-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
15 January is a black day in the history of Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Kulmiye TV hala sameyo wayahay eh -
15 January is a black day in the history of Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Read here http://www.boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=1454&catid=66&Itemid=117 -
Ethiopian troops arrest president of Dooxada shabeele.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somalina sax the TFG should establish authority there the same way in Mogadisho and gedo not Clan Mamuuls. -
Innovation Democracy visits Somaliland HARGEISA — A delegation from California-based Innovation Democracy arrived in Somaliland Yesterday to attend a locally organized leadership conference in the capital. The team from the not-for-profit organization consisted of Liisa Välikangas, President of Innovation Democracy Inc. and an attorney by the name of Jaak Treiman, General Counsel of Innovation Democracy. The delegates were greeted at Berbera airport by head of Institute of Strategic and Initiatives (ISI) Mr. Abdikariim Osman Jama and who is also the chairman of ICT commission in Somaliland. Mr. Abdikariim briefed the press in the VIP room of Berbera airport about the delegate’s visit to Somaliland as he said “Today we are receiving at Berbera airport and we extended an invitation to Prof. Liisa Valikanges who is the head of International Institute of Innovation Democracy and teaches at AAITO University which are located in Helsinki, Finland capital and is accompanied by Mr. Jaak Treiman who is general counsel at Innovation Democracy. He added that they departed from California where they have got their main office and came to Somaliland in order to attend huge conference that is scheduled to be held on 17th Jan and the venue is at Ambassador hotel in Hargeisa, Somaliland capital. He commented that the two Institutes have close working relations and that is Institute of Strategic Innovative and International Institute of Innovation Democracy. Prof. Liisa made short speech to the press and told that it is the second time she visited the country. She added that they came to Somaliland in order to attend the conference where book written about leadership is about to be exhibited and the slogan for the book is “Lead Like Lions”. She further disclosed that there will be discussions on modern strategic leadership. Finally, Mr. Jaak Treiman said that he is excited in visiting Somaliland and he is due to attend many events regarding strategic leadership.
-
Somaliland Arrest Taleex Conference Spokesman
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Where is it ? -
JB, XX and Oodeyweyne update us on Buhodle Front? What went wrong?
Xaaji Xunjuf replied to A_Khadar's topic in Politics
A_Khadar;775415 wrote: Yes, he is not lying and he is in Buhodle... Che predicted this... Also ONLF took a part.. yesterday Alshabaab said they support the Khaatumo conference so i will not be surprised at all:D -
Ethiopian troops arrest president of Dooxada shabeele.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
So che was right after all two factions fought in beledweyne ahlusuna and dooxada shabelle awoow where is the TFG in all of this ? -
JB, XX and Oodeyweyne update us on Buhodle Front? What went wrong?
Xaaji Xunjuf replied to A_Khadar's topic in Politics
Taliyaha Ciidanka Qaranka S/Land Oo Ku Sugan Buuhoodle Oo Ka War Bixiyay Dagaalkii Maanta January 16th, 2012 Buuhoodle-(Somaliland.org)-Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Gen.Maxamed Xasan C/laahi (Jidhif) oo ku sugan magaalada Buuhoodle ayaa caawa ka waramay dhirbaaxo kulul oo ay ciidanka qaranku saaka ku dhuftaan maleeshiyo uu soo diray Cali Khaliif Galayr iyo kooxo ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugan Magaalada Buuhoodle. Taliyaha Ciidanka Qaranku waxuu sheegay in kooxda Al-shabaab iyo Maleeshiyo beeleedka oo is garab sanayay ay dhirbaaxo kulul ku dhufteen ka dib markii ciidanka qaranku ay saaka galeen magaalada Buuhoodle. Taliyuhu waxuu intaasi ku daray in firxadkii kooxahaasi ay galeen deegaamada Dharkayn-geeyo iyo Xamar lagu xidh. “Anigu been sheegi maayo ee ciidanka qaranka wax khasaare soo gaadhay lix Askari oo ku dhaawacmay markii maanta ay magaalada dhex marayeen oo laga soo toogtay guryo ku yaalay magaalada, waxa kale oo aan idiin xaqiijinayaa in kooxahaasi aanu ka gubnay saddex Taangi isla markaana aanu ka qabanay baabuur Tikniko ah”, ayuu yidhi Taliyaha Ciidanka Qaranka oo caawa u waramayay Cidaacada Radio Hargeysa. Taliyuhu waxuu sheegay in ciidamada Qaranku ay xiligan degan yihiin Xeryihii ciidamadii Siyaad Bare ee ku yaala magaalada Buuhoodle. Maxamed Xasan JIdhif waxuu shacbiga deegaanka Buuhoodle ugu baaqay in aanay fidmo iyo dab galinin kooxo uu ku tilmaamay fidmo wadayaasha ku fadhiya degmada Taleex. Waxaanuu intaasi ku daray in xukuumada Somaliland ay soo dhawaynayso inay gogol nabadeed u fidiso waxgaradka beelaha Sool iyo Buuhoodle si ay u dhagaysato waxii tabasho ah ee ay ka tirsanayaan maamulka Somaliland. -
15 January is a black day in the history of Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
^^ They were all released today -
Shit i will call keyse abdi yusuf and tell him to change the party name into Khaatumo party
-
15 January is a black day in the history of Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Carafaat hctv is is siding with some of the parties in Somaliland they are not really impartial so i don't think they will be free any time soon. As for the Buhoodle offensive Somaliland does have the right to protect its citizens from rebels high on narcotics. -
Carafaat;775210 wrote: Adeer, I am sure Blue has a good character. It aint all about looks. And everyone dates thorugh internet nowadays, I wouldnt mind to try it as well. Yeah that's wrong carafaat people date through the internet break up while sending a text message they cheat through the MSN they will marry through bluetooth and soon they will make babies using a usb stick, this is getting out of hand Carafaat. Soon they will get a divorce through wifi:D. This world is getting stranger and stranger.
-
Carafaat i never knew you did internet dating how do you know she is gorgeous or even average good looking by the way i don't think you can ask some on out for a date using the internet you haven't seen the girl. I know some other woman who are are good looking and single contact you're uncle XX.
-
MMA ofcourse Mogadisho is the capital city of Somalia laakin Gobolka ama deegaanka Mogadisho so dad deegaan kuma aha siday meel kasta Somalia dad ay degaan ku yihin. Inkastow la odhan karin Caasimad Somalia in cid laga xigo maha sabab caasimadu wa wax ka dhexeysa umada dalka sidan ogsoonahay anigu.
-
^^ And the onlf fighters are his closest clan cousins SMH handing them over to the Ethiopians
-
Somalina raised a good point there the Light skin banadiris are from Persia and Arabia so we can say they are not really the indigenous inhabitants of the region. Even though they live there for a long period for a few centuries there. It just depends on how long you want to go back in the history.
-
Somaliland: new gabiley governor takes office+PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Badhasaabkii Cusbaa ee Gobolka Gabiley oo Maanta Xilkii Si Rasmi ah Ula Wareegay. "Haddii aan kaftan raaciyo, Seemaal uunbaa isaamaysay. Bedelkayguna waa bedel farsamo..." Badhasaabkii hore Daawo Sawiradda Gabiley (Gabiley News):- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland C/laahi Xuseen Cigeh iyo Agaasimaha Waaxda Gobolada iyo Degmooyinka ayaa maanta kasoo qayb galay xaflad ay xilka kula kala wareegayeen Badhasaabkii hore ee gobolka Gabiley ee xilka laga qaaday Cali Aw Aadan Meecaad iyo badhasaabka cusub ee loo soo magacaabay Xuseen Cumar Magan oo lagu qabtay hoolka shirarka Dawlada Hoose ee Degmada Gabiley. Munaasibadaasi xilalka lagula kala wareegayay ayaa waxaa kale oo kasoo qayb galay, Badhasaab ku xigeenka gobolka Gabiley Cali Cabdi Cabdilaahi (Cali Case), maayarada Degmooyinka Gobolka Gabiley, Culamaaudiin, Salaadiin, Cuqaal, Xildhibaanada golaha deegaanka Gabiley, iyo masuuliyiin kale oo aad u tiro badnayd. Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland C/laahi Xuseen Cigeh oo munaasibadaasi hadal kasoo jeediyay ayaa Badhasaabkii hore ee xilka ka dagay ku amaanay inuu oday ka shaqeeyay gobolka oo uu dadka mideeyay mudadii uu joogay, isagoo ka cusubna u sheegay in loosoo magacaabay gobol dadkiisu midaysan yahay nuu horumarka halkaasi kasii wado. Agaasimuhu wuxuu ka waramay khudbadii madaxwaynuhu ka hor jeediyay golayaasha baarlamaanka isagoo xusay in madaxwaynuhu shalay balanqaaday inuu ka shaqaynayo amniga dalka iyo dufaaciisa, isagoo sheegay in amarkii madaxwaynuhu shalay bixiyay ay ka dhabeeyeen Ciidanka qaranka Somaliland oo ay maantaba haystaan Buuhoodle iyo meel kale oo faro badan. Badhasaabka Cusub ee dhawaan loo soo magacaabay gobolka Gabiley ayaa isaguna dadwaynaha reer Gabiley, reer Somaliland iyo gobolada jaarka ahba u sheegay inay xilkaasi loosoo magacaabay uu wada saaran yahay inay si wada jir ah uga wada shaqeeyaan, wixii nabadgalyada waxyeelayana dhinac ugasoo wada jeestaan. Badhasaabka Cusub waxaa uu halkaasi uga duceeyay dadkii ku nafwaayay waxyeeladii ka dhacday deegaanka Seemaal isagoo sheegay inuu si fiican uga hawl gali doono, labada beelood ee khilaafka ka dhexeeyaana ay yihiin hooyadii iyo aabihii. Badhasaabka xilka wareejinayay Cali Aw Aadan Meecaad oo munaasibadaasi hadal dheer ka jeediyay ayaa ka waramay waxyaabihii u qabsoomay intii uu xilka hayay isagoo uga mahad naqay shacabka reer Gabiley sidii wanaagsanayd ee ay ula shaqeeyeen intii uu xilka badhasaabnimada gobolka Gabiley hayay. Cali Aw Aadan Meecaad ayaa waxaa kale oo uu sheegay in bedelka shaqaalaha dawladu uu ka mid yahay sunaha dawladnimada isagoo sheegay in badalkiisa ay saamaysay arinta shaqaaqada Seemaal sidoo kalena uu ku tilmaamay inuu badalkiisu yahay badal farsamo oo ay xukuumadu xal u aragtay, isagoo ka cusubna Illaahay uga baryay inuu xilka ku asturo dadkana ku booriyay inay la shaqeeyaan. Cali Aw Aadan Meecaad oo halkaasi ka sheegay kalmado kaftan ah oo uu ku sheegayo waxyaabaha sababay in xilka laga qaado ayaa waxaa uu yidhi “Waxaan leeyahay Bedelka shaqaalaha Dawlada la Badalaa waxay ka mid tahay shaqada Qaranka. Waxbadanbaan soo shaqaynayay. Waxbadanbaa la i badalay min Kismaayo ilaa Berbera waan soo maray. Haddii aan kaftan raaciyo, Seemaal uunbaa isaamaysay. Bedelkayguna waa bedel farsamo. Markaa dawladu xalbay u aragtay waanan ku hambalyaynayaa.” Badhasaab ku xigeenka gobolka Gabiley Cali Cabdi Cabdilaahi (Cali Case) oo isaguna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inay si wanaagsan usoo wada shaqeeyeen badhasaabka maanta xilka waraajinaya isagoo halkaasi ka balanqaaday inay ka cusubna sidii hore iyo si ka wanaagsan ulasii shaqayn doonaan. Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan oo munaasibadaasi ka hadlay ayaa hambalyeeyay gudoomiyihii hore ee gobolka isagoo sheegay inaanay ilaabi doono sidii wanaagsanayd ee uu umada iyo dalkaba uga shaqeeyay, isagoo ka cusubna ugu duceeyay in illaahay ku asturay xilka culus ee loo igmaday. Badhasaabkan cusub ee loosoo magacaabay gobolka Gabiley ayaa noqonaya badhasaabkii afraad ee soo mara tan iyo intii Gabiley loo magacaabay gobolnimada, kaasi oo ka dhigaya tirada badhasaabyada Gabiley loo soo magacaabo kii sadexaad intii ay xukuumada Kulmiye ka talinaysay gobolka Gabiley. Gabiley News Desk
-
Zidane mesi Ronaldo
-
Guys lets not insult each other lets keep it clean just talk about the subject.
-
AfricaOwn;774980 wrote: You didn't include Maakhir state? Isaga is ilawaay:D
-
Popular Contributors