-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
rudy-Diiriye;792407 wrote: Eritrea was Raag....nin cad dee they dont bow for them!! waxaa somalidia xukama, waa raag for sale ah sida hookeriska. So thats the difference these days. Good point
-
Oh Siilanyo is a hero he will do everything to better the nation and if that is deport buurmadow and force him to live in exile so be it: As for the conference don't expect to much out of that conference Aaliyaah the west and international community will as usual discuss matters concerning Somalia and post august. We are not sure even if the brits will succeed but we shall see out come on Thursday.
-
Maalinta Afka Hooyo oo laga xusay Magaalda Garoowe+Sawiro
Xaaji Xunjuf replied to kingofkings's topic in Politics
Why are the bambo bois inside -
Pro Ismaaciil Buubaa Oo taageeray Ku Dhawaaqista Khaatumo State
Xaaji Xunjuf replied to Aaliyyah's topic in Politics
Aaliyaah adna Mabda’iidi SNM ma aminsantahay sida BUUBA:D -
Dawlada Eratariya Oo Qaadacday Shirka Dawlada Ingiriisku London Ugu Qabanayso Kooxaha Soomaliya, Kuna Baaqday In Faro-galinta Siyaasadeed Laga Daayo Soomaliya Lana Caawiyo. Asmara (Ramaas) Feb.21, 2012 – Dawlada Eratariya oo hore loogu eedayn jiray inay taageerto dagaalyahanada Al-shabaab ee dagaalka ka wada dalka Soomaliya ayaa qaadacday shirka dawlada Ingiriisku London ugu qabanayso kooxaha Soomaliya. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arimaha dibada dalka Eratariya ayaa lagu sheegay in xalka Soomaliya aanu jirin faro-galin dibadeed oo lagu sameeyo, iyadda oo sidoo kalena tilmaantay in ciidamada dalalka Soomaliya la deriska ahi ay xaalada Soomaliya uga sii darayaan. Erateriya waxay sheegtay in xalka Soomaliya loo daayo dadka Soomaliyeed, iyadda oo sheegtay in shirka London ka yimid yahay faro-galinta lagu hayo Somaliya, iyadda oo tilmaantay in faro-galinta laga daayo oo la caawiyo “Dadka Soomaaliyeed waa in fursad loo siiyo inay xalliyaan khilaafka dhexdooda ah, si ay u soo ceshadaan nabadda ayna dalkooda u horumariyaan” ayaa lagu yidhi war-saxaafadeedka, kaasi oo intaasi ku daray “Jidka ay Soomaaliya hore ugu soconaysaa waa mid cad oo muuqda, waa in laga joojiyo faragelinta”. War-saxaafadeedka dawlada Eratariya waxa uu intaa ku daray “Faragelinta ciidan ee Soomaaliya ay ku hayaan dalalka dariska ah dano kasta haka lahaadaane xaaladda ayay ka sii darayaan, mana jiro xal ay keenayaan” Shirkan dawlada Erateriya ka soo hor-jeedsatay ayaa Magaladda London ka furmaya khamiista todobaadkan, waxaana la filayaa inay ka soo baxaan qodobo xal u noqdo dhibaatada Soomaliya ka jirta.
-
Gal-Mugdi Back To Their Old Tricks Again. Attack On Galkayo Airport
Xaaji Xunjuf replied to Dr_Osman's topic in Politics
Anwar what do you think cant north and south share the airport equally -
Aaliyyah;792229 wrote: Taleex just ignore xaaji xanjuf. If he had anything constructive to write about the topic which is their Boqor Buur Madaow's interview. He would have by now..but he just wants to make random comments. So let him! Buurmadow is no boqor any more his clan doesn't acknowledge him as a boqor he is not even allowed to enter Somaliland
-
Gal-Mugdi Back To Their Old Tricks Again. Attack On Galkayo Airport
Xaaji Xunjuf replied to Dr_Osman's topic in Politics
Somalina;792259 wrote: The airport belongs to Galkacyo citizens. True all reer galkacyo should use the airport regardless of what mamuul they are -
its in northern sool , caynabo is western sool Libaax bohol is a town within the xudun district of sool
-
Ximan iyo xeeb leaders reject the garowe accord
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ no they signed it -
Ximan iyo xeeb leaders reject the garowe accord
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somalina;792148 wrote: Maya, deriskood. Ma reer barre hiiraale -
Ximan iyo xeeb leaders reject the garowe accord
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Kuwa wa kuwee ma bay iyo bakool -
Ximan iyo xeeb leaders reject the garowe accord
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
So far odayasha beelaha Banadir MP Salaad cali jeele And the leaders of ximan iyo xeeb rejected the garowe accord. -
Ximan iyo Xeeb oo qaadacday Shirkii Garoowe Cadaado:( Sh. M. Network) Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa qaadacay Shirkii dastuurka Soomaaliya ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Garoowe kaasi oo Maamulka uu sheegay in wax dan ah aysan ugu jirin Soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb C/raxmaan Shaati cade oo u waramayey Warbaahinta ayaa waxa uu qaadacay qodobadii kasoo baxay Shirkii dastuurka Soomaaliya ee dhawaan lagu soo gabagabeeyay magaalada garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal. C/raxmaan Shaati cade ayaa ku tilmaamay in Shirkaasi uu yahay mid sababi kara in dalka Soomaaliya uu galo dagaal sokeeye, waxaana uu tilmaamay in dadkii ka qeyb galay Shirka ay ahaayeen dad aan matali karin Maslaxadda Umada Soomaaliyeed, isagoo Madaxweyne Shariif ku eedeeyay in uu ka doorbiday rabitaanka shacabka mid gaar ah sida uu hadalka u dhigay. Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sidoo kale waxa uu ka hadlay Shirka Qamiistaan ka dhici doona magaalada London, isagoo sheegay in Ximan iyo Xeeb aysan Shirkaasi u arkin in ay kasoo bixi doonaan waxyaabo mira dhal ah Maslaxadda shacabka oo mudo dheer ay haysteen dhibaatooyin balse waxa uu sheegay in Shirkaasi uu horseedi karo burbur ay gasha Soomaaliya. Shirkii lagu soo gabagabeeyay magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ee looga hadlayey dastuur u sameenta dalka Soomaaliya ayaa waxaa kasoo horjeestay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo sidoo kale Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda KMG kuwaasi oo Shirkaasi ku tilmaamay mid laga lahaa dana gaar ah oo aan ka turjumayn danta Umada Soomaaliyeed.
-
Gal-Mugdi Back To Their Old Tricks Again. Attack On Galkayo Airport
Xaaji Xunjuf replied to Dr_Osman's topic in Politics
Well technically the airport belongs to them since its located in the southern section of the city -
my god that is life everything gets old may allah take us to jannah
-
Valid point but let me tell you a few things about Somalis and their mindset Mr Ch Guevara If a warlord kills his own people and loots his own people he is temporally bad until..... If he fights for our clan interest he will be the unforgettable hero and his sins will be forgotten and forgiven by tolka. (Wa wali so daahiray) Wa kuwa dadkeenu
-
President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed finally speaks...
Xaaji Xunjuf replied to NGONGE's topic in Politics
Thanks naxar shariifkina wa hadlay lets now see how the conference goes. -
The fourth guy is that caalin he looks shocked