Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,976
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Taleexi general abdisamad ali shire ba u jawaabi doona maalinta danbe inantay ilmadeerka yihin:D
  2. We can work on peace its needed but we need to come to an agreement that will solve the issue but there should be talks right away unconditional.
  3. Gaacuur;787347 wrote: XX, haddii aadan ka warqabin aan kuu sheegee indhaha si fiican u kala fur. Maamulka Somaliland wuxuu TFG da ku leeyahay sida tan: - 102 Xildhibaan. - 3 Wasiir. - 2 Wasiiru dawle. - 4 Wasiir ku xigeen. - 5 Agaasime Wasaaradeed. - Ciidan kor u dhaafaya 2000 oo isugu jiro Military iyo Boolis. ayadoo taasi jirto haddane wixi dhaqaale ama scholarships la helo qeybtooda ayay ka qaataan, waxaana tusaale kuugu filan ansixinta 3 milyan ee biya-gelinta. TFG du markaa way idin matashaa, ee waxba ha is yeelyeelin. Haday matalan reer Somaliland,, Dalka Somaliland bay iman lahayeen ileen dadki ay matali jireen maxay ugu tagi wayeen:D Ciidan 2000 from Somaliland:D war mala waxad ku qaldaysa Ethnic Somalilanders eeh Ciidanka Djibouti kamid aha
  4. Taleexi;787352 wrote: Boowe, aa say la tahay! Taleexi bal horta siyasada iska iloow afkaarta siyasada meel ino dhig xiya siyasada wanu isla jaanqaadna laakin ta inaga dhig meel Labadeenu manayn ahayn ehel walalood wax walba inaga dhexeyn?
  5. A khadar the thing with Somalilanders is that we are very open with our clan system and traditional culture Somalilanders are the most cultured in the horn of Africa we have learned how to deal with Qabilism and tribal differences between the different communities in Somaliland that's what makes Somaliland so unique. A multi tribal society that includes all of them to be honest we are all the same in Somaliland our political culture and the way we we all interact is the same. A khadar awoow there is no difference between Somalilanders whether they are from awdal or sool or togdheer or saaxil or maroodijeex or sanaag.
  6. Wasiir ku Xigeenka Arimahadda Dibadda Maamulka Khaatumo oo ka Jawaabtay Hadalkii Ninka xiqdigu diley ee Faroole. Buuhoodle (Allssc.com) 09 Febraayo 2012 Wasiir ku Xigeenka Arimahadda Dibadda Maamulka Khaatumo Oo ka Jawaabay Hadalkii Madaxwayne Faroole. Anigga Oo ku Hadlaya Magaca Wasaaradda Arimaha Dibadda Ee Maamulka Khaatumo Ee Soomaaliya, Waxaa Doonayaa in aan ka Jawaabo,Hadalkii ka Soo Yeedhay Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland Uu ka Yidhi Saxaafadda Maanta. Marka Ugu Horeysa, Waxaan Doonayaa inaan Uga Mahad Celiyo Codka Uu Ku Muujiyay in Maamulka Duulaanka Ku Soo Qaaday Degaanadda SSC in ay ka Baxaan Magaalooyinka ay ka mid Tahay Lasanod inta aan la tagin Shirka Ingiriiska, Si Loo gaadho geedi Socodka nabadda Soomaaliya, loona Soo Celinlahaa Qarankii Soomaaliya. Siddoo Kale, Waxaana Doonayaa in Wax ka Iraadho Hadaladdii Uusan Faroole U meel Dayin ama Uusan Ka fikirin Saamaynta ay ku Yeelan karto Bushadda Walaalaha ah Ee Khatumo State of Somalia iyo Bulshadda Puntland of Somalia. Faroole Ayaa Si Isdaba joog ah U Mucaaraday Maamuladda iyo Hogaankii SSC Ee Doonaayay in Maamulka Soomaaliland ka Saaro Degaanadda SSC. Waxaan doonaynaa in Madaxwayne Faroole Uu dhowro,Darisnimadda,Xiriirka Bulsho Ee labadda Maamul, Waana in uu joojiyaa faragalinta Uu ku Bilaabay Madaxbanaanidda Degaanka iyo Maamulka Khaatumo State of Soomaaliya, Bulsho Wayn Khaatumo Uma baahno Hagardaamo iyo Hadal Aan Waxqabad lahayn Madaxda Maamulka Khaatumo State of Soomaaliya Waxaa ka Go’an Sidda ay U Dhan Yihiin in ay Soo Celiyaan Sharaftii iyo Degaanka ka Maqan, Waxayna Siddoo kale u Istaageen in ay Horumariyaan,Midiyaan,guul deg deg ahna ka gaadhaan Arimaha Degaanadda SSC. Wasiirka Ku Xigeenka Arimaha Dibadda Maamulka Khaatumo Farduus Maxamed Mirre.
  7. Aaliyyah;787326 wrote: A khadar you are right walal there's no point to talk with a script or scripts for that matter. Xaaji xanjuf oo shaatiya kale so amaahdey yaa wax u sheegi kara Aaliyah maxaad qofkasta horta inadeer iga dhex aragta anigu dee xaaji baan ahay dee sumcada ha iga dilin wa ku sidee inadeer
  8. Dee wa Maxabiista la so qabtay but they are Somalilanders
  9. A_Khadar;787296 wrote: So are you saying your clan has zero foot soldiers in the TFG.. Try again mate.. Yes
  10. A_Khadar;787290 wrote: Tan sow inagii horay uga wada hadalnay XX. TFG defense minister is your close cousin yet you're saying SL isn't part of TFG.. Marka ragaan aad sheegayso that your militia leaders pays will not change the fact that your whole project is a clan and it's one clan.. Weligaaba Akhadar baa sidan yiri dheh.. TFG minister ma ciidan bu ka kaxaystey reerkisa ama tolkisa A khadar wanu oognahay ciidanka qaranka siday beeshinu uga buuxdo hadi kale maalinkasta lama odhan lahayn ciidan ba soo goostay sii goostay:D
  11. Gaacuur;787285 wrote: ^^ XX, haddii aan ku dhaho ka waran TFG da ayaa ka taliso Hargeysa.. waxaad i dhahaysaa maya. arrintaana sidaas ayay la mid tahay. Dee may ka talisa hargeysa TFGida aad sheegeysiid laakin sool iyo sanaag iyo togdheer iyo awdal iyo saaxil iyo maroodijeex Somaliland ba ka talisa. Gacuur TFG kama taliso xita Jawhar oo Mogadisho u dhow
  12. And A khadar said it was one Qabil Army:D maxaan sheegeyey
  13. A khadar not at all General Jidhif wanted a full scale offensive Siilaanyo didn't want a full scale war they had a dispute on how the army should should be led that's why he was sacked.
  14. A_Khadar;787244 wrote: Still that doesn't change the fact of your army is clan militia.. Hows so if there are entire ranks of you're clan part of the ciidanka qaranka?
  15. xiinfaniin;787241 wrote: ^Ma ina Canbaashaa ? maya wa inadeerki:D
  16. Che -Guevara;787229 wrote: Xaaji, when you stop calling Puntland a Garowe clan enclave while saying Somaliland is qaran. You are right i should call puntland the Garowes sub clan enclave joke:D
  17. A khadar i never agreed with what faisal ali waraabe spews he is entitled to his own opinions i will give you mine though Carafaat its not just that or clan based entities What about the 4.5 ma umad nus ah baad aragtay Xita hada beel wax lugu qeybsado it should be temporarily but not 21 years Mar mar Generalki Maxammad siyaad bare waan u garaaba.
  18. Showqi;787222 wrote: Xaaji I would say 2012 because we are ready. Sanadkani waa sanadkeenii. Soo ducee in illaahay nala garabgalo, insha-allah We shall hope inshallah
  19. A khadar today you will call it a clan army tomorrow you will post more than 200 soldiers of the garaad clan defected to khaataumo. War salaadu halkay iska qabsan laadaahay awoow:D
  20. Xiinfanin this is not about unity or even Political unity its about peoples unity to some extent in essence unity for Somalis as people is a positive thing it comes in all forms and sizes.But i prefer the Somali race to be intact for centuries to come thus we must fight clanism and Clan based fiefdoms and all of that in the entire Somali peninsula.From Djibouti all the way down to garisa from jigjiga to Raaskaambooni from raas caseer to Lawyacade from Lowyacade to diredawe.
  21. Carafaat;787209 wrote: Thanks to Galeyr, the last SSC'ers supporting Puintland jumped ship and Punland doesn't control Taleex, boocame nomore. While SL is still there. Ask Taleexi You mean Galaydh the mans name is galaydh and not galayr
  22. Ma marka dalkooda laga ibiyo Ethiopia iyo Kenya Ma marka dadkooda oo dhan laga barakicyo umado kale lugu beero Ma markay xoriyadooda wayaan Ma markay diintooda cidhidhi gasho Ma marka xeebahooda la ibsado Ma marka dalkooda xoog lugu qabsado Ma markay dhaxal guuraan? what year 2015 2025 2030 2040 2070 Goormey Somalidu siyasaada beeleysan ka korayan?