-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Taleexi;795680 wrote: Carafaat is a script thus his views has no weight. However, what are the other preferable options for SL except to reconcile with their government? Wrong their government. Talks between Somaliland and Somalia We shall see how it goes,there is nothing that stops Somaliland from talking with Somalia we just need a legitimate government in Mogadishu to discuss our future relations as two separate nations.
-
Somaliland cabinet approves new national budget 2012
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Jacaylbaro bal ino xisaabi wa imisa dollar. -
Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Ansixiyay Miisaaniyad sanadeedka 2012 February 27th, 2012 Hargeysa (Somaliland.Org)- Fadhigii Golaha Wasiirradda Somaliland, ayaa maanta ansixiyay miisaaniyadda xukuumadda dhexe ee sanadka 2012-ka, taasi oo odoraskeedu dhan yahay 639,369,240,470 taas oo 23.19% ka badan tii sannadkii Hore ee 2011 Sidaasi waxa lagu sheegay war-saxaafadeed maanta ka soo baxay madaxtooyadda Somaliland oo u dhignayd sidan:- “Fadhigii maanta (27/02/2012) ee Golaha Wasiirada oo Ka Qabsoomay Qasriga Maxadtooyada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Gudoominaayey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) Waxa lagu Ansixiyey Miisaaniyad Sannadeedka 2012 oo Dhan 639,369,240,470 taas oo 23.19% ka badan tii sannadkii Hore ee 2011.”
-
Somaliland has a bright future Carafaadow you shall see it you're self and i never compare Somaliland to Djibouti or even the African states. Carafaat say after me cadaankanu wada loolana madaw ciiseyn meyno by Xassan tarabi in the 19 century. Carafaat anigu waxan raba Somaliland nukleyr samaysato adna waxad ka hadlaysa djibouti oo fransiis ba ka tegin anigu waxan raba inay Somaliland hormood u noqoto africa oo G8 ku biirto. adna dad badaha isbaaro u dhigta iyo qolyaha afka duubta baad rabta inad no xayritiid iyo dad dawlad dhisan kari wayey 21 sannoh oo africaan oo dhan dalkoodi ku casumay. dabeedna isku qabsada dawladu ma wanaagsantahay ciidan shiisheeyo ma wanaagsanyahay come on son dunidu way horurmartay.
-
Faroole: In case you missed it, we are now Federal Republic of Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Clan federalism is doomed to fail dawlada Pudhlayn ku yeh wamaxay dawladan dawlada ku dhex taala. -
^^ Somaliland is rich in resources oil gas gemstones you can't compare it to Djibouti, Djibouti is the size of Gabiley, Somaliland population is around 3.9 Million people. The Djibouti population is 700.000 people. Somalilanders are leaders and in the horn they will be the big boss.
-
* Madaxweyne Shiikh Shariif oo sheegay in ciidamada Itoobiya ay baxayaan marka ay howgallada dhameeyaan * Isniin, Feberaayo 27, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay markii ugu horreysay in ciidamada Itoobiya ee DKMG ah ka taageeraya dagaallada lagula jiro Al-shabaab ee ka socda Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ay dib ugu laaban doonaan dalkooda markii howlgalladooda dhameeyaan. Sheekh Shariif ayaa hadalkan ku sheegay shir jaraa'id oo uu shalay ku qabtay Muqdisho, isagoo sheegay in goobaha ay ciidamada Itoobiya qabsadaan ay kala wareegi doonaan ciidamada AMISOM, markaasna ay dalka ka bixi doonaan. "Go'aankii golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ay ku kordhiyeen tirada AMISOM waxay fursad u tahay dowladda, waayo ciidamadaas waxaa la geyn doonaan deegaanada laga qabsaday Al-shabaab," ayuu yiri madaxweyne Sheekh Shariif. Sidoo kale, madaxweynuhu wuxuu sheegay in dowladdiisu ay dhawaan dalka oo dhan ka saari doonto Al-shabaab, isagoo xaqiijiyay in ciidamada dowladda ee ka dagaalamaya Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ay taageerayaan ciidamada Itoobiya. Ciidamada Itoobiya ayaa waxay sannadihii 2007 - 2008 ku sugnaayeen Muqdisho iyo gobollada dalka qaarkood, waxayna dagaallo adag la galeen Maxkamadihii Islaamka oo uu xilligaas hoggaaminayay madaxweynaha hadda Sheekh Shariif oo xilligaas sheegay in kaaraha Itoobiya aan dal lagu qabsan karin. Dhanka kale, madaxweynuhu wuxuu sheegay in tallaabo adag laga qaado ciidamada dadka shacabka ah dhibaateynaya, isagoo xusay in askari walba oo dambi gala la horkeeno maxkamad, si sharciga loo mariyo. Ugu dambeyn, madaxweynuhu wuxuu sheegay in gobollada iyo degmooyinka laga saaro Al-shabaab loo sameyn doono maamullo, isagoo xusay in tani ay qayb ka tahay dadaallo ay dowladdu ku doonayso inay adkeyso ammaanka goobahaas. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
interview with the defense minister of the TFG Hussein Carab Ciise
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Che Godane xalay telefoonka wuxu kula hadlayey Ayman al Zawaihri Ayman wuxu yidhi Yemen kaalay yemen baynu rogaynaye eh amiirku wuxu yidhi aan so tashado horta aan kugu so celiyo. -
interview with the defense minister of the TFG Hussein Carab Ciise
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ Indeed:D -
http://toggaherernews.com/runtii-aad-ayaan-ku-faraxsanayn-in-ay-timi-shirka-somaliland-waxay-ay-samaysay-waa-wax-mucjiso-ku-dhawwasiirka-wasaarada-gaashandhiga-somalia-md-xuseen-carab-ciise-waraysi-khaas-ah/ The defense minister also talked about several issues concerning Somaliland he spoke very well
-
^^ Way ku shubeen Way ku shubeen way ku shubeen. Hada wanu ka shubayna yarka
-
^^ lool :D
-
Khilaaf Xoogan oo Soo dhex Galay Wasiirka Madaxtooyada iyo Safiirka itoobiya u Qaabilsan Somaliland oo gaadhay Heerkii ugu sareeyay. Safiirka Itoobiya mr Berhe Tesfaye ayaa ka Cadhooday kana Amakaagay Qaabka diblomaasiyada ka Baxsan ee uu Wasiir Xirsi ula dhaqmay, ..... Paris (GNS)-Khilaaf xoogan oo dhawaan soo dhex galay Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali X.Xasan iyo Safiirka itoobiya u fadhiya Somaliland General Berhe Tesfay ayaa la sheegay in dhawaan loo gudbiyay Dawlada dhexe ee itoobiya taasi oo aan illaa hadda ka soo saarin wax war ah arimaasi soo kala dhex galay Masuuliyiinta labada Dal. Warbixin uu dhawaan Baahiyay mid ka mid Wargeysyada Caanka ah ee ka soo baxa Dalka Faransiiska ee ka Faallooda Arimaha Africa ayaa daaha ka qaaday Khilaaf hor leh oo ka dhex qarxay Wasiirka madaxtooyada iyo Safaarada itoobiya ay ku leedahay somaliland kuwaasi oo dacwadooda gaadhay Xukuumada dhexe ee Dawlada Federal-ka itoobiya. Warbixinta wargeyskani daabacay laguma sheegin in Arintaasi Wasiirka Madaxtooyada uu la Qabo Madaxwaynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) balse waxaa dhawaanahan soo kordhaya wararka sheegay Hoos u dhac ku yimi Xidhiidhka Somaliland iyo itoobiya . Warbixintan oo ku qornayd Afka ingiriisiga ayaa nuxurkeedu ahaa sidan hoos ku qoran: “19-kii November, Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali X.Xasan ayaa kulan la yeeshay Safiirka itoobiya u fadhiya Somaliland General Berhe Tesfay, kulankaasi oo Wasiir Xirsi ku Canaantay Safiirka Itoobiya Ciidamada itoobiyaanka ah ee sida joogtada ah usoo galaya Somaliland iyaga oo aan wax ogolaansho ah ka haysan xukuumada somaliland, waxaanu ka codsaday inuu si degdeg ah ugu war galiyo safiirku dawlada itoobiya oo ay arinkaasi wax ka qabtaan. Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali X.Xasan Waxa kale oo uu Cabasho xoogle ka Muujiyay waxa uu ugu yeedhay (Dhaqan Xumada itoobiya ee ku Fidaysa Somaliland), Wasiir Xirsi oo lagu Sheego Nin Diinta islaamka ku Wanaagsan ayaa Cabasho ka muujiyay Dhaqan Xumada itoobiyaanka Makhaayadaha ka furtay hargeisa, kuwaasi oo qaarkood lagu Cabo Khamriga laguna fuliyo falal Anshax xumo ah oo ka soo horjeeda Diinta islaamka. Safiirka Itoobiya mr Berhe Tesfaye ayaa ka Cadhooday kana Amakaagay Qaabka diblomaasiyada ka Baxsan ee uu Wasiir Xirsi ula dhaqmay, arintaasi oo Safiirka ku noqotay mid ka daadagi wayday, Safiirka oo aan wax jawaab ah siinin Wasiir xirsi ayaa u ambabxay Dalka itoobiya taariikhdu markay ahayd 21 november dhamaadkii sanadkii tagay, kaasi oo Sheegay inuu ku War galin doono Dawlada itoobiya Waxyaabihii uu Wasiir Xirsi kala hadlay”. Maaha markii ugu horaysay ee Wargeyskani Daabacay Warbixin ka hadlaysa Fara galinta itoobiya ku hayso Somaliland balse arintan ayaa haddii ay jirto noqon doonto mid madmadaw galin karta xidhiidhkii soo jireenka ahaa dawlada itoobiya la lahayd Somaliland.
-
Waauw nice Somaliland is full of resources
-
Interview with the president of Somaliland Ahmed Siilaanyo Aljazeera
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
" frameborder="0" allowfullscreen> -
The time has finally come, the vision has been fulfilled by Faroole
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Somalia;795150 wrote: We both know the vision is far greater than SSDF, the vision was so powerful, it can't be described till this day. I heard old men in villages get around the bonfire and deliver gabays to address it. It is truly beyond our reach. :cool: I'm even feeling a bit dizzy now addressing it. We made sure the future of the nation is sealed for a greater purpose and that a bunch of knuckle dragging neanderthals who can't even govern a few cities let alone a nation would never reach the point to lead us all into destruction. How do you like that now? Whats the point Cabdilahi Yusuf regretted fighting Siyad bare's government if the failed coupe could've been a success in 1978 do you think Yey would've implement federalism in Somalia. -
The time has finally come, the vision has been fulfilled by Faroole
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
They created a pirate state that it self is a whole accomplishment. -
The time has finally come, the vision has been fulfilled by Faroole
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
So ssdf wanted to get rid of the central government and move to a federal government i just thought Cabdilahi Yusuf wanted to replace General Siyad bare mar uun madaxweyne ii dhaha. -
Interview with the president of Somaliland Ahmed Siilaanyo Aljazeera
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The president spoke well on all points