-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Professor cali khalif galaydh we are willing to talk with Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Hogaamiyihii Shirkii Khaatumo Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Dhawaajiyay In Uu Diyaar U Yahay Wada Hadal Ay La Galaan Somaliland "waxaanu soo dhawaynayna in aanu dadka walaalahayo ah ee Somaliland la hadalo oo wada hadal nabadgelyo leh la gallno” Cali Khaliif Galaydh Talleex(GNS)- Cali khaliif Galydh oo hogaaminaayey ergooyin ka tirsan beesha sool oo magaalada Taleex ee gobolka Sool dhawaan kaga dhawaaqay maamul goboleed la yidhaahdo Khaatumo State of Somalia ayaa markii ugu horaysay wuxuu shaaca ka qaaday in ay dhinacooda ergooyinkaasi shirka Taleex ku qabtay ay diyaar u yahiin inay la hadlaan Dawladda Somaliland. Cali Khaliif Galaydh isagoo la hadlaayey Telefishanka caalamiga ah ee HCTV shallay isagoo jooga magaalada Taleex wuxuu yidhi “waan ogahay in dadka aanu walaalaha nahay aanu nahay dad is dhallay, isku dhiig ah, ilaahay bugcad naga wada beeray iyaguna aanay meelna uga guurayn dhulkaasi anaguna aanan meelna uga guurayn waxaanu soo dhawaynayna in aanu dadka walaalahayo ah ee Somaliland la hadalo oo wada hadal nabadgelyo leh la gallo” ayuu yidhi Cali Khaliif Galaydh Cali Khaliif Galaydh wuxuu shuruud ku xidhay qaabka wada hadalo ay la yeeshaan Somaliland ku dhici karaan wuxuuna yidhi “wada-hadaladaasi waxaa keliya ee ay ku dhici karaan waa anagoo u wada hadala iyagoo ah Somaliland iyo anagoo ah Khaatumo State of Somalia, taasi ayuunbu ku iman kara” ayuu yidhi Cali Khaliif Galaydh. Hadalka ka soo baxay Mr. Galaydh ayaa ka danbeeyey ka dib markii kooxahii kaga dhawaaqay magaalada Taleex Maamulkaasi la yidhaahdo Khaatumo uu ku yimid culays aad u farabadan kaasi oo ay u suurtagal noqon wayday inay magaalada Taleex dhinacna u dhaafiyaan maamulkaasi, waxaa sidoo kale saluugay qaabkii ay maamulkaasi ugu dhawaaqeen haldoor badan oo ka soo jeeda Beelaha dhul-bahante oo ka dib markii shirkaasi dhamaaday ka huleelay iyagoo qaarkoodna wada-hadalo hoose kula jira masuuliyiinta Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Warar hoose ayaa sheegaya in wada-hadalo khadka telefoonka ahi uu dhex maray Madaxweyne Siilaanyo iyo Cali Khaliif Galaydh laftigiisa waxaana uu Madaxweynahu ku casuumay dhinaca kale inay Wada-hadalo nabadeed ka soo qayb gallaan. Cali Khaliif Galaydh iyo kooxaha iyagu shirkii Taleex qaban-qaabiyey ayaa u arka hadda jidka keliya ee u furani inuu yahay sidii ay ugu gorgortami lahaayeen miisaanka siyaasadeed ee ay xanbaarsanyahiin iyadoo laga yaabo inay ku xidhaan shuruud Somaliland inay ku soo biraan kaasi oo ah in tallada Somaliland loo qaybsado iyadoo la yahay Somaliland iyo Khaatumo -
Ayadoo dil loogu geestay 19 bishaan Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug Alaha unaxariistee Suldaan Saciid Cismaan Faarax shiil Ayaa waxaa isa soo tarayo gulufka colaadeed iyo isku ciidan aruursiga ka dhextaagan beeshii uu kadhashay Suldaan Saciid iyo beeshii ay kasoojeedeen dhalinyarada dishay suldaanka oo ku abtirsada Maamulka Puntlnad. Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa laga dareemayaa dhaq dhaaqyo ciidan oo iska soo horjeedda kuwaas oo kuwada sugan waqoojiga magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka mudug sida ay Noo Xaqiijiyeen Ila wareedyo Lagu Kalsoonyahay. Ciidamo farabadan oo uu hogaaminayo Col Xassan Samatar Xassan Low ayaa garay degmmada Gaalkacyo ayada oo marba marka ka danbeeyso aay soo gaarayaan ciidamo horleh oo ka careysan dilka Alaha Unaxariistee Suldaan Saciid Faarax Shiil Saciid Shoobareeste . Col Xasan Low ayaa ku dhaartay hadii la soo qaban waayo dhalinyarada dishay suldaanka , in aaysan kacmaha kalaaban doonin aayna ka jawaab deg deg ah ka bixin doonaan, asagoo oo hadalkiisa sii wato ayuu yiri anagu rabsho iyo dagaal ma wadno laakiin hadii dilkii suldaanka wax laga qaban waayo waxaan diyaar u nahay in aan dhalinyaradii dishay suldaanka aan gacanteena ku soo qabano oo aan sharciga horkeenu ayuu hadalkiisa siiraacshay Col. Xasan Low . Hadalka Col. Xasan Low ayaa imaanayo ayadoo ciidamo xoog leh oo ka amarqaata Colneylka ay joogaan Magaalada Gaalkacyo kuwaas oo sida la sheegay aad u farabadan laga yaabo in uu dagaal ku dhexmaro magaalada ayaga iyo kuwa kasoohorjeeda . Isku soo wada duuboo saan saantaan colaadeed ee ka taagan gaalkacyo ayaa kadanbeysay kadib dil loogu geestay Suldan Siciid 19 Bishan si Bareer kaas oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.
-
Lets listen to dalabay the tribal chief of Mogadisho Xiinfaniin dhagaha fur:D listen from 5:29
-
The problem with Mr Abtigis he is not a bad guy but when he loses the argument he starts insulting females, as if that inay rag ka celineyso this always happens when he is driven into a corner.But i will advice my fellow kin not to do the same as that is his fallacious intention to stoop to his level.The Og sisters are also our sisters and who hurts them hurts the sisters in Somaliland.
-
RedSea;779593 wrote: May those who joyfully anticipate and wish of the destruction of Somaliland never succeed. Allah does not aide those who seek others' misery. Somaliland: Allow daa kana Ilaali xasidka iyo masaska soo xuub siibtay. Labatan sannoh bey habaartamayeen allow Jabi Somaliland allow dhulka la sin and look at Somaliland today its unstoppable some people will never rest.I remember during the SNM days when some of the losers on the other side always tried to demoralize the Halgan of freeing the Somali peninsula from the evil dictatorship. Who would have thought Somaliland would have been what it is today 2 and a half decades ago. Loo Joojin mayo rag wa is guraya
-
Can't wait for oodweyne's response abtigis waxan u malaynaya in anu dhagax buur ka so sokeyneyn or perhaps Musqusha Kibaki:D
-
Carafaat;779616 wrote: Somaliland goverment has budgetted 3mln dollar for eatern Sanaag and Sool for 2012. This money does not come from tax payers money, bur rather from tax income which is paid by Somaliland citizens incl those in Sanag and Sool. Erigavo, Lascanood folks pay taxes. This aint charity, its their own money coming back. Indeed sadaqo bay moodayaan:D
-
Taleexi;779608 wrote: NASSIR: What is implemented in Maakhir territory it's their share of the donors' funds. Beer Gaal: Hargeisa Taxpayers' dollars going to Badhan must be a fitting title of the upcoming Inquirer issue. XX: The majority of the landmass of Sanaag goes to Maakhir. Geog101 class must be in order. Last time i checked dhahar badhan xingalool is located in eastern sanaag fact While ceelafweyn garadag is located in western sanaag fact And ceerigaabo maydh and xiis is located in central sanaag fact Dadkuna siday gobolka u kala degan wala wada yaqana
-
My good friend A khadar is not being honest Listen from from 4:14 listen what the lady says about Ciidanka Booliska Somaliland in lasanod.
-
Somalia: Protesters refuse Somaliland authority in Sanaag
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^ I just saw the video carafaat apparently a small section of the town ba lo tumay durbaanki tolaahi yaa pudhlayney afar slaamood iyo oday haraadsan oo santu ku dhegtay , laakin waxasi wa iska dhamanayan. -
what who said i was happy about the unfortunate incident in the the Milky town few days ago ha iga sameyn anigu dhiig islaam iyo dhiig reer Somaliland wax an ku farxo maha i am not a heartless monster AUN inti dhimatay allah samir iyo imaan haka siiyo eheladoodi iyo qarabadoodi.
-
Why should i be ignored i like xaflado hala tunto walaalayal aniga laftigayga xiliyada qaar khaatumeysan
-
Oodweyne;779515 wrote: ^^^And, I was wondering, when are we going to hear from the likes of Paragon , Nassir , Som@li and others, so they could tell us as to when we shall expect to recieve honourable visit of Gen. Rat-Teeth in places, like Erigavo . After all, the man, is really from that city; and, still, although he lives in that town of Garowe , which is not far Erigavo , but, yet, he is in "missing-in-exile" , in so far as that city is concern. I suppose, you could say that we are living a strange world, were Somaliland makes "facts-on-the-ground" , and, others, likes the pirates to our east, tries, their level best, to deny that reality with nothing more than odiously-smelling hot-air, indeed... Lol@ Honourable visit perhaps the day Mr Rat teeth defects from the Garowe Clan enclave or gets fired by faroole, even though the Maakhir Community politicians are more loyal to the Garowe Clan enclave when compared to the Garaad clan ,it must've something to do with both clans being related on the maternal side both suckled the same breasts a lady that goes by the name udbo lacag was their mother. Anything from that Erigavo is a no go zone area and they know that, and Somaliland is here to stay in eastern sanaag.The pirates in the east will just condemn the arrival of the ministerial delegation like they always do:D
-
WAFDI HEER WASIIRO AH OO KA SOCDA SOMALILAND OO LAGU SOO DHAWEEYEY DEGMADA XINGALOOL Xingalool(XINGALOOLNEWS.COM)Wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka Gaashaan dhiga axmed xaaji cali cadami iyo mudanayaal kale oo badan ayaa maanta waxaa si heersare ah loogu soo Dhaweeyey deg.xingalool Wafdigan ayaa waxaa magaalada banaankeeda kaga horyimid shacab iyo ciidamo aad u fara badan iyagoo si diiran halkaasi ugu soo dhaweeyey Waxana uu salaan sharaf kaqaatay ciidanka mulateriga somaliland wuxuy waqti kooban kula hadlay dadka halkaa isla markaana u sheegeen in ay u yimid magaalada sidii uu nabada iyo hormarka degmada sidii uu u xoojin lahaa . Wasiirka Gaanshidhiga eng. axmed xaaji cali cadmi ayaa sheegey in ay ujoogayaan caawa degmada xingalool isla markaana ay la shiri doonaan shacabka reer xingalool isagoo aad ugu mahad celiyey sidii ay usoo dhaweeyeen. ENG. Axmed x.cadami Waxaa uu saaka dhagax dhigay SARIIBAD meel hilibka iyo khudaarta lagu iibiyo waxaana uu balan qaaday in uu reer xingalool waxbadan uqabandoono. Waa marki ugu horeysay oo wasiir u dhashay mandaqada sanaag bari uu soogaaro mandaqada sanaag bari. http://www.xingaloolnews.com/?p=6640
-
SSC Is the Last Hope to Bridge Somalia Back Together
Xaaji Xunjuf replied to Duufaan's topic in Politics
^^ caqliga anigaad iga keentey -
Ngongne walaalkeen A khadar hadhow wuxu ku odhan kuwa wax laayaa eeh dadka dhiba wa ngogne iyo jb reerkooda kuwa isi soo dhiiba eeh nadiifta ah wa reerkayaga oo waanu jecelnahay oo hadh iyo habeen wanu u mushaxaradna Hada wuxu iyagu isku jira bu odhanaya waa qabil oo qaranki bu dafiraya:D
-
Wasiirka Gaashaan-dhiga Iyo Weftigiisii oo kulamo la yeeshay waxgaradka degmada Xiingalool January 25th, 2012 Xiingalool (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhiga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami iyo weftigii uu Hoggaaminayay ayaa maanta socdaal ku tagay degmada Xiin-galool ee Bariga gobolka Sanaag, ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha Saldhig Booliis oo laga dhisayo Xiingalool iyo Sariibad cusub oo iyana laga hirgelinayo Tuuladda Damala-xagare oo hoos timaada degmadaasi.mashaariicdaasi oo ay maalgelinayso xukuumadda Somaliland. Wasiirka Gaashaan-dhiga iyo weftigiisu waxay maanta kulan balaadhan kula yeesheen degmada Xiin-galool cuqaasha iyo waxgaradka deegaanka,kuwaasi oo ay ka wada hadleen sidii kor loogu qaadi lahaa baahiyaha adeegyada bulshada ee ka jira degmadaasi iyo sidii loo xoojin lahaa amaanka. Md. Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa cuqaasha iyo waxgaradka deegaankaasi ku booriyay inay awooda saaraan ilaalinta nabadgelyada, waxaanu tilmaamay in horumarka ay u baahan yihiin lagu gaadhi karo nabad-gelyo. Wasiirku waxa uu u balan qaaday waxgaradka deegaanka inuu baahiyahooda kala duwan u gudbin doono xukuumada Somaliland. Waxa isaguna halkaasi ka hadlay Maayarka degmada Xiin-galool Maxamuud Xasan Maxamed, waxaanu uga waramay xaalada nabad-gelyo deegaankaasi waxaanu sheegay in ay deegaankaasi u baahan yahay horumarin weyn oo dhinacyada kor u qaadista goobaha caafimaadka, waxbarashada, sariibadaha iyo Rugaha booliska oo uu tilmaamay inay gabaabsi ku yihiin degmada. Maayarku wuxuu weftigan uga mahad celiyay socdaalkooda waxaanu tilmaamay inay indhahooda ku arkaan xaalada Xiingalool. Waxa kale oo halkaasi ka hadlay cuqaal iyo waxgaradka deegaanka oo xukuumada uga mahad celiyay sariibada iyo saldhiga laga kala dhisayo Xiingalool iyo damala-xagare. Weftigan waxa xubno ka ah Xildhibaano ka tirsan Golaha wakiilada oo ka soo jeeda deegaankaasi iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumada Somaliland.