Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Somalina;780236 wrote: Degmadaas nabad bey ahayd, SL ayaana nabad darro ka abuurtey. Waxaad ku hadleyso macno ha yeeshaan. Cidina imeysan imaan, idinkaa timiteen, idinkaana baxaaya. Degmada nabad ma ahayn runti waxa joogay qolya huubeysan oo ku lidi ah nabada iyo wada jirka umada halka degen.Marka Ciidanka qaranku wajibkoodu uun bey guteen awoow
  2. ^^ Oodweyne xiinfanin warka wuxu ka qaata website la yidha allssc oo tidhahda guryihi beesha buhoodle ay ku lahayeen Hargeysa oo la gubay, hala yaabin marku sheekooyin walaan kula yimaaado.
  3. xiinfaniin;780221 wrote: Xaaji Xunjuf inuu maanta gabdhaha la diriro waa a gar, buufinkii labaatanka hawada laga buuxiyey baa Buuhoodle uga banjaray Xiinfanina wax aan jirin buu arka Somaliland wa qaran tiir adag , Somaliland oo hawlgal ciiidan ka fulisa degmada buuhoodle wax cusub maha wa wax socon doonta si nabada iyo xasiloonida loo marsiya degmadaas wa shay muhiim ah.
  4. Somalina awoow Aaaliyaah heshiis baanu nahay she knows that waligay waan xurmeya laakin cawa way na dilaysa lafahaygi baan u baqay.
  5. Hada Aaaliyaah Bazuuka bay la so baxday bal u kaadi inadeer hana qarxiin uun eh
  6. Red sea the Kalshaale territorial dispute is almost solved another clan gathering is needed to come to an agreement but the garaad clan was busy with the khaatumo thing in taleex but i am sure they are willing to come to the negotiation table.Not so sure how the Khaatuumo guys will approach another peace conference to be organized some where in togdheer in the next few weeks.The war is not against the people of Buuhoodle or the Garaad clan as a whole as they are Somaliland citizens the war is merely against some anti peace elements a minority group with in the buhoodle district. Even when it comes to the newly established khaatuumo leadership there are some leaders of that organization in particularly the G6 who are willing to come to the peace table. Its even better for the Somaliland government now they know who to deal with it, give it time and it will all be solved very soon.
  7. Aaliyyah;780164 wrote: A khadar what's the point of talking to africaown when he's happy with what's happening in buhodle as we speak??? There's really no point to it dabku marku hargaisa iyo burco so gaadho let's see how he reacts will he say oh I'm just in north america bullshit..tan kale reer buhodle are winning oo badil meel ma gaadhayo and believe me dagaakan will touch ur three lil cities soma niliga wayeen war hoy jooga caqli xumo meel daran uun bay niga rid i Aaaliyaah oo qorigeedi soo qaadaatay bal hana xabadayn uun:D
  8. Taleexi;780155 wrote: Dadka waalwaalan uun baa is fahmi kara. Hayee reer Somaliland ba walaan dadka dalkoodi iyo dadkooodi nabad iyo xasilooni u horseeeday doorasho iyo heer dimuqradiad gaadhsiiyey Taleexi iyo kuwa u janjeedho na wa dad miir qaba bada isbaaro u dhigtay qaarna beriga isbaaro dhigtay qaarna habeen iyo maalin dad afduubayaan, Eeg meesha hadaanay jirin kala dambeyn nadadi ma jirto taleex wuxu ku leeyahay meesha yanay kala danbeyn jirin dadku ha is dhex yaacaan adeer ta laga yeeli mayo meesha ciiidan iyo boolis iyo administration ba jira. Taleexi maanta hada la weydiyo sideed xal u aragta wuxu ku odhanaya aniga khaatuma la yidha wanan khaatumeysanahay dhagaha na farahan kula jira oo idin ma maqlayo wax aan reerkeyga ahayn na ima marayaan wa dhibaato.
  9. Taleexi;780102 wrote: Khaatumites iyo dadka nabada jecel ee Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa inay taageeraan halganka xaqa ah ee reer Buuhoodle ku jiraan. Halgan baan cid kula jira iyo nabad baan rabna isma laha adeer ama hubka dhiga oo nabada qaata ama naga dayaa wixinan khaatumeysan.
  10. Red sea i think it has something to do with Azania being a failed project due to involvement of Amiir Godane and his Deputy Ibrahim Afghani, so by waging a cyber war against the Somaliland republic on the net,It gives some people some sort of relaxation. Iska daaa dad badan baanu dawo u nahay eh
  11. RedSea;780126 wrote: They are not 'boys' mr. Xiinfaniin, they are paid volunteers dressed to kill. Killing and being killed is part of what they do. In this critical juncture they are on mission against armed groups who pose significant threat to Somaliland's stability. As such the Republic of Somaliland has the legal authority to use its troops to the full extend. As citizen of Somaliland I fully support and congratuate them for defending Somaliland's peace against ever growing threat from the usual suspects.
  12. Dervish;780067 wrote: If you know diinta you wouldn't celebrate the death of people. Clown Celebrated i just posted the news
  13. Hell what are you talking about son, cadaabta iyo janada ilaahay ba haya wax ciyaar gasha maha if you know diinta
  14. Dagaal Culus Oo U Dhaxeeya Ciidamada Awooda Badan Ee Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyo Beeleedyo Reer Sool Ah Oo Hadda Ka Socda Jiida Hore Ee Buuhoodle Buuhoodle (Ramaas) Jan 26,2012 – jiida hore ee Buuhoodle oo ay fadhiisimo badan ku leeyihiin ciidamada qaranka Somaliland ayaa waxa ka qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Qaranka iyo Maleeshiyaad taabacsan Maamulka laga iclaamiyey Taleex. Dagaalkan oo aan ilaa hadda la garanayn waxa dhaliyay ayaa hadda waxa uu goor-dhawayd ka bilowday jiida Buuhoodle, sida ay sheegayaan wararka halkaasi laga helayo. Ilaa hadda lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkan oo la xaqiijiyey in ciidamada qaranku u adeegsanayaan hubka noocyadiisa kale duwan, si ay Maleeshiyaadka dagaalka kula jira uga takhalusaan, kuwaas oo intii ka dambaysay dagaalkii ciidamada qaranku Buuhoodle ku qabsadeenba isku urursanayey deegaano ku dhow
  15. Carafaat actually most of them are from the pirate enclave which is somalia so hermet is right
  16. Sensai topic openerku nambaradu islaha isku ge ge markasu isku walaqaay. Wadaadki iyo cadceed iyo cacdeed 1921 ba ifka ugu danbeysey waad saxantahay.
  17. Its true siyadism is a sick cult most of the siyadist members use the slogans like somali unity midnimo as a camouflage to continue their hidden agenda of neo f@qashimism. This how ever failed majority of the somali people have seen the light somalidu u xidhnaan mayaan koox yar oo kibirsan oo karaamo beeley.
  18. Its been 21 years well good riddance eventhough what happened after the removal of the dictator was not expected but it happened.
  19. *Blessed;779770 wrote: I must say that Abtigiis isn't the ONLY one who resorts to haween bashing, it's happening all over the place. X.Xunjuf ayaaba hadal wacan laga helay maanta. Similarly, statements like sida haweenkaad u hadashay iyo wixii la mid ah is just as offensive. It also reflects rather badly on haweenkaad ka dhalateen / la dhalateen. Inadeertey blessed hadalka waba ii qarisey maanta hada hadalka sarbeebtisa waan fahma miyaan awal hadal wacan la iga helin:D But i believe qoodhu ha is dilaan oo la is jiidho balse hablaha halano dayo.
  20. Maraykanku wa niman Kibir badan waxay is leeyihin crimeskay iyagu dadka ka galaan in aan la iskagaga dabo imanayn, laakin wax walba way is biirsanayaan meedey dawlad ku sheegi somalia arinta maxay uga hadli wayeen? labadi qois eeh ingriis eeh xarardheere lugu haystey waati aakhirka la iska sii dayey qaab kale in loo sii dayn kareyey macquul wa noqon kareysey. Somalida qaar na waxay is yidhahaan in Maraykanku dan ka leeyahay dadka Somalida u dilay war isaga dadkisa uun ba u daran xita hadu 1000 Somali dilo naagta maraykankaga uga qiimo badan. Somaliduna goormey nafta Somaliga qiimayn doonan?
  21. Dervish;779689 wrote: Xaaji needs to worry about khaatumo soldiers avenging those who died in buuhoodle. Gedo and galkayo has nothing to do with you boy I just came back from a Khaatumo party khaatumo Iyo anigu meel ma kala jirno saaxib.
  22. Maybe not but what we do know is the colonel is on his way and he's up to something. King of kings my opinion is not important lets deal with the facts here a clan elder was killed, and there is a Military buildup in process lets work with that shall we.
  23. So why do you think colonel xassan samatar is leading his militia into galkacyo just for fun or is he up to something else? Maybe he is just doing this to scare some people who knows.
  24. Ciidamo farabadan oo uu hogaaminayo Col Xassan Samatar Xassan Low ayaa garay degmmada Gaalkacyo ayada oo marba marka ka danbeeyso aay soo gaarayaan ciidamo horleh oo ka careysan dilka Alaha Unaxariistee Suldaan Saciid Faarax Shiil Saciid Shoobareeste . Maybe you can't read afsomali