Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,944
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. http://www.berberanews.com/suldaan-galaal-oo-liyuu-booliska-itoobiya-xabsiga-u-taxaabeen-sababta-keentay-iyo-halka-uu-ku-xidhan-yahay/ read more here
  2. Che -Guevara;786343 wrote: This is silly, there's and will be one capital and that's Xamar. Co sign
  3. Anigu habartada garan mayo eeh laakin ninkanu wa suldaanki reer Somaliland eeh Ethiopia
  4. He is the sultan of the ethnic Somalilanders in the Somali region of Ethiopia
  5. Che -Guevara;786329 wrote: people. why are you putting down the oldman, laandheer ma,aha miyaa:D It has nothing to do with his clan his clan is a great clan and laandheere they live from south hargeysa all they up to aware Faisal cali waraabe the hargeysa mayor ina jiiciir general Jamac Maxamad Qalib the first Somali Parliament speaker jamac cabdulahi Qalib the royal family of Somaliland and ofcourse they are masters in Somali poetry. Afsomaligana dadka iyaga higaadisa bara. But its just Suldaan Cabdilqadir he contradicts him self to much in so many ways.
  6. Carafaat;786324 wrote: Yes, but traditional leaders opinion should be alteast listened to and not ridiculed. We will listen to Mr Abdi waraabe he is in the house of elders we will listen to mr dhugad we will listen to ina sheikh fureh we will listen to Mr Selebaan Gaale etc etc. They have a say in politics.
  7. We have all the respect for his lineage but Somaliland is not runned by traditional chiefs maybe his grandfather in the 17 century had all the executive power but even Suldaan Maxammad suldaan cabdilqadir Suldaan Cabdulahi Suldaan Diiriye Suldaan Xassan Suldaan Farax Suldaan Guleed is not above the Somaliland constitution and the will of the people. it was merely his opinion what he thought what is going to happen and he is entitled to his own opinion.
  8. Somaliland is rich in resources we know that
  9. Suldaan Galaal just got arrested in Ethiopia in Jigjiga by the Ethiopian authorities in Jigjiga stay tuned for more news
  10. I disagree the people of Mogadishu iyaga ba la dulmiye from warlords Islamic Militants Siyad bare, allah does not punish people who are innocent. Warlords held the people of Mogadishu hostage for years the residents of Xamar are innocent. Reer Mogadisho never supported dulmi.
  11. ^^ you can move the capital of you're country to where ever you like just don't confuse it with the Somaliland republic. take care
  12. Few years ago he said he supports Somaliland who remembers that any way he can do what he wants wayeelkadis
  13. Tuesday, February 7th, 2012 khubaro Wakaaladda Korontada Itoobiya ka socda iyo Shirkad Wadani ah oo si wadajir ah Somaliland uga wada Daraasad Laydhka Itoobiya dalka lagu keenayo Hargeysa(Waaheen) khubaro ka socota Wakaaladda Korontada Dalka Itoobiya iyo Shirkad dhinaca Korontada ah oo Wadni ah ayaa maalmihii ugu danbeeyayba Dalka ka waday Sahamin dhinaca Korontada ah taasoo ay ku doonayaan inay Dalka ku keenaan Korontada jaban ee biyaha laga soo saaro ee Dalka Itoobiya. Ilaa hada Xukuumadda Somaliland qorshaha ay wadaan labada dhinac ee Itoobiyaanka iyo shirkadda Wadaniga ah wax macluumaad ah kamay bixini hase yeeshee sida ay Ilo xogogaal ahi Waaheen u sheegeen waxay labada dhinac wadaan Maalgelin la sheegay shirkadda Wadaniga ahi inay ka haysato Dalka Faransiiska taasoo suurtogalinaysa inay shirkadaasi dalka Itoobiya ka soo qaadato Korontadeeda taagan xuduudka labada dal ee dhaxeeya ee Wajaale. Khubaradan ayaa waxay Sahamin dhinaca dabka ah ku sameeyeen Hargeysa, Berbera iyo Burco waxaana sida la sheegay u qorshaysan inay Boorame tagaan iyagoo mudadii ay socdaalka ku tagayeen Goboladaasi wada xaajood io wadahadalo bar bar waday shirkaddaha Korontada ee magaalooyinkaasi hase yeeshee warku muu sheegin natiijo ka soo baxday kulamadoodaasi. Sidoo kale ma jiraan xogo kale oo ku saabsan goorta ay fulinayaan Mashruuca ay wataan. Hore ayaa Shirkad kale oo Wadani ah u sheegtay inay soo qaadatay Heshiis dhinaca Koronto keenida dalka taasoo Ruqsad ka soo qaadatay dalka Itoobiya balse si rasmi ah looma oga inay saaxada ka baxday iyo inkale iyo sababaha dhaliyay toona. Hase yeeshee khubaro ku xeel dheer dhinaca Korontada ayaa sheegay inay hawshani tahay hawl baaxad leh oo u baahan shuruuc iyo Maalgelin rasmi ah oo suurtogelin karta in Korontadaasi lagu soo jiido. Tusaale ahaana sida ay dadka u dhuun daloola ganacsiga Korontadu Waaheen u xaqiijiyeen waxa loo baahan yahay in la helo intaan hawshan la gelin shuruuc ay ka mid yihiin Siyaasadii Korontada (Energy policy), Sharcigii iyo Xeerarkii (Energy Rule and Regulation), Guddi Qaran (Energy Commission) oo ka kooban Public/ Private iyo xubno kale oo dhex dhexaad ah maadaama shirkadaha Korontada dhaliyaa ay u badan yihiin shirkado gaar loo leeyahay halka Wakaaladda Korontada Dawladdu tahay qayb ahaan ta ugu yar ee Dab bixisa. inkasta oo aan la ogayn in shirkadda hore Suuqa si toos ah uga wada baxday hadana sida ay Ilo xogogaal ahi sheegeen arrimaha aan kor ku soo sheegnay ayaa la sheegay inay caqabad ku noqdeen, isla mar ahaantaana waxa la filayaa in ay hortaagnaan doonaan cid kasta oo isku dayda inay dalka ka fuliso mashruuca Korontada. Walina ma cada Awooda iyo baaxada ay u leedahay shirkadan imika Sahanka wadaa ka midho dhalinta arrintan. Dawladda Itoobiya oo hore u lahayd awooda dab dhalinta ee dhinaca Biyaha ayaa imika wada mashruuc balaadhan oo ay ku samaynayso Biyo xidhayn weyn oo awood u yeelanaya soo saarista Koronto dalkaasi u Iibgeeyo dalalka jaarka ah isagoo dhawaan uun dalka Jabuuti gaadhsiiyay Dab ku filan, imikana la filayo inuu Somaliland u soo gudbo. Si kasta ha ahaatee waxay arrintani Somaliland u noqon doontaa fursad fiican oo ay kaga kaaftoomi doono dhaqaale badan oo kaga bixi jiray dhinaca Shiidaalka iyo Dayactirka Qalabka Mishiinada taasoo sababi jirtay Shirkadaha Korontada iyo dadweynaha Somalilandba in Korontadu ay ku kacdo qiime ka badan ka lagaga helayo Itoobiya haddii si wadajir ah la iskaga kaashado meel marinta mashruucan.
  14. He didn't even say this what I want he said wa waxa qorshaysan ta labaad xita wuxu yidhi wala raba in somaliland afti dib looga qaado. All in all jamhuuriyada somaliland dad ba iska leh iyaganay arinta ka go oda and somalilanders decided their future that they will never be ruled by others again. Atleast that's the message coming from somaliland.
  15. War wax aan laga doodin ba jira caasimada somaalIa wa muqdisho Caasimada somalilandna wa hargeysa tahay.
  16. General Jidhif was a colonel during the Siyad bare regime The SNM during the late 80s ranked him as the general ciidanka galbeedka
  17. " frameborder="0" allowfullscreen>
  18. Mogadisho 2006 Its the only Capital city of Somalia God bless
  19. I love my hooyo may allah give her a long cimri
  20. Trying to divide the garaad clan big fail
  21. You cannot move the capital of one country to another country.
  22. Wa wax laga xumaado runti laakin inshallah dib walo dhisi xamar hadu alleh idhaho.