Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,838
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Beautiful i feel home sick
  2. Anigu horta meesha waxba kuma dhedjin marka ma fahmin Xaajigu dhawr khudbadood bu jeediyey marka wa tee Odayga ma waxad la colowday marku weriyaasha aljazeera u sheegey in reerku ka dhashay Somali ugu geesisanyihin:D
  3. Taleexi sabab bal yara faah faahi awoow.
  4. Shacabka Reer Buhoodle Oo Mudaharaad Kala Hortagay Masuuliyiin Ka Socotay Maamulka Puntland. Buhoodle (Ramaas) Mar, 25, 2012- Dadweynaha ku nool Magaalada Buhoodle, ayaa maanta mudaharaad ballaadhan kala hortagay masuuliyiin ka socotay maamul goboleedka Puntland ee Waqooyi Bari Soomaaliya oo booqanayay , kuwaasoo lagu khasbay in ay maxaabiis ku ahaadeen hoteelo la dejiyay . Madaxda lagu banaanbaxay ayaa ka soo jeeday Buhoodle, waxaana uu socdaalkoodu la xidhiidhay sidii u soo celin lahaayeen cilaaqaadkii dadka reer Buhoodle oo wiiqmay ,iyada oo ay meesha ka baxday wada shaqayntii jirtay, waxaana ay taasi sabab u noqday Puntland oo ku guuldaraystay in ay barnaamij horurineed ka higalisho dhulkaas oo ay gacanta ku haysay ilaa 1998 –kii markii la aas-aasay Puntland. Mudaharaadka ayaa ahaa mid laga dareemaya Magaalada Buhoolde oo dhan, waxaana horkacayay dhalinyaro iyo haweenay tiradooda lagu qiyaasay in ka badan laba kun oo ruux,kuwaasoo isugu soo biyo shubtay badhtamaha Magaalada markii dambe , waxaana ay ku dhawaaqayaan erayo lidi ah Puntland. Masuuliyiintan la caydhiyay oo isugu jiray wasiiro iyo xildhibaano, ayaa saacado badan ku xirmay hoteelo la dejiyay, waxaana markii dambe u tagay odayaasha Magaalada , oo ku taliyay in ay ka baxaan Magaalada, isla markaana ay ku noqdaan xarunta Puntland ee Garoowe. Waa markii ugu horeysay ee muhadaraad ka dhanka maamul goboleedka Puntland ka dhaco Magaalada Buhoodle, ay arrintan u muuqatao mid soo afjaraysa saamayntii uu ku lahaa jiidaas.
  5. Caynabo: Taageerayaasha Wadani oo isku soo bax mugle ku soo khatimay Tirada Madaxtaabashada ahaa March 25th, 2012 Comments Off a href=”http://www.somaliland.org/images/b/2012/03/CAYNABA2-1.jpg”>Caynaba (Somaliland.Org) -Kumanaan ka tirsan taageerayaasha Urur-siyaasadeedka Waddani ayaa saaka isugu soo bax balaadhan ka sameeyay bannaanka weyn ee koonaha magaalada Caynaba ka dib markii ay xaruntii uu Ururkaasi ku lahaa magaalada Caynaba qaadi wayday dadweynaha halkaas iskugu soo baxay. Tiro koobka Ururrada siyaasadda ee Guddida diiwaangalinta oo ay saaka u ahayd maalintii ugu dambeysa tirada madaxtabashada ah ee lagu samaynaayo Ururada siyaasada isku diiwaangaliyey, waxana lagu soo khatimay Magalada Caynbo ee Gobolka Cayn, iyada halkii tiro koobkaas madaxtabashad ah laga samayn lahaa Magalada Laascaanood ay Guddida Diiwaangelintu u soo rartay Magalada Caynabo. Waxaa shalay gelinkii dambe ilaa xalay laga dareenamay Magalada Caynabo dhaq-dhaaqa Ururada Siyaasada iyaga oo midka gaarkiisa u abaabulayay taageerayaashiisa si uu u buuxiyo tirada madax taashadaba ah. Waftiga uu hogaaminaayo Maayar ku xigeenka Caasimada Hargeysa MD Maxamed Cabdilaahi Uur cade oo dadweyne tira badan halkaas kula hadlaya ayaa u mahad naqay dadka reer Caynabo “Maanta waa maalintii ugu dambaysay ee tirada madaxtabashada ah ee ay wadaan Guddida Diiwaangelintu, waxanan idin sheegayaa in Ururka Wadani dhamaan shantii Gobolk ee kale uu wacdaro layaableh ka dhigay, maantana aad idinku markhaati ka tihiin inaad dhaafteen halkii la idinka rabay, taasina waa guul u soo hoytay Taageerayaasha Ururka iyo dhamaan cidii wanaaga jecelba.”sidaas waxa yidhi MD Uur cade. Waxaa kaloo halkaas ka hadlay Axmed Cali Ubaxle oo ka mid ah Madaxda Ururka Wadani, waxaanu sheegay in reer Caynabo yihiin dad isku tiirsan oo hadafkoodu midaysan yahay, taas oo uu carabka ku dhuftay in Ururka Wadani qadarin weyn u hayo reer Caynabo. Waxaa kaloo dadweynaha halkaas kula hadlay Axmed Muumin Seed oo sheegay inay aad ugu faraxsan yihiintirada aadka u balaadhan ee ka soo xaadirtay goobta madax tirinta, waxaanu dadweynaha reer Caynao ku booriyay inay halkaas ka sii wadaan taageerida ay u hayaan Ururka Wadani oo haatan noqtay Ururka ugu cad-cad ururada Siyaasada. Sidoo kale waftiga baladhan oo ka tirsan Urur Siyaasadeedka Wadani uu hogaaminaayo Maayar ku xigeenka Caasimada Hargeysa MD Maxamed Cabdilaahi Uur cade ayaa dib ugu soo laaban doona caasimada Hargeysa.
  6. Djibouti to Double Capacity at Doraleh Container Terminal Bloomberg - Djibouti will invite bids to expand the Doraleh Container Terminal, partly owned by DP World Ltd. (DPW), in the fourth quarter, the Port and Free Zone Authority said. Capacity will double to 3 million TEU containers, or twenty-foot equivalent units, annually once the $300 million expansion project is completed by 2015, Aboubaker Omar Hadi, chief executive officer of the authority, said in an interview today in Nairobi, Kenya’s capital. “We are in talks with China, the World Bank and African Development Bank on the project,” Hadi said. “Djibouti is a small market but we are increasing traffic to the hinterland.” Djibouti’s $982 million economy relies on services related to its strategic location on the Red Sea, one of the world’s busiest shipping lanes. The country, with a population of less than 1 million, hosts about 2,500 personnel at a U.S. military base and it’s used by foreign navies patrolling shipping lanes in the Gulf of Aden and the Indian Ocean for Somali pirates. The main port is used to ferry shipments in and out of landlocked neighboring Ethiopia and is a hub for trans-shipment trade off Africa’s eastern coast through to Durban, South Africa, Hadi said. Djibouti also plans to build as many as five new ports, including one in Tajourah that will handle mineral and potash exports from neighboring Ethiopia, Hadi said. That will cost $180 million and should be operational by 2015, he said. Another port is planned in Ghoubet for salt sales abroad, he said. Djibouti aims to increase refined oil storage at Doraleh by one-third by mid-2014 and build a facility to handle crude shipments after signing a memorandum of understanding last month with South Sudan on construction of an oil pipeline, Hadi said. DP World, the Dubai government-controlled port operator, and Djibouti formed a joint venture in 2000 to develop the Doraleh terminal with the signing of a 20-year concession. Source: Bloomberg
  7. Kulan Taariikhi ah oo Canada ay ku yeesheen Jaaliyadaha Somaliland iyo Soomaaliya March 25, 2012 Ottawa Mar 25,2012(SDN)-Waxa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Ottawa Kulan ay yeesheen waxgarad isugu jira Rag iyo Dumar ka soo kala jeeda Somaliland iyo Soomaaliya. Kulankan oo ay wadajir labada dhan u soo abaabuleen ayaa looga wada hadlay sidii la isugu soo dhawaan lahaa oo la isaga kaashan lahaa marxalada haatan taagan. Shirka waxa furay Guddoomiyaha Jaaliyada Md Abshir Nur oo u mahadceliyay dhamaan dadkii soo abaabulay kulanka iyo ka soo qeybgalayaasha. Kulanka ayaa waxgaradkii ka hadlay waxa ka mid ahaa Dr Xirsi Cabdikariim Ciyoow oo si qoto dheer uga waramay qaladaad uu sheegay in ay dheceen xiliyadii xukuumadaha kala duwani ay hayeen Jamhuuriyadii ay labada gobol ku midoobeen. Khaladkaas oo uu sheegay in uu la kawsaday maalintii labada dal ay Midoobeen,Khaladkaas oo horseeday in lagu hungoobo Shantii Soomaaliyeed oo la mideeyo. Dr Xirsi waxa uu ku dheeraaday ka hadalka fursadaha jira ee lagu saxi khaladaadkaa hore iyada oo laga duulayo niyad wanaag iyo biloow cusub. Waxa ina halkaa ka Hadalay Dr Maxamuud Taani oo ku dheeraaday marxaladihii kala duwanaa ee labada shacab ay soo mareen xiliadii kala duwanaa. Sidoo kale Dr Taani waxa uu sheegay in la anba qaado qodobadii ka soo baxay shirkii London,khaasatan qodobaka lixaad oo nuxurkiisu ahaa in Somaliland iyo Soomaaliya ay beesha caalamku wadahadalsiiso. Waxa isna hadalo taariikhi ahaa oo dhanka Sharciga ku taxaluqa halkaa ka jeediyay Qareen Cabdiwaaxid Cusmaan. Qareen Cabdiwaaxid oo ka mid ahaa marti sharaftii ka socotay Jaaliyada Soomaaliya waxa uu ka waramay in Somaliland ay 1960kii daacad ka aheyd in Soomaalidu midowdo oo ay isu diyaarisay shuruucda dalkoodana ay waafijeen midawgaasi. Halka buu yiri reer Soomaaliya aaney maraba sharciyan u gogol xaadhin midawgaas,ilaa iyo haatana ay aan khaladkaa reer Konfurku qiran. SDN-Ottawa
  8. Somaliland: State invites Minnesota Governor to Somaliland Saturday, 24 March 2012 22:39 Minnesota Governor Mark Dayton (2nd R), Minister Sahrdiid © during the meeting By M.A. Egge MINNESOTA (Somalilandsun) - The government of Somaliland has invited formally the US Governor of Minnesota Mr. Mark Dayton to Somaliland. The invitation was extended by the state through the new Minister State for Finance Hon. Osman Abdillahi Sahardeed on Thursday last week when he met the governor. Mr. Dayton, who was accompanied by several Minnesota leaders amongst them Sen. Jeff Hayden was happy that a Minnesota resident was honoured by his country and appointed to the cabinet. He heads the House Rules and Legislative Administration Committee and is a member of both the Health Care and Human Services Policy and Oversight Committee. Hon. Sahardeed pointed out that SL fully supported Foreign Investment hence revealed the abundance of frankincense gas deposits and minerals in the country, which, he said, “if exploited would make SL one of the richest countries”. He reminded the Minnesota executive that SL happens to be the only politically un-recognized country that had a President elected on a one-man-one-vote policy by the electorate. Sen. Hayden happens to be a State Senator for Minnesota who previously represented its District 61 constituency (the first coloured member), and like wise, the first Muslim politician to triumph in a US legislative election. Hon. Sahardeed presented traditional artifacts to Governor Dayton as special souvenir gifts from Somaliland.
  9. Maxamad Abdiraxmaan boxer http://oodweynenews.com/news/151200-mohamed-abdirahman-ina-abdi-shotaly-oo-xalay-feedh-ku-adkaaday.html
  10. Shacabka Buuhoodle oo Kala didiyey Kooxo Calooshood u shaqaystayaal ah oo Buuhoodle khalkhal ka waday ( Sawiradda) Shacabka Buuhoodle ee khaatumo aya maanta Shiid iyo Bananbax kala horyimi kooxo ka yimi Garoowe oo doonayey in ay magaaladda Khalkhal galiyaan kuwaas oo la sheegay in ay wateen fikir Garoowe ah waxana shakhsiyaadkaas calooshood u shaqaystayaasha ah doonayeen in ay dastuurka Faroole ugu taageeraan magaaladda kuwaas oo aqal madaw hoosta iska xidhay Shacabka Weynaha Buuhoodle oo ka war helay shirqoolkaas Calooshood u shaqaystayaashu wataan ayaa shiid iyo dhagax raaxadda kaga baday gurigii ay ku shirayeen isla markaasna ku kala didieyey kooxahan oo ay ka dhacday Kabahaygii Meeye!. waxana shacabku qaar ka mid ah Calooshood u shaqaystayaasha ku khasbeen in ay ka toobad keenaan Hagar daamadda umadda
  11. it can be isku shuban it can be qandala any town in the garowe clan enclave its just pure propoganda Boocaame is where President bindhe is from he is from Boocaame the people from bocaame are khaatuumo supporters.
  12. Hellow this is propaganda against khaatuumo it can be in another town in the garowe clan enclave every one can take pictures and say its tuulo hebel come on i know all the tactics of faroole.
  13. Listening and Acting: Somaliland Wins Praise and Commitments from European Parliamentarians and Policymakers Dr. Mohamed Omar, Somaliland Foreign Minister, concludes his first visit to Brussels, urging renewed support for Hargeisa’s successful anti-terrorism efforts and assistance in the economic diversification of his country Brussels, 22 March 2012 - At the invitation of the Foreign Affairs Committee of the European Parliament, Dr Mohamed Omar, Minister for Foreign Affairs and International Cooperation of the Republic of Somaliland engaged in an exchange of views with parliamentarians – the first of its kind in twenty years – in which he set forth the objectives and challenges facing his government since their election to office in 2010. As al-Shabaab increasingly shifted towards Somaliland’s mountainous border regions, Dr. Omar called for support in the fight against terrorism and its roots. Economic diversification and building capacity for youth employment would be crucial for regional political and economic stability, he stated, as would be international recognition of his country’s desire for sovereign statehood and the benefits this would bring. Fiorello Provera MEP, Vice-Chair of the Foreign Affairs Committee, declared in discussions with Dr Omar that “Somaliland’s potential has to be matched – by opening our markets, encouraging investment and building upon the links we are forging today.” Charles Tannock MEP, conveying the strong support Somaliland enjoys in the European Parliament, believed its re-recognition “stronger than Kosovo’s case,” echoing calls he made that Somaliland’s coastguard, prisons, and military all deserved European support. Just as Michael Gahler MEP acknowledged “that new states can come into existence, borders can change,” so he wanted to “continue to cooperate on development.” Frustration at the “inefficiency of our policies” was expressed by Ana Gomes MEP who was amongst those urging EU engagement with Somaliland. Hargeisa had “passed the practical test” of statehood Tunne Kelam MEP believed, while Somaliland’s success left Alf Svensson MEP “full of admiration.” Over the two days of his visit, Dr. Omar met with senior figures in the institutions of the European Union. In cordial discussions with European Commissioner for Development, Andris Piebalgs, Dr Omar stressed the need for development of the economically important Berbera Corridor as artery whose revenues would be crucial in supporting Somaliland’s successful combating of terrorism and piracy in the region and sustainably developing its natural resources, particularly livestock and fish exports. Dr Omar’s visit comes after the February 2012 London Somalia Conference and begins a new era of engagement between Hargeisa, European institutions and national capitals ahead of the termination of Mogadishu’s Transitional Federal Government in August 2012. Against this backdrop, Marino Busdachin, UNPO General Secretary believed “the foundations laid by successive Somaliland governments has shown a real conviction…that must now be rewarded with tangible action, commitments to which we saw today.”
  14. Boqolaal Ciidamada Itoobiya ka tirsan oo gaaray degmada Dhuuso-Mareeb ee Xarunta Gobolka Galguduud Sabti, Maarso 24, 2012 (HOL) — Boqolaal ciidamada Itoobiya ah oo ku hubeysan gaadiid kala duwan oo kuwa dagaalka ah ayaa galay degmada Dhuusomareeb ee xarunta gobolka Galguduud oo ay ka taliso Ahlusunna Waljamaaca, balse ay dhowr jeer oo hore qabsatay Al-shabaab oo ka taliya degmooyin ka tirsan gobolkaas. Ciidamada ayaa wararka qaarkood waxay sheegayaan inay qorsheynayaan inay duulaan ku yihiin degmada Ceelbuur oo 100-km dhinaca bari ka xigta xarunta gobolka oo ay ka taliso Al-shabaab. "Ciidammo Itoobiya ah oo wata ugu yaraan 50-gaadiidka dagaalka ah ayaa galay degmada Dhuuso-Mareeb aroortii. Waxaana la sheegay inay ku wajahan yihiin Ceel-buur oo ah saldhigga ugu weyn ee Al-shabaab ay ku leedahay gobolka Galguduud," ayuu yiri Cabdillaahi Axmed oo ka mid ah waxgaradka degmada Dhuuso-Mareeb. Taliyaha ciidamada Al-shabaab ee gobolka Galguduud, Sheekh Aadan Farey ayaa sheegay in xoogaggooda ku sugan gooblka ay diyaar u yihiin inay ka hortagaan ciidamada Itoobiya. "Calooshood u shaqeystayaasha masiixiyiinta ah ee ka yimid Itoobiya waxay soo galeen degmada Dhuuso-Mareeb. Si kasta oo oo ay isku soo diyaariyeen waa mid naga go'an inaan garaacno," ayuu Sheekh Farey u sheegay wakaaladda wararka Faransiiska ee AFP. Ciidamada Itoobiya ee ku sugan gudaha Soomaaliya ayaa horay u qabsaday degmooyinka Baydhabo, Baladweyne iyo Xudur oo dhammaantood ahaa saldhigyo ay Al-shabaab ku lahayd gobollada Koonfureed iyo kuwa dhexe ee Soomaaliya. Xoogagga Al-shabaab ayaa waxay wajahayaan aagag fara badan oo kaga furmay gobolladii ay markii hore sida nabadda ah uga talin jirtay, iyadoo ciidamada Kenya ay ku sugan yihiin gobollada Koonfureed halkaasna ay kula dagaalamayaan Al-shabaab. Toddobaadkii hore ayay xoogagga Al-shabaab qabsadeen degmada Dhuusomareeb oo ah xarunta gobolka Galguduud halkasoo ay ay saacado ku sugnaayeen xoogaggooda, inkastoo markii dambe ay uga baxeen dagaal ay la galeen ciidammo Ahlusunna ka tirsan oo ka kala yimid degmooyinka ay gobolkaas kaga sugan yihiin.
  15. Ciidamo Itoobiyaan ah oo gaarey Dhuuso-mareeb Updated:- 7 hours ago| 0 Commnets Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya ayaa gaarey degmada Dhuuso-mareeb ee xarunta gobolka Gal-guduud. Ciidamadan ayaa ah kuwa aad u tira badan islamarkaana ku qalabaysan gaadiidka iyo dabaabadaha waaweyn ee dagaalka. Wararka laga helayo Dhuuso-mareeb ayaa sheegaya in ay ciidamadaasi ku wajahan yihiin dhinaca degmada Ceel-buur. Ceel-buur waxaa ka arimiya ururka Al-shabaab, waxayna ku leeyihiin saldhigooda ugu weyn ee gobolka Gal-guduud. Saraakiil ka tirsan Al-shabaab oo Saxaafadda caalamiga ah la hadlay ayaa sheegay inay wajihi doonaan weerar walba oo kaga yimaada dhinaca ciidamada Itoobiya. Dhuuso-mareeb oo ah xarunta gobolka Gal-guduud waxaa ka arimiya maamulka Ahlu-sunna wal jamaaca. Dhowr beri kahor ayeyna ahayd markii ay Shabaabku mudo saacado ah degmadaas gacanta ku hayeen kadib markii ay ka qabsadeen ciidamada Ahlu Sunna.
  16. Fake news khatuumo controls boocaame there is no such thing as garowe clan enclave in boocaame
  17. Excellent point hussein carab ciise said that his strategy is to stop human casualties when fighting against shabaab that's how it should be. Hard working man Minister Hussein carab ciise.