-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
When Dr. Abdirahman Faroole becomes President of Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Faroole in Mogadishu that's a big joke:D -
Somaliland waa maamul qabiil - XX always denies it
Xaaji Xunjuf replied to A_Khadar's topic in Politics
Mario B;787402 wrote: The worst thing that happened to 'Landers' is the defeat of 'Pres Riyaale' , now the clan project is starting to unravel. There is no minority clan to hide behind. After rayaale Borama -
Nin dhuumanaye uma eekeyn ninkaasu give it time Khadarow
-
Wafti ka socda Somaliland oo uu hogaaminayo Xildhibaan Xamse Gaadaweyne oo gaadhay Buuhoodle. Warkii 20-Jun-2010 iyo Qormadii: NEWS Wafti ka kooban xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo uu hogaaminayo xildhibaan Xamse Gaadaweyne ayaa gaadhay degmada Buuhoodle oo halkaas ay ka dhaceen rabshado iyo dagaalo dhexmaray dadka deegaankaas iyo ciidanka Itoobiya,kaasoo keenay dhimasho, dhaawac,iyo hanti la qaatay. Waftigan oo siyaasiyiinta ku weheliya uu ka mid yahay siyaasi Cabdirashiid Ducaale Qambi oo ka mid ahaan jirey golaha wasiirada ee maamulkaas,waxayna shirar kala duwan la qaateen odayaasha iyo waxgaradka deegaankaas. Waftigan ayaa waxay horudhac u yihiin wufuud kale oo la filayo inay maalamaha soo socda gaadhaaan deegaankaas,iyadoo la filayo inay waan wana ka dhex sameeyaan hogaanka SSC iyo maamulka Somaliland oo dagaalo ku dhexmareen degmada Widhwidh iyo tuulooyinka ku dhow. Afnugaal News Desk.
-
Somali goormay Siyaasad beeleysan ka weynanayan
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Showqi;787231 wrote: Che, Xaajiga soo dhowee, ha ka Xanaajinin,,,,,,,,,,:mad: Showqi war xaajigu ma cadhoodo meel ku qoro adeer -
A_Khadar;787373 wrote: Gaacuurow XX waa mid muran badan oo ma garwaaqsado. Ask him if Xaabsade and likes can step a foot on Buhodle? His arguments are always so lame. Xaamse gaada weyne and other visited buuhoodle in 2009 2008 and other Somaliland mps, xiligan colaada uun ba la isku yara talaabin eeh wala isu talaabi doona awoow ha u baqan taas ma kala marano:D
-
Gaacuur;787367 wrote: XX, Maamulkiina meelaha uu sheegto ma wada joogaa? Buuhoodle iyo meelaha kale ee aad sheegataan ma wada heysataan? Muhimadu lixda gobol eeh anu sheegano wanu dhex mushaaxna xita ila iyo meesha la isku hor fadhiyo eeh buhoodle district Ila sanaag bari ila sool Somaliland wa tagta Madaxweyne siilaanyo ba frontka xita tagay bariga sool. Laakin nin jago ka haya Somalia hadu lugu arko Somaliland xadhig ba u qoran, ta kaliya eeh u ku iman karo wa inu cafis weydiista Dadka iyo dalka jamhuuriyada Somaliland iyo dawlada Somaliland... Wa inu Madaxweyne siilaanyo labada cagood ka dhunkada markasa la samaxaya. Gaacuur ciyaar maha Ina Abdilahi omaar kolki aabihi geeriyooday walo diiday inu aaska abihi ka so qeyb galo magaalada hargeysa ci ciyaar maha qadiyadu.
-
Khaatumo's response to Garowe clan enclave leader faroole
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Taleexi general abdisamad ali shire ba u jawaabi doona maalinta danbe inantay ilmadeerka yihin:D -
Somaliland waa maamul qabiil - XX always denies it
Xaaji Xunjuf replied to A_Khadar's topic in Politics
We can work on peace its needed but we need to come to an agreement that will solve the issue but there should be talks right away unconditional. -
Gaacuur;787347 wrote: XX, haddii aadan ka warqabin aan kuu sheegee indhaha si fiican u kala fur. Maamulka Somaliland wuxuu TFG da ku leeyahay sida tan: - 102 Xildhibaan. - 3 Wasiir. - 2 Wasiiru dawle. - 4 Wasiir ku xigeen. - 5 Agaasime Wasaaradeed. - Ciidan kor u dhaafaya 2000 oo isugu jiro Military iyo Boolis. ayadoo taasi jirto haddane wixi dhaqaale ama scholarships la helo qeybtooda ayay ka qaataan, waxaana tusaale kuugu filan ansixinta 3 milyan ee biya-gelinta. TFG du markaa way idin matashaa, ee waxba ha is yeelyeelin. Haday matalan reer Somaliland,, Dalka Somaliland bay iman lahayeen ileen dadki ay matali jireen maxay ugu tagi wayeen:D Ciidan 2000 from Somaliland:D war mala waxad ku qaldaysa Ethnic Somalilanders eeh Ciidanka Djibouti kamid aha
-
Somaliland waa maamul qabiil - XX always denies it
Xaaji Xunjuf replied to A_Khadar's topic in Politics
Taleexi;787352 wrote: Boowe, aa say la tahay! Taleexi bal horta siyasada iska iloow afkaarta siyasada meel ino dhig xiya siyasada wanu isla jaanqaadna laakin ta inaga dhig meel Labadeenu manayn ahayn ehel walalood wax walba inaga dhexeyn? -
Somaliland waa maamul qabiil - XX always denies it
Xaaji Xunjuf replied to A_Khadar's topic in Politics
A khadar the thing with Somalilanders is that we are very open with our clan system and traditional culture Somalilanders are the most cultured in the horn of Africa we have learned how to deal with Qabilism and tribal differences between the different communities in Somaliland that's what makes Somaliland so unique. A multi tribal society that includes all of them to be honest we are all the same in Somaliland our political culture and the way we we all interact is the same. A khadar awoow there is no difference between Somalilanders whether they are from awdal or sool or togdheer or saaxil or maroodijeex or sanaag. -
Wasiir ku Xigeenka Arimahadda Dibadda Maamulka Khaatumo oo ka Jawaabtay Hadalkii Ninka xiqdigu diley ee Faroole. Buuhoodle (Allssc.com) 09 Febraayo 2012 Wasiir ku Xigeenka Arimahadda Dibadda Maamulka Khaatumo Oo ka Jawaabay Hadalkii Madaxwayne Faroole. Anigga Oo ku Hadlaya Magaca Wasaaradda Arimaha Dibadda Ee Maamulka Khaatumo Ee Soomaaliya, Waxaa Doonayaa in aan ka Jawaabo,Hadalkii ka Soo Yeedhay Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland Uu ka Yidhi Saxaafadda Maanta. Marka Ugu Horeysa, Waxaan Doonayaa inaan Uga Mahad Celiyo Codka Uu Ku Muujiyay in Maamulka Duulaanka Ku Soo Qaaday Degaanadda SSC in ay ka Baxaan Magaalooyinka ay ka mid Tahay Lasanod inta aan la tagin Shirka Ingiriiska, Si Loo gaadho geedi Socodka nabadda Soomaaliya, loona Soo Celinlahaa Qarankii Soomaaliya. Siddoo Kale, Waxaana Doonayaa in Wax ka Iraadho Hadaladdii Uusan Faroole U meel Dayin ama Uusan Ka fikirin Saamaynta ay ku Yeelan karto Bushadda Walaalaha ah Ee Khatumo State of Somalia iyo Bulshadda Puntland of Somalia. Faroole Ayaa Si Isdaba joog ah U Mucaaraday Maamuladda iyo Hogaankii SSC Ee Doonaayay in Maamulka Soomaaliland ka Saaro Degaanadda SSC. Waxaan doonaynaa in Madaxwayne Faroole Uu dhowro,Darisnimadda,Xiriirka Bulsho Ee labadda Maamul, Waana in uu joojiyaa faragalinta Uu ku Bilaabay Madaxbanaanidda Degaanka iyo Maamulka Khaatumo State of Soomaaliya, Bulsho Wayn Khaatumo Uma baahno Hagardaamo iyo Hadal Aan Waxqabad lahayn Madaxda Maamulka Khaatumo State of Soomaaliya Waxaa ka Go’an Sidda ay U Dhan Yihiin in ay Soo Celiyaan Sharaftii iyo Degaanka ka Maqan, Waxayna Siddoo kale u Istaageen in ay Horumariyaan,Midiyaan,guul deg deg ahna ka gaadhaan Arimaha Degaanadda SSC. Wasiirka Ku Xigeenka Arimaha Dibadda Maamulka Khaatumo Farduus Maxamed Mirre.
-
Guul iyo Gobnimo To Reer Buuhoodle iyo Reer Hawd!
Xaaji Xunjuf replied to IAmRevolution's topic in Politics
Aaliyyah;787326 wrote: A khadar you are right walal there's no point to talk with a script or scripts for that matter. Xaaji xanjuf oo shaatiya kale so amaahdey yaa wax u sheegi kara Aaliyah maxaad qofkasta horta inadeer iga dhex aragta anigu dee xaaji baan ahay dee sumcada ha iga dilin wa ku sidee inadeer -
Somaliland waa maamul qabiil - XX always denies it
Xaaji Xunjuf replied to A_Khadar's topic in Politics
Dee wa Maxabiista la so qabtay but they are Somalilanders -
A_Khadar;787296 wrote: So are you saying your clan has zero foot soldiers in the TFG.. Try again mate.. Yes
-
A_Khadar;787290 wrote: Tan sow inagii horay uga wada hadalnay XX. TFG defense minister is your close cousin yet you're saying SL isn't part of TFG.. Marka ragaan aad sheegayso that your militia leaders pays will not change the fact that your whole project is a clan and it's one clan.. Weligaaba Akhadar baa sidan yiri dheh.. TFG minister ma ciidan bu ka kaxaystey reerkisa ama tolkisa A khadar wanu oognahay ciidanka qaranka siday beeshinu uga buuxdo hadi kale maalinkasta lama odhan lahayn ciidan ba soo goostay sii goostay:D
-
Terror groups al-Qaeda, Al-Shabab officially merge: Zawahiri
Xaaji Xunjuf replied to Somalina's topic in Politics
The End of Alshabaab in Somalia -
Gaacuur;787285 wrote: ^^ XX, haddii aan ku dhaho ka waran TFG da ayaa ka taliso Hargeysa.. waxaad i dhahaysaa maya. arrintaana sidaas ayay la mid tahay. Dee may ka talisa hargeysa TFGida aad sheegeysiid laakin sool iyo sanaag iyo togdheer iyo awdal iyo saaxil iyo maroodijeex Somaliland ba ka talisa. Gacuur TFG kama taliso xita Jawhar oo Mogadisho u dhow
-
And A khadar said it was one Qabil Army:D maxaan sheegeyey
-
After Buuhoodle Defeats, Siilaanyo Fires Militia Leaders
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
A khadar not at all General Jidhif wanted a full scale offensive Siilaanyo didn't want a full scale war they had a dispute on how the army should should be led that's why he was sacked.