Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,974
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Maxamad Abdiraxmaan boxer http://oodweynenews.com/news/151200-mohamed-abdirahman-ina-abdi-shotaly-oo-xalay-feedh-ku-adkaaday.html
  2. Shacabka Buuhoodle oo Kala didiyey Kooxo Calooshood u shaqaystayaal ah oo Buuhoodle khalkhal ka waday ( Sawiradda) Shacabka Buuhoodle ee khaatumo aya maanta Shiid iyo Bananbax kala horyimi kooxo ka yimi Garoowe oo doonayey in ay magaaladda Khalkhal galiyaan kuwaas oo la sheegay in ay wateen fikir Garoowe ah waxana shakhsiyaadkaas calooshood u shaqaystayaasha ah doonayeen in ay dastuurka Faroole ugu taageeraan magaaladda kuwaas oo aqal madaw hoosta iska xidhay Shacabka Weynaha Buuhoodle oo ka war helay shirqoolkaas Calooshood u shaqaystayaashu wataan ayaa shiid iyo dhagax raaxadda kaga baday gurigii ay ku shirayeen isla markaasna ku kala didieyey kooxahan oo ay ka dhacday Kabahaygii Meeye!. waxana shacabku qaar ka mid ah Calooshood u shaqaystayaasha ku khasbeen in ay ka toobad keenaan Hagar daamadda umadda
  3. it can be isku shuban it can be qandala any town in the garowe clan enclave its just pure propoganda Boocaame is where President bindhe is from he is from Boocaame the people from bocaame are khaatuumo supporters.
  4. Hellow this is propaganda against khaatuumo it can be in another town in the garowe clan enclave every one can take pictures and say its tuulo hebel come on i know all the tactics of faroole.
  5. Listening and Acting: Somaliland Wins Praise and Commitments from European Parliamentarians and Policymakers Dr. Mohamed Omar, Somaliland Foreign Minister, concludes his first visit to Brussels, urging renewed support for Hargeisa’s successful anti-terrorism efforts and assistance in the economic diversification of his country Brussels, 22 March 2012 - At the invitation of the Foreign Affairs Committee of the European Parliament, Dr Mohamed Omar, Minister for Foreign Affairs and International Cooperation of the Republic of Somaliland engaged in an exchange of views with parliamentarians – the first of its kind in twenty years – in which he set forth the objectives and challenges facing his government since their election to office in 2010. As al-Shabaab increasingly shifted towards Somaliland’s mountainous border regions, Dr. Omar called for support in the fight against terrorism and its roots. Economic diversification and building capacity for youth employment would be crucial for regional political and economic stability, he stated, as would be international recognition of his country’s desire for sovereign statehood and the benefits this would bring. Fiorello Provera MEP, Vice-Chair of the Foreign Affairs Committee, declared in discussions with Dr Omar that “Somaliland’s potential has to be matched – by opening our markets, encouraging investment and building upon the links we are forging today.” Charles Tannock MEP, conveying the strong support Somaliland enjoys in the European Parliament, believed its re-recognition “stronger than Kosovo’s case,” echoing calls he made that Somaliland’s coastguard, prisons, and military all deserved European support. Just as Michael Gahler MEP acknowledged “that new states can come into existence, borders can change,” so he wanted to “continue to cooperate on development.” Frustration at the “inefficiency of our policies” was expressed by Ana Gomes MEP who was amongst those urging EU engagement with Somaliland. Hargeisa had “passed the practical test” of statehood Tunne Kelam MEP believed, while Somaliland’s success left Alf Svensson MEP “full of admiration.” Over the two days of his visit, Dr. Omar met with senior figures in the institutions of the European Union. In cordial discussions with European Commissioner for Development, Andris Piebalgs, Dr Omar stressed the need for development of the economically important Berbera Corridor as artery whose revenues would be crucial in supporting Somaliland’s successful combating of terrorism and piracy in the region and sustainably developing its natural resources, particularly livestock and fish exports. Dr Omar’s visit comes after the February 2012 London Somalia Conference and begins a new era of engagement between Hargeisa, European institutions and national capitals ahead of the termination of Mogadishu’s Transitional Federal Government in August 2012. Against this backdrop, Marino Busdachin, UNPO General Secretary believed “the foundations laid by successive Somaliland governments has shown a real conviction…that must now be rewarded with tangible action, commitments to which we saw today.”
  6. Boqolaal Ciidamada Itoobiya ka tirsan oo gaaray degmada Dhuuso-Mareeb ee Xarunta Gobolka Galguduud Sabti, Maarso 24, 2012 (HOL) — Boqolaal ciidamada Itoobiya ah oo ku hubeysan gaadiid kala duwan oo kuwa dagaalka ah ayaa galay degmada Dhuusomareeb ee xarunta gobolka Galguduud oo ay ka taliso Ahlusunna Waljamaaca, balse ay dhowr jeer oo hore qabsatay Al-shabaab oo ka taliya degmooyin ka tirsan gobolkaas. Ciidamada ayaa wararka qaarkood waxay sheegayaan inay qorsheynayaan inay duulaan ku yihiin degmada Ceelbuur oo 100-km dhinaca bari ka xigta xarunta gobolka oo ay ka taliso Al-shabaab. "Ciidammo Itoobiya ah oo wata ugu yaraan 50-gaadiidka dagaalka ah ayaa galay degmada Dhuuso-Mareeb aroortii. Waxaana la sheegay inay ku wajahan yihiin Ceel-buur oo ah saldhigga ugu weyn ee Al-shabaab ay ku leedahay gobolka Galguduud," ayuu yiri Cabdillaahi Axmed oo ka mid ah waxgaradka degmada Dhuuso-Mareeb. Taliyaha ciidamada Al-shabaab ee gobolka Galguduud, Sheekh Aadan Farey ayaa sheegay in xoogaggooda ku sugan gooblka ay diyaar u yihiin inay ka hortagaan ciidamada Itoobiya. "Calooshood u shaqeystayaasha masiixiyiinta ah ee ka yimid Itoobiya waxay soo galeen degmada Dhuuso-Mareeb. Si kasta oo oo ay isku soo diyaariyeen waa mid naga go'an inaan garaacno," ayuu Sheekh Farey u sheegay wakaaladda wararka Faransiiska ee AFP. Ciidamada Itoobiya ee ku sugan gudaha Soomaaliya ayaa horay u qabsaday degmooyinka Baydhabo, Baladweyne iyo Xudur oo dhammaantood ahaa saldhigyo ay Al-shabaab ku lahayd gobollada Koonfureed iyo kuwa dhexe ee Soomaaliya. Xoogagga Al-shabaab ayaa waxay wajahayaan aagag fara badan oo kaga furmay gobolladii ay markii hore sida nabadda ah uga talin jirtay, iyadoo ciidamada Kenya ay ku sugan yihiin gobollada Koonfureed halkaasna ay kula dagaalamayaan Al-shabaab. Toddobaadkii hore ayay xoogagga Al-shabaab qabsadeen degmada Dhuusomareeb oo ah xarunta gobolka Galguduud halkasoo ay ay saacado ku sugnaayeen xoogaggooda, inkastoo markii dambe ay uga baxeen dagaal ay la galeen ciidammo Ahlusunna ka tirsan oo ka kala yimid degmooyinka ay gobolkaas kaga sugan yihiin.
  7. Ciidamo Itoobiyaan ah oo gaarey Dhuuso-mareeb Updated:- 7 hours ago| 0 Commnets Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya ayaa gaarey degmada Dhuuso-mareeb ee xarunta gobolka Gal-guduud. Ciidamadan ayaa ah kuwa aad u tira badan islamarkaana ku qalabaysan gaadiidka iyo dabaabadaha waaweyn ee dagaalka. Wararka laga helayo Dhuuso-mareeb ayaa sheegaya in ay ciidamadaasi ku wajahan yihiin dhinaca degmada Ceel-buur. Ceel-buur waxaa ka arimiya ururka Al-shabaab, waxayna ku leeyihiin saldhigooda ugu weyn ee gobolka Gal-guduud. Saraakiil ka tirsan Al-shabaab oo Saxaafadda caalamiga ah la hadlay ayaa sheegay inay wajihi doonaan weerar walba oo kaga yimaada dhinaca ciidamada Itoobiya. Dhuuso-mareeb oo ah xarunta gobolka Gal-guduud waxaa ka arimiya maamulka Ahlu-sunna wal jamaaca. Dhowr beri kahor ayeyna ahayd markii ay Shabaabku mudo saacado ah degmadaas gacanta ku hayeen kadib markii ay ka qabsadeen ciidamada Ahlu Sunna.
  8. Fake news khatuumo controls boocaame there is no such thing as garowe clan enclave in boocaame
  9. Excellent point hussein carab ciise said that his strategy is to stop human casualties when fighting against shabaab that's how it should be. Hard working man Minister Hussein carab ciise.
  10. Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Doortay Laba Guddoomiye Ku xigeen iyo Jawigii Fadhiga March 24th, 2012 Comments Off Hargeysa(Somaliland.Org)- Mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiiladda u doortay Md. Baashe Maxamed Faarax, halka ay Guddoomiye Ku xigeenka labaadna u doorteen Md. Cali Yuusuf Axmed. Fadhigii maanta ee Golaha Wakiiladda oo uu gudoominayay Guddoomiyaha aqalkaasi Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) isla markaana ay madasha fadhiyeen 64 Mudane. Waxa ka muuqday xamaasad xoog leh oo Mudaneyaashu dhinac waliba u xusul duubayay in murashaxiinta ay wataan ku guulaystaan labada Guddoomiye Ku xigeen ee Wakiiladda. Xilka Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee uu hore u baneeyay Wasiirka cusub ee Maaliyadda Md. C/Casiis Maxamed Samaalle, waxa u tartamayay Md. Baashe Maxamed Faarax iyo Md. Ibraahim Axmed Haybe (Ibraahim Kacaan). Halka Guddoomiye Ku xigeenka labaadna ay u tartamayeen Md. Axmed-Yaasiin Sh. Cali Ayaanle iyo Md. Cali Yuusuf Axmed. Md. Baashe Maxamed Faarax, waxa u codeeyay 49 Xildhibaan, Halka murashaxii la tartamayay Md. Ibraahim Axmed Haybe ay u codeeyeen 22 Mudane, sidaasna waxa ku guulaystay xilkii Guddoomiye Ku xigeenka koowaad Md. Baashe Maxamed Faarax. Md. Cali Yuusuf Axmed, waxa u codeeyay 43 Xildhibaan, halka Md. Axmed-yaasiin Sh. Cali Ayaanle ay u codeeyeen 20 Mudane, sidaasna waxa ugu guulaystay Guddoomiye ku xigeenka labaad Md. Cali Yuusuf Axmed. Labadii murashax ee laga guulaystay Md. Ibraahim Axmed Haybe iyo Md. Axmed-yaasiin Sh. Cali Ayaanle, oo doorashadaasi ka dib Golaha la hadlay ayaa u mahad celiyay mudaneyaashii doortay iyo kuwii aan dooranba. Waxaanay intaasi ku dareen inay ku qanacsan yihiin siday doorashadu u dhacday. Geesta Kale Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee cusub Md. Baashe Maxamed Faarax iyo Guddoomiye Ku xigeenka labaad Md. Cali Yuusuf Axmed ayaa iyaguna u mahad celiyay Mudaneyaasha Golaha Wakiiladda, gaar ahaan labadii xildhibaan ee xilalkan kula tartamayay. Weriye Cumar Maxamed Faarax Somaliland.Org/Hargeysa cumarmfaarax@hotmail.com
  11. Carafaat is dreaming again let geele send his police force.
  12. Le Somaliland indépendant demande sa reconnaissance par l’UE Mieszko Dusautoy / Somalie Ouganda / (crédit : Parlement européen) (BRUXELLES2) Le Somaliland mérite votre coopération et souhaite qu’on reconnaisse son droit à l’indépendance, c’est le message principal de Mohamed Omar, le ministre des affaires étrangères de cette république autonome de Somalie, a délivré aux eurodéputés de la commission parlementaire des affaires étrangères (AFET), mercredi (21 mars). Une occasion également pour le ministre de remercier l’Union Européenne – « le principal bailleur de fonds » du pays – mais aussi de rappeler combien son pays tient une position stratégique dans la Corne de l’Afrique. Il souhaite ainsi que l’Europe accorde une attention plus importante à la coopération non seulement au développement mais aussi à la sécurité et appelle au départ du gouvernement fédéral de transition (GFT), que soutient pourtant (à bout de de bras) la communauté internationale, et (de moins en moins) l’Union européenne. Une exception dans le chaos de la région Dans une région où règne parfois le chaos, le Somaliland fait, en effet, figure d’exception, tant en termes de gouvernance, de développement, et de sécurité que dans le domaine social. Les élections se déroulent normalement, la transfert de pouvoir en 2010 ayant été surveillé par des observateurs internationaux qui n’ont pas détecté de problème particulier. Le gouvernement « fournit une éducation primaire gratuite », la mortalité infantile a baissé de 152 à 50 o/oo en 20 ans, etc, explique-t-il. A partir de cette situation, les autorités du Somaliland réclament la reconnaissance internationale de leur Etat. Demande de reconnaissance de l’indépendance Mohamed Omar a rappelé cette demande de reconnaissance de l’indépendance aux eurodéputés. Il ne s’agit pas d’une « sécession » mais de la « dissolution d’une union qui a échoué ». Les anciens des clans du Nord de la Somalie ont déclaré leur indépendance et créé la République de Somaliland en 1991. Une telle reconnaissance lui permettrait non seulement de se développer grâce à un accès aux fonds internationaux, mais aussi d’accentuer son influence dans la lutte contre la piraterie et le terrorisme dans la région. « Le Somaliland veut jouer son rôle (en tant que) phare de la paix et de la sécurité dans la Corne de l’Afrique ». La reconnaissance du pays au niveau international permettrait par exemple qu’il ne soit pas inclus dans l’embargo sur les armes envers la Somalie, ce qui « renforcerait sa capacité à contrôler ses eaux et gérer les menaces sécuritaires comme Al Shabaab ». Si la stabilité, la paix et la sécurité, sont bel et bien l’objectif à court terme, auquel le Somaliland travaille déjà avec succès, l’indépendance reste « l’objectif à long terme », a rappelé Mohamed Omar. Un partenaire indispensable dans la lutte contre la piraterie et le terrorisme Pour l’UE, avoir un partenaire stable dans la région serait un atout considérable. « Nous sommes entièrement engagés dans avec la communauté internationale dans la lutte contre le terrorisme et la piraterie » a déclaré le ministre. La coopération existe déjà avec le Somaliland, mais Mohamed Omar regrette que ce ne soit pas le cas dans le domaine de la sécurité. Il appelle par exemple à une formation des forces de son pays. Le Somaliland dispose par ailleurs de prisons, qui manquent cruellement dans la lutte contre la piraterie, et un transfert de prisonniers des Seychelles vers ce pays est déjà prévu. De même, le Somaliland est un allié important dans la lutte contre le terrorisme. Si le mouvement Al Shabaab est presque vaincu autour de Mogadiscio, la capitale de la Somalie, Mohamed Omar pose la question : « mais où vont-ils ? Ils se déplacent [...] peut-être vers le Nord, dans les montagnes du Somaliland », évoquant ainsi une menace possible. Il en appelle là aussi à une collaboration plus étroite en matière de sécurité. Une reconnaissance internationale permettrait également au Somaliland de faire partie de l’Union Africaine (et donc de l’AMISOM), plaide-t-il. Pour l’instant, le nouvel Etat ne demande qu’un « statut d’observateur » à l’Union africaine. Le Gouvernement fédéral de transition (GFT) somalien doit partir Le ministre du Somaliland se pose en opposition avec le GFT somalien, « en place depuis 2004, depuis huit ans ». « Ce n’est pas un interlocuteur crédible » car il demande une extension de son mandat « à chaque échéance ». Mohamed Omar est ici en accord avec les conclusions de la Conférence de Londres, qui demande que le GFT laisse la place à une nouvelle administration. La feuille de route de Djibouti, qui prévoit des élections parlementaires et une assemblée constituante d’ici au mois d’août, est un échec selon le ministre, qui ne voit pas pourquoi l’on continue de négocier avec « une administration qui va partir dans quelques mois » (à savoir, le GFT). Et il appelle à un dialogue « d’égal à égal » entre la Somalie et le Somaliland. « Se concentrer sur la re-création d’un Etat centralisé par une approche « top-down » ignore les réalités du terrain, qui sont dictées par par la nature décentralisée de la politique somalienne ». Il faut alors prendre l’exemple du Somaliland et des réussites déjà avérées. « Nous offrons un exemple incontestable d’un processus de construction nationale pacifique et démocratique basée sur des méthodes africaines testées, dessinées pour régler des conflits entre communautés voisines ». Mention « bien » Finalement, le Somaliland a reçu ce qu’on pourrait appeler une « mention bien » des eurodéputés qui ont salué son action stabilisatrice, même si tous ne partagent pas aussi fortement l’idée d’un démembrement de la Somalie et d’une séparation totale (le séparatisme de l’Erythrée qui a obtenu son indépendance de l’Ethiopie est encore dans certaines têtes comme le contre-exemple).
  13. Abdul yes he also supports khaatuuumo and 2 weeks before that he declared a war on khaatuumo as for the Somalia stuff he was talking about the said conspiracy theories he was talking about the possible out come of the future he never said this is what i want or this is what i want for reerkeyga all conspiracy theories bu ka hadlay.I don't see know what this has to do with garaad abshir and ugaaska Boocaame.
  14. LONDON (ShareCast) - Ophir Energy, the African energy firm which began trading in London last year, is hailing 2011 as a 'transformational year' as both revenue and cash-flow surged. Revenue jumped from just $0.53m in 2010 to $14.68m in the 12 months ended December 31st 2011, helped by a farm-out gain from its AGC Profond interests to Noble Energy (NYSE: NBL - news) . Meanwhile, the loss before tax was more of less flat at $19.08m (2010: $19.28m) as higher revenue was offset by rising exploration and administration expenses. The company completed a $384m initial public offering (IPO) in July, which "as set against a backdrop of turbulent capital markets and relatively low levels of new equity issuance." Ophir said it ended the year as the best performing IPO stock for 2011. Cash inflow was $306.7m, compared to an outflow of $45.4m at December 31st 2010. The group had no debt, unchanged from the previous year. The group's cash position stood at $396.6m at the year-end, mainly from the funds raised from the IPO. These will go towards its planned activities for 2012, but the group said it will need additional funding for forecast expenditure beyond this period. 2012 OUTLOOK IS 'PROMISING'... In February, the company completed its recommended offer to acquired AIM-listed peer Dominion Petroleum (Other OTC: DMPTF.PK - news) , which was sought to expand its east African portfolio.Ophir now boasts to be the largest acreage holder in the fast-evolving offshore east African play. Earlier this month, Octant Energy announced a $65m placing in Canada to fund a farm-in to Ophir's Madagascar, Democratic Republic of Congo (DRC), Uganda and Somaliland acreage This is expected to remove significant capital expenditure requirements for Ophir's non-core assets. Jefferies said that the key advantage of the transaction is that it will allow Ophir to continue to use almost all of its capital to its core assets. A nine well drilling campaign is planned for 2012, and the group said that preparations are underway for a planned 12-well programme in 2013. Ophir's Chief Executive Officer Nick Cooper said that the board is "look[ing] to the future with confidence and excitement," as the oil and gas industry's focus on African exploration has risen dramatically in 2011 and early 2012. "The pace of activity on both the East African offshore gas play and the West African pre-salt play have increased as major oil companies have entered the region and made significant discoveries," the company said. Since listing last year, the stock has almost doubled and is now trading on the FTSE 250 (FTSE: ^FTMC - news) . Shares fell to a low of 184.5p shortly after its IPO, but are now trading close to their highs at 424.2p. The current 52-week high is 440.8p. BC http://uk.finance.yahoo.com/news/ophir-energy-looks-2012-confidence-075200194.html
  15. Buurmadow is opposed to Somalilands president Siilaanyo but he is not against his own country never ever he is against the government of siilaanyo not even the entire goverment he has some personal beef with siilaanyo something related to the garadag conference in 2008. Since buurmadow was a good friend of rayaale and a die hard udubist. Now buurmadow is locked up can you lock up garaad abshir salax when he comes to taleex?
  16. http://blog.freedomhouse.org/weblog/2012/02/the-perilous-state-of-freedom-in-sub-saharan-africa.html
  17. He is dead we can say allah ha u naxariisto its not nice to talk bad about a deceased man he is now with his creator every one knows XX was his biggest critic with the Ethiopian invasion but he is now with his creator Allah the Allmighty. Let him rest in peace allah samir iyo iman eheladi iyo qaraabidisa haka siyo especially his wife it must be so devastating for her. Every Somali individual has his own opinion about Cabdilahi Yusef, there is nothing we can change about that.
  18. http://www.guardian.co.uk/news/datablog/interactive/2012/mar/23/cigarettes-tobacco-industry-by-country
  19. Wafti ka Socda Somaliland iyo Deegaanka Gaashaamo ee Dhawaan Dagaalo ka Dhaceen oo Galabta u Anbabaxay Itoobiya. Waftigan oo Galabta ka Ambabaxay Magaalada Wajaale ee Gobolka Gabiley ayaa la sheegay ...... Hargeisa (GNS)-Wafti Balaadhan oo ka Socda Somaliland ayaa Galabta u Boqoolay Dalka itoobiya, Waftigan oo ka koobnaa 17 Xubnood oo isugu jira Salaadiinta Somaliland iyo Xubno ka mid ah Golaha Guurtida oo uu hogaaminayay Xaaji Cabdi Xuseen(X.Cabdi Waraabe) ayaa Safar ku Tagay Dalka Itoobiya. Waftigan oo Galabta ka Ambabaxay Magaalada Wajaale ee Gobolka Gabiley ayaa la sheegay in ay kulan la yeelan doonaan maalinta Sabti Madaxwaynaha Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar, kulankaasi oo lagaga Wada hadli doono Shaqaaqadii dhawaan ka Dhacday Deegaanka Gaashaamo ee kililka Shanaad ee itoobiya oo ay Ciidanka Liyuu Boolisku ku laayeen Dad Shacab ah oo Dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland. Waftiga ayaa waxaa ka horeeyay Wafti ka socda Deegaanka Gaashaamo oo u Badan Madax dhaqameedka iyo Salaadiinta Deegaankaasi kuwaasi u Tagay kulan ay ku balansanyihiin Beelaha Deegaanadii Dagaalku ka dhacay iyo Madaxaynaha Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya Ma jiro War Rasmi ah oo ka soo baxay Waftiga Balse warar ku dhaw xubnaha Waftiga ayaa Sheegay in Wufuudan kala duwan ee ku Sii jeeda Magaalada Jigjiga ay Marti Qaad ka Heleen Madaxwaynaha Kililka Shanaad Cabdi Maxamuud Cumar oo la sheegay inuu kala hadli doono Xal u helida Dagaaladii Dhawaan ka Dhacay Deegaanka Gaashaamo
  20. ^^ Dont insult Garaad jamaac garaad cali garaad jamac garaad cali one of the oldest Somali sultanates odayadu sharaf bay inaga mudanyihin.