Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. They are still in Mogadishu they just wear regular civilian clothing not their Alshabaab overalls you can't identify them the TFG police and Amisom peace keeping forces have a hard time detecting them.
  2. Dr osman you don't even control taleex which is very close to garowe the khaatumites run the show there. Yesterday the Somaliland ministerial delegation were freely roaming inside eastern sanaag dhahar, The only place you control is parts of mudug and nugaal and bari two regions and a half.Somaliland is easily controlling the sool region where is you're sicid dheere in all of this bissad yar banu ka dhignay oo miyaw leh the only thing you good at is condemning Somaliland when its on the move
  3. Two people got killed unfortunately and we call it a massacre in what world do these people live in
  4. ^^ Dr osman you're clan administration only controls sections of Mudug and bari and nugaal its run by tribal chiefs faroole him self is nothing more than just a governor of garowe. But that dr osman is just the truth i know it hurts but that's just the way things are currently how ever we have to say of all the clan states in Somalia Pl is the most well established.
  5. Beledxaawo;-Ciidamo Itoobiyaan ah oo maanta dhoolotus meleteriga ka sameeyey gobolka Gedo 23. januar 2012 APL Beledxaawo(Allpuntland)Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa maanta dhoolotus maleteri ka sameeyey duleedka magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo. Ciidamadaani Itoobiyaanka ah oo ahaa kumanaan ciidan ayaa ridayey hoobiyayaal iyo hub kale oo culus waxaana dhawaqa hubka dhoolatuska ay ku sameeyeen uu qal qalgeliyey dadka ku nool magaalooyinka Mandheera iyo Beledxaawo. Ciidamaaani Itoobiyaanka ah ee maanta dhoolotuska ka sameeyey gobolka Gedo ayaa la sheegayaa in ay qorsheeynayaan in ay u talaabaan gobolada Bay iyo Bakool oo ay Shabaabku joogaan. Ciidamada Itoobiya ahaa dhowaan dagaal kula wareegay magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan iyagoona sheegay in Dowladda KMG ay gacan ku siin doonaan sidii Shabaabka Soomaaliya loo cirib tiri karaa. Xafiiska Wararka Allpuntland Muqdisho.
  6. War Deg Deg ah:- Shirka London oo lagu qorshaynayo in Soomaaliya lagaliyo Wisaayo(Awooda laga qaado wadankalena loo gacan galiyo) January 23rd, 2012 Niarobi(Pi) Warar rasmi ah oo aan ka helnay Dublamaasiyiin Garowe iyo Nairobi ayaa noo cadeeyey in Shika London uu Ingiriisku qorshaynayo in Soomaaliya lagusoo rogo wisaayo oo macneheedu yahay in qaranimada Soomaaliya hakad lagaliyo in mudo ah, wadan kalena lagu wareejiyo maamulka Soomaaliya. Qorshahaan cusub ee ladoonayo in Soomaaliya gacanta loogu galiyo wadan wakiil ka ah ayaa macneheedu yahay in wadanka laga qaado xoriyadii iyo qaranimadii lagana dhigo sida gobol hoosyimaada wadanka lagu wareejiyo, sidii markii 1951kii UN-tu ku wareejisay Talyaaniga maamlka Somalia iyada uu dusha ka ilaalnayo Guddi WISAAYO, oo UNka wakiil ka ah kana koobna dalalka Masar, Colombia iyo Filipine. Waqtigaas oo la dhisay Golihii Teritorial Consul, oo ahaa mid la soo magcaabay, awooddiisuna ku ekayd talo bixin oo kaliya, mana jirayso kulan qaramada midoobay ah oo Soomaaliya ka qayb galayso, waxaa matalaya wadanka gacanta loo galiyo talada Soomaaliy, arimaha dibada xitaa waxaa matali doona wadanka lagu wareejiyo. Wararkaan aan helnay ayaa sheegaya in la doonayo in Soomaaliya loo gacan galiyo wadan Reer Galbeed ah halka qolyo ay doonayaan in Shiinaha ay gacanta ku qabtaan Soomaaliya. Shirka London ayaa ujeedadiisa ugu wayn tahay sidaas, ilaa hadana looma sheegin Wafuuda ka qaybgalaysa inkastoo naloo xaqiijiyey in qaarkood ogyihiin. Puntlandi.com kala soco faahfaahinta warkaan iyo sida ay xaqiiqda shirka London tahay
  7. Ciidamada ETHIOPIA Oo Sheegtay Inay Qabteen Sarkaal Sare Ka Tirsan Dagaalyahanada ONLF Iyo Wadahadaladii U Dhexeeyay Labada Dhinac Oo Burburay Addis Ababa (Ramaas) Jan. 23, 2012- Dawlada dalka ETHIOPIA ayaa *****lka ka qaaday in ay ciidamdeedu qabteen sarkaal sare oo ka tirsanaa garabka milatariga ee jabhada ONLF Oo ka dagaalanta Bariga dalkaas, kaasoo la sheegay in lagu soo qabto dagaal ay toddobaadkan labada dhinac food isku dareen deegaanka Soomaalida Saraalka la qabtay ayaa magaciisa lagu sheegay Dhoonbe Xirsi Allaale oo ahaa hawlgeliya sare, isla markaana maamulayay guuto si gaar ah u tababaran oo dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wado dhulka Bariga fog ee deegaanka Soomaalida ETHIOPIA, laakiin waxa aan la sheegin halka lagu hayo iyo in maxkamad la horgayn doono dhawaan. Sarkaal ciidamada uga hadlay Magaalada Addis Ababa oo aan magaciisa la sheegin, ayaa warbaahinta dawlada u sheegay in ay soo dhaweynayaan qabashada Allaale oo ay u arkayeen in uu caqabad ku ahaa degenaanshaha dhulka aan gacanta lagu dhigin, waxaana uu sheegay in ay ciidamada federalku ay ka qaybgeli doonaan waxa uu ugu yeedhay hawlgalka xidiida loogu siibayo kuwa nabada cadowga ku ah. Dhinaca kale waxa iyana burburay wadahadalo qarsoodi ahaa oo u dhexeeyaya dawlada dhexe iyo jabhada ONLF ,kuwaasoo ka dhacayay labadii bilood ee u dambeeyay wadamada Yurubta Galbeed iyo Maraykanka , la iskuna dayay in lagu soo afjaro colaado gaamurtay ee ragaadisay deegaanka Soomaalida . Dawlada ETHIOPIA , ayaa la sheegay in ay ku gacansaydhay dalab ka yimid wakiilada jabhada oo ahaa in inta aan la gaadhin wada xaajooyada rasmiga ah ee nabada in marka hore ciidamada dawladu joojiyaan dagaalada ka dhan ah falaagada, waxaana ay taas u aragtay in ay majaxaabinayso awoodeeda milatari ee ay ku muquunaysay falaagada hadda ka hor.
  8. Who the hell wrote this crap wa dhibaato hadu qof kasta iska qoro wuxu doonayo.
  9. Garaadadii Buuhoodle Oo Soo Faaruqiyay Taleex, Qaadacayna Go’aamada Laga Soo Saaray Iyo Xaglo-Toosiye Oo La Sheegay Inuu Usoo Jeedo S/Land Hargeysa, January 23, 2012 (Haatuf)-Garaadadii beelaha reer Khaatumo ee deegaanka Buuhoodle kaga jiray shirka degmada Taleex ka socda lagaga dhawaaqay maamulka Khaatumo ayaa shalay ku gacmo saydhay go’aamadii shirkaasi ka soo baxay, kadib markii la sheegay in gudoomiyaha ururka SSC Saleebaan Xaglo-toosiye oo shirkaasi qaadacay uguna baaqay inay ka soo baxaan, ayaa shalay galab ay waftigii Garaadada Buuhoodle ka soo kicitimeen degmada Taleex. Sida uu Haatuf u sheegay midka mid ah Garaadada beelaha reer khaatumo ee deegaanka Buuhoodle ee ka soo kolonyaystay shirka Taleex oo khadka Telephone-ka kula xidhiidhnay markii ay ka soo shiraaqdeen deegaankaasi ayaa noo xaqiijiyay in Madaxdhaqameedyadoodii beelaha Buuhoodle ka matalayay shirkaasi ay gabi ahaanba iskaga yimaadeen madasha shirku ka socdo, kuna soo jedaan degmada Buuhoodle, Garaadkaasi oo ka cudur-daartay in magaciisa la shaaciyo oo arrimahaasi ka hadlay waxa u yidhi “Madaxdhaqameedyadii beelaha Buuhoodle e shirka Buuhoodle ka socda goobjoog ka ahaa, hada ayaanu Taleex iyo madashii shirka ka soo dhaqaaqnay, go’aamadii ka soo baxay halkaasina waanu ka biyo diidnay waxaananu hada usoo jeednaa deegaanka Buuhoodle oo aanu markii hore ka ambabaxnay, waxaananu nahay wafti balaadhan oo iskugu Jira Garaado, cuqaal iyo waxgaradkii Buuhoodlem madaxdhaqameed kaliya oo reer Buuhoodle ah oo shirkaasiu nagaga hadhayna ma jiro” Sidoo kale madaxdhaqameedyada Buuhoodle ee kasoo cadhooday Taleex ayaa iyaguna cadeeyay in labada maalmood ee soo socda ay shirjjaraa’id oo ay ku qaban doonaan magaalada Buuhoodle ay ku cadayn doonaan mawqifka ay ku diidan yihiin maamulka lagaga dhawaaqay Taleex. Xubnaha Garaadada Buuhoodle ee ka soo cadhooday shirka Taleex oo la sheegay inay xalay soo gaadheen degmada Buuhoodle ayaa la sheegay inay ka mid yihiin Garaad C/llaahi Garaad Soofe, Garaad Saleebaan Buraale iyo xubno kale. Dhinaca kale ilo wareedyo aanu ka helnay Buuhoodle ayaa sheegay in waftiga ka soo cadhooday shirka Taleex si weyn loogu soo dhaweeyay Buuhoodle, waxayna ilo wareedyadu intaas ku dareen hogaamiyihii ururka SSC Saleebaan Ciise Xaglo-toosiye oo isagu gaashaanka ku dhuftay shakhsiyaadka loo doortay maamulka Khaatumo ayaa la sheegay inuu damacsan yahay inuu xaga Somaliland usoo janjeedhsado, isla markaana mawqifkiisii hore ee uu kaga soo horjeeday qaranimada Somaliland wax ka badalo, kuwaas oo tibaaxay in xaglo toosiye madaxdhaqameedyada taageerada u hayay ay qorshaynayaan in socdaal wada tashiya ay ku yimaadaan caasimada Hargeysa lana filayo in xukuumada kulan ay wada yeeshaan.
  10. Mashalllah guri alleh lugu cabuudo is the best wax la dhiso
  11. Weftigii Wasiirrada ee socdaalka ku joogay bariga Sanaag oo dhagax dhigay mashaariic horumarineed January 23rd, 2012 Ceerigaabo (Somaliland.Org)- Weftigii Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhiga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami ee socdaalka shaqo ku joogay degmooyinka Bariga Sanaag, ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha cisbitaal cusub iyo Ceel-biyood Riig ah oo laga Hirgelinayo magaalada Badhan ee xarunta Gobolka Badhan. Wasiirka Gaashaan-dhiga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami, oo ka hadlay dhagax dhigii dhismaha cisbitaalka iyo ceel-biyoodkaasi ayaa madax dhaqameedka iyo dadweynaha gobolka Badhan uga mahad celiyay siday ugu soo dhaweeyeen deegaanka uu ka soo jeedo, waxaanu uga xog waramay ujeedada socdaalkiisa oo uu ku tilmaamay inuu salka ku hayo sidii loo sii xoojin lahaa dhinaca ammaanka deegaanadaasi loogana hortagi lahaa wixii fad-qalalo gelin kara wada jirka ummadda. Wasiirka Gaashaan-dhigu wuxuu sheegay inay xukuumadda Axmed Siilaanyo ee uu ka tirsan yahay ay deegaanada bariga Sanaag u qorshaysan sanadkan 2012-ka ,mashaariic badan oo uu xusay in lagu horumarinayo adeegyada bulshada ee deegaankaasi, waxase uu ka dalbaday waxgaradka iyo dadweynaha Badhan inay nabad-gelyo ku kasban karaan horumarka ay bulshadoodu u ooman tahay. Md. Cadami waxa uu u soo jeediyay dadweynaha gobolkaasi inay la shaqeeyaan maamulka dawladda Somaliland oo uu carabka ku dhuftay inay ka go’an tahay sidii loo horumarin lahaa adeegyada bulshada. Sidoo kale, Suldaanka Guud ee beelaha War-sangalli Suldaan Siciid Suldaan C/Salaan Cali Shire oo ka hadlay kulankaasi ayaa sheegay inuu xukuumadda Somaliland uga mahad celinayo dhismaha cisbitaalka iyo ceel-biyoodkaba, waxaanu tilmaamay inay labadaba baahi weyn loo qabay. Waxa kale oo uu Suldaanku weftiga Wasiirka ka dalbaday inay wax weyn ka qabtaan horumarinta gobolka oo uu sheegay inay adeegyadiisa aasaasiga ahi liiteen. Waxa kale oo iyaguna halkaasi ka hadlay qaar ka mid ah Cuqaasha deegaanka Badhan oo hadalo mahad naq iyo soo dhawayn ah weftiga ku qaabilay. Dhinaca kale, Weftiga Wasiirka Gaashaan-dhigu wuxuu kormeer ku soo maray xeryaha ciidamada ee gobolka Badhan, waxaanu salaam sharaf ka qaatay cutub ka tirsan ciidanka qaranka oo degmada Badhan. Weftiga Wasiirka waxa xubno ka ahaa Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas, Guddoomiyaha Gobolka Badhan C/Xakiim Wahaabi iyo Taliyaha Guutada 15-aad ee saldhiga sadexaad ee ciidanka qaranka Yaasiin Cismaan, waxaanay weftigu galabta ku soo guryo noqdeen magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Dhinaca kale, Wefti uu hoggaaminayay Wasiirka Maxamuud Siciid Gacamay oo isaguna socdaal ku maraya magaalada Dhahar ee degmada Badhan ayaa kulamo kala duwan oo la xidhiidha adkaynta nabad-gelyada la yeeshay cuqaasha iyo madax dhaqameedka deegaankaasi. Weftiga Wasiirku waxay maanta ka soo kicitimeen degmada Dhahar waxaanay galabta soo gaadheen tuulada Busle oo 20 km dhinaca galbeed ka xiga magaalada Dhahar.
  12. Magalaada berbera Saaxil province http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=A5nROP_42t4#!" frameborder="0" allowfullscreen>
  13. The people of baki strongly behind the Somaliland armed forces " frameborder="0" allowfullscreen>
  14. Jb miyanaad xiishoonayn ma qaran dhan oo dhakh ah ayaa jira waba duul rogmaday kuwaasi maad ugu yaraan tidhaahdiid hiil dhakh ileen dhakhda mar mar waba loo hiliyaa eh.
  15. The professor is looking for solutions for the problems in the somali peninsula hiil qaran is one of the initiatives he took the professor is a strong believer of his somaliland identity as a group of people who live in that particular region.He always talks about the reer woqoy as a selective group. This man is above silly clan mentality a unionist who understands that somaliland national unity is needed and needs to be supported regardless of their independence claim.He believes if he loses somaliland he loses all hope unlike abtigis a man who advocates for neo f@qashism in the horn africa so let's clear things up a bit. The professor is cool we don't agree on all points but we can get along fine.
  16. Brofosoorka maxa lugu haysta hadu qabyalaadi iyo mamuul beeleysi ka so horjeedo wa wax wanaagsan hala so dhaweyo qabyaaladu wa cudur dad na wali way faafinayaan. Brofosoorku hawlo qaran bu haya halaga danbeyo.
  17. I do post the news here and there Somalia but Dr Osman beats me with the oil thing:D