-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Aaaliyah what is the new name of the new Mamuul did they make that clear yet?
-
Maxay xaaraan ka dhergeen
-
Somaliland Says No to Forced Returnees from Holland Hargeisa–(Berberanews)-Unfortunately the Immigration Departments such that of Netherland’s processing of refugee claims have become so haphazard there is a grave danger that people in need of protection might be thrown, metaphorically, to the unfamiliar. Despite Human Rights plea to stop any forcible deportations, The Dutch authorities have announced their intention and insisted to deport, by force if necessary, all illegal Somaliland citizens currently residing in the Netherlands. On Monday-January/9th/2012 a high level delegates from the Netherlands visited Somaliland authorities to discuss on the possibilities’ of deporting forcibly illegal Somalilanders currently in Holland. BerberaNews following this event closely had the opportunity to interview the Minister of Resettlements, Rehabilitations and Reconstructions of Somaliland, Hon. Abdirizak Ali Osman. The Minster addressing BerberaNews reporters said, “As you (BerberaNews) have been closely monitoring, indeed there has been a momentous discussions as well as meetings between my Ministry and representatives from Holland concerning Somaliland government’s position on forced returnees”. “Unquestionably”, the Minster added, “we will not allow any forced returnee who is of Somaliland and/or Somalia origin thrown as piece of objects into this country (Somaliland)”. The Dutch government had been in continues channel of communication with Somaliland government hoping the approval and agreement of forced returnees by both governments however; Somaliland authorities repeatedly and clearly rejected such agreement. Netherland authorities’ aver most Somalilanders asylum applicants in their country have their requests approved, but claim that few have been rejected and didn’t meet the requirements. Somaliland government looks forward to maintain positive and fruitful co-operations with the Dutch government, nevertheless and most importantly, from our side, there are no doors open presently to accept any individual/s whether from Somaliland or Somalia that is being deported against his or her will, said Hon. A.Ali Osman the Minister for RR&R of Somaliland. The Dutch authorities have a binding obligation under international law stating that anyone seeking protection cannot be forcibly returned and/or deported against their will.
-
The Somali Unionist: You guys do terrible job uniting the people
Xaaji Xunjuf replied to AfricaOwn's topic in Politics
Burahadeer we call those People Clan Nationalist they will support everything based on clan they will support Clan Mini states in Somalia with the help of foreign invaders. -
A poet a Politician a Banker a Comedian only in Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
" frameborder="0" allowfullscreen> -
Musharaxa Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UDUB Oo Ka Qaybgalay Soobandhiga Buuga Diiwaanka Qosolka Qaybtiisii Labaad Oo Lagu Soo Bandhigay Xarunta Maskax-maal(Cadceed Tv). Jan 13,2012 Borama(Cadceed) – Kadib soo Dhawayn balaadhan oo loogu sameeyay Borama musharax Jamaal Cali Xuseen Oo ah aqoonyahan qoraaa ka caana Somaliland iyo guud ahaanba dhulka lagaga hadlo afka Soomaaliga iyada oo ay soo bandhiga buugani diiwaanka Qosolka qaybtiisa labaad ay ka soo qayb galeen dad aad u tirabadan oo u badan arday,aqoonyahano iyo siyaasiyiin halkan ka daawo sidii ay u dhacday.
-
The Somali Unionist: You guys do terrible job uniting the people
Xaaji Xunjuf replied to AfricaOwn's topic in Politics
Al Xaag Red sea welcome back Yaa Sayidi. -
Urur Siyaasadeedka UMMADDA oo Sanaag aad loogu soo dhaweeyay iyo Gaboose oo Ololihiisii bilaabay Ceerigaabo(Waaheen) Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha urur siyaasadeedka Ummada Dr. maxamed cabdi gaboose oo ay ku weheliyaan masuuliyaanta sarsare ee ururkaasi ayaa maanta si milge iyo maamuus leh loogu soo dhoweeyey magaalo madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo. Gudoomiyaha iyo weftigiisa ayaa taageerayaasha ururka umada ee magaalada ceerigaabo oo watay boqolaal gaadiida oo ay ka dul babanayaan calanka iyo astaanta ururka ummada kaga hortegeen madasha soo dhoweynta ee duleedka magaalada Ceerigaabo iyadoo gudoomiyaha ururka ummada si aan hore loo arag halkaasi loogu qaabiley looguna soo dhoweeyey waxaana halkaasna gudoomiyaha loo gogley rooga cas ee lagu maamuuso madaxda iyo masuuliyiinta mudan, waxana halkaasi gudoomiyaha ubax qoorta u sudhay haween aad u tiro badan oo ku lebisnaa dharka hidaha iyo dhaqanka oo ku dhawaaqayey halku dhegyo ay ku muujinayaan taageerada ay u hayaan urur siyaasadeedka Ummada taasoo madasha soo dhoweynta ee duleedka magaalada ceerigaabona ka dhigtay mid lagu indha daraandaro, isagoo gudoomiyihuna iyo weftigiisu halkaasi ay uga gacan haadiyeen safafkii dhaadheeraa ee ku sugnaa madasha soo dhoweynta bartilmaameedka u ah ee duleedka magaalada ceerigaabo oo ay tubnaayeen cuqaal, waayeelka, culimoawdiin, dhalinyaro, haweenka masuuliyiinta ururka ummada ee magaalada ceerigaabo iyo dadweyne aad u tiro badan intaa kadibna waxa Gudoomiyaha iyo weftigiisa gaadiidkii iyo dadkii ka hortegeyba ay u soo daadiyiheen dhinaca gudaha magaalada ceerigaabo oo ay kusii diyaar ahaayeen mawjado dad ah oo ka tirsan taageerayaasha ururka Ummada oo ruxuyey caleemo iyo astaamaha ururka ummada iyadoo weftigana lagu soo wareejiyey jidadka iyo wadooyinka waaweyn ee halbowlaha u ah magaalada ceerigaabo oo ay oo soo buux dhaafiyeen kumaankun dad ah oo ka tirsan taageerayaasha ururka Ummada ee magaalada ceerigaabo oo weftigana ku qaabilay dareen shucuur farxadeed xambaarsan oo ay ku muujiyeen taageerada ay u hayaan urur siyaasadeedka ummada. Waxa kaloo iyaguna soo dhoweynta ururka umadda ka qayb qaatay wegen ka mid ah gamaanka fardaha oo gaadhiga gudoomiyaha dhinaca ka raacayey Waxana Gudoomiyaha ururka ummada Dr maxamed cabdi markii uu soo gaadhay gudaha magaalada ceerigaabo uu dusha uga baxay gaadhigii uu saarnaa isagoo dadweynahana halkaasi si farxad leh ugu salaamayey Ugu danbayntiina gudoomiyaha ururka Ummada Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa si rasmiya xadhiga uga jaray xafiiska guud ee ururka Ummadu ku yeelan doono magaalada madaxda gobolka sanaag ee ceerigaabo oo ay ku hor sugayeen kumanaan ka tirsan taageerayaasha ururka ummada ee magaalada Ceerigaabo Intaas kadibna waxa halkaasi dadweynaha kala hadlay Gudoomiyaha ururka Ummada Dr, Maxamed Cabdi gaboose iyo gudoomiye ku xigeenka labaad ururkaasi Cabdirashiid Maxamed Cali oo dhinacooda ka mahad celiyey Sida maamuuska iyo milgaha lahayd ee loogu soo dhoweeyey magaalada ceerigaabo oo ay sheegeen in aanay quluubtooda ka bixi doonin iyadoo gamaankii fardaha soo dhoweynta ka qayb qaateyna ay gudaha u galeen xafiiska ururka Ummada ee magaalada Ceerigaabo. Iyadoo safarkani uu yahay kii ugu horeyey ee Gudoomiyaha ururka ummada Dr.maxamed cabdi gaboose uu soo gaadho magaala madaxda gobolka sanaag ee ceerigaabo tan iyo intii uu ku dhawaaqay urur siyaasadadeedkiisa Ummada ayaa dr gaboose uu bulshada reer sanaag kala kulmay soo dhoweyn balaadhan oo hiigsiga hankiisa siyaasadeed sare u qaadi doonta. GUDOOMIYAHA URUR SIYASADEEDKA UMADDA DR MAXAMED C/ GABOOBSE IYO WAFTI UU HOGAAMINAYO OO SI MUG LEH LOOGU SOO DHAWEEYEY QORI-LUGU, OOG IYO CEEL-AFWEYN. Weftigan Ballaadhan oo ka kooban madaxda sar sare ee ururka siyaasadeedka UMADDA oo uu Hogaminayey Guddoomiyaha Urur SIYAASADEDKA UMMADA Dr. MAXAMED CABDI GABOOSE Ayaa Saaka abaaro 8:30 subaxnimo Si Diiran Loogu Soo Dhoweyey degmada Q ori lugud oo ka tirsan gobolka togdheer, ka hor intii aanu gudoomiyuhu u gudbin xadhi ka jarida xafiiks ururka ee degmada qori lugud waxa uu gudoomiyuhu hadal kooban oo mahad naq ah u jeediyey dadweyna tiro badan oo hor dhoobnaa xafiiska ururka ee degmada qori lugud. Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Umada Iyo Weftigiisa Waxay Muddo Kooban Ku Sugnaayeen Isla Markaasna Ay Soo Dhowey Gacan Haadin Ah Ka Heleen Dadweynaha Aadka U Tirada Badan. Gudoomiyaha iyo waftigiisu waxay kulano gooni gooni la yeesheen cuqaasha degmada, haweenka iyo dhalinyarada iyo guud ahaan Bulshada ku dhaqan degmada qori lugud. Sidoo kale waxa ay gudoomiyaha iyo waftigiisu duhurnimadii gaadheen magaalada Oog oo dadweyne faro badan si heer sare ah ugu soo dhaweeyeen iyadoo cadceedu ay si daran u kululaydna dariiqa in badan ku sugayeen dadweyne kor u luxayey calanka iyo astaanta ururka waxaaney gudoomiytaha iyo wafigiisa kaga hor yimaadeen meel ka durugsan magaalada halkaas oo ay u soo galbiyeen xafiiska cusub ee ururka oo uu halkaa gudoomiyuhu xadhiga kaga jaray, isagoo dadweynaha uga mahad naqanay soo dhaweynta balaadhan ee ay u fidiyeen, sidoo kale waxa isaguna hadalo kooban oo mahadnaq halkaa ka soo jeediyey xildhbaan Sulayman bukhaari oo waftiga ka mid ahaa. Maqribkii maantayto waxay waftigii soo gaadheen magaalada ceel-afweyn oo runtii si la yaab leh loogaga soo dhaweeyey ayna kala kulmeen isku soo baxii ugu balaadhnaa, gudoomiyaha iyo waftigiisu waxay markiiba u gudbeen xafiiska ama xarunta ay cusub ee urur siyaasadeedka UMADDA oo halkaa uu gudoomiyuhu xadhiga kaga jaray, iyadoo ay waftigu ay caawa u hoyan doonaan magaalada ceel afweyn subaxna ay ku began yihiin magaalada ceerigaabo./
-
qabil is not important umada wa waxa kala dishay oo ay dadku wada buufis iskaga qaadeen be you're self Carafaat reer hebel is not important at all. Qabil wa magac uun wax kale ma sheegeyso
-
I can't remember its been a long time but lived worked and grew up in many places In Xamar caday Djibouti hargeysa also in daroor Dhagabxuur province Saudi Arabia.
-
Yeah i like how faroole talks halakan waxanu u joogna inaynu maanta idin sheego dadka Koonfurta Somalia ka so qaxay in pudhlayn laga raafo indeed faroole is a great orator
-
Not gonna happen Dr osman you need to be realistic my friend
-
Dr osman how is the oil business doing faroole is a funny lad wa ninki yidhi wax qabadkayga sadexda sanadood lugu ma so koobi karo madashan aynu maanta joogno:D
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Umadda Oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay Deegaanadda Qori Lugud, Ceel Afweyn Iyo Degmoooyin Kale sidoo kale waxaa uu gudoomiyahu kulamo gooni gooni ah la yeeshay dhalinyarada haweenka iyo madax dhaqameedka deegaankaasi ku dhaqan Hargeysa (GNS)- waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay gudoomiyaha urur siyasadeedka UMADDA mudane Maxamed Cabdi Gaboose Ayaa waxa si weyn loogu soo dhoweeyay deegaanka qorulugud iyadoo ay halkaasi kaga hor yimaadeen dadweyne tiro badan oo lulaayay calanka iyo astaanta ururka umadda isla markaana ay ka muuqatay farxad iyo waji furan oo ay ku qaabilayeen gudoomiyaha urur siyasadeedka umadda mudane maxamed c/ gaboose iyo waftigii cuslaa ee uu ho gudoomiyaha urur siyasadeedka umadda ayaa si weyn ugu mahadnaqay dadweynihii tirada badnaa ee halkaasi ku soo dhaweeyay waxaanu gudoomiyuhuu xadhiga ka jaray xafiis cusub oo uu ururku halkaasi ku yeelan doono . sidoo kale waxaa uu gudoomiyahu kulamo gooni gooni ah la yeeshay dhalinyarada haweenka iyo madax dhaqameedka deegaankaasi ku dhaqan . Sidoo kale waxaa uu gudoomiyaha iyo waftigii uu hogaaminayay duhurnimadii gaadheen magaalada Oog oo dadweyne tiro badan si heer sare ah ugu soo dhaweeyeen iyadoo cadceedu ay si daran u kululayd ayaa haddana dadweynaha reer oog dariiqyada in badan ku sugayeen iyada oo ay dadweynuhu kor u luxaayeen calanka iyo astaanta ururka umadda. waxaanay gudoomiyaha iyo wafigiisu kaga hor yimaadeen dadweynaha meel ka durugsan magaalada iyaga oo muddo kooban halkaasi ku sugnaa oo soo dhaween gacan haadin ah ka helayeen dadweynihii halkaasi ku soo dhaweenayay gudoomiyaha iyo waftigiisa . . intaasi ka dib waxaa ay dadweynuhu ay u soo galbiyeen gudoomiyaha iyo waftigiisa xafiiska cusub ee uu ururku ku yeelan doono magaladaasi ugu danbayntii gudoomiyuhu waxaa xadhiga kaga jaray xafiiska urur siyasadeedka umadda ee magaladaasi , waxaanu gudoomiyuhuu si weyn uga mahad celiyay soo dhaweynta balaadhan ee ay u sameeyeen dadweynaha reer oog , sidoo kale waxa isaguna hadalo kooban oo mahadnaq ah halkaa ka soo jeediyey xildhbaan Sulayman bukhaari oo ka mid ahaa waftiga . ugu danbeyntii gudoomiyaha urur siyasadeedka umadda iyo waftigiisu waxaay ay gaadheen xilligii makhrinimada magaalada cee-afwayn oo si la yaab leh looga soo dhaweeyay gudoomiyaha iyo waftigiisaba waxana gudoomiyhuu isla markiiba xadhiga ka jaray xafiiska cusub ee urur umaddu ku yeelan doono ceel afwayn . ugana mahad celiyay soo dhaweyntaa balaadhan ee ay ku qaabileen isaga iyo waftigiisaba . waftigan ayaa caawa u hoyan doona deegaanka ceel afwayn iyagoo uga gudbi doona maalinta bari ah gobolka sanaag magaalo madaxdiisa ceerigaabo .
-
Somalia;773913 wrote: It is in our overall interest that SSC is created. And you control Laascaanood, but as Khalif Galaydh said, the city will be regained without a drop of blood. Lets all just be friends and clap our hands If that was the case Faroole and you're Admin would have supported the ssc long time ago since 2009 we shall see and wait how it goes from here:D
-
Kenya oo sheegtay in QM ay ansixisay inay ka mid noqoto AMISOM Washington: (Sh. M. Network) Dowladda Kenya ayaa waxa ay sheegtay in Qaramada Midoobay ay ansixisay in ciidamada Kenya ay ka mid noqdaan AMISOM. Wasiirka arimaha dibadda ee dowladda Kenya Moses Wetang’ula ayaa waxa uu sheegay in cod buuxa uu ku ansixiyay Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay in ciidamada Kenya ay ku biiraan ciidamada M idowga Africa ee AMISOM ee ku sugan dalka Soomaaliya. Moses Wetang’ula ayaa waxa uu tilmaamay in ay dalka Soomaaliya u galeen sidii ay meesha uga saari lahaayeen Xarakada Al Shabaab oo uu tilmaamay in ay Qatar ku yihiin amaanka Geeska Africa iyo midka caalamka, waxaana uu farta ku fiiqay in ay aad ugu faraxsan yihiin ku biiritaanka ciidamada AMISOM. Wasiirka oo ka hor hadlayey 15-ka wadan ee golaha amaanka QM ayaa waxa uu dalbaday in ciidamada AMISOM lasiiyo taageero dheeraad ah oo ay ka mid tahay diyaaradaha dagaalka, iyo saanad Militari kuwaasi oo uu sheegay in ciidamada ay ka caawinayso ciribtirka Al Shabaab. Jeffrey DeLaurentis oo ah diplomasi ka tirsan dowladda Maraykanka ayaa waxa uu sheegay in ay dowladda Maraykanka ay taageereyso ku biiritaanka ay ciidamada Kenya ku biireen AMISOM, isagoo shaaca ka qaaday in dowladda ay ugu deeqday AMISOM lacag dhan $337 Million dollarka Maraykanka taasi oo uu sheegay in ay ka caawineyso Tababarida, qalabeynta ciidamada Midowga Africa ee AMISOM.
-
^^^Losing what My Country still controls the territory you are losing the tribal Chiefs
-
The Garaad clan has officially left the Garowe Clan enclave this is a good start towards unity of the clan. There is nothing faroole can do to stop the will of the people the tribal chiefs accepted the G6 demands well done:D
-
Mintid Farayar;773900 wrote: Chimera, My points were simply to correct a few factual errors you made while presenting your optimistic outlook on the Somali future. However, eventually you'll come to the sobering reality that the pressing enemy most Somalis have is not Ethiopia or Kenya, but rather their fellow Somalis. But most of us are shielded from that reality by the sheltered life of living outside. You proposed initially a non-aggression pact between the different Somali stakeholders but if the history of the last 30 years is anything to go by, Somali pacts signed by Somali stakeholders (with the glaring exception of Somaliland) are usually broken before the ink was dry. . As for Carafaat, I lost you a long time ago when you waxed on about universal world peace, global socialism alliance, and sitting around European campfires discussing how to unite the malcontented of the globe.. . :D:D
-
What is wrong with the black star i love it
-
Fake news long live fidel Castro if there is one dictator i like its him noolow
-
Popular Contributors