Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Somalina;776837 wrote: Sheikh Hassan Barsane AUN Aden Abdulle Osman AUN Ismael Jimale Osoble AUN Dr. Hawa Abdi Diblawe Dr. Ali Sheikh Ahmed Adan cabdulle cismaan aun halyey Somaliyeed good list awoow
  2. Imam Ahmed Ibrahim Al ghazi Abdulahi Ciise Prime Minister Muhammad Haji Ibrahim Cigaal Muhammad Siyad bare Muhammad farah the Athlete
  3. Guys lets just wait khaatumo just announced its new government with 3 presidents it depends how they organize themselves where they get their fundings from.It also depends on the folks in garowe if they are willing to assist this new baby state, and last but not least Somalilands reaction:D
  4. Xisbiga Hiil-qaran oo ku eedeeyay DKMG inay fasaxday duqeymaha Kenya Muqdisho: (Sh. M. Network) Xisbiga Hiil-qaran ayaa ku eedeeyay dowladda KMG Soomaaliya inay fasaxday duqeymaha diyaaradaha laga leeyahay dalka Kenya ay ka gaystaan gobolada dalka Soomaaliya. Warsaxaafadeed maanta kasoo baxay Xafiiska Xisbiga Hiil-qaran uu ku leeyahay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa si kulul loogu cambaareeyay duqeymaha Ciidamada Kenya ay ka wadaan Koofurta Soomaaliya oo ay la beegsanayaan dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan. Mas’uulka ugu sareeya Xisbiga Hiil-qaran Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho Shariif Xuseen Rooboow oo Warbaahinta u aqrinayay Warsaxaafadeedka ayaa waxa uu sheegay in wax laga xumaado ay tahay in Ciidamada Kenya ay duqeeyaan goobaha ay dagan yihiin dadka shacbka ah. Shariif Xuseen Rooboow ayaa waxa uu sheeegay in dalka Soomaaliya ay ku hareeraysan yihiin Ciidamo Ajaaniib ah taasi oo uu tilmaamay in dowladda KMG Soomaaliya ay u fasaxday inay duqeeymo ka fuliyaan gudaha dalka Soomaaliya. Mas’uulkaani ka tirsan Xisbiga Hiil-qaran ayaa ugu dambeyn Warsaxaafadeedka waxaa uu ku sheegay in shacabka Soomaliyeed aysan aheyn aargigixiso, isagoo ku tilmaamay duqeymaha Ciidamada Kenya ay ka wadaan Soomaaliya inay yihiin daan daansi iyo Daciifsi lagu hayo shacabka Soomaaliyeed sida uu hadalka u dhigay.
  5. Pretty girls in the back ground thanks for posting Aaaliyaah Waauw Hablaha Somalida eeh dhaliyarada quruxsana hablaha laftigooda wa inaynu qaramayna
  6. ^^ We lost Djibouti when they refused to join a union with the former Somali republic we lost the O'gaden war unfortunately and the people of nfd love being part of kenya i don't see them making resistance.
  7. ^^ sultan is the cousin of Axmed ismacil samatar the professor
  8. Are Somalis not Arabs themselves how can Somalis hate themselves than again Somalis do not like each other.
  9. :D:D magac walaan bay la baxeen mamuulka galbeedka pudhlayn
  10. This guy kinda looks like sylvester stallone By the way sultan jamac samatar spoke well
  11. B/weyne:-Ciidamo Itoobiyaan ah oo bambooyin lagu weeraray 19. januar 2012 APL B/weyne(Allpuntland)-Qaraxyo ayaa lagu weeraray ciidamo Itoobiyaan ah oo saarnaa gaari dagaal oo marayey bartamaha magaalada B/weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Qaraxyada ahaa ahaa nooca gacanta laga tuuro iyadoona qaraxyada ka dib ciidamada Itoobiyaanka rasaas ay fureeen, waxaana rasaaska wax ku noqday dad rayid ah hayeeshee lama oga qasaaraha ciidamada Itoobiyaanka gaaray. Ka dib ayaa waxaa magaalada lagu daadiyey ciidamo Soomaali ah iyo kuwa Itoobiyaan ah waxaana la soo qabqabtay ilaa 10 qof inkastoo markii dambe la sii daayey. Qaraxyada ayaa qalqal gelinaya ammaanka magaalada dhowaan awooda looga saaray dagaalyahanada Al Shabaab oo la rumeeysan yahay in ay ka dameeyaan weerarada . Xafiiska Wararka Allpuntland Muqdisho.
  12. War Deg Deg ah:- Suldaan Siciid Cismaan Farax‏ oo Gaalkacyo lagu diley saaka iyo Maleeshiyaadkii diley oo la gartay Posted by Pi on January 19th, 2012 Gaalkacyo(P) Alle ha u naxariistee waxaa saaka kooxo hubaysan ku dileen meel udhow Xarunta Goblka Mudug Suldaan Suldaan Siciid Cismaan Farax‏, Maamulka Gobolka ayaa ka hadlay dilka Suldaanka iyagoo sharaxaad ka bixiyey cida ka dambeysa iyo sababta loo diley.Gudomiye xigeenka Gobolka Mudug Axmad Muusa Nuur ayaa sheegay in dhacdan ay tahay mid aad u foolxun oo ay canbaaraynayaan waxaana uu ka tacsiyeey dilka Suldaanka.
  13. Che Guevara president Siilaanyo said SNM ambitions were never to declare independence Siilaanyo was a unionist all the way up 2 18 may he even wrote a power sharing formula between the SNM and USC in march 1991. Listen to Siilaanyo here reaction to Yey's Claim Listen from 4:16
  14. Nimanki shabaaab xiiniyo babay is bideen wa hagaag maaaday keep us updated
  15. Faroole sawkan maanta u hadlay sidi habar dhali weyday waxay waxaas oo cambaarayn ah
  16. Blame it on the so called road map more clan states to come in the future you will just see
  17. Sayid*Somal;775666 wrote: The End State of Somaliland! - in other words (for the slow witted ones) This is the state that puts 'the end' to the dreams of Somaliland. On serious note - insha'Allah khayr - hopefully no more blood feuds between brotherly people over non-existent borders and everybody will have their share of peace and prosperity for all. The end of what lets just wait where Ilma khaatumo take their khaatumo waba lo fadhiya:D
  18. Well Igad supports him so i think he might just survive