-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Mukulaalow Somali galbeed waxa xoreyn kara Somalida degen gobolka Somali galbeed Somalidaas ayaa xoreyn kara wanay ka heli karan Somalia tageero ama Somaliland ama Djibouti ama wadan kale laakin self determinationka dadka meesha degen si ay xoriyad u helaan wa inay iyaga ka bilowday maxaynu dagaalki 77 ku weyney waxay ahayd dal kale baanu duqeyney sax way ahayd dhinac laakin calaamku waxay u arkayeen dalka inu dalkale gudaha u galay. Marka si ay dadkaasina u nabad galaan oo ay xoroobaan wa in la tageera asaas ka timi gobolka Somalida eh Somali galbeed, Somalida kale na tageeraan saasay ku heleyaan intaasi wa inti xoriyada. Mukalaloow imika ma waxad leedahay faisal ba yidhi xabashida iga xiga wiilka reer mogadisho marka ta daradeed wa inay dadka Somalida eeh somali galbeed degen ay xabashida isku dhiibaan waxasi caqli gal maha adeeer. Just because nin ba wax yidhi ana bakhti baan u cunaya adeer caqli gal maha wax macquul ah maha wax dadku ka qadanayaan maha. Mukulaloow Somaliweyn iyo dawlad kaliya muhim maha , Muhimadu waxa weye inay Somalidu sharaf iyo cisi ku noolaadaan marka xitaa haday Somali galbeed dawlad gaar ah noqonayso dee wa arin wanaagsan mar hada xabashidi laga so gooyey waxa kale wala isla meel dhigi kara.
-
For a ssdf supporter you really like former Kacaan Generals
-
Somalia's Former Prime Minister Arrives In Nairobi
Xaaji Xunjuf replied to FreshPrince's topic in Politics
Professor cali khalif galaydh is a great orator welcome to Nairobi Mr professor. -
Mukulaalow abdilmajid cali iid farax dauud Abdi ileey they all worked for the TPLF i don't see any difference between them just because they are from different tribes it doesn't mean anything its not like inay sharcigooda wax ku mamuulayan. As for faisal ali warabe he is entitled to his own opinion not every one agrees with what he says he doesn't speak for every Somalilander. Somalilanders fought hard military and politically to free that region even prior independence in 1958 when Micheal Mariano Garad ali and Cigaal and Sultan Abduraxmaan diiriye went to Britain to lobby for Somalilands independence and that of the hawd and reserve area, the were told to hold talks with the Emperor of Ethiopia at that time Mr Haille Selassie it all failed but the effort was there. When returned to hargeysa people asked them guul ma haysan they said no Guul ma hayno sabab they failed to bring the Somali galbeed region. Laakin Gobonimo baanu ahayna just for Somaliland it was a sad day runti for all the people.
-
Cambuulo maya cidi uma didin aniguna uma diidani laakin systemka nimankan geela u heesa ba hor tagan sida naxar nugaleed, waxa kalo oo diidan meesha ninka Dr Osman la yidha oo awoowgi dharka xariirta xiidhan jiray oo aminsan inanay cid aan reerkisa ahayn waxba mamuuli karayn, wa halku carafaaat ka gubanayo:D Naxar Mawlid waxan filaya inu shabeelada dhexe ka so jeedo mako xaaji banadir na wa from Xamar laakin dee President sharif isku family maha Muqdishona wa magaalo qadimi ah umado fara badan ku noolyihin. Somalida dhaqankeeda waleh wa adagtahay sida loo badalo iyo waxan la yidha waan ka abtiirsiin fiicanahay beri baan la murmay mid labada go eeh cad cad ka sheekeneyey maalinkasta wuxu odhan jidhay go'a cad baa Somali burburiyey:D
-
^^^ Dalka ya mamamuulaya markaas maka xaji banadir iyo mawlid macaane:D
-
^^ There is a difference dhul Somali ah ba xabashi la siiyey wax sharci ah maha saaxib tani waba mid dhow, ta Somali ba isku raacay mar inay is raacaan maantana wa kala noqdeen laakin seed ula bar bar dhigi karta dhul xabashi ay Somali ka haysato? oo dhulki la haysto qaar durbaanka u tumayaan wa wax ayan daro ah.
-
The last Nail To The Somalidiid-land Clan-Secessionists’ Coffin
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Taleexi;798345 wrote: Xaaji, reerka waa u ceeb asturaynaa ee soo guryo nowda idinkoo nabada. Guryo maxay ah ma dad gurigoodi jooga baad leedahay so guryo noqda caqli gal maha reer khaatumoo la raba inay ka so guryo noqdaan laascaanood caasimadoodi wa kuwa iyago sheegtey inay banaaanka iska degen war taleexiyow abti iska so noqda garaad selebaan na ku so celiya laascaanood intu cidla marba tuulo qaraxan dhex mushaxayo halkaas bay ka dhowdahay wa iga talo wa inad wax ku qadaatid. -
^^ Before that there was sega mega drive and before that there was the atari pretty nice crasshbandicoot manu hayan dayeerki yara eeh bood boodi jiray?
-
Do you agree through all those years these are the years i miss the most its seems everything happened in that period of time. Somalis coming to the west in huge numbers The First Golf war Black hawk down Tupac vs biggie smalls Computer video games Baywatch First Somali house party in Qurbaha Faraka ciyaarti R kelly iyo Yarti Aaliyah The Kosovo wars Nelson mandela becoming president first black president of south Africa Boris yeltsin ninki alaabta kulul cabi jiray Puff daddy intanu diddy la bixin Micheal Jackson oo nin cad noqday 90s barbecue with other black communities something i never experienced before Princes diana's death the queen was behind the killed Princess
-
^He can be from where ever he wants but this man doesn't support Somaliland quest for international recognition he believes Somaliland should be united with Somalia thus not a secessionist.Pl politicians play a role on the Somali political stage and he has a right to discuss them since Somalia is his country and politicians shape the future of his country.
-
somalee;798321 wrote: They're Ethiopian nationals. What's wrong with that? They don't need to use Amharigna because they're Somalis and NOT Amharas. They are brainwashed Abyssinian uncle toms the region was forcefully annexed by Ethiopia with the help of European colonialists now how are they Ethiopian nationals?
-
The last Nail To The Somalidiid-land Clan-Secessionists’ Coffin
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Duufaan;798285 wrote: I agree this is it.The last nail. The only remaining is the face saving game. The world is intresting somali oil and stability in Somalia is first step. small clan in middle of north somalia is not big issue for nobody They seem worried writing long essays if it was not a big issue they would've just ignored it but they don't:D. Why write the same stuff all over again every single week shows how desperate and worried they are:D -
Somalia;798284 wrote: Carafaat is the perfect example of just how much the secessionists are obsessed with PL politicians. Just taking things from thin air... Carafaat is not a secessionist he is a unionist Pl is his country the same as the rest of Somalia so he cares about the future leaders of his country Somalia.
-
Maaddeey;798149 wrote: Bob & Xaaji, I know Arab faqeeh doesn't mention The Imam's ethnicity and that is why I said: 'If you read carefully '. In the book The Imam talks about a certain chief of a clan and says: 'This Soomaali..'. again the author always differentiates The Imam and the Somalis and their troops. Intaa wax ku qaado. Also, there's a mention of person that can be his father and he is referred to as a 'Below' Habashi ethnic that has been arabized. War Imaamka wa inaga laakin dee buuga fatux un ba qorin laakin dee imaamku wa inaga.
-
Carafaat;798105 wrote: Xaaji, Awdal folks maxaa tariiq ugu diidisaa? I have seen that there is even an old script stil practiced by a few in Borama. Waryaaa uma diidani taarikh wa dad wanaagsan oo xadaraad fog leh oo far gaar ah xita qortay, laakin dee waxan diiday uun taarikhda la iska samaysanyo Waliba waan u qirsanahay inay dagaaladi xabashida lala galay ka qeyb qateen, laakin asaaska boqortooyadi adal uun banu isku yara khilaafsanahay walaalkeen bob.
-
BOB;797916 wrote: Brother, The earliest recorded history of Adal empire begins from the 13th century. now we all know that the empire's capital was Zeyla (Saylac) in it's entire existance and at that time Zeyla (Saylac) was ruled by a king named Omar D. Ahmed nicknamed Aw-Barkhadle and his reign was long and successful and when he passed away his children inherited the throne. Now, I can't provide you a link to 'prove' my point as I don't believe what you find in the net these days can be deemed as authentic as anybody can post misleading 'stories' BUT what I can do is give you a name of a book and the name of an author that will answer every question you may have about Adal empire, who established it, who ran it and who were the original residents and the rightful owners of the city used to be known as 'The Light' in the muslim world but Saylac to you and me today. I've said in my earlier post and I'll say it again that the empire became a multi-ethnic MUSLIM empire afterwards and many different Somali tribes, Oromos, Afars, Hararis, Arabs (from Yemen)and Turks from the Ottoman empire all joined in because of the Jihaad against the gaalada taasoo u sahashay inay ka adkaadaan Solomonic Christian Empire. For example Imam Gurey used canons against amxaaro and portuguese which was something they've never seen before waxaana soo siiyay Ottoman Empire who sent quite a large army to help train and fight beside the Adal empire marka xaalku sidaa buu ahaa Xaajiyow ee Boqortooyadii Amxaaro Samar00n kaliyaa jabiyay inaan leeyahay ha moodin, in fact Soomaali oo dhan haday isu tagi laheyd kamaanu adkaaneen ee raggu waa lagu jihaaday oo wixii Muslim ahaa oo Horn of Africa iyo agagaarkiisa joogay (Ottoman empire from the Red Sea regiment) ayaa isugu tagay. Find a book called (Masalik Al Absaar) written by an egyptian author called Subhul Ahsha, it's not ONLY about Adal empire mind you but about all the muslim conquests, expeditions, tactics, trainings, weapons, warfares, defeats and victories through the long history of Islam. Now if you can prove me wrong then you're more than welcome to do so but if you can't (which I know you can't) then I'd like to take a break and focus on my other interest in life which it's motto reads 'Victory grows out of harmony'. Salam. Peace, Love & Unity. i am not saying the Awdal clans did not take part when it come to the wars against the Abyssinians but the point is there is no historical evidence that a Somali clan founded the Adal Empire particularly those from the present awdal region. We know About Yusuf al baqdadi and the family of umar walashma and all of that but what we are discussing here is the clear point which is that you claimed that a certain clan in Awdal founded the Adal Empire i ask you to proof it? I will look that book up for now but still its not proven
-
Wasiirka Duulista iyo Shirkad Ajanabi ah oo kala saxeexday heshiiskii dhismaha madaarka Hargeysa March 3rd, 2012 Hargeysa(Somaliland.Org)-Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland iyo shirkada laga leeyahay dalka Shiinaha oo la yidhaahdo China Hono Group, ayaa maanta waxay si rasmiya u kala saxeexdeen heshiis lagu dhisayo madaarka magaaladda Hargeysa. Wasiirka wasaaradda Duulista iyo Hawda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Hargeysa, ayaa waxa uu ku sheegay in dhawaan dhisitaanka madaarka la bilaabi doono. “Sidaad la socotaan waxa dhawaan la qaaday qandaras ku saabsan madaarka Berbera iyo Hargeysa.” ayuu yidhi Maxamuud Xaashi. Wasiirku waxa uu inta ku daray hadalkiisa “ Waxa lagu dhawaaqay natiijadii dadkii uu tartamayeey qandaraasyadda ee ka soo qaybgalay waxa ka mid ah shirkan (maanta), heshiiska aanu halkan ku kala saxeexanayno. Waa shirkadii ku guulaystay qandaraaska madaarka Hargeysa.” Wasiirka Duulista iyo Hawadda Md Maxamuud Xaashi Cabdi, waxa kale oo sheegay in la bilaabi doono madaarka magaalada Berbera oo ay shirkad kale ku guulaysatay dayactirkeeda, waxaanu yidhi “Sidoo kale shirkad kale ayaa ku guulaysatay qandaraaskii magaalada Berbera loogu dhisayey madaar cusub. Marka maanta waxaanu saxeexayna, haddii lagu dhawaaqay 17 bisha oo 18 bishan aanu siinay warqad ka hadlaysa iyagu inay dhisayaan oo ay iyaguna keenaan aqbalaad. Nidaamka iyo xeerkuna waxa weeyaan in soddon maalmood in heshiiska la saxeexo oo ay qalabkooda soo raran sidii shaqadda loo bilaabi lahaa.”
-
Juxa;798265 wrote: I know you mean well but dadkaa iyagaa loogu yimid Somalia. They have suffered enough. Waala dhacay dhulkoodi oo la boobay beerahoodi As result of xaqii laga galay dadkii diidey Iney qaataan hub or were not strong enough to defend themselves waakaa Somalia degi la oo cudur, gaajo and dagaal dartii Somali oo dhan ey meel walba sharaf daro ku heyso Yaa malika are we not duty bound to say NO to xaq darida? Should we not learn from past mistakes? Mise waligeen awoowgeey baa ahaa thorough-bred baan meeshan lasoo cirid weynaan? We are not harsh. Waa in la is dabo qabtaaa... In fact yartan yar is getting off lightly Hada iyaga dalka loogu yimi manay ahayn iyaga ah Somalidi dhabta ah ileen iyaga loogu yimi eh.
-
Dr osman carafaat is just saying PL politicians should just take a rest for a decade or two that doesn't mean he hates them.
-
BBC interview with Somaliland President Ahmed Siilanyo+VIDEO
Xaaji Xunjuf posted a topic in Politics
http://www.bbc.co.uk/somali/war/2012/03/120302_silanyo.shtml
