-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland is rich in resources we know that
-
Suldaan Galaal just got arrested in Ethiopia in Jigjiga by the Ethiopian authorities in Jigjiga stay tuned for more news
-
oo khaatumo ma school baa
-
^^ you can move the capital of you're country to where ever you like just don't confuse it with the Somaliland republic. take care
-
Few years ago he said he supports Somaliland who remembers that any way he can do what he wants wayeelkadis
-
Ethiopia and Somaliland to sign electricity export agreement
Xaaji Xunjuf posted a topic in Politics
Tuesday, February 7th, 2012 khubaro Wakaaladda Korontada Itoobiya ka socda iyo Shirkad Wadani ah oo si wadajir ah Somaliland uga wada Daraasad Laydhka Itoobiya dalka lagu keenayo Hargeysa(Waaheen) khubaro ka socota Wakaaladda Korontada Dalka Itoobiya iyo Shirkad dhinaca Korontada ah oo Wadni ah ayaa maalmihii ugu danbeeyayba Dalka ka waday Sahamin dhinaca Korontada ah taasoo ay ku doonayaan inay Dalka ku keenaan Korontada jaban ee biyaha laga soo saaro ee Dalka Itoobiya. Ilaa hada Xukuumadda Somaliland qorshaha ay wadaan labada dhinac ee Itoobiyaanka iyo shirkadda Wadaniga ah wax macluumaad ah kamay bixini hase yeeshee sida ay Ilo xogogaal ahi Waaheen u sheegeen waxay labada dhinac wadaan Maalgelin la sheegay shirkadda Wadaniga ahi inay ka haysato Dalka Faransiiska taasoo suurtogalinaysa inay shirkadaasi dalka Itoobiya ka soo qaadato Korontadeeda taagan xuduudka labada dal ee dhaxeeya ee Wajaale. Khubaradan ayaa waxay Sahamin dhinaca dabka ah ku sameeyeen Hargeysa, Berbera iyo Burco waxaana sida la sheegay u qorshaysan inay Boorame tagaan iyagoo mudadii ay socdaalka ku tagayeen Goboladaasi wada xaajood io wadahadalo bar bar waday shirkaddaha Korontada ee magaalooyinkaasi hase yeeshee warku muu sheegin natiijo ka soo baxday kulamadoodaasi. Sidoo kale ma jiraan xogo kale oo ku saabsan goorta ay fulinayaan Mashruuca ay wataan. Hore ayaa Shirkad kale oo Wadani ah u sheegtay inay soo qaadatay Heshiis dhinaca Koronto keenida dalka taasoo Ruqsad ka soo qaadatay dalka Itoobiya balse si rasmi ah looma oga inay saaxada ka baxday iyo inkale iyo sababaha dhaliyay toona. Hase yeeshee khubaro ku xeel dheer dhinaca Korontada ayaa sheegay inay hawshani tahay hawl baaxad leh oo u baahan shuruuc iyo Maalgelin rasmi ah oo suurtogelin karta in Korontadaasi lagu soo jiido. Tusaale ahaana sida ay dadka u dhuun daloola ganacsiga Korontadu Waaheen u xaqiijiyeen waxa loo baahan yahay in la helo intaan hawshan la gelin shuruuc ay ka mid yihiin Siyaasadii Korontada (Energy policy), Sharcigii iyo Xeerarkii (Energy Rule and Regulation), Guddi Qaran (Energy Commission) oo ka kooban Public/ Private iyo xubno kale oo dhex dhexaad ah maadaama shirkadaha Korontada dhaliyaa ay u badan yihiin shirkado gaar loo leeyahay halka Wakaaladda Korontada Dawladdu tahay qayb ahaan ta ugu yar ee Dab bixisa. inkasta oo aan la ogayn in shirkadda hore Suuqa si toos ah uga wada baxday hadana sida ay Ilo xogogaal ahi sheegeen arrimaha aan kor ku soo sheegnay ayaa la sheegay inay caqabad ku noqdeen, isla mar ahaantaana waxa la filayaa in ay hortaagnaan doonaan cid kasta oo isku dayda inay dalka ka fuliso mashruuca Korontada. Walina ma cada Awooda iyo baaxada ay u leedahay shirkadan imika Sahanka wadaa ka midho dhalinta arrintan. Dawladda Itoobiya oo hore u lahayd awooda dab dhalinta ee dhinaca Biyaha ayaa imika wada mashruuc balaadhan oo ay ku samaynayso Biyo xidhayn weyn oo awood u yeelanaya soo saarista Koronto dalkaasi u Iibgeeyo dalalka jaarka ah isagoo dhawaan uun dalka Jabuuti gaadhsiiyay Dab ku filan, imikana la filayo inuu Somaliland u soo gudbo. Si kasta ha ahaatee waxay arrintani Somaliland u noqon doontaa fursad fiican oo ay kaga kaaftoomi doono dhaqaale badan oo kaga bixi jiray dhinaca Shiidaalka iyo Dayactirka Qalabka Mishiinada taasoo sababi jirtay Shirkadaha Korontada iyo dadweynaha Somalilandba in Korontadu ay ku kacdo qiime ka badan ka lagaga helayo Itoobiya haddii si wadajir ah la iskaga kaashado meel marinta mashruucan. -
Sultan of Somaliland: It's time to unite Somali's.
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
He didn't even say this what I want he said wa waxa qorshaysan ta labaad xita wuxu yidhi wala raba in somaliland afti dib looga qaado. All in all jamhuuriyada somaliland dad ba iska leh iyaganay arinta ka go oda and somalilanders decided their future that they will never be ruled by others again. Atleast that's the message coming from somaliland. -
War wax aan laga doodin ba jira caasimada somaalIa wa muqdisho Caasimada somalilandna wa hargeysa tahay.
-
:D:D
-
General Jidhif was a colonel during the Siyad bare regime The SNM during the late 80s ranked him as the general ciidanka galbeedka
-
" frameborder="0" allowfullscreen>
-
Mogadisho 2006 Its the only Capital city of Somalia God bless
-
I love my hooyo may allah give her a long cimri
-
Trying to divide the garaad clan big fail
-
You cannot move the capital of one country to another country.
-
Wa wax laga xumaado runti laakin inshallah dib walo dhisi xamar hadu alleh idhaho.
-
Somalina waxankalo la yaabay markay is leedahay shabaabtu kheyr sheeg , waxay tidha dagaal ba halka ka bilawday dagaal ba halka ka bilawday, Qofka ma fiicna inu khiyaali ku noolado waxbay maskaxdisa u dhimaysa marka dambe qofku khiyaaligisa wu iska rumeysta wa dhibaato marka dunida caadiga marka laa jaan qaadi kari meysid:D Shabaab Xamar waxa ugu danbeysey maalinti suuqaa bakaraha laga qabsaday maalinta wixi ka dambeysey meel aay jaan iyo cidhib dhigeen lama hayo. Walaalkeen maaday wa inaynu runta u sheegno oo indhahno war adeer meesha ka toos shabaab meesha walaga cadheyiye warar la qora nimanku ku so noqon mayaan eeh wa just words on a screen.
-
Somalina awoow , maadeeey wali ma shabaabti xamar laga saaray bu ku riyoonaya so noqodkooodi
-
Shabaab gives away wheelchairs to the disabled 'Pics'
Xaaji Xunjuf replied to Maaddeey's topic in Politics
Taleexi;785957 wrote: Tolow yaa lugaha ka guray, mise laysmaba waydiin. Nevertheless, shaqo wacan. :D itaxaan baad tahay sida ba uma eegin arinta -
Shabaab gives away wheelchairs to the disabled 'Pics'
Xaaji Xunjuf replied to Maaddeey's topic in Politics
Good well done -
Ali Samatar to Appear in US Court for War Crimes
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Taleexi;785938 wrote: Waa mujaahidiin jannada toos u gelaya - Xasuuqii ay ja geysteen Mudug, Awdal iyo Khaatumo-na Xaaju Xunjuf baa ka cafiyey inaan kuu sheego uun baan rabey. I truly believe anyone can be accused and they should be able to have their day in court. Taleexi anigu nin cadaalada tageera baan ahay hadaad wax cadayn ah ku haysid Axmed siilaanyo Maxammad Kahin Axmed,, Axmed mire inaadeer waad dacweyn karta hadaad ku caaafimadeysiid anigu kama so horjeedo laakin wa inad adigu ku dhawaaqdiid, My opinion is this there are lots of Somalilanders who believe we should let the past rest but the likes of baashe Yusuf ayaa ku dawoobaya inu cadalaad helo marka maxaynu ugu diidayna , hadu ku caafimadayo .. hadaad abti aniga igu tidhahdid ninka ina kahin dambi bu aniga ama dadkayga ka galay wa inad dacweysiid ileen justicesystemka kama weyna ina kaahin that is what i believe.Laakin dadka kale haday dadki dambiga ka galay ay cadalaada horkeenaan maxaad ugu didii oo aad u odhan general ali samatar reerkisa lugu haysta, inago wada og in col tuke 1992 la dacweyey ina cali nuur same.iyaguna tallow ma waxay ilmadeer ahayeen cali samatar? -
Ali Samatar to Appear in US Court for War Crimes
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
What about them? -
IAmRevolution;785933 wrote: Bal boodhka kaga yala suitkiisa eega. LOL, waxas bey ku leyahin wa "Madaxweeyne". His suit doesn't even match. Seylici baba dhama walahi. LOOL Look at the guy with the kaki uniform. Look at his his skinny belt and his pants are about to fall down, iyo sidu xabadka yar uu islehay uu taag. LOL Ma gabadh baad tahay maxa generalka suunkisa ku geeyey:D
-
Siilanyo and Ali Khaliif negoitiations in Addis Abeba.
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Taleexi;785924 wrote: Labada mid baa Somalilander ah. Ka kale ma aha ee miyaa lagu khasbayaa? War labada nin wa ilmadeer halkeed u kala wada