-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Qandalawi;783112 wrote: This is not actually a bad idea. I welcome it, colonise the bloody backward franchised and divided Somalis. As people of the same ethnic group there needs to be a uniting factor and sense of belonging that which is absent right now, perhaps with colonisation maybe a possibility to break the deadlock. Waxaan maqli jiray ha israacdo diidayee, ha israamsato. Kala danbayn wadatashi iyo inaad isutalisaan diidayee hala idiin taliyo maxaa kafiican. No Somali wants to be a slave in his own country so get the hell out of here with that nonsense
-
Mintid Farayar;783103 wrote: This is precisely the mentality I was describing to you, Oodweyne. The suffering of their people is a joke to them as long as you're suffering with them. That makes it acceptable. Waliba wuu isla qumanyahay.... Cajiib! I rest my case (I didn't think an exhibit would so quickly present himself.. LOL) Misery loves company
-
Shir Afar Geesood ah:- Dahabshiil Somtel, Qurba-joog Maamulka SNM
Xaaji Xunjuf replied to A_Khadar's topic in Politics
Somalina;783043 wrote: Like where? Wax concrete ma haysid, waa la yiri, iyo shinbir ayaa ii sheegtey hadal ma ahan walaal. Stop hating on Dahabshiil. Dadka qaar ba dadka iska succesfullka iska neceb wa iska dabeecaad dadka qaar leeyihin, waxba haka so qaadin awoowo Dahabshiil xafisyo bu ku leeyahay Kenya nairobi Somalia Mogadisho garowe bosaaso gaalkacyo dhuusamareeb Jigjgia Ethiopia Djibouti bangiga ugu weyn bu ka dhistay Hargeysa Somaliland xaruumo bu ka dhistay waweyn gees ka geesk geeska Africa xarumo bu ku leeyahay, markasay dad is leeyihin shaadhka ka wasakhe, oo reer hebel bu hub u ibiyey loooooool. -
Shir Afar Geesood ah:- Dahabshiil Somtel, Qurba-joog Maamulka SNM
Xaaji Xunjuf replied to A_Khadar's topic in Politics
The crazy conspiracy theories always involves somtel sillanyo selebaan gaal and dahabshil. For secretly wanting to destroy the garaad clan come on guys do you really believe that nonsense. All those accused of plotting against another somaliland clan always belong to the same clan for some strange reason. -
Duke godane and his crew are not perfect and they don't have the answers for a better somalia but at least they don't support ethios kenyans inside somalia, that said we should condemn this attack.
-
Shir Afar Geesood ah:- Dahabshiil Somtel, Qurba-joog Maamulka SNM
Xaaji Xunjuf replied to A_Khadar's topic in Politics
So now dahabshiil is an arms dealer -
I don't think this is something troubling this is just the local kilinka shanaad admin in jigjiga the shots are called from addis ababa. Its just melez zanawi gave free pass to ileey to do what ever he wants as long as he hunts down onlf members in the region.. This is just another attempt to get more support from tolka just as he did when in yoocaale ethnic somalilanders and members from his clan clashed he openly sided with his clan. The garaads always used to go through Ethiopia when visiting parts of eastern sool.
-
The point is Somalia the Mullah and his dervishes used to raid all the clans in the north some fought back some did not. Many of them followed him from all clans especially in Somaliland, Were they takfiris yes did they loot and steal camels yes were all people involved yes on both sides.
-
General Caydiid(AUN) a visionary who really understood Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
General caydiid told it like it is iyagay ahayeen kuwi Midnimada Somaliyeed horseeday lixdanki wa leh wa nin taarikhda qiray ina rag dhe -
Here is the Mullah raiding the same people who are supposed to be his soldiers according to you The Jigjiga raid in the early 1900s All in all the dervishes were not a selective clan or a particular group
-
Mintid Farayar;782873 wrote: As usual it's difficult to keep up with the positions of our brothers from the ONLF (at least the ones on SOL). On one hand we're subjected to regular postings condemning the 'traitorous' administration of Jigjiga led by some of their cousins. Yet on the other hand, when that administration engages in actions seen as detrimental to Somaliland, it quickly becomes 'a glorious administration'. Kind of reminds you of the silence/agreement of the same faction when Afweyne signed the infamous accord with Mengistu giving up rights to the occupied Somali territories in Ethiopia proper. :D spot on
-
Its not about lowing aim or aiming high its about thinking clearly more than 50 head of states arrived in addis ababa you wanted prime minister zanawi to welcome every single head of state from Africa at the airport Caqli gal maha waxagu.
-
Who is behind the attack Dr osman who wants to Kill the General.
-
Good pictures Mogadishu is being developed and reconstructed well done reer Mogadishio
-
Denmark's Minister for Development Cooperation Arrive Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
PICTURES -
Suldan Siciid Denounces Violence in Buuhoodle
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Carafaat;782818 wrote: Peace loving SSC'ers should welcome the Suldaan's call for peace. They should indeed what is better than peace and caano iyo jacayl -
Shirkaa London yaan laga Qayb Galin, Siilaanyoow Haddaad ka qayb gashona Waxa kaa gaadha Waad ka shanlayn, Nimanka Gaalada ahna ka hadh oo fogee sida Illaahay u fogeeyay, dadkaaga iyo dalkaagana kalsooni ku qab”Gudoomiyaha Xisbullaah. posted by: Axmed Kulan Gudoomiyaha urur Diimeedka Xisbullah Sh.Maxamuud C/laahi Geele ayaa ka Warbixiyay Arrimo door ah oo ka hadlaya mawqifka urur diimeedkiisa uu Hargeisa kaga dhawaaqay, Dastuurka Somaliland iyo shareecadu waxa ay ka qabto Shirka London iyo dhibaatooyinkiisa iyo Arrimo kale oo ay ka mid tahay Xaalada dalku halka ay marayso oo uu ku Tilmaamay inay halis ku jirto. Sh.Maxamuud C/laahi Geele oo Waraysi Khaas ah siiyay Wargeyska Caalami ayaa Sheegay in aanu ka noqonayn Go,aankiisii hore, ururkiisuna waligii jirayo isaga xusay in ururkiisu yahay urur Samaawiya oo aan bani aadam samaynin. “Ururkii waa jiraa, illaa qiyaamahana waa jirayaa waayo ururkani urur bani aadmi sameeyay maahee waa urur Samaawiya oo ILAAHEY sameeyey S.W.T quraankiisana uu ku caddeeyay kuna sheegay, cid kasta oo ururkaasi iimaan ahaan ugashaana way jiraysaa illaa qiyaamaha, markaa ururkaasi waa jiraa, waana jiri doonaa insha allaahu tacaalaa” ayuu yidhi Sh.Maxmauud C/laahi Sh.Maxamuud C/laahi mar uu ka hadlayay Xadhigii dhawaan Xukuumadu kula kacday waxa uu yidhi“wallaahi arin gaf ah ayay ahayd oo diin ahaan Aad u fool xun, dadnimadana ku xun bay ahayd waxaanad moodaysay in Nimankan Maamulka deg deg ku jiro, waxaanad moodaysay oo jirtay in nimankan suuqa laga dirayay, maamulka laftiisa ayaa suuqa laga dirayay oo la lahaa ninkan qabta, xidhi iyo wixii la mid ah, markaa arin aad u fool xubay ahayd iyagana ku fool xun ururkana ku foolxun oo aan haboonayn in lagu kaco” Sh.Maxamuud mar uu ka hadlayay Waxyaabaha u qorshaysan urur ahaan maadaama oo aanu ka mid ahayd ururadda is diiwaan galiyay ee u tartamaya inay noqdaan xisbiyo qaran oo dalka ka jira waxa uu ku jawaabay in ururkiisu sharaacada ku talinayo in la raaco, kuna tilmaamay ururadda kale inay yihiin xisbiyo shaydaan“ aniga waxa ii qorshaysan in Shareecada illaahay ay taliso, waxaanan leeyahay shareecadu ha taliso, shan iyo tobankaa ururba waa xisbu shaydaan, ninka diinta ku baaqaya ee jidka rasuulka raacaya uunbaa sax ah,dimuqraadiyad nimanka ku baaqaya diinta islaamka dibada ayay ka joogaan, waxaanan umada leenahay ha ucodaynina, agtoodana ha ka wareegina, idinka oon cidna raacin u ololeeya diinta iyo kitaabka illaahay” Gudoomiyaha urur Diimeedka Xisbulaha mar uu ka hadlayay sida ay isku waafaqayaan ururkiisa iyo Dastuurka Somaliland u yaala waxa waxba kama jiraan ku tilmaamay Dastuurka Somaliland oo uu ku sheegay mid ka hor imanaya Diinta islaamka waxaana ka mid ahaa hadaladiisii “ Xaq iyo Baadil islama jaan qaadaan Distoorku waa baadil waa Xaaraan illaahay agtiisa Xaaraanbuu ka yahay diinta islaamkuna distoor wax la yidhaa ma ogola, markaa waxaan leeyahay distoorka diintaa ka horaysay baahi umadda muslimiinta ahi uma qabaan distoor, markaa anigu waxaan leeyahay wax ka jiraa ma jiraan, kitaabka illaahay iyo sunada nabi muxumed C.S.W waxaan ahayn distoor ma noqon karaan, xataa gaalnimo ayuu keensanayaa, ninka distoor samaystayna waa nin yidhi illaahay ma jiro, illaahay cadaalada ma yaqaan, illaahay danta umada ma yaqaan, markaa anagu mar rumaysnin, umada muslinka ahna waxaanu leenahay ha rumaynina” isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi “marka koowaad maamulka (Somaliland) Waanu u sheegnay oo shareecada qaado ayaanu ku nidhi , waanu kugu taageeri ayaanu nidhi, way ka dhago adaygeen, rajona kama qabno inay hirgalin doonaan, marka la eego waxa ay rumaysanyihiin, ururkanina in isaga lalal jaan qaado mooyee isagu cidna la jaan qaadi maayo, cid aanu dastuurkoodu diinta maxamadiya ahayn la jaan qaadi mayno, umad muslim ah baanu nahay xaq baanu u leenahay inaad diinta islaamka nagu xukuntaan, umadana waxaanu leenahay noo gar qaada nimankan” ayuu yidhi gudoomiyaha xisbullaah Ma uu ka hadlayay Marxalada dalku marayo waxa faahfaahin ka bixiyay Cida ka danbaysa Dagaalada ka dhacay Barriga somaliland “marxalada dalku ku jiraa waa marxalad xun oo laga naxo, waxaanan leeyahay waa marxalad loogu talo galay, markaa maamulka joogana waxaan leeyahay intaan reer miyi laynaysaan ama masaakiin dagaalaysaan ciidamada itoobiya ayaa ka danbeeya oo soo galbiyay ilaa taleex cali khaliif galaydh, waanad la socoteen, illaa hada jawaab kamaydaan soo saarin, waxa ay itoobiya inoo faro galinayso, markaa marxalada aynu ku jirnaa waa mid halis ah illaahay waxaan ka baryayaa in gaalada iyo dadka ina burburinaya inuu inaga qabto umadana waxaan leeyahay toosa” waxaanu intaasi ku daray“nabad wax dhaama oo xal lagu gaadhi karaa ma jiro, qori nabad laguma keeno, xabadi wiil bay dishaa ee wiil ma dhasho, somalina intaa waxa ka soo reebay waa xabad iyo dagaal, qabyaaladuna waa tay eeday Somaali, timacade gabaygiisii waxaa ka mid ahaa dugsi male qabyaaladi waxay dumiso mooyaane, waxaan leeyahay nimankan maamulada sheeganaya ama puntland ha joogaan, ama Somaliland ha joogaane waa niman cadaw u adeegaya, danta dadka somaliyeed iyo ta islaamka midna kama talinayaan, waa niman cadaw ku adeeganayo, Waxaan leeyahay dadoow siddeetanka milyan ee xabashida ah lama ogola hal nin inuu ka go,o dagaal inuu ka dhacona lama ogola, dawlaha kiristaanka oo dhana waa sidaas oo kale ee lama ogola, dalalka islaamka ah waxa ay u qayb qaybinayaan waa Cadaawad” ayuu yidhi Ma uu ka hadlayay Maamul Goboleedka lagaga Dhawaaqay Taleex waxa uu yidhi“nin Calmaani ah ayaa diiday in la qayb qaybiyo markaa ma ogolin, ma Calmaaniga ayaanu ka liidanaa wax kasta oo umada qaybinayana ogolaan mayno” Sh.Maxamuud isaga sii wata hadalkiisa waxa uu yidhi “ Shirka London waa shir halis badani ku jirto, wajiga loo dhigayo xaqiiqadiisuna maaha, waa waji lagula dagaalamayo diinta islaamka iyo dadkeeda, nimankan daba ******yada ahna lagu soo cadaynayo oo lagu soo tashkiilinayo, markaa waxaan leeyahay shirkaasi aad buu khatar u yahay inta hadhay ayaa la rabaa in la isku sii dilo, diinteenaa loogu tashanayaa, shirkaa yaan laga qayb galin, siilaanyoow haddaad ka qayb gashana Waxaan ku leeyahay waxa kaa gaadha waad ka shalayn, haka qayb galin baanu ku leenahay, agtoodana ha ka wareegin, nimankan gaalada ahna ka hadh oo fogee sida illaahay u fogeeyay, dadkaaga iyo dalkaagana kalsooni ku qab” Mar uu ka hadlayay waxyaabaha ururkiisu kaga duwanyahay urur diimeedyada ka jira koonfurta somaliya waxa uu kaga jawaabay “ ururkaygu horta qori ma sito ee qalin buu sitaa, waa urur Nabadeed doonaya in uu xal nabadeed ku raadiyo xudunta Khilaafka Islamka, waa Urur gacantuun loola yimaado mar uu isagu aanu diyaar ahayn in uu gacan qaado oo waa tii lana xidh xidhay oo hadhawna way is bedelaysaa, waa urur aan nina fogoynayn kii isagu ILLAAHAY fogeeyey mooyaane. Bulshada Muslimka ah waxaan u soo jeedinayaa Maamulka Somaliland iyo Maamulada kale ee Somalida ahba dhamaantiin ILLAAHEY u soo noqda ooILLAAHEY u toobad keena, gaar ahaan dadku waa iska xoolo waa la wateen inta badan, waar dadka umadda wataw ee Diintooda ka hor taaganaw ee Gaalada ILLAAHEY nacdalay dabada ku wataw ILAAHiina u soo noqda oo shareecadooda Cadaaladu ku jirta ku Xukuma. Dadweynahana waxaan leeyahay waar baraaruga oo midooba oo Sababta Sideedanka Milyan ee Axmaarada ah loo qayb qaybin laayahay idinkana la iskugu kiin dirayo ku baraaruga oo fahmaan idin leeyahay”. Wargeyska Caalami
-
First of all the dervishes were not a clan or a group the entire subclan of president siilaanyo joined the ranks of the dervishes from the top commanders to representatives in ankara. Even the camps where dervishes started was at first in burco 1899 were riots first began. The mullah sided with one of the two tribal chiefs fighting over power in burco. First with sultan cawad diiriye but when he saw he was losing he sided with sultan nuur axmed amaan who later would become one of the top leaders of the dervishes.But the thing is the dervishes were takfiris any one who didn't support them was an infidel the same way the mullah called you're king a weak infidel something you are really proud of. And last but not least they didn't bring somalilands independence they were defeated in 1921 and somaliland gained independence in 1960.