-
Content Count
29,944 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Taleexi maskaxdisa hada waxa ka guuxaysa kooxdi yarayd eeh laasqoray degeneyd eeh budhlayn ku dhibtay galgala. Bal maxay nugu haystaan anaga ba la tol ah la degaan ah maxay wax noola khaatumeyn wayeen balaya kaluun la cunta duulka.
-
Its sad that the president is discussing the national security of his country in Addis ababa. But than again there are Ethiopians in Somalia so its understandable.
-
Che -Guevara;803401 wrote: XX..What was his vision and what evidence is there to support this claim? If you watch the video you will clearly see that he was interested to reconcile Somalis and organize a nationwide conference see this is part of his vision didn't succeed but the attempt was there and that's what matters. General Aideed is a very controversial character in the Somali society but give credit this man was against foreign interference in Somalia.He was a strong man obviously he made terrible mistakes as he worked him self up to the top seat which eventually destroyed our beloved capital.Only if there was another solution that could only last imagine if the conference could have been a success in Somalia that's what i mean he had a vision.
-
Sure many innocent civilians were killed unfortunately but the man had a vision to lead the nation but he was interrupted Imagine che if the Ali mahdi Adiid nonsense never happened how would've Somalia looked like today? Indeed Somalina its a big sin to insult the dead allah ha u naxariisto inti dhimatay
-
Beesha Maakhir Oo Caddeysay In Khaatumo State Aysan Maamulin Gobolka Sanaag (BAYAAN) Posted by Pi G 2 on March 13th, 2012 BAYAAN MUQADISHO Shir ay si wada jir ah ugu yeesheen beesha Maakhir magaala madaxda dalka Soomaaliya ee Muqdisho waxay ka soo saareen. Ka dib markaan aragnay tixgelinayna baahida loo qabo midnimada iyo isku duubnida Soomaaliya, Ka dib lafa gur dheer oo aan ku samaynay hubinta deegaanka ay khaatumo ka sheegato Sanaag isla markaana aan isla af garanay in aysan beeshaasu mug iyo deegaan ay ku sheegan karto gobolka ayan ku lahayn. Ka dib markaan aragnay tixgelin la,aanta loo geysto dadka gobolkaas degan oo iyagu taageersan kana mid ah maamulka Puntland ee Soomaaliyeed. ka dib aqoonsi si khaldan uga soo baxay xafiiska Madaxweynaha oo ujeeddadisu ahayd taageero iyo ictiraaf la siiyo maamulka la magac baxay khaatumo iyo wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya lagu saxayo lagagana noqonayo kala goynta iyo iska horkeenida dadyowga wallaalaha ah. haddaba Waxa ay beeshu isku raacday qodabadan. 1: In la taageero warqaddii ku taariikhaysnayd 09/03 kana soo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ujeeddadeeduna ahayd in aan la ictiraafin maamulka la baxay khaatumo. 2:Iin laga shaqeeyo sidii loo soo celin lahaa Soomaali wayn isla markaana laga hortago cid kasta oo u soo dhar dhigata kala jarjarka dalka. 3: In ay beeshu diyaar u tahay ka qayb qaadashada soo celinta Soomaaliya iyada oo ay beeshu ku caan tahay nabad ka shaqaynta iyo xeerinta deris wanaaga. 4: Waxay beeshu ku boorinaysaa Madaxwaynaha TFG in uu ka fiirsado wareegtooyinka sida indho la,aanta ah xafiiskiisa uga soo baxa. 5: waxa ay beeshu si gaar ah iyo si guudba u faraysa madaxda iyo masuuliyinta u metela dawlada dhexe in ka bixiyaan jawaabta ku aadan falalka noocan oo kale ah iyada oo hadda aan ku tuhunsanahay xil gudasha la’aan baahsan. 6: waxa aan si gaar ah wallaalahayaga deegaanka sool iyo cayn usoo jeedinaynaa in ay ka waantoobaan isla markaana ka tanaasulaan sheegashada gobolka sanaag iyada oo aan tiro ka dhawr jeer si guud iyo si gaaraba ugu sheegnay hase ahaate ay wallalahaya noo muujiyeen dhego adayg ay ka muuqato dhul durugsi iyo duudsiin deegaan beeleed. 7: waxaan mar kale taageeraynaa bayaankii ka soo baxay xafiiska raisul wasaaraha somaliya sidoo kale waxaan ka codsanaynaa madaxweynaha in uu raali gelin buuxda ka bixiyo khaladaadkii ka dhaca xafiiska uu gar wadeenka ka yahay kana kaaftoomo u dhega nuglaanta shakhsiyaadka gaarka ah ee ka tirsan ururka aala sheikh kana soo jeeda gobolka Sool. 8:waxaan madaxwaynaha usoo jeedinaynaa in uu dhawro axdiga kumeel gaarka ah sidoo kalena ilaaliyo xiriirka iyo wada shaqaynta ka dhexaya dawlada dhexe iyo dawlada goboleedka Puntland ee Soomaaliyeed. MAHADSANIDIIN
-
Dadkaa wax dhisa indeed the people of Mogadishu have now the chance to build their city mashallah the strongest of all Somalis
-
Mogadisho: Aden Adde Airport, the busiest airport in Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Somalina's topic in General
Bisha 15ankeeda june 2012 baan xamar tagayaa for the first time since 1989 soo ducee awoow nice web page -
Maya maya taleexi waxan ka wada waynu wada noolaan karna sabab ii dhe intanu frenjigu arlada iman so maynan wada noolayn? Odayadeeni hore haday wada noolaayeen inagu na wanu wada noolaan karna wa sidan qabo. Xita haday noqoto la isku qabto arimaha fundemantka waxa wajiib ah inaynu meel dhexe in la iskugu imaado manay xal noqon karayn labada dad eeh iska so horjeeda inay meel dhexe iskugu yimadaan.
-
maxa ka fiican naas la jaqayo baad dawanaysayeh
-
Taleexi waxan aad sheegeysid wa magacyo muhimadu waxaynu nahay ehel walaalood ha ina kala kaxayn awoow
-
Haayee wa runtayee laakin dee ambanu dhanka hooyo abtiyaasha dhankaas laga fircownowba
-
^^ Hee wa qoloma ma reer taleex bu aha:D
-
^^ Haye laakin berigaas dadka Somali lama odhan jiriin xiligi fircoon amba la odhan jiray Zumali eeg xiliga faraciintu noolaayeen tutakankmuun iyo tolkis xiligaas dadku waxay odhan karan qaar waxay ahayeen dhashi king kush.
-
The general was a visionary leader the problem was his cause was hijacked by power-hungry individuals. That's where it went wrong one thing i know for sure if the general was alive today i don't think he would've accept foreign troops to protect his government. Some men are not made for that and have self respect.
-
Niyo bahaladan irbahaduhu qaar dhamaado ba maha eeh this is the fourth nail this month
-
Somaliland Offers Sliver of Hope for War-torn Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Good article i was just reading it but what can Somaliland truly contribute to Somalia and its peace and stability the world often sees Somaliland as an example how somalia could've been. -
Somalidu horta xiligaas may jireen he looks so Somali though
-
Looks pretty good nice pics
-
Rain Resources arranges $65-million financing
Xaaji Xunjuf replied to Siciid1986's topic in Politics
TFG who? -
Dibax Bax Ka Dhacay Magaalada Qardho Cabdullahi Nuur Maxamed (Kolombo) | Washington Dad dibadbaxyo ashtaka ah dhigayay ayaa isu soo baxay maanta jidadka Magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar, xilli madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxman Maxamed Faroole uu booqasho ku joogo magaalada. Qaar ka mid ah Dadka dibadbaxa dhigayay ayaa VOAda u sheegay inay kaga soo horjeedaan in muddo kororsi ay sameystaan madaxda Puntland. Wareysi VOA ay la yeelatay mid ka mid ah dadka dibad baxa dhigayay oo lagu magacaabo Axmed Cabdinaasir Cali, halkan hoose ka dhageyso. http://www.voanews.com/somali/news/Dibax-Bax-Ka-Dhacay-Qardho-142342795.html
-
Puntland Sport Minister Visits Garowe Multiplex Sporting Ground. PICS
Xaaji Xunjuf replied to Dr_Osman's topic in Politics
^ma indhahah mad madow ay isku hayaan baad la yaabtay mala basket bay so ciyaarayeen oo murayadihi or as they say in Somalia Ukuyaalihi meel bay iska dhigeen.