Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Ethiopia is no one's friend i agree with the assessment of Che Guevara There are several interests and its all based on politics ,you just have to play it well and make sure Ethiopia can't play the ball back at ya. Eritrea and Ethiopia were best friends and Ethiopia even used Massawa port in the early 90s this was before the Badme border dispute. Ethiopia forcefully invades and commits crimes and plunders cities in parts of Somalia and violates the sovereignty of Somalia they do the same when it comes to the Somalis in Somali galbeed region. As for Somaliland, President Ahmed SIilaanyo changed some rules since he came to power in 2010.He reformed the business/trade relations Somaliland had with Ethiopia he set up a new port contract between the Somaliland govt and the Ethiopian government, the Ethiopians are not in agreement with the new rules.There are also some other factors playing a role i won't go into details on that.Basically they want to put some pressure on Siilaanyo and his government will see how it goes.
  2. I am a lander and a Somali isku wada dar and you have a Somalilander thats me
  3. Lets not get ahead of our selves president Ahmed Siilaanyo tomorrow will address the house of elders Parliament and we will listen to his speech regarding this conference.
  4. Not yet El punto tomorrow we will know more there are still talks its not official yet.
  5. Somali diid land does not make sense Somalilanders are proud to be landers they are not against the land part hence the name Somaliland:D War ma somalida landta diiday baynu nahay mise aniga walaan or is some one singing in Adan.
  6. A khadar remember when the professor was the prime minister of the late TNG he and the Ethiopians didn't get along and more than a decade later things are shifting we shall see how it goes from here. As for Somaliland the president of the republic has the people of his nation behind him and there will be no shedding of blood as Somaliland is always working towards peace in the larger horn of Africa.
  7. A khadar perhaps the good professor should give a interview about his visit to Ethiopia it will clear things up i mean the ssc websites just stated he is in Addis but with no pictures something is fishy really we will find out soon. As for my nephew he is not the editor of various websites he just posted the news he never gave his opinion on the matter.
  8. ^^ Dee tani wa Ethiopia gudaheeda haday Ethiopia gudaheeda wax iska bad badalayso wa yeelkadeed ambay wax kale uga laba jeedaan sheekadan never trust xabashida , ambay onlfta si fiican ugu so qa qaban wayeen liyo boolistu.
  9. Waryaa A Khadar awoow,, salax is my nephew and he is not a script he didn't say the professor was arrested in addis ababa he just posted some reported news from some websites not sure if its true or not.
  10. ToughGong.;784532 wrote: Obsession A persistent idea( Somaliland ) or impulse ( Somaliland ) that continually forces its way ( Somaliland ) into consciousness ( Somaliland ), often associated with anxiety ( Somaliland ) and mental illness ( Somaliland ) :D:D
  11. Xaaji Xunjuf;784534 wrote: Somaliland iyo Ethiopia oo kawada hadlaaya Khilaaf Soo kala dhexgalay Wefdi kasocda maamulka Somaliland oo uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha dibadda Maxamed C/la Wefdi kasocda maamulka Somaliland oo uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha dibadda Maxamed C/laahi Cumar ayaa maanta ka dhoofay magaalada Hargeysa iyagoo ku wajahan magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya halkaas oo ay kula kulmi doonaan masuuliyinta dalkaas. Wefdi kasocda maamulka Somaliland oo uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha dibadda Maxamed C/laahi Cumar ayaa maanta ka dhoofay magaalada Hargeysa iyagoo ku wajahan magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya halkaas oo ay kula kulmi doonaan masuuliyinta dalkaas. Safarka Wefdigaan oo ay u badanyihin Wasiiro ayaa ka dambeysay kadib khilaaf soo kala dhexgalay labada dhinac oo maalmahaan cirka isku shareeray isla markaana hoos u dhac ku yimid xirrirka ka dhaxeeyey. Wasiirka arimaha dibadda oo la hadlay Saxaafada ayaa sheegay in Itoobiya ay u aadayaan sidii ay uga wada hadli lahaayeen khilaafka hadda jira isla markaana xal looga gaari lahaa. Wuxuu intaas ku daray in xirrirkooda uu ahaa mid soo jireen isla markaana hadda aan loo baahnayn khilaaf,balse Wasiirka ma uusan sheegin qaabka loo wajahaayo khilaafka. Khilaafka soo kala dhexgalay labada dhinac ayaa cirka isku shareeray kadib markii labada dhinac ay Ciidamo iska qabsadeen gaar ahaan dhinaca xadka Wajaale oo ay iska xireen ciidamo si sharci darro ah isku gudbay. This was six months ago
  12. A_Khadar;784531 wrote: War ninku sow tii laxidhay? Casumaad rasmi & xadhig siday isu geli karaan.. Anigu waligay ma odhan wala xiidhay mala scriptski baad la sheekeysatay abti
  13. Somaliland iyo Ethiopia oo kawada hadlaaya Khilaaf Soo kala dhexgalay Wefdi kasocda maamulka Somaliland oo uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha dibadda Maxamed C/la Wefdi kasocda maamulka Somaliland oo uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha dibadda Maxamed C/laahi Cumar ayaa maanta ka dhoofay magaalada Hargeysa iyagoo ku wajahan magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya halkaas oo ay kula kulmi doonaan masuuliyinta dalkaas. Wefdi kasocda maamulka Somaliland oo uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha dibadda Maxamed C/laahi Cumar ayaa maanta ka dhoofay magaalada Hargeysa iyagoo ku wajahan magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya halkaas oo ay kula kulmi doonaan masuuliyinta dalkaas. Safarka Wefdigaan oo ay u badanyihin Wasiiro ayaa ka dambeysay kadib khilaaf soo kala dhexgalay labada dhinac oo maalmahaan cirka isku shareeray isla markaana hoos u dhac ku yimid xirrirka ka dhaxeeyey. Wasiirka arimaha dibadda oo la hadlay Saxaafada ayaa sheegay in Itoobiya ay u aadayaan sidii ay uga wada hadli lahaayeen khilaafka hadda jira isla markaana xal looga gaari lahaa. Wuxuu intaas ku daray in xirrirkooda uu ahaa mid soo jireen isla markaana hadda aan loo baahnayn khilaaf,balse Wasiirka ma uusan sheegin qaabka loo wajahaayo khilaafka. Khilaafka soo kala dhexgalay labada dhinac ayaa cirka isku shareeray kadib markii labada dhinac ay Ciidamo iska qabsadeen gaar ahaan dhinaca xadka Wajaale oo ay iska xireen ciidamo si sharci darro ah isku gudbay.
  14. Read more here http://www.xeegonews.com/2011/12/30/maamulka-somaliland-iyo-ethiopia-iyuu-khilaaf-weyni-so-kala-dhexgalay-akhriso/
  15. Cali Khaliif Galaydh Iyo Xubno Ka Mid Ah Dibad-wareega Khaatumo State Oo Addis-Ababa Ku Tagay Marti-qaad Ay Ka Heleen Dawlada Dhexe Ee Itoobiya Addis Ababa (Ramaas) Feb. 3, 2012- Xukuumada federal-ka ee wadanka ETHIOPIA, ayaa martiqaad rasmi ah u fidisay maamulada Khaatumo State iyo Awdal State oo ka soo horjeeda jiritaanka Somaliland, waxaana ay madaxda maamuladaas la yeelanaysaa kulamo gooni-gooni ah oo taageero loogu muujinayo . Dawlada dhexe ee Addis Ababa, ayaa la sheegay in ay doonayso xidhiidh xagga amaanka iyo siyaasada ah oo ay layeelato kooxahan, oo ballan qaaday in ay daacad u ahaan doonaan ETHIOPIA, iyaga oo ka codsaday in ay damaanad qaado amaankooda, ilaa inta ay gacanta ku dhigayaan dhulka ay qorshaynayaan in ay maamulada ka hirgalinayaan. ETHIOPIA waxa ay si cad u sheegtay in ay soo dhaweynayso maamulka kasta laga dhisayo dhulweynihii la isku odhan jiray Soomaaliya oo ay Somaliland ka mid tahay, waa haddii maamulada cusubi ay taabacsan yihiin siyaasada xukuumada Meles Zenawi ee gobolka Geeska Afrika , laakiin waxa meesha ka baxay cilaaqaadkii ay la lahayd Somaliland oo jiray in ka badan 20 sanno. Dhanka kale waxa Magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka ETHIOPIA maalintii shalay gaadhay wefti uu hogaaminayo Dr Cali Khaliif Galaydh oo ah hogaamiyaha ruuxiga ah ee maamulka Khaatumo State, waxaana uu la kulmi doonaa madaxda sare ee federal-ka,kuwaasoo uu ka mid yahay Ra iisal wasaare Meles Zenawi sida ay ilo xog-ogogaal ahi u xaqiijiyeen shabakeda wararaka ee Ramaasnews. Meles Zenawi, ayaa la sheegay in uu Cali Khaliif, ku dhiirigelon doono sidii uu maamulkiisa ugu baahin lahaa dhulka ay degta beesha uu ka soo jeeda ee Sool, Sanaag Bari iyo Buhoodle, iyada oo ETHIOPIA ay siin doonto gargaarka dhanka gaashaandhiga ah, isla markaana ay xukuumada Somaliland ku qanci doono in ay joojiso dagaalada ka dhanka ah kooxada falaagada ah. Galaydh oo xilka wasiirka koowaad ka qabtay dawlada KMG ahayd ee lagu soo dhisay Magaalada Carta ee dalka Djibouti ee uu hogaaminayay Cabdiqaasim Sallaad Boy sannadkii 2000, ayaa gacan ka gaystay burburkii dawladaas, ka dib markii ETHIOPIA ay ku eedaysay in ay xidhiidh la lahayd argagixisada caalamiga ah, waxaana uu sida oo kale taageero dhanka siyaasada ah ka haystaa dalka Maraykana uu barre jaamacadeed ka yahay. Xidhiidhka Somaliland iyo ETHIOPIA oo diciifay ilaa intii xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo xukunka wadanka la wareegtay, ayaa sabab u noqday in ay kooxaha gooni isu taaga ka soo horjeeda taageero waydiistaan dalka saaxiibka hore ahaa.
  16. So Tigrays Gurage oromo and Amhara troops will replace the clanish Liyo Police interesting development there.
  17. Waagacusub used to support Somaliland back in the days but ever since he had a big conflict with Mr Dahabshiil Dawladi Siilaanyo iyo Somaliland ba wuxu ka dhex arkay mr dahabshiil:D
  18. The brits are not just after alshabaab there are bigger things at stake
  19. Sorry i don't go to parties i am a Xaaji but tell me about the Khaatumo party i see you go to the Somaliland parties derviish wiil fog ma tihid:D shaw xafladaha 18 may wu taga:D
  20. ^^^Tell me about the latest khaatumo party how many singers and durbaan sidayaal came how was the niiko and how was the is the booty shaking party did yaa'l had a blast
  21. Somalia;784255 wrote: That's not a hack, the owners of the website had a dispute and one wrote that. What lool one of the owner defects to Somaliland even better just like back home