-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Walahi xamar looks nice waxan is leeyahay ba ma tagta maalin dhow
-
Somalina;796225 wrote: For Saalax http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=4zrwRhoyBbA :D Now i enjoyed that
-
TOGGAHERER NEWS “In Somaliland lagu yidhaa waxaad ka mid tihiin gobol ka mid ah soddanka gobol ee la kala sheegsheeganayo, u malaymaayo in dadka iyo madaxda Somalialnd ay yeelayaan” Pro Samatar February 28, 2012 - Written by Admin “In Somaliland lagu yidhaa waxaad ka mid tihiin gobol ka mid ah soddanka gobol ee la kala sheegsheeganayo, u malaymaayo in dadka iyo madaxda Somalialnd ay yeelayaan, xaqna maaha siday ila tahay, taariikhduna arrintaasi ma waafaqsana waayo taariikhda dhabta ihi waxa weeyi Somalia waxaa abuuray laba wadan oo soomali ah… “ " frameborder="0" allowfullscreen>
-
Salax sh sharif wax u aqoonsaday ba iska yar mid ba suaal weydiye markasa la weydiye sadex gobol maad tihin markasu yidhi haa markasa lugu yidhi shuruudihi baad buuxisay wa iska dee sheeko meel mari weyday wa suaal la hor dhigay sharifka
-
Another Unionist Intellectual Disappointed with London Conference
Xaaji Xunjuf replied to Mintid Farayar's topic in Politics
Culowsawgani wax buuraan ma sheegin wixisu wa iska calacaal meel lo waayey iyo waxay Somalidu maqaxiyada iskugu sheekeyaan -
War che maha afarqooble afarqooble wa reer daynille i think Che is reer wardhiigley
-
once a village of 1000 people in the late 1800s now a city home to more than one million people. Ceelka toga herer is now the city of hargeysa.
-
Eheheheeh confused iga dhe
-
More Southern Tribes Reject The Garowe Principles...
Xaaji Xunjuf replied to The Hermet's topic in Politics
Somalidu mar mar waxan is yidha dadkanu manay ogayn waxa u fIcan iyo waxa u kheyr qaba . Imika xita haday wax diidayaan may sheegaan qodobkay diidanyihiin si qodob kale loogu badalo laakin wixi hore hala tuuro wax cusub hala keeno wa waxa somali halka dhigtay. -
Hiiraan Person of the year, 2012. Who is your nominee1@@@p/123@
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Carafaat professor cali khalif galaydh. -
Somaliland cabinet approves new national budget 2012
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ Not bad by the year 2014 we will reach a quarter billion -
Somalilanders are happy with their dessert:D
-
Buuhoodle, Cayn, Khatumo State of Somalia - Video
Xaaji Xunjuf replied to A_Khadar's topic in Politics
^^ Inshallah wala iska heshiin doona A khadarow waxba ha sugi wayin lama kala marmo war naga daa laakin ciidanka qaranku ma qalo geel aanay lahayn eeh dadku wa islaam ee. Laakin it looks nice hormar iyo isku xiidhnaan ba lo bahanyahay horta cilada yar eeh siyasadeysan marka la xaliyo wana iska iman doonta inta kalena. -
Buuhoodle, Cayn, Khatumo State of Somalia - Video
Xaaji Xunjuf replied to A_Khadar's topic in Politics
War meeshu xoolo badana waba mashallah geeli wa ino dhalay sanadkan. -
Hiiraan Person of the year, 2012. Who is your nominee1@@@p/123@
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
^^^We febrayo kow ba la jooga lets wait in 7 months time than we can talk about this issue. -
My god taleexi is so clan minded the folks in Mogadisho tallow ma tolkis bu u haysta:D
-
Oodweyne true the current TFG is partly recognized by the international community it has the blessing of the international community hence why the international community refers it as the western backed government of Somalia.in addition even post the transitional period Somalia's new government after august will still be dependent on the presence of African union troops in Somalia.Talks one on one will benefit both countries in the longer term if they came to an agreement how ever i am sure talks will fail at the first stage of even discussing the political future of the horn Somaliland and Somalia as two separate states as the process only began just recently.
-
Taleexi Somaliland doesn't want to talk to the likes of General Bahuku and others running Somalia we want a full fledged government in Mogadishu that exercises control over its territory a government that represents the people of Somalia from raaskaambooni to raascaseer.And even if talks fail in the future the status quo will continue either way fine with Somaliland.