Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Che -Guevara;805267 wrote: N we wonder why our country is phucked up. :D:D Walahi wa ayaan daro in maanta laga sheekenayo cariishkayga ayaa kaga ka weyn
  2. Somalina;805456 wrote: XX, what about me, can I run? Ofcourse you can
  3. Gaacuur marki xoroyada somaliland iyo somalia qaadatay ay ka xoroobeen gumeysiigi talyaaniga iyo ingriiska. Waxay la baxeen the somali republic.. Maxamad siyaad bare dalka wuxu u bixiyey the somali democratic republic. As for dastuurka dadka somaliland way ka so horjeedsadeen lixdanki marki loo coodanayey. Dastuurka la soo dhoo dhoobay wuxu aha dastuur somalia not dastuur somaliland. Marka ereyada nocaas ah waad ka heleysa.
  4. Gaacuur adan cabdulle cismaan was the president of the somali republic aun not of somalia. And hermet is talking about somaliland after the union was dissovled in 1991 since than the somaliland republic had 4 presidents. Atirisho wishul thinking but siilaanyo will surpise us all he will do great thing so far he is doing an amazing job.
  5. Mukulaalow;805235 wrote: Then don't tell me Somaliland is not a tribal fiefdom. You got it all wrong a Somalilander for instance a person from wardheer but belonging to the garaad clan is also a Somalilander and can run for the top seat of SL. A good example president daahir rayaale kahin was born in teferi ber Ethiopia he ran for the top seat in Somaliland.
  6. Mukulaalow;805234 wrote: Haa, oo boqortooyada sow kama dhisnayn dhulka ay ku fadhido Somaliland, if yes, dee marka Generalka dhulkaa buu difaacayay. Mida kale hadii aad aqoonsantahay in isticmaar dantiisa wata uu dhigay xuduudka, Maxaa wax u gumaysigu dhigay uga dhigaysaa muqadas iyo lama taabtaan? waa laba mid un. 1) In gaalka iyo wuxuu nooga tagay ay ahaayeen wax wanagsan, oo markaa Corfield iyo wixii la halmaala waxay mudan yihiin in taalooyin loo dhiso. ama 2) in Gaalku uu ina kala qeybshay isagoo fiirinaya dantiisa, anaguna aan ku seegnay teena, taa micnaheedu waa, xuduuda uu sameeyay waa baadil iyo wax xun. Labadaa wax ka dhexeeyaa meesha ma yaaliin. Adiguse waxaaga waa hilibka doofaarka ma cuno, fuudkiisana waan cabaa. waxaan filayaa inaad i fahantay xaajoow. Gaalku mar bu dalka ka talin jiray wana ka tagay ma garanayo cidi kugu tidhi koofil ba halyey aha askari yaro ingriis ah bu aha , marka madama u gaal ka talin jiray dalka mar ma waxay ka dhigantahay gaalku inu wanaagsana maan fahmin sheekada. Adigaba ka dhigaya halyeey koofilkan wuxu yahay baa uusan jirin, Koofil Boqortooyadisa bu difaacayey aniga ima difaacayn ama Somaliantayda. Marka waxan aad ka sheekeneysid adeer isma qabanayan. Ingriis iyo talyaani iyo belgium iyo fransiis africa oo dhan bay mar qabsadeen wa ka tageen ciid hada oo ooyeysa nama jirto isticmaar ilahay ba inaga kexeye frenjigi saancadalaha aha. Marka adeerow Somaliland dee africa bay kala mid taahi taarikhda gumeysiga maha wax iyaga u gaar ah adeer. Sida wa inad ula socotiid Somaliland taarikh isticmaar wa so martay tu ingriis tu turkey hadana wa dal xor ah oo xalaal ah oo calanka tawxeedku u taganyahay.
  7. Mukulaalow;805219 wrote: dee gaalkuba xuduudaha Somaliland buu difaacayay sow maha? mise wuu khaldanaa? Maya gaalku xuduud ma difaacayn eeh isticmaarku iyo boqortooyada ingriiska bu difaacayey , marka ma fahmin waxa sheekada hada keeney
  8. Mukulaalow;805214 wrote: Xaajiyow dee maxaad u inkiraysaan Generalka, sow maha kii dhigay xuduudka aad ku naalooneysaan? Corfield waxa la dilay 1913 1911 baa la keeney dhulkan Somaliland , xuduudan iyo waxaas na waxa la qeexay oo la jeexey 1896. Marka ma garanayo gaalkan beri hore dhintay waxa meesha keeney saaxib.
  9. Mukulaalow;805195 wrote: What about General Corfield? Maxa gaalka xun meesha keeney
  10. Abduraxmaan Axmed Cali tuur aun was the president who had the hardest job a country destroyed he was the one who organized most of all the peace conferences in Somaliland a real peace maker he was and surely he will be remembered for his efforts in the Somaliland republic. President Maxamamd xaaji ibrahim cigaal aun will be remembered for creating the Somaliland constitution and all the government institutions disarming all the clans and clan factions and creating Ciidanka qaranka the Somaliland National army and police force and intelligence service. Holding clan meetings with all the clan chiefs of Somaliland , which led to the outcome when he created the Somaliland house of lords or Guurti.president cigaal also successfully he managed to establish bilataral trade with foreign countries and he also introduced the Somaliland Shillings. currency of Somaliland and the Somaliland passport. Creating the Somaliland 3 political party system in 2001, President cigaal put all his energy in Somaliland in his 9 years reign. a real statesmen indeed.His legacy will live on. President daahir rayaale kahin will be remembered for enlarging the Somaliland army holding 3 democratic elections in somaliland securing the eastern regions of the country. The Continuality of the democratization process in the country reconstructing many roads with in the big cities of Somaliland. Lobbying at the African union which resulted that the African union cleared that the case of Somaliland is a unique case in Africa and not that of secession. President siilanyo elected by the people of Somaliland. doubling the salary of the civil servants building a capable navy force a new course when it comes to the foreign policy of the country its heading the right direction. The Establishment of the Somaliland development corporation education free for primary schools and secondary schools, for tripping the Somaliland budget. Building the second largest hargeysa bridge in the capital city of Somaliland. When it comes to achievements Cigaal 1 Siilaanyo second tuur 3rd
  11. Somalia;805166 wrote: Xaaji, can the one with the mom from Somaliland run? No
  12. Abdul;805162 wrote: Why,unless its a clan constitution.What if he was born in Hargaysa? He is not a Somalilander thus he cannot run for the top seat.
  13. What makes General samatar just a poor guy the vice president and defense minister of Somalia the most powerful man in Somalia during the kacaan regime after MSB I dont think he is a small fish.
  14. Than nothing maxaad sugeysey eeh kale:D
  15. Somaliland is on the historical maps its on the current maps that's what matters
  16. Maya sharicigu wuu ii qabta Adeer balse waxan jecelahay wadooyinka fudud eeh la maro waad fahantay baan filaya Ibrahim hada kuwisa la wada qabo dee koley qaar bu awoow u yahay tarankooda danbe na waxay wada noqon tujaar wada talabsate eh.
  17. Somalia baritoole uun haka odhan Taleexi dhulku mamuulka budhlayn bu ka tirsanyahay marku faroole badhaciyo sidisi