Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Showqi;801123 wrote: Oo berigaa miyaad joogtay Xaaji! ilayn niyow quruumihii ayaad ka soo hadhay... Showqi war anigu Awliyaan ahay waa la igu jira iga duceyso Showqi ha iga dhigin nin quruun ka so hadhay eh
  2. Somalia i know Faroole and cabdi cawar their dirty tricks the garaad clan are very honest and genuine people but the Garowe clan enclave always stabs them in the back.I think it dates back all the way when the mother of you're clan udbo lacag died of jealousy when Siciid was born:D
  3. ^^ You are talking nonsense again carafaat adeer bal igu daba tuko aniga xalka khaatuumo ma haysid eh
  4. ^^ Good A khadar lets hope Mr xargaga presents it soon
  5. A_Khadar;801096 wrote: The president signed and recognize and one of the deputy prime minister is unrecognizing Khatumo state.. Seems a show down between them. This was expected.. Do you have president sh sharif his signature i think he said we welcomed khaatumo to Mogadishu as we thought they are all So Somalis but thats about it. Either way this governments mandate is ending in a few months time.
  6. Cambuulo iyo bun;801087 wrote: ^^ I cannot Answer that its to complicated thats why i prefer a centrilized government oo gobolka Noqdaa Xarunta Umadda soomaliyeed deegaan kasto oo somalia ku taalana soomali leedahay and not qabiil,, u understand my point,,, all i said was Banaadir state is legitamte Maamulgoboleed cause they fulfilled the criteria ,consisting of 3 regions. Is fahanay Cambuulo Clan federalism will lead Somalia back to further unnecessary divisions don't say centralized government what Somalia needs is a strong national government with Mogadishu as its capital.But it needs some sort of decentralization in the long term.
  7. ^^ I think he and Cabdi Cawar agreed on this and it all leads back to the Garowe clan enclave. I think though the Minister of education belongs to the Garaad clan he should speak up and defend his people from the Garowe pirates.
  8. Cambuulo iyo bun;801064 wrote: well it depends i would prefer a centrilized government based in Mog, if not, and the people choose a federal state of Somalia then why wouldn't Banaadir along with lower shabelle and middle shabelle establish their own Maamul goboleed You misunderstood me Cambuulo afsomaliga isku fahmay meyne bal afka frenjiga ankugu sheego, the Million dollar question is the most important city of Somalia Mogadishu is claimed by a regional clan state how are you going to build a clan state in the capital city of Somalia?
  9. Cambuulo iyo bun;801049 wrote: Banaadir state is a legitimate maamul goboleed consisting of 3 regions so i dont know why u people are opposing it specially Ninka la baxay Somalia wasn't u cheerleeding for a federal Somalia? Caasimada Mogadisho mamuul goboleedka beeleysan may ka mid tahay or not?
  10. ^at that age xiniyihu ba may korin eeh muxu aroosi
  11. ^^ Dr abdi wabaan naxay marki ugu horeysey Cabdi cawar baan mooday But good on her she is a good lady
  12. ^^ wa runta aniga walaan Somalida kale ba miirqabta:D nin ba beri yidhi ilahoow ama anigay sida umadayda iga dhig ama umadayda sida aniga iga dhig, hada labadi ba ma hayno.
  13. ^^ Ma xarunti umada Somaliyeed ba mamuul qabil laga dhisaya ma ana walaan mise cadan ba laga heesaya
  14. Banadir state war ileen tan oo kale
  15. Don't know clan federalism will never work a decentralized system with a strong national government is needed no need for deep holes in Somalia and unnecessary fictional clanish borders.
  16. Che shaqo la aan ba jirta niyo what do you want them to do stay all day in some hot office maskaxda qiiqaysa war dibada u so bax oo sawirka isku dhig oo wax xadhiga ka jar. Dictoorku cimaaradi budhlayn bu ina jidhsiin doona halaga gabado:D
  17. War Degdeg ah: Xukuumada Soomaaliya oo si rasmi ah uga laabatay Aqoonsiga Maamulka Khaatumo kuna tilmaantay mid Sharci daro ah….(Digreeto). 9. marts 2012 APL Muqdisho:(Allpuntland)-Dawlada Soomaaliya ayaa si rasmi ah goordhawayd uga laabatay aqoonsiga maamul goboleedka Khaatumo State ee Dhawaan lagu sameeyey Degmada Taleex iyadoona Dawlada Soomaaliya ay si cad u sheegtay In Maamulkaasi uusan buuxin shuruudihii rasmiga ahaa ee dawlada goboleedka kuwaasoo ay dawlada Soomaaliya sheegtay in maamulkaasi buuxin waayey. Warqad kasoo baxday Xafiiska kusimaha Ra’iiul Wasaaraha Soomaaliya ahna Wasiirka beeraha iyo Xanaanada Xoolaha mudane,Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim Ayaa si rasmi ah loogu sheegay in Dawlada soomaaliya ay ka laabatay Aqoonsiga maamulkaas iyadoona Dawladu sheegtay in ay arimo badan xeerisay aysana jirin Wax midaysnaan ah oo deegaankaas ka jira sidaas darteedna laga laabtay Aqoonsiga maamulkaas. Digreetada kasoo baxday Xafiiska kusimaha Ra’iisul Wasaaraha Ahna Kusimaha Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya ayaa u qornayd sidan:
  18. ^Even his father was from Afgooye Carab ciise waan garanaye wuxu ah oday dhaqan adag
  19. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;800808 wrote: Ciidamo milatari gooni ayaa leeyahay, ciidamo bad ayaa sameysanayaa, lacag gooni ayaa daabacanayaa, qeyraadka dalka maamul goboleedka bas saxiixi karo iyagaana leh. Calan maamuleedka gobolka iyo calanka dalka la isla simay maalin dhawaydna. What was this again? Waa goosanay maala dhaho maxaa been la iskugu sheegaa, Soomaalida kalena been loogu sheegaa. Mise sharcigaa la kala garaneynin. Plan A Iyo plan B bay wataan reer budhlayn