Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. kingofkings;805018 wrote: my creditable sources are telling me as of now mohammed Faroole will run for the president of somaliland. The Constitution wont allow him
  2. Eritrea is the lesser evil any way Eritrea said they will not fight Ethiopia lets see how it goes,they are both dictators Isiyas and Zenewi.
  3. lool so are you saying osman Faroole is led by his son.
  4. Eritrean Information Minister Ali Abdu said Ethiopia’s admission of its military attack is a calculated ploy to divert the international community’s attention from its continuous 10-year occupation of Eritrean territory. He expressed little surprise that Ethiopia embarked on what he called “a military bellicosity that encroaches on Eritrea’s sovereignty.” Abdu said Eritrea is not to blame for what he said is Ethiopia’s failure to resolve its internal crisis. “By its own admission, it’s an aggression against the sovereignty of Eritrean territory,” said Abdu. “The internal crisis in Ethiopia is due to the marginalization and exclusion of minor Ethiopian groups [because] of the regime’s narrow and backward policy of divide and rule being conducted by the Ethiopian regime.” Ethiopia announced its forces attacked a military base inside Eritrea as an act of retaliation after accusing its neighbor of sponsoring groups that have carried out attacks inside Ethiopia. Ethiopian government spokesman Shimeles Kemal said Ethiopian troops moved 16 kilometers into Eritrea early Thursday and launched what he called a “successful attack” against two military posts used by “subversive groups.” Ethiopia has often accused Eritrea of backing rebel groups that attack targets in Ethiopia's Afar area. But, Abdu said Ethiopia’s accusations that Eritrea supports terrorism are like accusing (inventor) Thomas Edison of supporting darkness. “We have fought terrorism long ago before it became the talk of the town for politicians… and who are these terrorist subversive groups?” asked Abdu. “Almost all Ethiopians are fighting against the regime for the obvious reason because the regime is pursuing a narrow, corrupted policy, which services a very small family of the elite.” Abdu said Asmara resists being dragged into “this kind of acrimony and provocation.” He said the Eritrean government is pondering its next line of action. Abdu said the UN Security Council has yet to take disciplinary action against Ethiopia’s decision to ignore the ruling for the past 10 years, despite Asmara’s repeated requests. “We have been asking the Security Council to take serious measures against the Ethiopian regime, which is occupying our sovereign territory. The United Nations has not fulfilled this mandate and has not taken necessary measures,” said Abdu. “The United Nations should take action, legal punitive measures against the Ethiopian regime for its violations against the Eritrean and Ethiopian Border Commission verdict.” The United States has urged both sides to exercise restraint. State Department spokeswoman Victoria Nuland said Washington is seeking further clarification from Ethiopia about its intentions.
  5. The sea looks beautiful not so sure what these faraxs are doing
  6. Md, Macalin " Maaha in wax la isku khaldo Soomaalida NFD iyo kuwa K5-aad waa Kenyaan iyo ithopian soomaalida la wadaaga jinsiyad" Nairobi(SPR) Gudoomiye ku xigeenka Baarlamanka Kenya Mudane Faarax Macalin ayaa xalayto mar uu ka hadlay TV-ga K24 ee dalka Kenya waxaa uu si qoto dheer uga hadlay jinsiyada Soomaalida degan dalalka deriska ah iyo kuwa Soomaaliya ku nool. Faarax Macalin waxaa uu soomaalida ka codsaday in aysan isku khaldin jiritaanka jinsiyada iyo deegaanka isagoo sheegay in ay yihiin dad Kenyaan ah dadka ku nool deegnada NFD ee Gobolka Woqooyi Bari Kenya la yiraahdo. Waxaa kaloo uu sheegay in ay yihiin dad Ithopian ah dadka ku nool Gobolka K5 ee dalka Ithopia waxaase uu sheegay in aan meesha laga saari karin dhalashada Soomaalinimada waxaase uu sheegay in ay jiraan dad badan oo wax isku khaldna isla markaasna yiraahda dad dal kale u dashay ayaa Soomaali ah. ” Dadka yaysan isku qaldin Jinsiyada Dadka Soomaalida ah waxaan qirayaa in Soomaalida Gobolka ay yihiin Dad Kenyan ah oo kaliya leh Jinsiyada Soomaalida, kuwa ku nool K5 iyana waa la mid ah waa ithopian." Faarax Macalin. Faarax Macalin waxaa uu sheegay in ay jireen taariikho hore iyo wakhtigii guumaysiga oo Soomaaliya la kala qaybiyey waxaana la sheegay in Soomaalida Ithopia is qabqabsi badan kadib in gacanta loo geliyey ithopia, balse waxaa uu xusay in dadka ku nool NFD in ay yihiin dad Kenyaan ah oo dhibaato soo marin markii lagu soo daray Kenya.
  7. Somalina;804765 wrote: Feb 2012 Very impressive i like it allot keep them coming awoowo
  8. Aun to the vice presidents father who died last night in Borama
  9. Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Boorama. Boorama (Ramaas) Mar, 16, 2012- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) , ayaa maanta duhurkii gaadhay Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Halkaas oo ku joogi doono booqasho aan la sheegin muddada ay qaadan doonto. Madaxweyne ku xigeenka waxa socdaalkiisa ku weheliya xubno ka tirsan golaha wasiirada, kuwaasoo ka qaybgeli doona aaska Marxuum Cabdilaahi Ismaaciil oo ah aabihii dhalay Mr Saylici,kaasoo lagu aasi doono galabta Magaalada Boorama. Waxa kale oo weftigi kulamo la yeelan doonaan madaxda gobolka iyo hogaamiyayaasha dhaqanka oo ay ka hadli doonaan xaalada uu ku sugan yahay gobolka , iyada oo dhawaanahayn oo ka soo raynayay xidhiidhka u dhexeeya reer Awdal iyo xukuumada oo aan wanaagsanayn ilaa intii uu Madaxweyne Siilaanyo talada dalka la wareegay badhtamihi sannadkii 2010
  10. Ibraahim Cabdi Kaahin (Ibraahim Dheere) Oo Wergeyska Economist’e Ee Dalka France U Aqoonsaday Ninka Ugu Maalqabaysan Dunida Afka Soomaaliga Ku Hadasha Shaacisayna Hantidiisa March 16, 2012 - Paris – Wergeyska Economist ee ka soo baxa dalka faransiiska ayaa todobaadkii hore wuxuu shaaciyey liis dheer oo ah maal-qabeenada ugu lacagta badan qaaradda Afrika wuxuuna markii ugu horaysay liiska ku soo darray dadka Afka soomaaliga ku hadla oo yeeshay Hantiile leh lacag aad u tiro badan. Wergeysku wuxuu u aqoonsaday ninka ugu ladan ama ugu lacagta badan qaaradda Afrika Ninka lagu magacaabo Aniko Dangote oo dhalashadiisu ka soo jeedo dalka Nigeria oo ka ganacsade Sifaynta Sonkorta iyo Milixda ninkaasi oo Wergeysku sheegay inuu haysto lacag qadarkeedu dhanyahay 13.8 Bilyan oo dollarka dalka maraykanka ah. Waxaa iyaguna kaalinta labaad soo gallay laba nin oo ka soo jeeda dalka Koonfur Afrika oo la kala yidhaahdo Diamond Magnete iyo Nicky Oppenheimer oo leh shariikadd keliya oo dahabka ka ganacsada oo haysta hanti dhan 6.5 Bilyan Dollar. Markii ugu horaysay ayaa Wergeysku wuxuu sheegay in ninka ugu ladan Dalka Jibouti iyo dhulka Soomaalidu degto uu yahay Ibraahim Cabdi Kaahin (Ibraahim Dheere) oo Wergeyska Economist’e sheegay inuu haysto lacag qadarkeedu dhanyahay 1.6 Bilyan dollarka maraykanka oo u dhiganta 1.2 Bilyan Lacagta Euro-da ah una sii dhiganta 1.1 Bilyan oo lacagta Sterling dalka ingiriiska ah, Ibraahim Cabdi Kaahin (Ibraahim Dheere) ayaa wergeysku sheegay inuu lacagta ugu badan ka sameeyey ganacsiga cuntada la quuto (Food Industry) isagoo u dhoofiya in ka badan 20 Dawladood oo qaaradda Afrika ku yaalla iyo weliba Shariikado caymiska ah oo ku yaalla Koonfurta iyo Badhtamaha Afrika oo u badan dalalkii Faransiisku gumaysan jiray. Waa markii ugu horaysay ee la shaaciyey hantida nin u dhashay jinsiyadda Soomaalida isla markaana ka soo jeeda Somaliland balse deegaan ahaan degen dalka Jibouti inuu haysto hanti qadarkeedu kor u dhaafay Bilyan.
  11. K.O.W;804415 wrote: The British landed on the Shores of Somalia way before the 19th century. Some say, they were in Djibouti and Berbera in the 1750s, but for fact, the British were in Hargeisa in the 1820s. The Britts signed some treaties with the Mullahs in berbera 1827 because Berbera nomads attacked a ship belonging to the crown. But there were no brits in Somaliland at that time.
  12. There were no brits in Somaliland before 1884 there were some British Expeditionaries before 1884 like speke and Burton Luitenants stroyan in 1850s but he was killed in berbera. British protectorate started in 1896.
  13. Carafaat;804397 wrote: The Brits were there only for 80 years. who colonized them for the other 120 years? The turks were also there before the Brits well atleast in seylac and Berbera.
  14. That was 1970 Hargeysa 2012 Hargeysa is not Somalia's second largest city Galkacyo i think Since hargeysa is no longer part of Somalia.
  15. K.O.W;804388 wrote: NFD is in the hands of Kenya, forcefully. Somali Galbeed is in the hands of Ethiopia forcefully. Djibouti is in the hands of French and Neo-Pro-Colonial individuals that are close to French Government. Now, don't compare yourself to Somali Galbeed and NFD who are occupied without the will of the people. Your tribe, after the departure of the Colonials, want to reinstate the Colonial Borders. LMAO I am not comparing anything Somaliland is not occupied its a free country Mashallah, but the Point is when we talk about Somali its not Somalia the Somali peninsula is much bigger than Somalia. Its sad though that Somali galbeed is under occupation and NFD and no one hardly speaks about it.
  16. The Capital city of Somalia Mogadishu
  17. K.O.W;804384 wrote: Speak for your own clan. Today, the Somali people are ONE, and the only Tribe that doesn't want to be with the rest of the Somali people is YOUR tribe, the tribe of Hergeisa and Burco. Mogadishu is coming back! The two largest tribes of the Somali people are working together, have placed their differences behind them and are working in bettering SOMALIA. This is what i consider Somali
  18. Aaliyyah;804381 wrote: somaaali waa mid sxb, reerkaaga oo ah reer waqooyi galbeedna somalidaas ayeey ka mid yihiin intooda ha mamushaan maxa dadkale magaloyinkoda ugu maamulayaan. dad somaliyeed oo wada dhashayna ninka kala wada waa adiga ninka raba reer khaatumo iyo reer awdal in aad dan ku gaadhid. Reeraha kale ee somaliyeed ku dhahaya war waxba nagama dhaxeeyan dal kale baan ahay oo jirin. Sakhiifnimadaas adaa og mesha la aadasid. Maxa ka dhaxeeya reer khaatumo iyo reer waqooyi galbeed? oo ka dhaxeen reer waqooyi galbeed iyo reer mugadishu/reer puntland mathalan? dhamaan somaali baan nahay oo hal dhul iyo hal dal ayaanu wadaagna Caqlikaaga yar adaa og meshuu ku geenayo. Laakin wax soconaya ma aha wax umada shisheeyana u cuntamaya ma aha oo wax aqoonsi aad helasaan baa iska yar. Ee magaloyinkina ku imaan qaba, Somali oo dhan centeral government ee haystaan kuraas nigu filan ka raadsada taas ayaa caqligu ku jira. ama dee qurafaadka barta ka wadao, sooner than later you will accept the reality. Soomali maanta mid maha wana fiicnaan lahayd haday mid noqoto laakin dee wadadi lama hayo hada ama dee Somalida kale iyaguna raali kama aha inay Somalidu midoobaan marka , Somalidu si ay u kala badbadan ayaa sidani ay xal noqotay, Aaaliyaah anigu Woqoyi galbeed na kaman iman waxan ahay Somalida ka timi dhulka Xabashidu haystaan, Somaliland horta reer maha eeh dhul ba la yidha dhul dad dego berigi hore waxa la odhna jiray Somaliline sasay dadki hore ugu dhawaqi jireen, Dadka reer Somaliland maxa ka dhexeyaa wa dad isku taarikh ah isku xeer ah isku lahjad isku xeer siyasadeed isku ehel. Bal is weydi Aaaliyaah waxa adigu oo reer puntland ahaan jirtay garowe kula heshiin kari wayey tolka aad abtirsiin wadaagtiin , waxa jira wax qabil iyo abtirsiin ka weyn Somalidu waxay tidha oodi ab ka dhow.
  19. Aaaliyaah awoow maxaad dadka u kala qeybinaysa adigu raba inad dadka afsomaliga ku hadla inad mideysid hadana dad yar oo isku dal ah isku umad ah isku taarikh ah inta manta Somali ugu mideysan baad rabta inad kala daadisid maxaad marka mideyn hadaad tuulo tuulo kala daadisid aaliyah wa ku sidee.
  20. Aaliyyah;804367 wrote: Xaaji Xanjuf dalkeenu waa somalia (ma aha somaliland oo ah reer state ee sameesteen) inta horta waaa in aad sifiican iskaga dhaadhicisa oo qabyaalada aduu wadid joojisa oo aad rabtid in aad reer dal ka dhigatid (dadkalena ku maxaafsatid)..Somaliwayn ayaan leenahay waana la wada dhisayaaa..marka iska indhatirita, inkirida, iyo cuqdada somaliwayn u qabtid ka soco ama adi uun isku koob taasi sheeko reer khaatumo u taala ma aha. Reer khaatumo wa reer taasa yaaba diidan, sida reer somaliland reer u yihiin . Laakin waa reer waxooda raba in ay gacanta ku qabsadaan oo mamushaan magaloyinkooda somaliyana ka midnoqdaan. Marka reerka raba in ay go'aan oo ah reerkaga uun baa qabiileste noqonaya? ileen reer walba waxooda inay qabsadaan la iskuma haysto. Laakin reerka leh waan go'ana oo somali ma rabno in aan wax ku darsano laakin labo reer reer khaatumo iyo reer awdal ayaan xasuuqana oo dhulkoda ka xogana sida nalo aqoonsado ayaa ah qabiilnimo ta ugu xun marka sidan si isku dhaam nabigana ha uku saliyin waxaad deen ka taqaano baa iska yaraye Aaaliyaah inadeero waxbadan baad isku qal qaldaysa bal aan inyar ku sheego Somaliland wa dalkeeni wa dhulki aad ka so jeedid khaatuumo na waxay ka mid tahay gobolada aad ka dagtiid Somaliland , adigu uba aqoonsanow Somalia , laakin maanta yawma na hatha wax Somalia la yidha ma jirto , magac ahaan wa jirta Marka si ay Somaliyana ay u badbaado Somalilandna u badbado wa in la isla jaanqaada si wanaagsan sabab dee shalay ba inaga qolyaha Somalia jooga u tagnay oo wax ku darsanay , Mid kale na an ku sheego Somaliweyn maha Somaliland iyo Somalia oo kaliya wa in inta ka badan wa gobolka O'gaden Djibouti nfd Somalia iyo Somaliland. Marka sidee cuqdad loogu qaadi kara Somaliweyn macquul maha inadeer. Meesha wax go' itaani ma jiro ma dhulka mar go aya Somalidi uun ba kala dawlado noqday Besides Somali lama rabo lama odhan Adigu Somali waxad u taqana inta Somalia degen uun Somali, Inadeer O'gadeniya iyo NFD marka la isku daro ka dad badan Somalia marka dee inaga da waxan aad kala wadid isku ehel iyo dal baynu nahay kala tegi mayno.
  21. Ethiopia troops attack rebel bases in Eritrea SHARE BOOKMARKPRINTEMAILRATING Photo/JENNY VAUGHAN/AFP Ethiopian government spokesman Shimeles Kemal speaks in Addis Ababa on March 15, 2012, where he announced that Ethiopia had attacked an Eritrean military base . By ARGAW ASHINE NATION Correspondent Posted Thursday, March 15 2012 at 18:05 Ethiopian troops on Thursday carried out military attacks on rebel bases in Eritrea. Ethiopian government spokesperson Shimeles Kemal told reporters in the capital Addis Ababa that the military carried out missile attacks on the posts in Ramid, Gelahbe and Gimbi, 16 kilometres inside south-eastern Eritrea. Kemal said the targeted rebels were the Afar Revolutionary Democratic Union Front, who were involved in the abduction and killing of tourists last month. “Our national defence force has today (Thursday) attacked military posts in Eritrea in which subversive and anti-peace elements were trained,” said Kemal. “Today’s (Thursday's) action does not constitute a direct military confrontation against Eritrea. “The Ethiopian defence force entered Eritrea and launched a successful attack against military posts that have been used to organise, finance and train the subversive groups,” Kemal said. He, however, did not give details on casualties from both sides. The spokesman downplayed possible retaliation from Eritrea, saying Asmara was not in a position to launch a counter- attack. However, Eritrea sources said the country’s authorities will meet to discuss how to respond to the attacks by Ethiopia. Afar Revolutionary Democratic Union Front claimed responsibility for the abduction of the tourists and blamed Ethiopia for the killing of five European tourists during an exchange of fire with Ethiopian troops. Ethiopia insisted Eritrea was behind the attacks on the tourists but Asmara denied the accusation. The two countries fought a bloody war between 1998 and 2000, which claimed more than 80,000 people