-
Content Count
30,225 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
82
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
NGONGE;790507 wrote: Maxa kaa galay is the first question to ask, Carafat! You're a confessed unionist. Good point.
-
The black star is good it symbolizes our african identity we are the african black star Its perfect the somaliland flag.
-
I know this guy from my area he is mental how ever he belongs to the kings lineage we hang out sometimes he said that the largest city of puntland belongs to his subclan and how they fought oman in the 19 century. Also he told me that faroole is walking in the footsteps of general cade muse and with out the kings influence his leadership in garowe would have been long undermined by the crazy folks from north mudug. I drove his car once because mine was at the garage I wanted to play the radio waxaba iga so booday ku dayo pudhlayn ku dayo pudhlayn.
-
Somaliland udhis party opens office in eastern sanaag hadaaftimo
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Mario B;790231 wrote: I'll take them serious when they open an office in Ras Kamboni.: its a Somaliland party maxa ka yaala raskambooni:D -
Somaliland udhis party opens office in eastern sanaag hadaaftimo
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Udhis in hadaaftimo today umada in xingalool tomorrow democracy will deliver sustainable development for the people of Somaliland well done Maxamuud xassan doonyaale. -
LEAKED LONDON MEMO: Somalia is to be partitioned.
Xaaji Xunjuf replied to Mintid Farayar's topic in Politics
^^ Somalia Somali uun ba xalin kara gaal waxba ma xalin karo ama dawlad shisheeyo maalintay Somalidu ta fahman faroole hala iska canaanto inta badan laakin in garowe lugu shiro ayaa la qaatay inta lugu shirayo meelo daran oo gaal oo dhan dana gaar wato. Laakin Dhibaatadu waxa weye Somaliidu ina isma aminayan siyasintuna isma aminayaan gaaladuna Somalida maba aminsana waxay u haystan dad iska dhib badan oo gaajo badan oo marba isbaaro meel dhigta. -
DHEGEYSO;Urur Siyaasadeedka Udhis ee S/land oo Xafisyo cusub ka furtay deegaamo kamid ah Gobolka Sanaag. Hadaaftimo;(SPR) Urur siyaasadeedka udhis waa mid kamid aha ururada siyaasada ee ka jira gobolada maamulka Soomaliland. Ururka Udhis ayaa mantay wafti ka socda waxay soo gaareen magaalada hadaaftimo ee katirsan gobolka sanaag, waxayna halkaasi ay ka fureen xafiis uu ururakani yeelanaayo. Hadaba Idaacada Bulshada Soomaaliyeed ayaa waraysi la yeelatay Maxamuud Xasan (Doonyale) oo waftigaasi hogaaminaayey waxana uu ka war bixiyey guud ahaan xalada ururka iyo xafiiskan ay hada ka furteen magaalada hadaftimo ee gobolka sanaag. http://spr.fm/index.php?option=com_k2&view=item&id=2959:dhegeysourur-siyaasadeedka-udhis-ee-s/land-oo-xafisyo-cusub-ka-furtay-deegaamo-kamid-ah-gobolka-sanaag&Itemid=121
-
Is bedel lagu sameeyay Labo wasaaradood oo ka tirsan Xukuumada Ra’iisul Wasaare C/wali Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa is bedel ku sameeyay labo wasaaradood oo ka tirsan Xukuumada Soomaaliya, iyadoo maalmahan la hadal hayay is bedelo kooban oo Golaha Wasiirada lagu sameynayo. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in la isku bedelay Wasaaradaha Arrimaha Dibada iyo Beeraha, kaasoo labadii wasiir ee xilalka hayay lagu kala wareejiyay labada Wasaaradood. Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim oo ahaa Wasiirkii Arrimaha Dibada ahna Ra’iisul Wasaare Kuxigeen ayaa loo wareejiyay Wasiirka Beeraha iyo xanaanada xoolaha, halka Wasaarada Arrimaha Dibada loo dhiibay C/llaahi Xaaji Xasan oo hayay xilka Wasiirka Beeraha. Tallaabadan is bedelka la isugu sameeyay labadan wasaaradood ayaa aheyd mid beryahan la hadal hayay, inkastoo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ay ka soo horjeesteen xilka Wasiirka Arrimaha Dibada oo beel ahaan u sheegeen in aanay xaq aheyn in laga wareejiyo. Is bedelkan ayaa noqonaya kii u horeeyay ee Wasiirada lagu sameeyo muddo lix bilood oo xilka ay heysay Xukuumada C/wali Maxamed Cali Gaas, inkastoo dhowaan isku shaandheyn lagu sameeyay Wasiiru Dowlayaal iyo Wasiir kuxigeeno

Madaxweynihii Hore ee Somaliland Md Rayaale oo Dalka Dib ugu soo Gurya Noqday Si balaadhana loogu soo dhaweeyey Gegida Diyaaradaha ee Hargeysa February 16, 2012 - Hargeysa/ToggaHerer 16 Feb Madaxweynihii Hore ee Somaliland ahna Gudoomiyaha Xisbiga UDUB Md Daahir Rayaale Kaahin ayaa Goor Dhawayd Ka soo dagay Madaarka Magaalada Madaxda Somaliland ee Hargeysa . * Md Rayaale Kaahin ayaa Si balaadhan loogu soo dhaweeyey Madaarka iyada oo Boqolal Gaadiid iyo dad ahi Ku soo Dhaweeyeen Gegida diyaaradaha ee Hargeysa International Airport. Madaxweynaha Hore ee Somaliland Md Rayaale ayaa Dadweynihii ku soo dhaweeyey Hargeysa ay u soo gelibyeen Dhinacaa iyo Gurigiisa Magaalada Hargeysa. Madaxweynihii Hore Somaliland ayaa lagu Wadaa in uu dhex galo Khilaafka u dhaxeeya Garabyada Xisbiga UDUB wakhti uu Ku simihii Gudmooyiha Xisbiga ahana Gudoomiye Ku xigeenka UDUB Md Axmed Yusuf Yaasiin uu Waydaartay una Baxay safar uu kaga mid Yahay Waftiga Somaliland ee ka qayb galaya shirka London 23 Feb. * * Md Rayaale Ayaa ka soo kicitimay Wadanka Jibuuti oo uu joogay labadii maalmood ee u danbaysay isaga Fadhigiisu ahaa Wadanka Faransiiska oo uu Sanadadii Danbe
-
It will be launched next week officially, this is a very good well thaught project and there are many advantages there for somaliland economically and it will be very interesting how the corporation will be build and how Board of Directors of the corporation will operate. This will basically allow Somaliland to attrack multi Million investment deals from other countries ( state Companies) in a very legit way and these projects will be endorsed by the trustees of the Corporation since Somalilands De jure recognition is pending in the mean time Somaliland will build it's economy and employment will rise in Somaliland. Somalilands future looks bright indeed.
-
Dumbuluq ma teeni
-
Taleexi;789741 wrote: Waryaa aflagaadada jooji haddii kale waxaan ku xasuusinayaa inaad leedihiin Multi clan systme ... oo saddexda habrood ah iyo weliba waxyaalo kale oo aan ogahay. Wa kaftan ama dacayaad Taleexiyow inan reer khaatumo dadka ugu jecelahay so ma ogid idinku ba xita xisbi baad Somaliland ku leedihin meyey ninki keyse abdi yusuf ssc somaliland sinaan iyo cadalaad:D
-
Diffrence between West-Puntland/Ras Caseyr and Maakhir/Khaatumo
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Wayahay koley waad ii xiijin lahayd uun:D -
Mario B;789732 wrote: It's ok, so long as the seccesitionist have have unionist on both side of the triangle towns it's fine by me. There is nothing unionist about one clan with 2 subclan states in the diaspora:D Haa walaato Dadkanu mala midnimada si qaladay u fahmeen Adeeer xita hadaad xafladeyneysan midnimo ku xafladeyaa:D Reer khaatumo for instance xafladoodu wa mid wa sax saasi , laakin sadex madaxweyney Leeyihin:D Xita sadex caasimadood bay leeyihin buuhoodle taleex iyo tukaraq
-
Taleexi;789725 wrote: I propose a merge of Awdal iyo Saylac. You don't understand they are from the same clan just a different party in the same basement:D
-
Diffrence between West-Puntland/Ras Caseyr and Maakhir/Khaatumo
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Taleexi hub aad la so gasheen ceerigaabo wala oga siday ku dhamatay sheekadasi intad isku so urursateen fiqifuliye iyo masagan tuulooyinkini dee waati akhirka nin walba kursigi u sanaag kulaha dib ugu fadhiistay:D -
Awdal state oo laba juffo oo si kala baxday:D
-
Diffrence between West-Puntland/Ras Caseyr and Maakhir/Khaatumo
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Dr gaboose gets a welcome like this in ceerigaabo and he is not even from ceerigaabo eventhough he is an ethnic Somalilander but he is from Mudug but tribally he is closely related to the elites in ceerigaabo. While General Ilkajiir who was actually born in ceerigaabo cant visit ceerigaabo his birth place that's the reality, it looks like a Sultan Xirsi Amaans welcome with horses and stuff like in the mid 19 century.