Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. i don't understand what does atam got to do with buhoodle i am sorry i am missing here something Somalia just because puntlandi.com didn't report it that doesn't mean it didn't happen.
  2. Taleexi wars in bari region effects us all not just puntland but also other parts of the region so don't know what you are talking about.
  3. Yartani way so walanaysa Englishtu na aad bay ugu adagtahay siba lahjadan Yankeesku ku hadlan waxan is yidhi 4 sannay joogtay ba meesha oo nairobi ba laga keeney.
  4. Abwaan;789243 wrote: Oodweyne! Just because you were allowed to travel to Juba with your SNM passport, you think S Sudanese are Xaq-u-dirir? Mise waxaad is leedahay aqoonsigii baa xagga ka soo dhowaadey? Safaarad mallaga furay xagga horta? The sad thing is 70 jir xaqii Soomaaliya wax lagu soo baray oo ku caasinaya adiga ka hor ma arkin! Somalia waa budhudhay aboowe maxaad oodweyne ku haysata isna mu ahayn ki budh budhiyey kii budh budhiyey waynu ognahay. Agressonka u ka hayo bashiir jamhuuriyada shunub sudaan way iska muuqaata isaga diyaaradisa soo kiciyey marka wax muuqda adeer waxba ha is diidisin.
  5. ^^ Akhadar who was comparing Somaliland with with the garowe clan enclave , don't you consider Somaliland cadaw an enemy already so why are you even comparing the garowe clan enclave with Somalialnd it doesn't make sense.aren't the folks in galkacyo and garowe you're kin don't you share the same genealogy why is faroole anti Khaatumo since the Punltanders in here say that they are behind Khaatumo:D
  6. xiinfaniin;789196 wrote: ^^Xaaji xunjuf you never will Those who matter hear me though waryaa ask Cabdiqadar and Taleex You leaders don't support the project they don't think it will benefit their clan state in garowe and they don't want to make Somaliland their enemy as oodweyne told you.As we all know anything that has something to do with galaydh they oppose it and you know why:D
  7. I like Cali khalif galaydh the professor is a smart politician
  8. Walahi khaaatumo waxay soo kordhisay one of the best xaflado meelkastaba mashallah keep us updated liibaanow.
  9. Wareysi: Madaxwayne Biindhe oo ku sugan Gaalkacayo Tuesday, February 14, 2012 - 04:17 PM Listen Madaxwaynaha Khaatumo State of Somalia oo ka warramay xaaladda safarkiisa uu ku sii jeeday Muqdisho iyo carqaladaha uu kala kulmay Magaalada Gaalkacayo (dhagayso). Mar uu ka warramayay Madaxwayne Biindhe safarkiisa uu ku sii jeeday Muqdisho ayaa waxa lagu xannibay inuu ka duulo magaalada Gaalkacayo. Maamulka Garoowe ayaa ku hawlan sidii uu u carqaladayn lahaa Khaatumo State oo dar dar iyo habsami u gudanaysa howlaha dowladnimo ee ay ka filayaan Shacab waynaha ree Sool,Sanaag iyo Cayn. Waxa uu madaxwaynuhu intaa ku daray in ay muhiim tahay in Khaatumo State ay yeelato xornimo ah gegi diyaaradeed oo shacabka SSC ku ilaashadaan xuquuqdooda bani aadanimo. http://www.xargaga.net/modules.php?op=modload&name=News&file=article&sid=5027
  10. ^^ easy easy the army i just there to protect the people of Somaliland not to kill the people of Somaliland Aaliyah i don't support wars in Buhoodle there should be an immediate ceasefire.
  11. Sh atam we don't hear much from him we hardly see his picture on the net faroole is still looking for his picture he doesn't talk allot but when he strikes its destructive.
  12. Dagaalyahano Taabacsan Sheekh Atam Oo Duleedka Boosaaso Ku Dilay 17 Askarta Puntland Ah, Muddo Saacado Ahna La Wareegay Fadhiisinka Suqure Ee Ciidamada Ay Xasuuqeen Boosaaso (Ramaas) Feb 14,2012 – dagaalyahano taabacsan Sheekh Maxamed Siciid Atam ayaa weerar ay ku qaadeen fadhiisin ciidamada Maamul goboleedka Puntland ku lahaayeen deegaanka Suggure oo qiyaastii 40KM oo dhinaca Koonfureed kaga beegan Boosaaso ay ku dileen 17 askari. Weerarkan oo dhacay subaxnimadii hore ee saaka ayaa la sheegay inay soo qaadeen ciidamo badan oo taageersan Sheekh Maxamed Siciid Ata moo dagaal kula jira maamul goboleedka Puntland isla-markaana fadhiisimo ku leh buuraha Galgalla. Sarkaal ka tirsan ciidamada maamul goboleedka Puntland oo aan magaciisa sheegin ayaa warbaahinta u sheegay sida wax u dhaceen “Weerarka waxaa lala beegsaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada Puntland oo ku yaalla Sugurre khasaare badan ayaa ka soo gaadhay weerarka, deegaankana waxa muddo kooban la wareegay ciidamada xoogagga weerarka soo qaaday” ayuu yidhi sarkaalkaasi. Inkasta oo aan la ogeyn khasaaraha soo gaadhay dagaalyahanada Sheekh Atam ayaa haddana weerarkani waxa uu dhabar jab laxaadle ku yahay maamulka Puntland, kuwaasi oo xalay warbaahinta ka sii daayey inay gacanta ku dhigeen inay qabteen nin ay sheegeen inuu walaal la yahay Sheekh Atam.
  13. Carafaat;789040 wrote: For some searching Somali unity might even lead to Ethiopia and Zenawi. :D:D
  14. War jacaylbaro waliga manad Masar tegin waagaan dhaliyarada ah ayaan mar so maray meeshu meel xun maha runti aad ha u nicin Masaarida iyaga iyo xabashida wey iska heshiin doonan si ay webiga nileka u wada dhuuqaan.
  15. Jacaylbaro we don't hate Egyptians we hate their policies Egypt umu duniya
  16. Wasiirka Arr. Dibada oo kulan uu la yeeshay wefti Masaari ah kaga hadlay cilaaqaadka labada dal February 14th, 2012 a href=”http://www.somaliland.org/images/b/2012/02/photo-group.jpg”>Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa maanta faah faahin ka bixiyay waxyaabaha ay isku waafaqeen dalka masar inay iska kaashadaan Somaliland. Wasiirku wuxuu sidaasi ka sheegay kulan balaandhan oo uu maanta xafiiskiisa kula yeeshay wefti ka socday dalka Masar oo uu Hoggaaminayay la Taliyaha safiirka Masar u fadhiya Jabuuti Maxamed binu Marwaan. Wasiirka oo kulankaasi ka hadlay wuxuu yidhi “Waxaan jecelahay inaan si diiran u soo dhaweeyo weftiga balaadhan ee ka socda dalka Masar ee aanu walaalaha nahay khaasatan Maxamed Ibnu Amiir oo safiirka Masar ee dalka Jabuuti oo dhawr jeer oo horena halkan noogu yimid farxad weyn ayay noo tahay socdaalkooda xiligan. Masar waa dal aynu walaalo nahay oo muddo dheerna dalkan Somaliland uu xidhiidh aad u dheeri ka dhaxeeyay oo la xidhiidha dhinacyada dhaqanka iyo waxbarashada .” < “Waxaan aad ugu faraxsan nahay xidhiidhka imika ka dhaxeeya Somaliland iyo Masar oo imika xoogaystay ka dib markii dawladaha Masar iyo Somaliland wada hadalo toos ahi dhex mareen. Waxaan uga mahad celinayaa socdaalkii aanu ku tagnay dalkaasi oo aanu la kulanay masuuliyiin badan oo ay ka mid yihiin wasaaradda arrimaha dibadda iyo Wasiirro kale, waxana nuxurkii aanu kulamadayadiina waxay ahaayeen in labada dal wada yeeshaan xidhiidh aad u adag.” “Waxaanu halkan u fadhinaa wefti masar uga yimid sidii xidhiidhkaasi loo hirgelin lahaa oo ay ka mid tahay in dawlada Masar ay dhisto maxtabad lagu barto dhaqanka carabta iyo luuqada carabigaba. Taasi waa guul weyn oo aanu uga mahad naqayno dawlada Masaaridda gaar ahaan safaaradaha dalkaasi ee Jabuuti iyo Nairobi,”ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha dibaddu. Wasiirku wuxuu sheegay inay koox dhakhaatiir ah oo ka socota dalka Masar ay adeeg caafimaad ka fuliyeen Hargeysa, waxa kale oo uu xusay inay deeqo waxbarasho oo heer jaamacadeed ah ay Masar siin doonto ardayda reer Somaliland. Md. Maxamed Cabdilaahi waxa uu sheegay inay ka wada hadli doonaan masaarida iskaashiyo kala duwan oo ku wajahan dhinacyada Ganacsiga iyo xoolaha ah. “Waanu soo dhawaynaynaa xidhiidhka aanu la leenahay dalka Masar, waxaana aanu dhawaan shirkii midowga afrika isku aragnay mar kale Wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi oo aanu halkaasi ka sii ambo qaadnay xidhiidhka labada dal,”ayuu yidhi Dr. Maxamed Cabdilaahi. Dhinaca kale, la Taliyaha safiirka Masar u qaabilsan wadanka Jabuuti Maxamed Binu Marwaan oo ka hadlay kulankaasi ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay socdaalkiisa Somaliland. Maxamed Binu Marwaan waxa uu sheegay in xidhiidhka labada dal uu isa soo tarayo oo ay Somaliland iyo Masar, waxaanu tilmaamay inay iska kaashan doonaan dhinacyada Waxbarashada iyo ganacsiga. La Taliyaha safiirka masar u fadhiya Jabuuti waxa uu sheegay inay hadda u socdaan dhismaha maktabadda weyn oo ay ka dhisayaan magaalada Hargeysa. Sidoo kale, waxa kulankaasi lagu kala saxeexday heshiiska dhismaha maxkatabadda masaaridda..
  17. Last week, lawmakers in Somaliland (Somalia’s northern, semi-autonomous region) reportedly established Somaliland’s first central bank. The measure will pave the way for foreign commercial banks to start operating in Somaliland by 2013, providing much-needed financing support for Somaliland’s private sector businesses. Simultaneously, the donor community (represented by multilateral institutions and both Danish and US aid agencies) has expressed a strong interest in Somaliland. Two questions arise: How can international donors further support Somaliland’s businesses and what can they learn from the parliament’s new central bank? Somaliland claimed independence from Somalia in 1991 and has since formed its own parliament, government, schools, infrastructure, and healthcare systems. Certain sectors have flourished even in the vacuum of a strong central government presence, including telecommunications, mobile banking and money transfer services, and livestock trading. Despite Somalia’s problems, Somaliland’s private sector has grown and prospered. A 2010 CGD working paper highlighted how businesses made major contributions to Somaliland government and non-government institutions – despite the lack of international intervention. But as the international community enters the scene, how can they most effectively support private sector businesses in Somaliland and relatedly, in other African fragile states? In a forthcoming report entitled “Supporting Private Business Growth in African Fragile States” we present a three-pronged framework to increase the effectiveness of private sector assistance in Africa’s most challenging environments. The framework defines three criteria: Identify and target the most severe constraints to business growth. In African fragile states, the most frequently cited constraints to businesses are electricity, roads, and access to finance. Invest in sectors with proven track records. Successful sectors vary widely across African fragile states. Align project goals with stated aims of the host government. Government priorities also vary widely, but often parallel the needs of private business. Applying this framework to Somaliland’s central bank, we find that the parliament’s intervention aligns with all three targets. The central bank will 1) help alleviate business’ need for finance, 2) promote a successful sector via mobile banking and money transfer services, and 3) help achieve government priorities. The impact of the new central bank may already be evident – investors are taking risks in Somaliland, and their actions can pay large dividends. Stay tuned!