-
Content Count
29,838 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Xaabsade oo Tibaaxay in Somaliland iyo Somaliya dib isugu noqonayaan “Manhajka Dawlada ee waxbarashada waa in si siman loogu soo Daro Taariikhda SNM iyo Daraawiishta” “waxba yaanay idin dhibin Somalinimadu waa laysu tegayaa oo waa tii berigii dhaweyd la soo dhameeyay in la wada hadlo..” Xaabsade Hargeysa(Waaheen)-Wasiirka Cusub ee Warfaafinta Md. Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa shalay si rasmi ah xilkii ugala wareegay Wasiirkii hore ee Md. Axmed Cabdi Maxamuud (Xaasbade) oo loo bedelay WasiiradaHalwaha Guud. Munaasibadii xil-wareejinta oo lagu qabtay xarunta Wasaarada Warfaafinta, waxa ka qaybgalay Wasiirrada xilka la kala wareegaayey, Agaasimaha Guud ee Warfaafinta Faysal Cali Sheekh, Masuuliyiinta iyo hawlwadeenada Wasaaradda Warfaafinta, xildhibaanno, cuqaal iyo martisharaf kale oo tiro badan. Wasiirkii hor ee Warfaafinta Md. Axmed Cabdi Xaasbsade, xafladaasi ka hadlay ayaa tilmaamay in madaxweynuhu uu soo magacaabay wasiir aqoon buuxda u leh saxaafadda, isaga oo Ilaahay uga baryey wasiirka cusub ee loo soo magacaabay wasaaradda warfaainta inuu xilka u fududeeyo, halka uu warbaahintana kula dardaarmay inay ka fiirsadaan waxay qorayaan “Waxaan aad u soo dhawaynayaa Wasiirka cusub ee warfaafinta oo ah nin aan wasaaradda ku cusbayn. Waxaan madaxweynaha uga mahad celinayaa inuu maanta aqoontii meesha uu keenay oo uu gartay ninkii ku haboonaa. Maalintii aniga meesha la I keenay waan yaabanaa oo waxaan lahaa halkaad ka bilaabaysaa. Warfaafin waligay ma arag, kamana shaqayn umanaan ducayn,”ayuu yidhi Wasiirkii hore ee warfaafintu, waxaanu intaasi ku daray “laakiin maanta wax badan baa iiga baxay oo farsamo ah oo aqoon ah oo haatan haddii la igu soo celiyo aan la talaabsan karo”.” Xaabsade waxa uu dhaliilay aqoonta Warfidyeenada ka hawl-gala TV-ga dawlada “Berigii dhawayd ee aan tagay Ingiriiska dacwadii ugu badnayd ee naloo soo qadimay waxay ahayd shaqaalaha TV-ga qarank ka hadlaa aqoon uma laha oo waa la inaga cawday. Waxa kale oo nalooga soo dacwooday arrimaha dhaqanka kuma wanaagsana. 50 hablood oo reer Somaliland ah ayaa markii aan London tagay I casuumay oo casuumad gaar ah ii sameeyay. Waxay yidhaahdeen waxaanu idinka rabnaa inaad carruurtayada yar yar ee London joogta aad dhaqanka bartaan oo aad Telefishanka laga soo daayo hidaha iyo dhaqanka sida heesaha caanaha lagu lulo, kuwa guryaha lagu dhiso iyo heesaha xoolaha”ayuu yidhi.” Wasiirkii hore waxa kale oo uu dibada soo dhigay Baahiyo badan oo dhex yaala wasaarada Warfaafinta “Baahi badanbaa taala meesha, daynbaa nalugu leeyahay oo Niman Somaliyeed oo halkan fadhiyaa nagu leeyihiin, dhaqaale kale oo aanu dawlada iyo Ganacsatadaba ka sii amaahanay ayaa jira , Wasaaradu dhisme ma leh, Hoostadii Gaadiidka lagu dayactiri lahaa ma leh, Shidaal meel lagu keydiyo ma leh, shaqaaluhu aqoon fiican ma leh”ayuu yidhi. Geesta kale Xaabsade waxa uu ku taliyay in Saxaafada loo sinaado, isagoo ku kaftamay in Umadda Somaliyeed oo dhami u simantahay Saxaafada Somaliland isla markaana ay isu tegayaan wixii laysku odhan jiray Somaliya “Saxaafadu Umada soomaliyeed ee reer Somaliland oo dhan way u simantahay oo maaha in cid gaar ah loo sheego , waxbaa yaanay idin dhibin Somaliya waa laysu tegayaa oo taa waatii berigii dhaweyd la soo dhameeyaye yaanay idin dhibin, waayo waa laysku imanayaa, waa la wada hadlayaa oo Miisbaa la wada fadhiisanayaaye”ayuu yidhi. Wasiir Xaabsade waxa kale oo uu ku taliyay in Taariikhdii Daraawiishta lagu soo daro Manhajka dawlada si la mid ah Taariikhda SNM, waxaanu ku dooday‘Wiilashii SNM soo ahaa hadii Manhajka Dawlada lagu daray dee kuwii mujaahidiinta ahaa ee iyaguna soo halgamay ee labaatanki sanadood ee ay SNM Dagaalamaysay labaatan u dhigma dalka u soo dagaalamay halugu soo daro Manhajka dawlada…. “ waa in lagu soo daraa Taariikhda iyo Manhajka Waxbarashada Somaliland Taariikhdii Daraawiishta iyo kuwii Diinta u soo dagaalamay ee aan SNM ahayn hadii kale dadkoodu aqbali maayaan SNM oo kaliya” Wasiirka cusub ee Warfaafinta Md. Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa isagu khudbad dheer halkaas ka akhriyey, waxaanu yidhi “Halkan umaan iman in aan ka shaqaysto, halkan uma aan iman in aan ku hodmo oo aan ku tanaado. Halkan uma aan iman in aan aqal ka dhisto. Uma aan iman in aan gaadhi ka iibsado. Uma aan iman in aan si kale uga danayso,. Han garoocan idiin lama aan iman. Gurmad ayaan idiinku imi. Ma aan shaqo la’ayn ee waan shaqaynayey. Mushahar aan halkan ka helayo, mid ka badan oo ka buuran meel aan ka helayo ayaan haystay oo aan ka soo tegay, is-tiqaalad-na ka bixiyey”ayuu yidhi Waxaanu intaasi raaciyay “Wasiir dadkii dhaqanka soo ururi dadkeenaas dibaddu waxay u baahan yihiin inay helaan dhaqankoodii si carruurta loogu ababiyo.waxaan halkan hortiina idiinka balan-qaadayaa inaynu waajibaadkeena iyo xilkeenaba u gudan doono si wadaag iyo wad jir ah. Wasaaraddan warfaafinta iyo hawlaheedaba waynu wada leenahay inaggoo ka wakiil ah dadweynaha iyo dawladdaba. Waxaan hortiina ka balan-qaadayaa inaan idin hawl-geliyo aniga oo aan cidka ka buuxin oo aan tunka ku sidan, cidna ku buuxin oo aan takoorayn,”ayuu yidhi Md. Cabdi Yuusuf Ducaalle Boobe. Agaasimaha Guud ee Warfaafinta Faysal Cali Sheekh oo halkaas ka hadlay, ayaa isagu faahfaahin ka bixiyey waxyaabihii u qabsoomay muddadii ay xilka wasaaradda hayeen.
-
Al shabaab massacre in Mogadishu wipes out a whole family
Xaaji Xunjuf replied to Cambuulo iyo bun's topic in Politics
Inaalilahi wa inaalilahi rajicuun kuwan islaamka halaga qabto imikay odhan doonan sidoodi gaalanu dilnay subxaan dad dhig islaam banaystey akhiro halkay geli.Allah ha u naxariisto masakiinta. -
Somalina;806807 wrote: :D koley wisdom badan baa kugu duugan, odeyaasha kama ag kici jirin ayaan u maleyn markaad yareyd. Dhibkaaga faraha badan ayaa laga garan karaa da'daada. lol.... waa lagaa soo dacwoodey marar badan, odeyna dacwo iyo rabsho wuu iska fogeeyaa. Type( #1) haddaan ku keeney, haddii kale (type #2). World experience markay noqoto koley wax badan baan u so joogay marka dee koley wax wa igu duugantahay laakin is faanin mayo ileen Nin is faanshay waa ri' is nuugtay awoow , Oyadadi hore wa run aad baanu u wada socon jirnay laain dee kuwaas beri hore bay qabriga adeen hada aniga la iga sugaya, waad so dha dhawesey awoow
-
Halkan banu isku raacayna Somalina
-
Somalina laakin awoow boqol basaaboor baan haysta boqol wax ba ii kala qoran xiiligan dhashay wa qiyaas gadhki ima wada cadaan marka dee waad iska qiyaasi karaysa.
-
i agree with Miskiin 5000 4000 wa ok 7000 badana naagtu dumarke kale maka qurux badantahay oo ma ka timo dhadheertahay oo ma ka jidh wanaagsantahay oo ma dhalasho wacanthaay qaalisana beledu. Xiliyadi hore 200 halaad iyo qoriga maandhiin ba inan lugu meherin jiray tani waba kadeed waleh.
-
inshallah waan is leeyahay hadu alle idmo
-
maan gaadhin eeh ha ii de dedjin awoow:D
-
Waleh nimanka turkygu wa niman jira allow ajjar ka sii Anyway teatreki ba la furay waleh wa hormar la gaadhay teaterka waan xasuusta xiliyadi berigi hore maxaan galay the future looks bright mashallah xamar so laabatay god bless.
-
Somaliland: Turkey Interested in Development Efforts for Somaliland Sunday, 18 March 2012 19:20 Roundtable talks with the Turkish delegationBy: Yusuf M Hasan HARGEISA (Somalilandsun) - President Silanyo has praised Turkish international cooperation and third world development support. This sentiment was expressed at the Somaliland presidency during a meeting between president Silanyo and a visiting delegation from the Turkish International Cooperation and Development Agency-TIKA. "Cooperation between Turkey and Somaliland is very good, especially in education where several of our youths are currently in Turkey as student beneficiaries of Turkish educational scholarships and we hope that your visit will enhance cooperation in other areas," said the president. President Silanyo also told the TIKA delegation that Somalilanders consider Turks as brothers and they should therefore feel free and consider Hargeisa the way they do Istanbul. The president told the TIKA team that he has assigned them two ministers who will facilitate all their needs in the country thus ease fulfillment of their quest. The two ministers who will work closely with the TIKA are Hon Dr.Saad Shire Minister of planning & coordination and Hon Hussein Abdi Duale minister of water/energy & minerals. According to Mr. Abdulahad Kokdagi the TIKA Somali Program Coordinator, the Turkish delegation is in the country to make final arrangements for a wide range of proposed interventions in Somaliland and funded by Turkey. The program coordinator revealed that the Turkish government will provide development assistance in the areas roads construction, Health and Education. These interventions will be managed by TIKA which is a department in the prime minister's office. Mr. Kokdagi also revealed that the Turkish government will also welcome suggestions from the government of Somaliland as to other relevant and needy public sectors. The Turkish International Cooperation and Development Agency (TIKA) was established on January 24, 1992 in order to "[provide] development assistance foremost to developing countries where Turkish is spoken and countries that border Turkey as well as [improve] cooperation through projects and programs in economic, commercial, technical, social, cultural and educational arenas". TIKA currently maintains 21 coordination offices in 37 countries across Africa, Asia, and Europe. These strategic locations and the diversity of TIKA's projects have allowed the agency to not only serve as an effective manager of Turkey's development aid but to also become an important tool of Turkish public diplomacy. Capitalizing on the potential of humanitarian assistance, reconstruction aid, and technical support to further the goals of public diplomacy has become common practice world-wide. In addition to running exchange programs and cultural activities, many countries have realized that highly visible humanitarian and development aid can bolster significantly a country's international standing. The work of the United States Agency for International Development (USAID) and the EU's DG Development and DG ECHO are examples of how humanitarian assistance can help build the international prestige of a country or organization. Although, the term 'public diplomacy' is never used to describe the activities of TIKA, the agency's website defines development assistance as "a significant instrument that allows new avenues for classical diplomacy in economic, social, cultural and humanitarian fields". In many ways, the agency has assumed the role of a coordinator in reaching out to diverse geographic areas to pursue the interests of Turkey. In this sense, TIKA has a strategic mission to promote a positive image of Turkey and to establish durable relationships with foreign publics by demonstrating that "Turkey and Turkish citizens are standing by their countries". Although Turkey did conduct similar activities prior to the establishment of TIKA, the agency has begun to coordinate these initiatives so as to make Turkey's efforts more cohesive and visible. As one Turkish journalist commented, TIKA now "acts as a pioneer unit, opening the doors for Turkey" and conveying the messages of Turkey through delivering aid. Generally speaking, TIKA's role is to facilitate economic, commercial, technical, social, cultural and educational cooperation with developing countries via projects aimed at assisting the development of these countries. In accordance with this role, TIKA works to enhance infrastructure, improve living standards, provide vocational training and employment, protect monuments of joint heritage and culture, improve cultural relations, provide information and publishing services, and assist in the teaching of the Turkish language. TIKA has played a particularly active role in assisting the transition of the former communist states of Central Asia and Eastern Europe. As TIKA President Hakan Fidan acknowledges, Turkey took "advantage of the dissolution of the Soviet Union and the Republic of Yugoslavia to initiate projects that reach out to the countries which Turkey could not communicate with during the Cold War". Indeed, Turkey was one of the first countries that recognized and supported the independence of these nations and gave technical assistance to help maintain their independent status.
-
K.O.W;806688 wrote: How are Reer Laascaanood and Reer Hergeisa the same? They don't share the same Lineage. They have never been in the same political movement. They have been fighting each other since the arrival of the Colonials. So, again, how are Reer Laascaanood/Reer Bariga Ceerigaaboo (Khaatumo/Maakhir) the same as Reer Hergeisa? Not everything is about qabil eeg qabyaladu wa shay aad u xun wax walba lugu ma dabaqo
-
ONLF distance themselfs from Liyuu Police and condemns attack on Gashaamo
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
OK -
ONLF distance themselfs from Liyuu Police and condemns attack on Gashaamo
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Ask salax about my stand on the ONLF -
ONLF distance themselfs from Liyuu Police and condemns attack on Gashaamo
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
^^ Where did i support the handover of ONLF members ? -
Taleexi;806693 wrote: It is not a good move. Yes it is adeero Abdisamad isna wu so joogaya
-
ONLF distance themselfs from Liyuu Police and condemns attack on Gashaamo
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Well done to admiral Maxamad cumar osman and his group. -
The Hermet;806682 wrote: Unfortunately for you...the world disagrees, as later events will show, we will sit down as equal states..to finalize seperation... :cool: Hermet my brother the Garaad clan are a big part of Somaliland its not fair if hargeysa gets the capital 3 out of the 4 presidents of Somaliland were from burco and reer laascaanood and reer buhoodle only get deputy speaker iyo wasiirka dhirta iyo dooga. They deserve the capital of Somaliland sidaas bay dadka iyo dalku isku raacayaan.
-
^^ Dont worry xaajigu waligi victim iska ma dhigo arki meysid taas wax dhacay uun ba la sheega khaatumo waxay hoostagta Somaliland wa laba dad oo isku mid ah wax u dhexeyaa ma jirto aan ahayn koox ba tidhi anagu taleex baanu fadhidna kooxna anagu laascaanood baanu fadhina wa la is afgaran doona wax weyn maha adeer.
-
war u kaadi xaajiga xaal laga ma bixyee meesha xaal ma yaale eh nimankanu tufaax iyo liin bay isku dhex qasayaan sidan hore idinku sheegey intay koox nabadiid samaysteen xuduuda ka so gudbay oo iyago xadgudub sameyeen bay is barbar dhigayaan dad guryahoodi iska joogay oo hadh cad la iska weeraray wa laba shay oo aan is lahayn Wa slaanti tidhi ilaahay baan u tukanaya kilkiladana bible ba igu jira lahayd.