad cusub la hor imanaya Somalida intooda kale wa in is afgarad buuxa laga gaadha, abtiga dalabay na wa in aan mar tuulada salaxlay aan awr ugu qala ,dabeedna picknick camal markan saa leeyahay shacabka Somalida eeh eeh ku nool bosaaso garowe iyo woqoyiga galkacyo maha inan fogeynayo oo wa umad Somali oo run ahaanti sheikh iyo sharif ba leh. Balse kuwa Hogaamiyaha ayaa dhibaato fara badan xita ku haya mamuulka yar eeh pudhlayn oo hada ninka faroole la yidha gar wadeen ka yahay.
  6. Somalina;780295 wrote: Awoowe ka jawaab su'aasheyda fadlan. Isug awoowe budhcad badeed ba baxsaday oo aan ku daba jiraye eh give ma few minutues:D
  7. xiinfaniin;780271 wrote: Gheelle, xattaa Dalabey of Mogadishu can be considered a tea party leader in teh retail politics of SOmaliweyn. Xaaji Xunjuf waa poor separatist who is running away from his mother land Marka ma sinna, raggu . Nin ka sarreeya buu rabaa inuu isku dhedhejiyo Who is running away i am in my country Somaliland never ran away even when i was the Mujahid fighting for Somaliland i was in the indigenous territory of the Somalilanders.Oday Dalabay told the truth about pirate politics in Mogadisho kayga aniga leh kaga kula lihi. Xiin faniin you might deceive some politicians or other mps or even the ordinary citizens but people have their eyes right open and especially Xaaji Xunjuf:D
  8. Taleexi;780269 wrote: RD: Haddaanu idinka adkaano idinku xagaad u guuraysaan? Ma baddaad isku shubaysaan? Taleexi maha in inaga iyo idinka loo doodo inagu isku mid baynu nahay, waxa weye oo kaliya taleexi qolyaha nabadiidka eeh qarandiidka in aynu dhinac uga so wada hor jeedsano ma fahantay abti anigu adigaan wax kula raba sabab isku doon baanu saaranahay ama isku bridge sidad jeceshihid.
  9. Ma nimanki dawlada isku sheegi jiray eeh inamo yar yari bacsadeen eeh la odhan jiray wa saraakiisha qaranka weye oo masaskay cunaan:D Maxamad siyad bare maalimihi ugu danbeysey xukunkisa ayaa Iyado la sii dhaqajinayo oo u is leeyahay dagaal gal wa marki ay difaac kaga jireen vila Somalia ,ayuu Maxammad siyad yidhi war meeyee nimanki aan siberiya u diray markasa la yidhi dumarka iyo caruurti bey qixinayaan. Waxa sa idin dawlad ahayd Xiinow:D
  10. Gheele threadke saaxib bal ii tilmaam aan warankayga la galo eh
  11. Somalina;780246 wrote: Aawey 'ciidanka qaranka' hadda? ma qabsateen weli Buhoodle? Tani waad ku ceeboowdeen ee is qabta inteysan sheekada sii xumaan. Ciidanka qaranku magaalada wabu ku hareereysanyahay laakin meesha waxa jooga meleshiyo walaan oo shacabka wax yeeleneyaa never fight inside cities awoow ma dhici karto wa in shacabka la ilaaliyo awoow ciiidanka qaranka waajib ba saaran ilaalinta dadka iyo dalka.
  12. Africaown Mr Axmed Dalabay understands you're call the guurti head of North Mogadisho and jawhar Listen to the first part of the video he is talking about the pirates in bosaaso As for the ssc guys i don't think he even knows where they live:D
  13. Somalina;780236 wrote: Degmadaas nabad bey ahayd, SL ayaana nabad darro ka abuurtey. Waxaad ku hadleyso macno ha yeeshaan. Cidina imeysan imaan, idinkaa timiteen, idinkaana baxaaya. Degmada nabad ma ahayn runti waxa joogay qolya huubeysan oo ku lidi ah nabada iyo wada jirka umada halka degen.Marka Ciidanka qaranku wajibkoodu uun bey guteen awoow
  14. ^^ Oodweyne xiinfanin warka wuxu ka qaata website la yidha allssc oo tidhahda guryihi beesha buhoodle ay ku lahayeen Hargeysa oo la gubay, hala yaabin marku sheekooyin walaan kula yimaaado.
  15. xiinfaniin;780221 wrote: Xaaji Xunjuf inuu maanta gabdhaha la diriro waa a gar, buufinkii labaatanka hawada laga buuxiyey baa Buuhoodle uga banjaray Xiinfanina wax aan jirin buu arka Somaliland wa qaran tiir adag , Somaliland oo hawlgal ciiidan ka fulisa degmada buuhoodle wax cusub maha wa wax socon doonta si nabada iyo xasiloonida loo marsiya degmadaas wa shay muhiim ah.
  16. Somalina awoow Aaaliyaah heshiis baanu nahay she knows that waligay waan xurmeya laakin cawa way na dilaysa lafahaygi baan u baqay.
  17. Hada Aaaliyaah Bazuuka bay la so baxday bal u kaadi inadeer hana qarxiin uun eh
  18. Red sea the Kalshaale territorial dispute is almost solved another clan gathering is needed to come to an agreement but the garaad clan was busy with the khaatumo thing in taleex but i am sure they are willing to come to the negotiation table.Not so sure how the Khaatuumo guys will approach another peace conference to be organized some where in togdheer in the next few weeks.The war is not against the people of Buuhoodle or the Garaad clan as a whole as they are Somaliland citizens the war is merely against some anti peace elements a minority group with in the buhoodle district. Even when it comes to the newly established khaatuumo leadership there are some leaders of that organization in particularly the G6 who are willing to come to the peace table. Its even better for the Somaliland government now they know who to deal with it, give it time and it will all be solved very soon.
  19. Aaliyyah;780164 wrote: A khadar what's the point of talking to africaown when he's happy with what's happening in buhodle as we speak??? There's really no point to it dabku marku hargaisa iyo burco so gaadho let's see how he reacts will he say oh I'm just in north america bullshit..tan kale reer buhodle are winning oo badil meel ma gaadhayo and believe me dagaakan will touch ur three lil cities soma niliga wayeen war hoy jooga caqli xumo meel daran uun bay niga rid i Aaaliyaah oo qorigeedi soo qaadaatay bal hana xabadayn uun:D
  20. Taleexi;780155 wrote: Dadka waalwaalan uun baa is fahmi kara. Hayee reer Somaliland ba walaan dadka dalkoodi iyo dadkooodi nabad iyo xasilooni u horseeeday doorasho iyo heer dimuqradiad gaadhsiiyey Taleexi iyo kuwa u janjeedho na wa dad miir qaba bada isbaaro u dhigtay qaarna beriga isbaaro dhigtay qaarna habeen iyo maalin dad afduubayaan, Eeg meesha hadaanay jirin kala dambeyn nadadi ma jirto taleex wuxu ku leeyahay meesha yanay kala danbeyn jirin dadku ha is dhex yaacaan adeer ta laga yeeli mayo meesha ciiidan iyo boolis iyo administration ba jira. Taleexi maanta hada la weydiyo sideed xal u aragta wuxu ku odhanaya aniga khaatuma la yidha wanan khaatumeysanahay dhagaha na farahan kula jira oo idin ma maqlayo wax aan reerkeyga ahayn na ima marayaan wa dhibaato.
  21. Taleexi;780102 wrote: Khaatumites iyo dadka nabada jecel ee Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa inay taageeraan halganka xaqa ah ee reer Buuhoodle ku jiraan. Halgan baan cid kula jira iyo nabad baan rabna isma laha adeer ama hubka dhiga oo nabada qaata ama naga dayaa wixinan khaatumeysan.
  22. Red sea i think it has something to do with Azania being a failed project due to involvement of Amiir Godane and his Deputy Ibrahim Afghani, so by waging a cyber war against the Somaliland republic on the net,It gives some people some sort of relaxation. Iska daaa dad badan baanu dawo u nahay eh
  23. RedSea;780126 wrote: They are not 'boys' mr. Xiinfaniin, they are paid volunteers dressed to kill. Killing and being killed is part of what they do. In this critical juncture they are on mission against armed groups who pose significant threat to Somaliland's stability. As such the Republic of Somaliland has the legal authority to use its troops to the full extend. As citizen of Somaliland I fully support and congratuate them for defending Somaliland's peace against ever growing threat from the usual suspects.
  24. Dervish;780067 wrote: If you know diinta you wouldn't celebrate the death of people. Clown Celebrated i just posted the news
  25. Hell what are you talking about son, cadaabta iyo janada ilaahay ba haya wax ciyaar gasha maha if you know diinta