Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,976
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. ^^^Are you saying allssc are showing a fake map here is the problem with clan states its all based on clan qabilkuna wa sida basasha meel ma gaadho.
  2. Source http://allssc.com/2012/03/18/ogaysiis-jaaliyada-khaatume-ee-mn-waxaa-la-ogaysiinayaa-inuu-jiro-shir-xogwaran-ah-oo-uu-qaban-doono-wasiir-ku-xigeenka-amniga-khaatumo-axad-031812/
  3. Taleexi;805910 wrote: Isbarbardhigid eexeed iga dheh. Hee ma jeelaasha Sl ba kala macaan
  4. Don't worry liibaan they will be released soon clan elders all over Somaliland get arrested but with in a few days they will be released i remember when the gabiley elders got arrested the same with the berbera elders few days back, heck even buurmadoow got arrested wa iska caadi.
  5. Carafaat;805900 wrote: egal aun. but Siilanyo has a chance if he re unites the people. The people are united but siilaanyo will be greater than Cigaal when he finishes his term u will see
  6. C/laahi Axmed Cadow oo sanado kadib soo gaaray Muqdisho Muqdisho: (Sh. M. Network) Siyaasiga C/laahi Axmed Cadow oo maanta soo gaaray Magaalada Mudisho ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde Airport kusoo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee bulshada sida Ururada Haweenka, Dhalinyarada, Fanaaniinta iyo qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed. Siyaasiga oo gudaha Garoonka ugu horeyn kula hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu u mahaceliyay dadkii ka qeyb gaatay soo dhaweyntiisa iyo shaqsiyaadkii soo abaabulay, isagoo sheegay in tani ay ku beerayso dareen gooni ah, waxaana uu sheegay in shacabka looga baahanyahay inay muujiyaan midnimo si looga baxo dhibaatada. Intaasi kadib ayaa siyaasiga waxa loo galbiyay Hoy uu ku leeyahay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho, waxaana shir jaraa’id oo uu ku qabtay halkaasi uu ku sheegay u jeedkiisa ku aadan safarka uu ku yimid Magaalada Muqdisho, isagoo ku sababeeyay in uu arko xaaladda ka jirta dalka iyo doorka uu ka qaadan karo samata bixinta shacabka Soomaaliyeed. Prof: C/laahi Axmed Cadow ayaa mar la waydiiyay suurta galnimada in mar kale uu u tartamo xilka madaxtinimo ee dalka ayaa waxa uu sheegay inay dhici karto madaama sida uu hadalka u dhigay shaqsiyaadkii uu horey ula tartamay aan soo kordhin wax is badal ah, baahidii loo doortana ay wali taagantahay. Siyaasiga C/laahi Axmed Cadow oo ka mid ah shaqsiyaadka ugu caansan dalka ayaa dad badani waxa ay ku xusuustaan xilliyadii uu isku soo taagay doorashooyinkii Madaxtinimo ee ka kala dhacday Magaalooyinka Carta iyo Ildoreed ee dalalka Jabuuti iyo Kenya xilligaasi oo uu la tartamay Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya C/qaasin Salaad Xasan iyo C/laahi Yuusuf Axmed.
  7. Wa fiicantahay suldan Maxamad abdilqadir sii wanaagsan bu u hadlay its better to get recognition from the Somaliland sultan instead of getting the approval of TFG Minister of agriculture well done .
  8. Interesting debate the banadiri guy has a point even though an admin in Banadir and xamar as its regional capital is not feasible since its the country's capital.
  9. Ciidamada Liyuu Booliska Dawlada Kilalka Shanaad Ee ETHIOPIA Oo Dib Ugu Baxay Deegaanka Raqda Oo Ay Ku Laayeen Dad Rayid Ah Shalay Iyo Maleeshiyo Taabacsan Qabiilka Uu Isu Diyaarinaya Dagaal Xoog Leh. Raqda (Ramaas) 18, 2012- Ciidamada daacada u ah maamulka deegaanka Soomaalida ee dalka ETHIOPIA, ayaa dib uga baxay deegaamo hoos yimaada Gaashaamo oo ay dad rayid ku layanayeen labadii maalmood ee la soo dhaafay,iyaga oo ka cabsi qabo weeraro kaga yimaado ciidan beeleedyo isku abaabulaya dagaalka dhulkooda ku xoraynayaan . Ciidamada Liyuu booliska ayaa xalay u jihaystay dhanka jiida Danood,kuwaasoo qorshaynaya in u guuraan Qaraxay oo aad uga fog goobihii ay dagaaladu ka dhaceen,laakiin waxa aanu la ogayn in ay isoo rogaal celin doonaan iyo in kale,iyada oo dadka ku nool Tulooyinkii shalay la gubay ay ka go’an tahay dagaal qadhaadh oo ay galeen. Ciidamo beeleed gurmad xoog leh ka helay jiidaha kale ee ku dhaw Gaashaamo ayaa soo gaadhay Raqda oo ahayd xuduntii uu dagaalku ka bilaabmay , waxaana ay ciidamadaas ka hawlgeli doonaan aag ballaadhaan,iyaga oo difaaci doona dadka rayidka, sida ay sheegayaan wararka ka soo baxaya dhulkaas. Shlay ahayd markii Suldaanka guud ee beelaha Habar Yoonis Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani ku eedeeyay ciidamada Liyuu booliska in ay wadaan gumaad aargoosi ah oo ka dhan ah dad gaar, waxaana uu sheegay dadka deegaanka la soo weeraray ay isdifaaci doonaan , haddii ay khatar dareemaan. .
  10. Eritrea can stand their ground like they did in badme a decade ago but right now they are isolated UN sanctions bad relations with neighboring countries like Djibouti Kenya not to mention their arch enemy Ethiopia. Somalia is broken it doesn't make it better for them they are not ready to be on the offensive but they will defend their territory that's for sure.
  11. Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabilay wefti ka socday dalka Turkiga oo Socdaal ku yimid Somaliland March 18th, 2012 a href=”http://www.somaliland.org/images/b/2012/03/turkiga3.jpg”>Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda Ha’yada dalka Turkiga u qaabilsan iskaashiga iyo xidhiidhka oo hoos yimaadda Raysal wasaaraha dalkaasi. Waxyaabihii kulankaasi lagu falanqeeyay waxa war-saxaafadeed ka soo saaray Afhayeenka Madaxtooyadda Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxaanu u dhignaa sidan:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda Hay’adda Dawladda Turkiga u qaabilsan wax-wada qabsiga iyo xidhiidhka oo hoos timaada Xafiiska Ra’iisal wasaaraha ee Jamhuuriyada Turkiga. Abdulahad Kokdagi oo ah TIKA SOMALI PROGRAM COORDINATOR ayaa madaxweynaha uga waramay ujeedada Socdaalka uu weftigiisu ku yimid dalka waxaanu sheegay inay Dawladdiisu diyaar u tahay sidii ay Somaliland uga caawin lahayd, Baahiyaha Horu-marineed hadii ay noqon lahayd wadooyinka, caafimaadka, waxbarashada iyo wixii la mida. Madaxweynaha Somaliland ayaa Dawladda turkiga ku amaanay fir-fircoonida xidhiidhka caalamiga ah ee ay la leedahay Dunida inteeda kale. < Madaxweynuhu waxa uu sheegay in uu xidhiidh fac-weyni ka dhaxeeyo Turkiga iyo Somaliland. Ugu danbayna Madaxweynuhu waxa uu ka waramay baahida ay Somaliland u qabto kaalmada Turkiga oo uu sheegay inuu ku rajo weyn yahay inay rummoobi-doonto, wasiiradda, Qorshaynta Qaranka iyo Horu-marinta iyo Macdanta, Tamarta & Biyaha, ayaannu u xil-saaray inay weftiga u qadimaan baahiyaha Lama huraanka ah ee ay Dawladda Turkigu ka caawin karto Somaliland.
  12. Mario B;805797 wrote: Good advice from the man from the clan fiefdom of " Besha Dhexe " You do no if you keep saying beesha dhexe eventhough i am not how ever if you keep using that terminology you indirectly support Somaliland and others will call you beelaha hareeraha ama beelaha darafyada:D
  13. NASSIR;805726 wrote: Mario, Do you agree with them that Somalia automatically means Somaliwayn? Somalia +Somaliland = 2 parts of Somaliweyn
  14. Nassir in regards of pl don't you want to be like Pl with you're maakhir? The same with my cousin taleexi who also wants his own clan fiefdom.
  15. The Government of Somaliland should assist its people inshallah they need to be taken care of hadu allah idha amiin allah ha u fududeyo also the communities abroad should send money back home to help.
  16. ^^ nuune mala wuxu mooday in Somaliland la aqoonsaday war mapka waluguu daray Somaliland laakin dee calaamku wali ma aqoonsan wa run taasi.
  17. A high level delegation from the AfricanDevelopment Bank group headed by Dr. Abdirahman Beile and a nine members delegation are in Somaliland to establish working relationship with the government of Somaliland for the first time since 1991. The delegation was received upon their arrival by the Minister of Energy, Mineral and Water Resources Hon. Hussein Abdi Duale and the Minister of Agriculture Mohammud Farah Elmi. Speaking to the press in the VIP lounge at the Egal International Airport Dr. Abdirahman Beile said that his team were in the country to lay the ground work for future cooperation between the bank and Somaliland. He added that after great consideration the bank has opted to work with Somaliland on issues related development such as water, agriculture and capacity building. Dr. Beile said that the bank will hold a series of meetings and consultation with the government so as to figure out how to procede in future engagements he added that since somaliland is recognized internationally it enjoys relatively peace compared to the rest Somalia in this regard however Somaliland has a far better track record of political stability and peaceful democrazy were development can thrive . African Development Bank manages a large portfolio of operations in different sectors and countries in Africa and it ensures that its operations yield results on the ground. The effective implementation of these operations depend supervision but also on the capability of those of manage them. Therefore, to enhance development effectiveness and knowledge sharing in African, the African Development Bank has recently approved a capacity development strategy under when the African Development Institute (ADI) is the focal point in addition, to better respond to the country’s needs in capacity, the strategy provides the African Development Bank Group with a platform to strengthen it international capacities, particularly those related to the implementation of its operations. To achieve these objectives, the institute works in close collaboration with all departments and develops active partnerships with other institutions. Somaliland Minister of Energy and Water Resources hailed the decision by African Development Bank to engage with Somaliland as a move to enhance effective development in somaliland