-
Content Count
29,991 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Its good it means they have a passport and they can leave the country when ever they want
-
Xaabsade Leads the First Group of the SL Delegation to London
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Waryaa oodka ask che if he supports alshabab or al qaeda or both:D -
Xaabsade Leads the First Group of the SL Delegation to London
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
War Ma xaajigi cabdi waraabe na ma kexeyeen waleh wa talo qaran tani:D -
Run ma doonaysan yartu nin bay u bahantahay wabay khafiiftay video after video maalin dhawayd waxan arkayey iyado iska dhigeysey inay mid ay jaar yihin ay la hadlayse calashaan telefoon been been ah. yarta wax mashquuliyey u bahantahay boring ba dilay war halo doono nin rog roga xiliyada qaar.Hadana yartu maha tu foolxun wa iska yam yam rag badan ba duu duub ku qadan laha allow hablaha noo astur.
-
Yartani way so walanaysa Englishtu na aad bay ugu adagtahay siba lahjadan Yankeesku ku hadlan waxan is yidhi 4 sannay joogtay ba meesha oo nairobi ba laga keeney.
-
Abwaan;789243 wrote: Oodweyne! Just because you were allowed to travel to Juba with your SNM passport, you think S Sudanese are Xaq-u-dirir? Mise waxaad is leedahay aqoonsigii baa xagga ka soo dhowaadey? Safaarad mallaga furay xagga horta? The sad thing is 70 jir xaqii Soomaaliya wax lagu soo baray oo ku caasinaya adiga ka hor ma arkin! Somalia waa budhudhay aboowe maxaad oodweyne ku haysata isna mu ahayn ki budh budhiyey kii budh budhiyey waynu ognahay. Agressonka u ka hayo bashiir jamhuuriyada shunub sudaan way iska muuqaata isaga diyaaradisa soo kiciyey marka wax muuqda adeer waxba ha is diidisin.
-
^^ Akhadar who was comparing Somaliland with with the garowe clan enclave , don't you consider Somaliland cadaw an enemy already so why are you even comparing the garowe clan enclave with Somalialnd it doesn't make sense.aren't the folks in galkacyo and garowe you're kin don't you share the same genealogy why is faroole anti Khaatumo since the Punltanders in here say that they are behind Khaatumo:D
-
xiinfaniin;789196 wrote: ^^Xaaji xunjuf you never will Those who matter hear me though waryaa ask Cabdiqadar and Taleex You leaders don't support the project they don't think it will benefit their clan state in garowe and they don't want to make Somaliland their enemy as oodweyne told you.As we all know anything that has something to do with galaydh they oppose it and you know why:D
-
I like Cali khalif galaydh the professor is a smart politician
-
Wareysi: Madaxwayne Biindhe oo ku sugan Gaalkacayo Tuesday, February 14, 2012 - 04:17 PM Listen Madaxwaynaha Khaatumo State of Somalia oo ka warramay xaaladda safarkiisa uu ku sii jeeday Muqdisho iyo carqaladaha uu kala kulmay Magaalada Gaalkacayo (dhagayso). Mar uu ka warramayay Madaxwayne Biindhe safarkiisa uu ku sii jeeday Muqdisho ayaa waxa lagu xannibay inuu ka duulo magaalada Gaalkacayo. Maamulka Garoowe ayaa ku hawlan sidii uu u carqaladayn lahaa Khaatumo State oo dar dar iyo habsami u gudanaysa howlaha dowladnimo ee ay ka filayaan Shacab waynaha ree Sool,Sanaag iyo Cayn. Waxa uu madaxwaynuhu intaa ku daray in ay muhiim tahay in Khaatumo State ay yeelato xornimo ah gegi diyaaradeed oo shacabka SSC ku ilaashadaan xuquuqdooda bani aadanimo. http://www.xargaga.net/modules.php?op=modload&name=News&file=article&sid=5027
-
Nice mirqaan ha walaato
-
Zinaawi Tells Siiilaanyo to talk JigJiga Admin
Xaaji Xunjuf replied to Jiiroow Bakaal's topic in Politics
source Puntland post.com:D -
Dagaalyahano Taabacsan Sheekh Atam Oo Duleedka Boosaaso Ku Dilay 17 Askarta Puntland Ah, Muddo Saacado Ahna La Wareegay Fadhiisinka Suqure Ee Ciidamada Ay Xasuuqeen Boosaaso (Ramaas) Feb 14,2012 – dagaalyahano taabacsan Sheekh Maxamed Siciid Atam ayaa weerar ay ku qaadeen fadhiisin ciidamada Maamul goboleedka Puntland ku lahaayeen deegaanka Suggure oo qiyaastii 40KM oo dhinaca Koonfureed kaga beegan Boosaaso ay ku dileen 17 askari. Weerarkan oo dhacay subaxnimadii hore ee saaka ayaa la sheegay inay soo qaadeen ciidamo badan oo taageersan Sheekh Maxamed Siciid Ata moo dagaal kula jira maamul goboleedka Puntland isla-markaana fadhiisimo ku leh buuraha Galgalla. Sarkaal ka tirsan ciidamada maamul goboleedka Puntland oo aan magaciisa sheegin ayaa warbaahinta u sheegay sida wax u dhaceen “Weerarka waxaa lala beegsaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada Puntland oo ku yaalla Sugurre khasaare badan ayaa ka soo gaadhay weerarka, deegaankana waxa muddo kooban la wareegay ciidamada xoogagga weerarka soo qaaday” ayuu yidhi sarkaalkaasi. Inkasta oo aan la ogeyn khasaaraha soo gaadhay dagaalyahanada Sheekh Atam ayaa haddana weerarkani waxa uu dhabar jab laxaadle ku yahay maamulka Puntland, kuwaasi oo xalay warbaahinta ka sii daayey inay gacanta ku dhigeen inay qabteen nin ay sheegeen inuu walaal la yahay Sheekh Atam.
-
Khaatumo might join Ethiopia after being ignored by Mogadishu
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Carafaat;789040 wrote: For some searching Somali unity might even lead to Ethiopia and Zenawi. :D:D