Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. (MAQAL IYO MUUQAAL) WAFDI HEER WASIIRO AH OO KA SOCDA SOMALILAND OO LAGU SOO DHAWEEYEY DEGMADA DHAHAR Dhahar (SPR): Wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka hormarinta deegaanka iyo arimaha reer miyiga ee S/land ayaa maanta waxaa si heersare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Dhahar. Wasiirka ayaa waxaa socdaalkiisa wehelinayay Gen. Ceydiid Axmed Nuur oo ah taliyaha ciidanka Booliska Gobolka Sanaag, Duqa Magaalada Dhahar ee Somaliland, iyo Waliba Siyaasi Axmed Aadan Gurey ahna madaxa Dhahar Construction oo isla markaana barnaamijyo badan ka fuliyey degmada Dhahar. Wafdigan ayaa waxaa magaalada banaankeeda kaga horyimid shacab iyo ciidamo aad u fara badan iyagoo si diiran halkaasi ugu soo dhaweeyey ayaa waxay waqti kooban kula hadleen isla markaana u sheegeen in ay u yimaadeen magaalada sidii ay nabada iyo hormarka gobolka u xoojin lahaayeen. Wasiirka Deegaanka iyo Hormarinta Reer Miyiga Dr. Maxamuud Siciid Gacmey ayaa sheegey in ay joogayaan maalmo isla markaana ay la shiri doonaan shacabka reer Dhahareed isagoo aad ugu mahad celiyey sidii ay usoo dhaweeyeen. Axmed Aadan Gurey ayaa u sheegey in ay u yimaadeen sidoo kale dhisida Maxkamada Derejada Koowaad, Iskool, iyo waliba Garoonka kubada cagta, maadaama ciyaartooyda kooxda Dhahareed ay soo hoyeen guula badan sanadihii ina weydaartey isla markaana ay yihin kuwa heersare kubada cagta ka gaarey. Axmed ayaa sheegey in mashaariicdan ay qaarna ka heleen hay'ado qaarna ay dowlada Somaliland ugu deeqday. Sidoo kale waxaa goobtaasi ka hadley Nabadoonada ugu caansan gobolka iyagoo sheegey in ay si diiran usoo dhaweynayaan wafdiga, laakiin beeshu ay tahay beel balaadhan isla markaana ay u dhameystirneen adeegyada ay u baahanyihiin, laakiinse aysan saluugeynin waxa ay haatan u keeneen. Nabadoonada ayaa shacabka ku booriyey in ay intaasi in la mid ah ay ka qeyb qaataan hormarinta deegaanka
  2. Keyse abdi yusuf a good man he sees the bigger picture that the people of somaliland need unity and progress instead of small clan states well done mr keyse abdi yusuf.
  3. Nothing but cries from the garowe clan enclave so far in garowe and here on sol I say cry me a river.
  4. President silaanyos government is willing to talk he said his door is always open for talks let the khaatumo people accept the peace talks if they are really interested in talks. Keep in mind carafaat khaatumo is one section of the garaad clan than there are the ssc group xaglotoosiye. Let's see how it goes.
  5. Banaabax aad u balaadhan oo lagu taageerayo qaranimada Somaliland iyo ciidamada qaranka oo ka dhacay dagmada farawayne Bashiir Abdisalaan oo isna halkaa ka hadlay ayaa isna ku dheeraaday taageerada hiil iyo hooba leh ee ay lagarabtaagan yihiin..... Hargeisa (GNS)-Banaabaxan oo aad la isugu soo baxay waxa soo qaban qaabiyey maamulka, waxgaradka iyo aqoonyahanka iyo bulsho waynta dagmada farawaye. Banaanbaxan oo ahaa kii ugu waynaa ee noociisa ah ee ka dhaca dagmada waxa ugu horayn ka hadlay Enginer Husein Abdi geedi (gudomiye xigeenka hay’ada wadooyinka SRA) isagoo aad ugu dheeraaday sida ay dagmo ahaan uga go’an tahay inay hiil iyo hooba la garab istaagaan ciidamada qaranka taageersan yihiina khudbadii uu madaxwayne Siilaanyo ka jeediyay labada gole. Bashiir Abdisalaan oo isna halkaa ka hadlay ayaa isna ku dheeraaday taageerada hiil iyo hooba leh ee ay lagarabtaagan yihiin ciidamada qaranka eek u sugan jiida hore ee barri “ waxaan mahad u celinayaa dhaman dadka reer farawayne ee ka sooqayb galay banaanbaxan, dhinaca kale waxa dalka soo duulay cadaw, cadawgaas oowadanka gudihiisa soo galay waxaan muujinaynaa in aan hiil iyo hooba la garabtaganahay ciidamada qaranka”. Cabdi cumar giji oo halkaa ka hadlay ayaa isna ku dheeraaday sida ay uga xun yihiin una rabin in dalkooda uu soo weeraro wax cadaw ku ah qaranimada soomaaliland waxaanuuu baaq u diray dadka isku sheegay inay yihiin maamul goboleed oo uu ku tilmaamay inay yihiin ashkhaas ka soo biyaystay wadamada caalamka ujeedadooduna tahay inay helaan mashruuc ay wax ku cunaan “ fariinta aan u dirayno ciidanka qaranka eek u sugan jiida hore waxaan leenahay waxa idin la gudboon inaad gaadhan xuduuda Somaliland oo aad sugtaan xuduudaha Somaliland, anagana waxa lana waydiiyaa waa taageero dhaqaale iyo mid gacmeedba”. Gudoomiyahay dagmada farawayne Maxamud Aw cali oo halkaa isna hadal kooban ka soo jeediyay ayaa ugu horayn u mahad celiyay dadwayana dareenka muwaadinimo muujinaya ee isugu soo baxay manta dagmada farawayne, waxana uu gudoomiyihu aad uga hadlay xaalada ka tagan taleex iyo barriga dalka, waxaanuu fariin udiray kuwa ku riyoonaya waxii la odhan jiray somaliwayn in ay dhamaantay wakhtigeedii fikirkeedii horena Somaliland ay lahayd hadana ay danaheeda iyo danaha dadkeeda dalkeeda ka shaqaynayso loona baahnayn in lagu daba daalo, waxana uuu so dhaweeyay gudoomiyihu khudbadii u madaxwayne siilanyo ka jeediyay labada gole ee sanad laha ahayd Waxa iyaguna halkaa kahadlay Odayaal badan oo ay ka mid ahaayeen, cabdi gaydh, mukhtar sheikh maxamud, oday xaashi, maxamed axmed bidi, taliyaha booliska ee dagmada farawayne iyo maxamed dhago oo dhamaan ku dheeraaday sida ay uga goan tahay in ay ciidamada taageerayana oo ay biyo kama dhibcaan tahay jiritaanka qaranimada Somaliland
  6. ^^ What allies in Somalia did you not hear you're closest kin in Garowe rejecting you're new clan state?
  7. Capital city of Awdal Borama http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=m-Oi8dp2G1U" frameborder="0" allowfullscreen>
  8. Massive rallies held across Somaliland for unity, recognition and sovereignty HARGEISA — Hundreds of thousands of people rallied across Hargeisa and Burao, two of the largest towns in Somaliland, on Sunday to support country´s separation from neighboring Somalia, sovereignty and its campaign for international recognition. The protests, which coincided with the visit of a British diplomat who invited Somaliland leaders to attend an international conference on Somalia next month in London, follow days of skirmishes in eastern parts of the country. In the capital Hargeisa, the rally was staged in Freedom Park and was attended by senior government officials, MPs, speakers of Legislative Assembly, opposition groups, students and policy makers. They all declared their commitment to support Somaliland’s right to defend its territorial integrity if any threat is posed against the country. “Any threat to our interests or security will force us to use all available options to defend our interests, and national and regional security,” Muse Bihi, the Chairman of the ruling Kulmiye party, told the crowd. Directing his comments at a tribal militia that has been gathering in Taleeh, in Sool region, Mr. Bihi added Somaliland will not be afraid to use force if they tried to spoil its stability. Faisal Ali Warabe, the opposition leader of UCID Party, called on the residents of Las Anod, the provincial capital of the disputed Sool, to be vigilant and to choose peace and harmony over devastation and conflict. He warned the government that it must struck a balance between justice and fairness for all communities and not isolate a certain group. The Speaker of the 82-member House of Representatives, Abdulrahman Mohamed Abdullahi, emphasized that the small group in Taleeh possessed no immediate threat to Somaliland’s territorial integrity. However, he called for maximum restraint and dialogue. Vice President Abdulrahman Abdullahi Ismail, who was also present, said his government remains unwavering in their commitment to protect its citizens and provide justice to all. In Somaliland’s second largest town of Burao, hundreds of thousands who staged unprecedented rally sang patriotic songs and chanted slogans in support of Somaliland’s self-determination and its unity. It was the biggest gathering in the town in recent years and it included senior government ministers, MPs, tribal elders, community and regional leaders, businesses, defense forces and students. The protesters main message was that Somaliland can maintain its territorial integrity against its own domestic, regional and international foes. Recently a tribal separatist militia held a meeting in the historical town of Taleeh, once the base of Sayid Abdullah Hassan, a religious fanatic and the late 19th century version of Osama bin Ladden, in which they declared the formation of a semi-autonomous state. The President Ahmed Silanyo said his government will not tolerate the disintegration of Somaliland during an emergency meeting of both Houses of parliament. An army unit was sent to the nearby town of Buhoodle and the conference in Taleeh came to an end. The president reaffirmed his commitment to stability, development and peace and for the second time offered amnesty to the SSC militia and urged them to join hands in the struggle to move forward. The leader of the group, Suleiman Essa Ahmed (Hagal Tosiye) of Columbus, Ohio, told the BBC Somali-Services on Thursday he welcomes President Silanyo’s proposal for peace talks. He also admitted that the Taleeh conference was hijacked by opportunist groups and that it no longer served the interest of the garaad clan. He pointed his fingers at the former Somali Prime Minister, Ali Khalif Galayr and his so called G9 group. He also expressed his strong dislike for the chosen name for the ‘new semi-autonomous state’ namely Khaatumo State. The residents in the region have adopted to call the state instead ‘Khaatumo Seeg’. It later became clear some of the participants of the conference were in favor of SSC state while others wanted Darwiishland. After a deep disagreement some of the participants fled back to Garowe, the capital of Somalia’s semi-autonomous state of Puntland while others left the country. Somaliland is a former British protectorate that gained its independence in June 1960 but voluntarily unified with its southern neighbor few days later to form what was known as the Somali Republic. After years of armed struggle with Somalia that left more than 50, 000 civilians dead, it reinstated its independence in 1991 but has since failed to gain international recognition.
  9. Not supporting you're brother when he needs you the most you kick him in the back while showing you're positive side here and there in the mean time you try everything to stop the newly created state what kind of enemy are you duke?
  10. ^^^And the Garowe clan enclave is rejecting the newly conceived Khaatumo clan state how brotherly
  11. Taleexi;777773 wrote: Both PL and Khaatumo believe one Somalia so, our political ideology is aligned. As far as my uncle is concerned I'm gonna call him and tell him "Keep your mouth shut" You can do that but will he listen he said the garaad clan is part of Pl and they will always be part of pl
  12. Waxay ahayd inan ku so qoro the Garowe subclan enclave ileen xita beel maha lama odhan karo siday ay khaatumo ba subclan tahay bay iyaguna u yihin.
  13. So the folks in garowe oppose the new clan state xaglatoosiye did the same, lets see how it goes from here.
  14. The source says north somalia well technically they are right Puntland is in north Somalia
  15. Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo markii u horeysay ka hadlay shirka Taleex January 21st, 2012 Garowe(Pi) Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdisamad Cali Shire oo maanta ka hadlayay xaflad lagu xusayey MAalinta saxaafada Soomaaliya oo ka dhacdey Garowe ayaa soo hadal qaaday Maamulka dhowaan looga dhawaaqay shirkii Taleex, wuxuuna Cabdisamad oo iminka ah kusimaha Madaxweynaha Puntland yiri “Ninaan kuu rari doonid yuusan kuu furin.” “…….Gen. Cabdiasmad, Beeshu waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa ilaa iyo sidii ay Puntland ugu soo biireen oo kale ay uga baxaan, waxaan ognahay in shirka Khaatumo ay garwadeen ka noqdeen rag ku caan-baxay danahooda shaqsiyaad ayuu yiri”. Madaxweyne Cabdisamad cali Shire waxaa hadaladiisii kamid ahaa “Gen. Cabdiasmad, Beeshu waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa ilaa iyo sidii ay Puntland ugu soo biireen oo kale ay uga baxaan, waxaan ognahay in shirka Khaatumo ay garwadeen ka noqdeen rag ku caan-baxay danahooda shaqsiyaad ayuu yiri”. Hadalka kasoo yeerey Dowlada Puntland ayaa ah kii ugu horeeyey tan iyo markuu bilowday shirka taleex oo maalmo ka hor looga dhawaaqay Maamul Goboleed cusub . Dhinaca kale shalay waxaa magaalada Garowe soo gaaray 3 oday oo kasoo baxsaday shirka Taleex kuwasoo sheegayna in lamarin habaabiyay shirka. Puntlandi.com Garowe
  16. GAROOWE : M-waynekuxigeenka Puntland oo si kulul uga hadlay Shirka Khaatumo 2 iyo waxyaalihii ka soo baxay January 21, 2012 11:06 am GMT Garoowe:-M-kuxigeenka Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire oo maanta ka hadlayay kulan lagu xusay maalinta Saxaafadda Soomaliya ayaa waxa uu si kulul uga hadlay Shirka Khatumo 2 ee magaalada Taleex iyo waxyaalihii ka soo baxay, waxaana uu sheegay in ay markii hore u hanwaynaayeen oo ujeedada Shirka ahayd in la xaliyo khilaafka dhextaala beesha dabaeedna la xoreeyo magaalada Laascaanood, balse, waxa uu ugu yeeray koox iskood isku magacawday ay majara habaabiyeen ujeedadii shirka. M-kuxigeenka PL Ge. Cabdisamad Cali Shire oo si kulul uga hadlay Shirka Khatomo 2 iyo waxyaalihii ka soo baxay “…….Gen. Cabdiasmad, Beeshu waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa ilaa iyo sidii ay Puntland ugu soo biireen oo kale ay uga baxaan, waxaan ognahay in shirka Khaatumo ay garwadeen ka noqdeen rag ku caan-baxay danahooda shaqsiyaad ayuu yiri”. “Khatumo Satate, waxay la mid tahay waxyaalaha la sheegayay beryahan ee iska hadalka ah sida Casayrlan iyo Galbeedland. waa waxaas la mid ah ayuu yiri isaga oo dhoola caddaynaya”. M-waynaha kuxigeenka Puntland oo si maldahan baaq ugu diray beesha SSC iyo shirka Khaatumo 2 ayaa waxa uu yiri nin aan kuu furi doonin yuusan kuu rararin. Waxaa kaloo uu ka hadlay dagaalka ay Somaliland ay ku soo qaaday Buuhoodle, waxaan uu ku tilmaamay mid gardaro ah oo aan loo baahnayn, waxaana uu sheegay in Somaliland ay halmaantay 1980-aadkii dhibkii ay haystay iyo sida ay uga dhiidhiyeen, balse ay iminka doonayaan in si la mid sida loo dhibay ay dad u dhibaan. Waa markii ugu horaysay ee madaxda sare ee Puntland ay si cad uga hadlaan shirka Khatumo iyo waxyaalihii ka soo baxay. Puntlandpost.com
  17. Maamul Gobaleedka Puntland oo markii u Horeysay ka hadlay Khaatumo Seeg iyo Firdhadkii iyo Kala Yaacii Khaatumo Seeg Qaarkood oo galay Garoowe Maamul Gobaleedka Puntland oo markii u Horeysay ka hadlay Khaatumo Seeg iyo Firdhadkii iyo Kala Yaacii Khaatumo Seeg Qaarkood oo galay Garoowe Garoowe /ToggaHerer 21 Jan 2012 Madaxweyne ku xigeenka Maamul Gobaleedka Puntland Cabdisamad Cali Shire ayaa markii U horeysay ka hadlay Shirkii Khaatumo Seeg Waxaanu yidhi “Ninaan kuu rari doonid yuusan kuu furin.”……. Cabdiasmad, Beeshu waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa ilaa iyo sidii ay Puntland ugu soo biireen oo kale ay uga baxaan, waxaan ognahay in shirka Khaatumo ay gadhwadeen ka noqdeen rag ku caan-baxay danahooda shaqsiyaad ayuu intaa Raaciyey”. Hadalka kasoo yeedhey Maamul Gobaleedka Puntland ayaa ah kii ugu horeeyey tan iyo markuu bilowday shirka taleex oo maalmo ka hor looga dhawaaqay Maamul loogu Wanqalay Khaatumo Seeg State.. Dhinaca kale shalay waxaa magaalada Garowe gaadhay 3 Oday oo kasoo baxsaday shirka Taleex kuwasoo sheegayna in lamarin habaabiyay shirka.