-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Madaxweyne Siilaanyo iyo weftigiisii oo ka soo Duulay Cigaal International Airport una sii jeeda Dalka Kenya Hargeysa(Waaheen) Weftigii uu hogaaminayay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa hada ka soo Duulay Garoonka Caalamiga ah ee Cigaal International Airport ee magaaladda Hargeysa, waxaanu u sii jeeda dalka boqortooyada Ingiriiska isagoo ku sii hakan doona dalka Kenya. Madaxweyne Siilaanyo oo qolka Nasashada ugu waramay Warbaahinta ka hor intaanu duulin ayaa sheegay ujeedada Socdaalkiisu inay la xidhiidho shirka Ingiriiska ka dhacaya oo lagu marti qaaday. Waxa kale oo uu Madaxweyne Siilaanyo ka jawaabay Su’aalo laga weydiiyay Musuq maasuqa lagu Eedaynayo qaar ka mid ah Xukuumaddiisa waxaanu sheegay in ay jiraan Hay’addo ku shaqo leh isla markana aanay jirin waxa la sheegayo isagoo Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Kulmiye C/raxmaan C/qaadir ku Tilmaamay nin Xildoon ah oo ka turjumayn xaqiiqada waxa uu sheegayo
-
Kiswahilli, should become Africa's official language
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in General
Che -Guevara;790540 wrote: Carafaat ayaanba waxyi baa kusoo daga. This is one of those moments. :D muxu yidhi kiki wa sister waba af yaro iska salamu calaykum ah -
Puntland is a federal state of Somalia it comes under Somalia and under the authority of the TFG and Putting the Somalia Flag next to the regional flag of a regional state is just despicable i cannot accept this.
-
Kii hore eeh dawladi Maxammad siyaad bare baan haysta waxan hada la mal maluuqey ma haysto
-
Why does it look like two head of states meeting protocolka waxba ka qaldan faroole wa governor Madaxweynuhu wa sharif
-
Mandeeq ku tabnay ku tabnay who knows markanu u lisno reer Somaliland Somalida kale wax walaga siin What does it mater Somalia puntland manay isku mid ahayn galkacyo haday raacdo Galmudug ama Pudhlayn wa isla halki adeer wa isla wixi uunadeer halkeed u kala wada. Look at you're name Somalia hadana ur a puntlander:D
-
Djibout Sends MPS to Hargeisa. A Pathetic Attempt
Xaaji Xunjuf replied to Dr_Osman's topic in Politics
I dont understand Djibouti MPS visit all the time Somaliland many of those mps are even ethnic Somalilanders -
Carafaat;790512 wrote: Ngonge, I am Unionist. But I still have some shares and thus a vote in the Somaliland LTD. Or you think you can get my shares and divide it among you guys? never!!!!!! my tuulo is mine tuulo. You have no rights in somaliland if you are against its statehood they consider you an enemy of the state iskaa daa tuulo aad yeelatiid gaadhigaga ayaa lgala hadhaya haday shaadkaga ku dayaan baad buro sida
-
NGONGE;790507 wrote: Maxa kaa galay is the first question to ask, Carafat! You're a confessed unionist. Good point.
-
The black star is good it symbolizes our african identity we are the african black star Its perfect the somaliland flag.
-
I know this guy from my area he is mental how ever he belongs to the kings lineage we hang out sometimes he said that the largest city of puntland belongs to his subclan and how they fought oman in the 19 century. Also he told me that faroole is walking in the footsteps of general cade muse and with out the kings influence his leadership in garowe would have been long undermined by the crazy folks from north mudug. I drove his car once because mine was at the garage I wanted to play the radio waxaba iga so booday ku dayo pudhlayn ku dayo pudhlayn.
-
Somaliland udhis party opens office in eastern sanaag hadaaftimo
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Mario B;790231 wrote: I'll take them serious when they open an office in Ras Kamboni.: its a Somaliland party maxa ka yaala raskambooni:D -
Somaliland udhis party opens office in eastern sanaag hadaaftimo
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Udhis in hadaaftimo today umada in xingalool tomorrow democracy will deliver sustainable development for the people of Somaliland well done Maxamuud xassan doonyaale. -
LEAKED LONDON MEMO: Somalia is to be partitioned.
Xaaji Xunjuf replied to Mintid Farayar's topic in Politics
^^ Somalia Somali uun ba xalin kara gaal waxba ma xalin karo ama dawlad shisheeyo maalintay Somalidu ta fahman faroole hala iska canaanto inta badan laakin in garowe lugu shiro ayaa la qaatay inta lugu shirayo meelo daran oo gaal oo dhan dana gaar wato. Laakin Dhibaatadu waxa weye Somaliidu ina isma aminayan siyasintuna isma aminayaan gaaladuna Somalida maba aminsana waxay u haystan dad iska dhib badan oo gaajo badan oo marba isbaaro meel dhigta. -
DHEGEYSO;Urur Siyaasadeedka Udhis ee S/land oo Xafisyo cusub ka furtay deegaamo kamid ah Gobolka Sanaag. Hadaaftimo;(SPR) Urur siyaasadeedka udhis waa mid kamid aha ururada siyaasada ee ka jira gobolada maamulka Soomaliland. Ururka Udhis ayaa mantay wafti ka socda waxay soo gaareen magaalada hadaaftimo ee katirsan gobolka sanaag, waxayna halkaasi ay ka fureen xafiis uu ururakani yeelanaayo. Hadaba Idaacada Bulshada Soomaaliyeed ayaa waraysi la yeelatay Maxamuud Xasan (Doonyale) oo waftigaasi hogaaminaayey waxana uu ka war bixiyey guud ahaan xalada ururka iyo xafiiskan ay hada ka furteen magaalada hadaftimo ee gobolka sanaag. http://spr.fm/index.php?option=com_k2&view=item&id=2959:dhegeysourur-siyaasadeedka-udhis-ee-s/land-oo-xafisyo-cusub-ka-furtay-deegaamo-kamid-ah-gobolka-sanaag&Itemid=121
-
Is bedel lagu sameeyay Labo wasaaradood oo ka tirsan Xukuumada Ra’iisul Wasaare C/wali Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa is bedel ku sameeyay labo wasaaradood oo ka tirsan Xukuumada Soomaaliya, iyadoo maalmahan la hadal hayay is bedelo kooban oo Golaha Wasiirada lagu sameynayo. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in la isku bedelay Wasaaradaha Arrimaha Dibada iyo Beeraha, kaasoo labadii wasiir ee xilalka hayay lagu kala wareejiyay labada Wasaaradood. Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim oo ahaa Wasiirkii Arrimaha Dibada ahna Ra’iisul Wasaare Kuxigeen ayaa loo wareejiyay Wasiirka Beeraha iyo xanaanada xoolaha, halka Wasaarada Arrimaha Dibada loo dhiibay C/llaahi Xaaji Xasan oo hayay xilka Wasiirka Beeraha. Tallaabadan is bedelka la isugu sameeyay labadan wasaaradood ayaa aheyd mid beryahan la hadal hayay, inkastoo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ay ka soo horjeesteen xilka Wasiirka Arrimaha Dibada oo beel ahaan u sheegeen in aanay xaq aheyn in laga wareejiyo. Is bedelkan ayaa noqonaya kii u horeeyay ee Wasiirada lagu sameeyo muddo lix bilood oo xilka ay heysay Xukuumada C/wali Maxamed Cali Gaas, inkastoo dhowaan isku shaandheyn lagu sameeyay Wasiiru Dowlayaal iyo Wasiir kuxigeeno