Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,976
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. When he is out he will be a big time muxafaad like Boqor raabi:D
  2. Boqor Buur-madaw Oo Laga Wareejiyay Xaruntii CID-da Ee Uu Ku Xidhnaa Loona Dhaadhiciyey Jeelka Weyn Ee Magaalada Hargeysa March 26, 2011 Hargeysa(Cadceed) – Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa saaka xabsiga dhexe u dhaadhicisay Boqor Cismaan Aw Maxamud Buur-madaw Kadib markii ay ciidanka boolisku ka qabteen madaarka Hargeysa March 10 2012, isagoo kasoo laabtay dalka Imaaraadka carabta ee Dubai oo uu degnaa mudooyinkii u danbeeyay, isla markaana mudo laba todobaad ah ku xidhnaa xarunta CID, ee denbi baadhsita, iyadoo aan Maxkamad la horgeyn. Sarkaal ka tirsan Booliska oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay xabsiga u dhaadhiciyeen. Kadib amar kaga yimi dhinaca madaxtooyadda, wuxuuna ku dooday in la mariyay maxkamadda oo laga rumaan-gareeyay xadhiga Boqor Cismaan Buur-madaw, balse wuxuu ka gaabsaday sarkaalkaasi inuu sheego mudada rumaanka. Laakiin warar laga helay dhinaca Garsoorka ayaa sheegay inaanay arag iyadoo laga rumaan garaynayo maxkamadda Boqor Buur-madaw oo aan la horkeenin Maxkamadda, isla markaana aanay waxba kala socon rumaankaa. Hase yeeshee waraka qaar ayaa sheegay in rumaan shan todobaad ah Boqor Buurmadow looga jaray saaka Maxkamadda, iyadoo aan isaga la horgeyn maxkamadda, basle warqada rumaanka looga soo qaaday maxkamadda. Sidaana loogu gudbiyay xabsiga dhexe ee Hargeysa. waxaanay Maxkamaddu u jartay shan todobaad Afartan iyo laba cisho oo Rumaan ah. Talaabada xabsiga loogu dhaadhiciyay saaka Boqor Buur-madaw, ayaa la rumaysanyahay inay ka dhalatay canbaarayn kulul oo ay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo kala kulantay xadhigiisa, taas oo kaga imanaysay xukuumadda gudaha iyo debedaba, iyadoo ay xadhigiisa ka hadleen Madaxdhaqameedka Somaliland, siyaasiyiin iyo waxgarad kale, basle dhawaaqyadii ugu danbeeyay oo kaga yimi xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo deegaanka uu Boqor Buur-madaw kasoo jeedo ee qoyskiisa ayaa ahaa dhaleecayn iyo hanjabaad kulul oo mudo u qabtay xukuumadda inay inay usoo celiso xoriyadiisa, haddii kalena ay masuul ka noqonay wixii ka yimaada. Boqor Cismaan Aw Maxamud Buur-madow, ayaan ilaa hada la ogayn denbiga loo haysto iyo eedaha uu galay, basle waxa keliya oo ay xukuumaddu qabashadiisa dhawr todobaad ka hor kaga jawaabtay waaran hore loogu jaray, iyadoo lala xidhiidhiyay xadhigiisa mid uu ku kasbaday xorriyadiisa iyo inuu cabiro rayigiisa, isagoo dhaleecayn kulul warbaahinta mudooyin hore u marariyay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo oo uu ku tilmaamay mudo yar ka dib markii ay hogaanka qabatay mid ay durba kooxo majara habaabiyeen oo ay ujeedooyinkooda gaarka ah uga leexiyeen hogaanka dalka ee Madaxweynaha Siilaanyo inuu la yimaado maamulkii wanaagsanaa iyo cadaaladdii uu balanqaaday xiliggii kaanbeynka.
  3. ^ bal wataase dadki xaaji iska maageyey xaal ha i siyaan eeh yidhi xaajiga ka danbeyey waxan oo dhan.
  4. ceeb anigu cid ma carabawin xita dad ma sheegin xita dad baad igu sheegtey inan sheegey laakin dad xita ma sheegin afkaad rabta inad i galisid ilahay igu ogyahay afka ii galin meysid xita shimbirta maan carabaabin laakin wa duul duulaysa topican.
  5. Somalina Shimbir ma jabe wa kuma maanta baba igu horeysaaa:D
  6. Somalina;810034 wrote: Inta aanan kuu jawaabin, bal i fahansii dadka aad ka hadleyso fadlan? Dad anigu ma sheegin sawiro la so galiyo baan sheegey awoow ma jin ba sawirada so galiya mise insi bal ka jawaab?
  7. ^^ Dee wa run iyagana wa in la weydiyaa kuwa gaashaamo jooga laba yaabi mayo laakin kuwan Minneapolis jooga baan la yaaba:D
  8. Nothing against the garaad but why are they waving the Ethiopian flag when we all know Ethiopia oppresses the people of that region.
  9. ^^^Cabdi Cawar is a joke wa ninki calanka Somalia ilawaay marku keniya ku casumayey jubooyinka
  10. Shinbir Majabe;809956 wrote: XX, maxaa kale oo talo heysaa? waa diiday Itoobiyaan, Ciidan Soomaaliyeed oo awood lehna hadda ma jiro, marka sheeg bal alternative ka aad heyso oo Shabaab la isaga celin karo? mise waxaad leedahay Shabaab ha iska joogo meesha, ukumo badanne meesha haku yeesho? Bal inoo sheeg wax uun?:confused: Dawlado shisheeye inay faro galiyaan siba dawladaha jaarka wax ay so kordhinaysa yar anigu waxan odhan laha Somalia wa dal islaam ah dad islaam ah ha la keeno ciidan islaam oo buuxiyaa goobahay ka baxaan shabaab inta taasi dhacayso Ciidamo Somali hala tababaro. Laakin Amxaar oo jecel burburka Somalia iyo la dagaalanka shacabka Somalia ma ogtahay dagaaladu inay socdaan Somalia Ethiopia wa u dan sabab Ethiopia Somalida iney geeska Africa Minority ka dhigto bay rabta wa qorsho fog oo ay wadaan. marka dagaalo aan dhamanayn Ethiopia wa u dan shacabka dhimanaya wa Somali dadka la aasayo wa Somali askarta dhimanaya wa Somali , Meel fog bay kala dagaalamayaan adna ma ogid.waxad is leedahay way ku cawinayaan maxay 2006 uga midho dhalin wayeen?
  11. Shinbir anigu iga sheekeyn meysid markay amxaaradu so galeen 2006 akhirkeedi waxa so dalbatay dawlad sida tan oo kale TFG ba la odhan jiray waxa ka ah madax ah nin la odhan jiray Korneel Abdilahi Yusuf 2 cisho ka hor bu geeriyooday iyo nin la yidha Ali maxammad geedi, Waxay ku andacoon jireen Alqacida ba joogta Somalia halanaga so gaadho wa ti la so galay. Ha ilaawin dagaaladi Xamar ka socday waxa waday koox la odhan jiray muqaawamada 2007 wa kuwi iyago akhirteenki Shabaab noqday xita tarzankan hada xamar ka ah mayorka london wuxu ka laha down amxaaradu maanta laakin wa la wanaagsanyihin. Maxakimti ragi hormood ka aha qeyb ba Shabaab noqday qaar na way iskaga baxeen siyasadi qaar way dhinteen qaar dawlada TFG bay u galeen shirarki Djibouti ayaa lugu kala qeybiyey Kagan Shinbir Majabow la yidhahow Amxaaradu kheyr Somalia uma so wadaan wabaanu u fadhina laakin iga qor wey iska tegi doonaan beri iyago waxba so kordhin waxay ka tagayaan uun magaalooyin ay babiyaan dad ay layaan taasna dawlada aad tageertiid ba ka raali ah.
  12. Yes showqi like they did in xamar somaha few years back precision bombings wa halki president bush eh