Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. A_Khadar;774968 wrote: ^^ There is no such soldiers from Buhodle fought for your clan militia.. However if that is the propoganda you told, continue to intertain yourself. Col curi is from Buhoodle you know
  2. ^^ Waanu u fadhina Awoow koley dhimahada ilahay ba haya qof walba sidu u dhimanayo allah og
  3. Dervish;774939 wrote: A skirmish your rats lost 30 who are on there way to hell. Attacking innocent Somalis won't protect you fools from the depths. Xaaji we will see when this is all said and done. Will you behave like a victim or the aggressor, something tells me you'll play the typical somaliland role and be the victim According to Somaliland only 1 soldier got killed and 4 injured where do you get those numbers from?
  4. ^^ Meeshu horta wa maagaalo maha tuulo oo ta la soco, magaaladana shacab ba degen in la wax yeeleyo wa xaraan ciidanka qaranka mar walba wa inay ta iska ilaaliyan arintaas.
  5. Dervish;774914 wrote: Because you clowns obviously haven't learned from your last so called genocide. The joy in your posts when Somalis are died is sick. Regardless it's your cousins that are dead now so at least get your story right This is indeed just a little Skimirish with minimum casualties so no need to threaten to bomb you're fellow Somalis
  6. Caano geel ba caafimaad ah runti inkastow dadka reer hargeysa aad u cabaan soodhada.
  7. And soon the Kenyan air force will say they killed 700 Alshabaab troops.
  8. Ciidammada Booliska oo qabtay sadex nin oo ka mid ah eedeysaneyaashii dilkii Seemaal January 15th, 2012 Hargeysa (Somaliland.Org)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa gacanta ku dhigay sadex nin oo ka mid ahaa sagaalkii eedaysane ee loo haystay dilkii foosha xumaa ee Seemaal. Sadexdan nin oo aanu magacyadoodu dib ka baahin doono ayaa la sheegay in Mid lagu qabtay magaalada Gabiley ka dib markii xogtiisa la helay, midna lagu qabtay isagoo marayay agagaarka degmada Dilla. Warku waxa uu intaasi ku daray in ka sadexaadna uu isku soo dhiibay ciidamadda ku sugan deegaanka Ceel-bardaalle ka dib markii sahaydii ka go’day.
  9. Somalina;774482 wrote: Carafaat adigu maadan dhalin, xor buu u yahay inuu meeshu doono ka dhaco. Haye but he needs some guidance he now wants to leave his clan marka wuxu u bahanyahay yara garab qabad
  10. Indeed Somaliland is progressing real fast well done reer Somaliland.
  11. Ciidamadda Somaliland oo la wareegay gacan ku haynta magaaladda Buuhoodle Buuhoodle(Waaheen) Ciidamadda Somaliland ayaa gabi ahaanba la wareegay magaaladda Buuhoodle oo ay ku amar ku taaglayn jireen kooxda SSC oo ka soo horjeeday Somaliland. Ilaa hada khasaaraha ka dhacay si dhab ah looma soo bandhigin hase yeeshee wararka aanu ka helayno ayaa sheegaya in saaka halkaas dagaal ka bilaabmay kadib markii Maleeshiyadda SSC Madaafiic ku soo riday Ciidanka Qaranka Somaliland. Ciidamadda ayaa isla saakaba ka jawaabay waxaanay gudaha u galeen magaaladaasi oo ay muddo kooban ku qaadatay inay kooxdaasi kaga saaraan, sida ay wararku sheegayaana ma jiro wax dagaal ah oo imika ay kooxdaasi wadaa. Talaabadan ayaa maalmahanba la filayay inkastoo Madaxweyne Siilaanyo shalay oo u danbaysay qudbad uu ka jeediyay Baarlamaanka Hortiisa kooxdaasi uga digay inay isku daydo inay ku kacdo wax Nabadgelyda dalka wax yeelaya. Dhinaca Taleex ee uu ka socdo shirka lagaga dhawaaqay maamulka ayaan ilaa hada wax war ahi iyada ka soo bixin
  12. Jacaylbaro;774619 wrote: Reacts ?? .... Dee they will come here and say "Ciidanka SNM oo buuhoodle soo weeraray iyo SSC oo madaafiic waaweyn ku difaacaysa" Jacaylbaro stop making fun of Jidbaale
  13. Poem dedicated to Ciidanka Qaranka Somaliland
  14. ^^^Maybe Ali khalif was behind the plot and his Khaatumo
  15. war waxani wa ceeb kanu wa ina ceebeyey
  16. Dervish;774552 wrote: I mean you aren't as obnoxious as some of your brethren in this forum. I'd read a lot of your stuff before I decided to start posting but I must say there are others that are a lot more ridiculous then you Well thank you i take that as a compliment:D
  17. Somaliland historical visit to Mogadisho see Somalis will always be brothers and sisters and help each other in hard times.